Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

0
0

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan (SOSDO) ayaa siminaar lagu baranayo maareynta mashaariicda maanta u qabtay arday wax ka barata Jaamacadaha Dalka, kaasi oo lagu qabtay xarunta horumarinta haweenka ee degmada Hodan.
Siminaarkan oo ahaa mid hal maalin ah, islamarkaana ay ka qeyb galeen ardayda wax ka barata Jaamacadaha Muqdisho ku yaala ayaa waxaa ka faa’iideystay in ka badan 50 arday oo wax ka baratay Jaamacadaha Muqdisho, laguna baranayay maareynta mashaariicda iyo waxyaabo kale oo arrimaha mashaariicda qaabilsan, iyadoo Carafaat Maxamed Cali uu wax ka bixinayay casharada siminaarkaasi.
Guddoomiyaha ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed Aweys Xasan Cilmi oo markii uu siminaarka soo gabo gaboobay goobta hadal ka jeediyay ayaa sheegay in ururkan la aas aasay bishii December ee sanadkii 2011-ka, u jeeddada loo aas aasayna ay tahay sidii ay ardayda kasta oo Soomaaliyeed uu u heli lahaa waxbarasho.
“110 arday ayaan Jaamacadaha dalka geynay oo aan u helnay deeq waxbarasho, intii uu ururkaan dhisnaa, hadana waxaa noo qorsheysan in aan ardayda ka soo baxda dugsiyada sare aan u raadino deeq waxbarasho oo heer Jaamacadeed ah, siminaarkan aan u qabanayno ardaydana waxa uu qeyb ka yahay qorshahay ururka” ayuu hadalkiisa ku daray guddoomiyaha.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Odoyaasha dhaqanka ee Gobolada Jubbooyinka oo baaq u diray dagaalada Caabudwaaq

0
0

Odayaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ayaa canbaareeyay dagaallo labo Beelod oo walaalo ah ku dhexmaraya Magaalada Cabdudwaaq Ee Gobolka Galgauud
Odayaashan oo maanta kulan ku yeeshay Hotelka Tawakal ee Magaalada Kismaayo ayaa arin aan shacabka Soomaaliyeed  u cuntamaynin ku tilmamay in maalin walba si macno darro ah lagu daadiyo dhiiga shacabka Muslimiinta ee Soomaaliyeed.
Odayaasha ayaa ugu baaqay maleeshiyada labada beelood ee halkaas ku dagaalamaya in ay si dhaqso ah oo shuruud la’aan ah ku joojiyaan Dagaalada, islamarkaana ay wixi kala tabanayaan wada hadal iyo walaalnimo ay ku dhameeyaan
Dhaqanka iyo Waxgaradka Gobolka Galgaduud gaar ahaan magaalada Caabudwaaq ayay Odayaasha Jubbooyinku ugu baaqeen in ay kala dhex galaan labada Beelood oo Dagaalkoodu uu ka dhashay Dilal aar goosi ah, kuwaas oo dad shan qof ka badan ay ku Nafwayeen shan iyo toban kalena ay ku dhawacmeen
Odoyaashan ayaa ugu dambeyntii ka codsaday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in ay wax ka qabtaan waxyaabaha sababay gacan ka hadalka, islamarkaana ay u diraan guddi arrimahaasi wax ka qabta.
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

