Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

WAXQABADKII MOYA COLLEGE N/KENYA @ 2013


Wicitaanka: Wasiir Maxamed Aadan

0
0

Barnaamijka Wicitaanka Dhageysaha ee toddobaadkan waxa marti ku ah Wasiirka Boosaha iyo Isgaarsiinta ee DF ee Somalia, mudane Maxamed Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha dhageystayaasha VOA

Shir Ammaanka looga hadlayo oo Muqdisho ka furmay

0
0

Magaalada Muqdisho waxaa saaka ka furmay shir dhowr maalmood socon doona oo loogaga doodayo xaaladda ammaanka ee Soomaaliya halka ay marayso iyo tallaabooyinka haboon ee la qaadi karo si loo hagaajiyo.

Muqdisho: Shirweyne Amniga ah oo Maanta Furmay

0
0

Magaalada Muqdishu waxaa maanta ka furmay shirweyne qaran oo looga hadlayo amniga iyo xasilinta waddanka, kaas oo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu furay, hadalna ka jeediyey.

Hargeysa: Dhimasho ka Dhalatay Xabsi la Jabsaday

0
0

Hal askari ayaa ku dhintay 2 kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii maxaabiis ku jiray Xabsiga Dhexe ee Hargeysa ay ku isku dayeen inay baxsadaan, iyaga oo markii dambena dhammaantood la soo wada qabtay

Maxaabiis Hargeysa askar ku dishay

0
0

Hal askari ayaa dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen, kaddib markii maxabiis danbiyo culus ku xukuman ay isku dayeen inay ka baxsadaan xabsiga Hargeysa.

Wasiirka Cadalada Somaliland Md. Xuseen Caydiid Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Maxaabiistii Is Ku Daydey In Ay Jeelka Hargeysa Ka Baxsato (Daawo Video)

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo wasiirka cadalada Somaliland oo faahfaahin ka bixiyay khasaarihii ka dhashay dagaalkii u dhexeeyay ilaalada jeelka iyo maxaabiista halkan kadaawo

Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Daawo Barnaamujkii Xiisaha Badnaa Ee Faaliyaha Qaranka Oo Markale Ku Soo Qaatay Madaxdii Dalka Oo Heeso Aad Garan Doonto Ku Ciyaaraya Daawo

0
0

Muqdishu-(Idhanka)-Daawo barnaamujkii faaliyaha qaranka oo ku soo qaatay markale madaxdii dalka oo ciyaaraysa muusig iyo heesaha ay ku ciyaarayaan oo aad garan doonto halkan kadaawo
Idhanka.com
Maxamed Deeq (Silver Zaciim)
Idhanka Xafiiska Muqdishu


Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi Oo Eedaymo U Soo Jeediyay Xukuumada Uu Gadh Wadeenka Ka Yahay Madaxweyne Siilaanyo Daawo

0
0

Hargeysa-(Idhanka)-Daawo wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Maxamed Xaashi oo eedaymo u soo jeediya xukuumada uu gadh wadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo halkan kadaawo
Idhanka.com
Idhanka Hargeysa Office

Hay’ada Camuud Foundation Oo Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Hay’ada Horumarinta Wadooyinka ASARDA Awdal Achievement Award AAA (Daawo Video)

0
0

Borama-(Idhanka)-Hay’ada Camuud Foundation ayaa maanta shahaado sharaf ay sheegeen inay sanad waliba ay siiyaan dadka ugu muhiimsan gudoonsiiyay sanadkani Hay’ada ASARDA kadib markii ay ku guulaysteen isku xirka jidka laamiga ah ee u dhaxeeya Caasimada Somaliand ee Hargeysa iyo Caasimada labaad ee Somaliland ee Boorama, hadaba halkan ka daawo sida ay u dhacday munaasibadani.
Hayada hormarinta [...]

Xidhiidhka Dawladda Federaalka Somalia iyo Kenya oo meel xun maraya, iyo safiirkii Somalia u fadhiyey Nairobi oo Muqdisha looga yeedhay.

