Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Natiijadda Kormeer Wasiirka Maaliyaddu shalay ku Tagay Abaarso illaa Kala-baydh

0
0

Hargeysa(Somaliland.Org) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland C/casiis Maxamed Samaale ayaa shalay kormeer Kadis ah ku maray Kastamka Kalabaydh, Abaarso iyo xafiisyada Gabiley ee Dakhli soo saarka, kuwaas oo uu ugu tagay iyadoo shaqaalaha qaarkoodna shaqaynayeen, kuwa kalena fasaxii Ciida dheeraysteen.
Wasiir Samaale oo Kormeerkiisii ugu horeeyey ka bilaabay Kastamka Kalabaydh ayay ka war heleen shaqaalihii hawsha waday, kuwaas oo ku baraarugay isagoo dhex taagan, waxaanay ku noqotay fajac iyo Anfariir maadaama oo aanay ka filay, waxaanu ugu tagay Maamule ku-xigeenka iyo Qasnajiga Kastamkaas iyo shaqaale kooban, kuwaas oo uu u kuur-galay qaabka ay u shaqaynayeen, halka shaqaalaha intoodii badnayd ay iska maqnaayeen iyada oo ahayd maalin shaqo.
Wasiir Samaale waxa uu muddo ku sugnaa Kastamka iyadoo maalmaha Ciida uu Kastamku yahay ka ugu mashquul badan isla markaana uu soo maro Jaadka ugu badan, waxaanu goob joog u ahaa Dakhli badan oo ka soo xerooday shalay iyo labadii maalmood ee ka horeeyey, sida ay warbixinta ku siiyeen masuuliyiinta Kastamkaasi.
Wasiirka Maaliyadda ayaa markii uu ka soo laabtay waxa uu hadana Kormeer ka adag kii kalabaydh kaga Dul-degay xafiisyada Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Gabilay, kuwaas oo uu kula kulmay shaqaale kooban, waxaanu mid mid u galay dhammaan laamaha iyo Waaxyaha wasaaradda Maaliyadda isagoo faray in ay laban laabaan shaqada ay qaranka u hayaan, maadaama laga soo baxay Bishii Ramadaan iyo maalmihii u astaysnaa faraxadda Ciidal Fidriga.
Wasiir Samaale waxa uu Lugtiisii u danbaysay ku soo maray Kastamka Kalabaydh, halkaas oo ay ka socotay shaqada Hubinta iyo dakhli ururinta ee uu u abuuran yahay, waxaanu kula kulmay Maamulaha Kastamkaasi iyo qaar ka mid ah shaqaalaha, kuwaas oo ka roonaa kuwii kalabaydh, waxaanu in door ah Indha Indheeyey qaabkii ay u socotay hawsha Kastamkaasi.
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Way Dhammaatay Xilligii Ay Laba Wefti Oo Laba Maamul Kala Ahi Dhahar Wada Iman Lahaayeen”