0
0

Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014….Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa looga hadlay xaaladda ammaan ee dalka iyo xil ka qaadis lagu sameeyey Xeer Ilaaliyihii Guud ee Qaranka.
Golaha Wasiirada ayaa warbixin ku aadan ammaanka guud ee dalka ka dhageystay Wasiirka Amniga Qaranka Khaliif Axmed Ereg, waxaana uu sheegay inay Wasaaradu qaaday olole lagu ogaanayo hubka sharci darrada ah ee dhex yaala magaalada Muqdisho ee lagu waxyeeleeyo dadka shacabka ah.
“Mudane Ra’iisul Wasaare Wasaarada Amniga Qaranka oo ka duulaysa falalka guracan ee nabad-diidku maleegayo waxay qaaday tallaabo lagu sugayo amniga Muwaadiniinta laguna ogaanayo hubka sharci darada ah ee dhexyaala Magaalada Muqdisho, laamaha ammaanku waxay gacanta kusoo dhigeen xubno muhim ah oo shabaab ka tirsan, tanina waxay calaamad u tahay wada-shaqaynta Dowladda iyo shacabka” ayuu yiri Wasiirka Amniga Qaranka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa sheegay dhawaan in la soo saari doono sharciga hubka si dowladda Soomaaliya awood ugu yeelato inay xakamayso hubka sida sharci darrada ah loogu sito magaalada. Isagoo dhanka kalana baaq u diray beelo ku dagaalamay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
“Waxaan rabaa inaan baaq u diro dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya Caabudwaaq. Waxaa nasiib daro ah in deegaanada qaarkood ay dagaallo sokeeyo ka dhacaan, gaar ahaan deegaanada gobollada dhexe, waa in si deg-deg ah loo joojiyaa dagaalada iyo collaaadaha, lana qaataa nabadda ay dowladdu hormuud ka tahay, xukuumaddu waxay diyaar u tahay inay qaadato doorkeeda ku aadan in xal laga gaaro dagaalka” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Cabdiweli
Dhinaca kale Wasiirka Garsoorka, Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax C/qaadir, ayaa golaha u soo gudbiyey warbixin ku aadan hay’adaha Garsoorka oo uu sheegay in loo baahan yahay in dib-u-habeyn lagu sameeyo. Goluhu wuxuu cod aqlabiyad ah xilkii uga qaaday Xeer ilaaliyii hore, isla markana wuxuu u magacaabay mudane Axmed Cali Daahir Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo khibrad iyo aqoon dheer u leh sharciga iyo arrimaha Cadaaladda.
Ugu danbayntii golaha ayaa ka dooday warbixin u soo gudbiyey wasiirka shaqada iyo shaqaalaha, taas oo ku aadan dib habayn balaaran oo lagu sameeyo shaqaalaha dowlada, si kor loogu qaado tayadooda iyo aqoontooda.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Qoysas ku dhaqan degmada Hodan oo raashin afurin ah loo qeybiyay “SAWIRRO”

0
0

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maalintii 26-aad ee bisha Barakaysan Ramadaan cuno bisil ka qeybisay qeybo ka mid ah degmooyinka Gobolka Benaadir, kuwaasi oo isugu jirta afurin iyo casho oo ay ugu talagaleen dadka danyarta ah iyo kuwa barakacayaasha ah.
Raashinkan bisil ee Afurka iyo cashada isugu jira ayaa waxaa maanta laga bixinayay Waaxda Afaraad ee degmada Hodan, iyadoo qoysaskii ka faa’iideystay ay wajiyadooda ka muuqatay farxad.
Guddoomiyaha Waaxda Afaraad ee degmada Hodan Nuur Axmed Diiriye oo madasha ku sugnaa ayaa tilmaamay in qoysaska danta yar iyo kuwa barakacayaasha ay si aad ah ugu baahnaayeen gargaarka nuucaan oo kale ah, isagoo hay’adaha kale ka codsaday inay kaalmo tan la mid ah soo gaarsiiyaan bulshada halkaasi ku dhaqan.
Nasro Maxamed Faarax oo ka mid ah dadkii ka faa’iideystay deeqdaasi ayaa ugu horeyn ka mahad celisay cuntadan bisil ee Afurka ah ee ay bixinayaan Bisha cas Imaaradka Carabta ,waxaana ay ka rajeysay in kaalmo intaa ka badan ay soo gaarsiiyaan qeybo kale oo ka mid ah degmada Hodan.
Hay’adda bisha Cas ee Imaaradka Carabta ayaa waxay ka wadaa degmooyinka Gobolka Benaadir Afurin taasi oo ay gaarsiinayaan dadka danyarta ah ee ku dhaqan degmooyinkaasi, waxaana ay tani socon doonta inta ka dhiman bisha barakeysan ee Ramadaan,iyadona dhawaan la filayo in qoysaskaa la gaarsiiyo Fidrada iyo dharka Ciida.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Are you Ready for Marriage & Jeceyl By Sh. Ahmed Sadiq

0
0

Casharki 2aad Suwar Min Xayati Taabicii Caamir Ibn Cabdillahi Al Tamiimi

0
0

Warbixin: Ciidamada Gaarka ah ee Gaashaan iyo Danab

0
0

Diyaarad Rakaab ah oo ku Burburtay Mali

0
0

Somaliland: The Mismatch Interests on Tribal Politics in Somalia

0
0

Somalia, a domicile of inferno, analytically corrupt, where immoral and ethical dishonest are all on primed. A home of piracy and a self-haven of International Terrorism, all at once this Failed State procures admiration, veneration and respect from the ...
Weblinks: 

Banadir Governor asks women to support his administration

0
0

Ammaanka Muqdisho xilliga ciidda oo laga shiray

0
0

Kulan ay ka soo qeybgaleen maamulka gobolka Banaadir, guddoomiyayaasha 17-ka degmo iyo howlwadeenno ka tirsan dowladda hoose ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa looga hadlayey sidii la isaga kaashan lahaa sugidda iyo xaqiijinta ammaanka caasimadda. Afhayeenka maamulka Cali Maxmuud Faarax [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali security forces conduct security operations in Hodan district