0
0


Awdalpress – Muqdisho – Dawladda Kenya ayaa muddaba waxa ay Shacabka Somaliyeed ee Kenya degaanka ku ah iyo kuwa qaxootiga ahba waxa ay ku haysaa dhib weyn oo dil iyo dhac ah, waxa kale oo xabsiyada iyo meelo gaarba ka buuxa shacabkaasi, sidoo kale waxa ay dhawaan xabsiga dhigtay qunsulka Somalia dalkaa u fadhiyag.
Haddaba safiirka Somalia u fadhiya dalka Kenya ayaa maalintii shalay soo gaadhayMuqdisho, kaddib markii ay madaxda Somalia u yeedhay. Mar ay saxaafaddu socdaalkiisan uu ku yimid Muqdisho oo aan caadiga ahayn ay wax ka weydiisayna, waxa uu sheegay in sababta uu u yimid ay tahay sidii uu xukuumadda warbixin uga siin lahaa xadhiggii qunsulka safaaradda Somalia ee Kenya.
Danjire Maxamed Cali Nuur Amerika ayaa sidoo kale imaanshihiisa ku sheegay inay la xiriirto u yeeristii ay xukuumadda Soomaaliya u yeertay si ay wadatashi ugala yeeshaan howlgallada lagu qabqabanayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya ku nool, gaar ahaan magaalada Niarobi.
Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya, Mahad Maxamed Salaad iyo mas’uuliyiin kale ayaa ku soo dhaweeyay safiirka garoonka diyaaradaha Xamar, iyadoo dajiruhu uu sheegay inuu Muqdisho ku sugnaan doono laba maalmood.
“Dowladda Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka, si loogala tashado xariggii ay u geysteen ciidamada booliiska Kenya qunsulka safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo howlgallada lagu qabqabanayo Soomaalida ku nool Islii,”ayuu yiri wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda oo shir jaraa’id ay wada qabteen isaga iyo danijraha Soomaaliya ee Kenya.
Sidoo kale, danjire Ameerika ayaa isna dhankiisa waxaa uu mar kale muujiyay sida uu uga xun yahay tallaabada lagu xiray qunsulka  oo ku sheegay mid aysan u dulqaadanayn, kana hor-imaanaysa xeerarka dumbalaasiyadda caalamka.
“Kenya waa dala aan walaano nahay, waxaana uga maahdcelinaynaa ciidanka ay u soo dirtay Soomaaliya ee qaybta ka ah AMISOM iyo marti-gelinta qoxootiga Soomaalida ah ee dalkeeda ku sugan, balse uma dulqaadanayno dhibaatooyinka ay ku hayso Soomaaliya iyo xariggii qunsulka Soomaaliya,” ayuu yiri Ameerika.
Xukuumada Soomaaliya oo aan wali qaadin wax tallaabo ah ayaa ka dalbatay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya inay war cad ka keento, hase ahaatee wasaaradda ayaan wali iyana wax qoraal ah ama cabasho ah kasoo saarin.
Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Siyaad Maxamuud Shire ayaa muddo saddex saacadood ah waxaa xiray booliiska Kenya, kaddib markii gellinkii dambe ee Jimcihii ay gurigiisa ugu galeen ayna xireen isaga iyo xubno kale.
Awdalpress and HOL
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qaybti*10ad*Kitab Lumcatul Ictiqaad By Sh Xudeyfa Rage

Qaybti*12ad*Kitab Lumcatul Icitiqaad By Sheekh Xudeyfa Rage

Qabti*11ad*Kitab Lumcatul Ictiqaad By Sh Xudeyfa Rage

Haweenay Fooq ka soo dhacday iyadoo ka dhuumanaysa Police ka Kenya:

0
0

Cusbitaal ku yaala Nairobi ayaa lagu daawaynayaa Haweenay Soomaliyeed oo Uur leh oo ka soo dhacday dabaqa saddexaad ee guriga ay deggan tahay ee xaafadda Islii Xili ay iska qarineysay Police. Dawladda Somalixay u yeertay Safirka Kenya u jooga si looga tashado Hawlgalada Kenya wado.


Qaybti*13ad*Kitab*Lumcatul Ictiqaad Shekh Xudeyfa

Barnaamijka Caweyska Washington:

0
0

Barnaamijka Cawayska Washington Waxaad Ku Maqli doontaan, Qaybtii Afraad ee Waraysigii Salaad Derbi, Sheekadii Adeegto oo meel xasaasi ah marysa iyo qodobo kale oo xiiso badan.

Guulaha Chelsea iyo Sunderland ee Axadda

0
0

Waxaa kulamadii Axaddan guulo aad muhiim u ah ka soo hooyay kooxaha Chelsea iyo Sunderland oo safka hore iyo hoose kala jooga.

Muslimiin ka qaxaya Bangui

0
0

Dadyowgii muslimiinta ahaa ee ku haray gudaha magaalada Bangui ee dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa haatan isaga baxay magaaladaasi.

TARBIYADA UBADAKA USTAAD ABDALA SHAFEY

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live