0
0

“Ninkaa UCID u hadlay anigu beeraley baan ku ogaa, laakiin khayraadka badda…”Wasiirka Kalluumaysiga
Dhahar, (Dawan)- Masuuliyiinta xukuumadda Somaliland, ayaa si adag uga hadlay xubno ka tirsan maamulka Puntland oo ku sugan magaalada Dhahar, isla markaana sababeeyay joogitaankooda oo ay la xidhiidhiyeen mid aan saamayn ku lahayn Somaliland-nimada deegaanka iyo dadka midnaba, iyagoo jawaab ka bixiyay eedayn uu u soo jeediyay xisbiga mucaaradka ah ee UCID.
Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed) oo ku sugan magaalada Dhahar ee gobolka Badhan ayaa beeniyay warar sheegayay in madax ka tirsan maamulka Soomaaliyeed ee Puntland ay kula ciideen magaalada Dhahar.
Waxaanu Wasiir Buureed intaa ku daray in magaalada Dhahar maalintii ciiddii uu dadweynaha kula tukaday, isla markaana uu halkaa dadka kala hadlay isagoo xusay in isla maalintii ciidda salaaddii duhur ka dib ay xubno ka tirsan maamulka Puntland oo dhalasho ahaan ka soo jeeda deegaanka Dhahar yimaadeen magaalada, isla markaana dadweynuhu ku mudaharaadeen, laakiin ay ku degeen guryahoodii oo aanay soo dhaafin magalaadana hore galin.
Waxaanu Wasiirka kalluumaysiga Somaliland sheegay in aanay nimankaa reer Puntland cid deegaanka ka tirsan wax kulammo ah la yeelan, balse ay ku ekaayeen guryahooda.
Wasiirka kalluumaysiga Somaliland Cali Faarax Buureed oo wareysi siiyay wargeyska Dawan isagoo ku sugan magaalada Dhahar ee gobol Badhan waxa uu ugu horeyn ka hadlay jiritaanka in wefti ka tirsan maamulka Puntland ay ku sugan yihiin magaalada, waxaanu yidhi, “Horta magaalada Dhahar ma jiro meel ay wefti reer Puntland ahi salaadii ciidda kula tukadeen, cid ay khudbad u jeediyeenna ma dhicin, laakiin niman deegaanka u dhashay oo xilal ka haya maamulka Puntland,ayaa maalintii ciida xilli ku beegan salaadii duhur magaalada Dhahar yimi, kuwaasoo ay reerahoodu magaalada degan yihiin, ka dibna dadweynaha ayaaba mudaharaad kala hor tegay markii dambana guryahooda ayay iska galeen oo qoysaskooda ayay la ciiddeen, mana jirto meel ay dadka kala hadleen, halkanna (Dhahar) waa Somaliland dad ahaan iyo dal ahaanba cid ay la kulmeen oo aan xaasaskooda iyo carruurtooda ahaynina ma jirto.”
Wasiir Buureed oo aanu weydiinay waxa uga qorsheysan xukuumad ahaan haddii ay weftiga reer Puntland isku dayaan in ay kulamo la yeeshaan waxgaradka deegaanka ama ay hore uga bixi waayaan, ayaa ku jawaabay. “Horta nimanku inkastoo ay xil u hayaan maamulka Puntland haddana halkan waxay yimaadeen iyagoo ah niman deegaanka u dhashay oo xaasaskoodii iyo carruurtoodii la ciiddaya, dhulka xuduudaha ahina inta badan way iska hawlo badan yihiin, laakiin waxaan kuu sheegayaa hadday hore u jirtay in aanay dibna u dhici doonin in xuduudka Somaliland ay ka soo tallaabaan dad sheegayana in ay maamul kale yihiin oo sifo sharci-darro ah dalka ku soo gala, deegaannada bariga Somaliland-na noqon maayaan meel laba maamul isugu yimaadaan oo taasi wey soo dhamaatay dhakhsana waa loogu kala bixi doonaa, xukuumadduna qorshe cad ayay ka leedahay ilaalinta iyo sugidda xuduudaha Somaliland.”
Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed) ayaa waxaa kale oo uu jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo ku eedeeyay xukuumaddu in ay shirkado badda Somaliland xaalufinaya heshiis qarsoodi ah la gashay,waxaanu yidhi. “Horta waxaa wanaagsan in qofku waxa uu yaqaanno uu ka hadlo sida runtu tahayna ninka u hadlaya xisbiga ucid ee ay dhawaan xilkan u magacaabeen anigu waxaan ku ogaa oo aan ku aqaanay nin beeraley ah waxa uu ka hadlayaana waa kalluun iyo khayraad bad ku jira, xilligan aan kula hadlayana badda Somaliland hal laash ama doon ama markab kaluumaysi midna kuma jiro oo waa xilliga bad xidhanka ee ay dhacdo dabayl xagaagu, markaa horta waxay ahayd in uu badda aqoon u yeesho ama uu cid xog ogaal ah wax weydiiyo, laakiin waxaan filayaa inaanu bad warkeeda hayn ee malaha beertiisa ayuu ku arkay maraakiib daaq xaalufinaysa, waxaa kale oo uu sheegay in badda sun lagu daadiyay, taasna waxba kama jiraan horena inta loo sheegay ayay beenawday, markaa waxaan odhan lahaa waar khayraadka baddeenna ku jira ha inaga dacaayadayninna oo sun aan lagu shubin ha inagaga sheegina, ninkaana waxaan leeyahay waa xilligii beeraha la beeranayay ee badda ciddi xilligan ma gasho.”
Somaliland.Org/Hargeysa
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN envoy welcomes agreement of intent to form new central Somalia administration