0
0

Somali security forces backed by AMISOM troops in Somalia were on Sunday seen carrying out security operations in Hodan district of Banadir region. Several people have been arrested and a number of weapons seized in the security operations according to government forces spokesman Qassim Ahmed Roble who spoke to Bar-kulan. Roble said the forces targeted [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada dowladda oo tuhmanayaal iyo hub ku soo qabqabtay howlgal

0
0

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM  ayaa maanta howlgal hub lagu baarayay ka fuliyey qeybo kamid ah magaalada Muqdisho. Howlgalka oo xoogiisa laga fuliyey Seybiyaano iyo isgoyska Banaadir ee degmada Hodan ayaa dabada socda tallaabooyin ay dowladdu ku dhawaaqday in ammaanka magaalada lagu sugayo. Ciidamada ayaa intii uu socday howlgalka  gacanta ku dhigay dad aan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN: 350,000 People In Somalia May Die

0
0

A woman holds her malnourished child in Sirlaabe IDP camp in Mogadishu MOGADISHU (Reuters) - The United Nations has reported alarming rates of malnutrition in the Somali capital where aid agencies cannot meet the needs of 350,000 people due to insufficient ...
Weblinks: 

Xarun caafimaad oo laga furay Burco

0
0

Duqa degmada Burco ee maamulka Somaliland ayaa maanta furay  xarun caafimaad oo laga hergeliyay magaaladda Burco ee caasimadda gobolka Togdheer. Xaflad lagu furay xarunta ayaa lagu qabtay  Hotel Deero ee magaaladda Burco, waxaana ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolkaTogdheer, hawl-wadeenno caafimaad iyo dadweyne. Dr. Maxamuud Maxamed Cabdullaahi oo ka mid ah milkiilayaasha xarunta [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Somalia: How optimistic are you with the leadership of President Hassan Sh. Mohamud?

0
0

How optimistic are you with the leadership of President Hassan Sh. Mohamud? Abdirizak A. Aden (Eelay) puntland51@yahoo.com July 27 2014 OPINION I cannot believe that almost half of the four-year mandate of the current Somali Federal Government (SFG) is ...
Weblinks: 

Puntland oo looga diyaar garoobayo xuska maalinta la aas-aasay

0
0

Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Sheekh Axmed ayaa sheegay in shaqaalaha iyo guud ahaanba dadweynaha Puntland ay u dabaal dagi doonaan laba munaasabadood isku xiga. Wasiirka ayaa tilmaamay in maamuuska ciidda barakaysan ee Ciidul Fitri kadib, shaqaalaha iyo dadweynuhu u dabaal dagi doonaan 1-da August oo ah maalinta la aas-aasay maamul-goboleedka Puntland. Cabdiraxmaan [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia minimizes overseas embassies due to shortfall in budget

0
0

MOGADISHU, Somalia July 27, 2014 (Garowe Online)-Federal Government of Somalia's Minister of Foreign Affairs Abdirahman Du'alle Bayle has announced that the government has reduced the number of overseas embassies to 31 due to shortfall in budget, Garowe ...
Weblinks: 

Dhagayso:Khudbadii Salaadu Fidriga Ee Misti jaamaca Uu Ka Jeediyay Madax-weyne Ku Xigeenku Oo Uu Kaga Hadlay,Duqaymaha Isra’iil Ku Hayso Falastiin.

0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Madax-weyne Ku Xigeenka Somaliland Ahna Ku simaha Madax-weynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylaci, Ayaa Maanta Khudbad Ka Jeediyay Munaasibada Ciidal Fadriga Aw-geed Salaadi Ciidal Fidriga, waxaana uu madax-weyne ku xigeenku Uu Salaada Ciida Kula Tukaday Dad yow Reer Hargaysa ah, Masaaid Jaamaca, Madax-weyne Ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylci Ayaana Ka Hadlay Masaakiinta Falastiin ee Ay duqeeymaha Joogtada Ah u geysanayaan Isra’iil, Waana Markii Ugu Horeeysay Ee Masuul Xukumada Ka Tirsan Ka Dhiidhiyo Duaymahaa isra’iil Ay Ku Duqaynayso.Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo Shacabka Caasimada Hargeysa kala Qayb Galay Salaada Ciida DHAGAYSO – Toosh News
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhagayso:Sheekh Aadan Siiro Oo Xukumada Ku Sheegay Inay Ku Jiraan Xubno Dal Dalay Dawladnimadii.

0
0
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live