0
0

Muqdisho (Sh M Network)—The United Nations envoy in Somalia welcomed today the agreement stating intent and principles for forming a new regional administration in the central part of the country.
“This is another encouraging sign for Somalia’s progress to meet the goals set out in ‘Vision 2016’ and the Provisional Federal Constitution” said the Secretary-General’s Special Representative for Somalia, Nicholas Kay.
Under the leadership of the Federal Government, representatives from the region signed a document stating they would work together towards the establishment of a new administration in central Somalia.
The ‘Vision 2016 National Conference’ was held in Mogadishu, Somalia, on September 2013 by the UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) – which Mr. Kay heads – to discuss the region’s future and express UN support of a concrete vision to move Somalia towards democracy by 2016.
“The process of federalism is aimed at building a stronger, more united and peaceful Somalia” added Mr. Kay, underlining the commitment of the UN to support the Federal Government’s peace-building and state-building efforts.
The envoy called this move the first step in a process of state formation in the region. He urged, however, the full participation of women.
“The United Nations and the international community are ready to support this Somali-led, Somali owned federalism project” Mr. Kay concluded.
Source: UN
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali telecom companies agree to link services

0
0

Somalia: Radio Garowe hosts educational contest for neighborhoods

0
0

UN Representative for Somalia welcomes agreement of intent to form new administration in central Somalia

0
0

Micro-Finance for Vulnerable Women in Somalia

0
0

Somalia: Federal Govt endorses central state after tripartite deal

0
0

dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay Garbahaareey

0
0

Garbahaareey ( Sh M Network)—Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo ayaa ku soo warramaya in dagaal uu ku dhexmaray halkaasi Ciidamo ka kala tirsan ahlusunna Waljamaaca iyo Dowladda Soomaaliya.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii Ciidamada dowladda ay Rasaas ku fureen gaari nuuca dagaalka ah oo ay saarnaayeen Ciidamo kuwa ahlusunna ah  taas oo keentay dagaal labada dhinac dhexmara.
Ugu yaraan 1 qof oo Nabadoon caan ahaa ayaa ku dhintay 3 kalana waa ay ku dhaawacmeen sida Goob Joogayaal ay Shabelle u xaqiijiyeen.
Waxgaradka degmadaasi Garbahaareey oo Shabelle la hadlay ayaa sheegay in ay waan waan ka dhex wadaan Labada dhinac .
Lama oga sababta ka dambeysa  dagaalkaan balse maaha markii ugu horeysay oo isku dhac ceynkaani ah uu dhexmaro Ciidamada dowladda iyo ahlusunna ku wada sugan Gobolkaasi Gedo.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somali legislator shot dead in Mogadishu

0
0

Armed assailants killed a Member of the Somali Federal Parliament a short while ago in Mogadishu.
Ther gunmen shot dead MP Sheikh Aden Nur Mader who was the Chairman of the Parliamentary Finance Committee as he was leaving the mosque after he completed Friday prayer.
The murderers immediately escaped the zone which was near Marwaaz Mosque in the Hamarweyne district.
Sheikh Aden Mader was once the State Minister of Finance in former Prime Minister Abdiweli Ali Gaas’ cabinet.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Madeer oo Muqdisho Lagu Diley

0
0

SOMALIA: Gunmen kill Somali lawmaker Sheikh Aden Mader in Mogadishu

0
0

Mogadishu (RBC) Gunmen have shot and killed well known Somali lawmaker Sheikh Aden Mohamed Mader in Hamarweyne district today, relatives and fellow parliamentarians confirmed.
Gunmen using a car have shot and killed the lawmaker shortly after he left a mosque in Hamarweyne where he has performed the Friday prayers around 12:30 pm.
“Gun men attacked my father and shot him on the head several times,” a nephew of the assassinated MP told RBC Radio.
“They drove towards his car and blocked. They started shooting him on the head,” she added.  “He went to perform the Friday prayers and he was intending to have lunch with his family today.”
Sources said that the armed attacked escaped from the scene soon after killing the lawmaker.  Police reached the area but nobody was arrested yet.
MP Dahir Amin also confirmed the death of fellow Member of Parliament as he said this is another tragic day for Somali lawmakers.
Late MP Sheikh Mader was a veteran legislator and has served as the current chairperson of parliamentary sub-committee of finance.
The Al Qaeda-linked group Al Shabab has vowed that it will continue assassinating Somalia’s Parliamentarians.  Two lawmakers were shot and killed in Mogadishu during the Ramadan month making the capital city the most deadly place for parliamentarians and government soldiers.
 
RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

IJA soldiers attacked in Kismayo, engage in gunfire exchange

0
0

According to news reports from Kismayo in the Lower Jubba region, armed assailants opened gunfire at soldiers of the Interim Jubba Administration in the city.
The lengthy exchange of gunfire was reported to have significant casualties and losses but to what extent is not known as it was not specified.
There has been no comments or statement from the Interim Jubba Administration or Al-Shabaab who are suspected to have been involved in the clashes.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xildhibaan Goor dhow lagu dilay Magaalada Muqdisho

0
0

Muqdisho (Sh M Network)—Kooxo Hubeysan ayaa Goor   dhow Magaalada Muqdisho waxa ay ku dilen Xildhiabaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Dableey Hubeysan ayaa waxa ay toogteen Sheekh Aadan Max’ed Madeer oo ahaa Guddoomiyihii Guddiga Maaliyadda Baarlamaanka Soomaaliya xilli uu salaada Jimco ku soo tukaday Masjidka Marwaaz ee Degmada X/weyne.
Kooxihii dilka Xildhibaankaas ka dambeeyay oo Bastoolado  ku hubeysnaa ayaa Goobta isaga baxsaday.
Sheekh Aadan Max’ed Madeer ayaa  mar  soo ahaa Wasiiru dowlihii Wasaaradda Maaliyadda Xukuumaddii Bad baado qaran ee Ra’iisul Wasaaraha uu ka ahaa c/weli Max’ed Cali Gaas.
Sidoo kale Sheekh Aadan Madeer ayaa  Wasiir ka soo noqday Xukuumadihii KMG ah qaarkood.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Intellectuals and politicians warn SFG about Central Regions State problems

0
0

Intellectuals and politicians that hail from the central regions of Somalia have convened and discussed the agreement to form Central State composed of the Galgaduud and Mudug regions.
Imaam Macalin Mohamed who is among the intellectuals of central region has said that the agreement was forced and was not signed in accord with the wishes of the residents that live in the region.
Nabadon Nur Bocor Jeelle who is the Chairman of the Hawiye Elders told Shabelle that when an agreement is going to be signed, residents that reside in the regions that the agreement affects need to be asked if they agree with the agreement.
At last General Sheikh Yusuf Mohamed Siyaad ‘Indacadde’ said that the agreement can unite the community residents that live in the Mudug and Galgaduud regions to come together.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taardhuleed: ” Ahlusunna Khilaafka dhexdeeda ah wey soo afjareysaa”.

0
0

Guriceel (Sh M Network)—Cismaan Ciise Nuur Taardhuleed Guddoomiyaha Degmada Guriceel ee Maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo u warramayay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay xallin doonaan cid kasta oo ka tirsan Ururka Ahlusunna ee khilaaf  ku aadan heshiiskii dhawaan ka dhacay Muqdisho uu ka dhexeeyo kaas oo ay ka qeyb galeen Xubno ahlusunna Waljaamaca ka tirsan kuwa kalana ay ka soo horjeesteen.
Taardhuleed ayaa tilmaamay in ay diyaar u yihiin in dhexdooda ay dhameeyaan  ismaaandhaafka ka dhex alowsan.
Masuuliyiinta ahlusunna Waljamaaca ayaa ku kala aragti duwanaaday heshiis dhawaan lagu saxiixay Magaalada Muqdisho oo ku aadan Maamul loo sameynayo Gobollada Mudug iyo Galgaduud
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo Sawirada Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sheegay in Madaxweynuhu uu ku fashilmay Hogaaminta Dalka

0
0

Xildhibaan kale oo Muqdisho lagu dilay

0
0

Jowhar oo laga maamuusay toddobaadka nuujinta

0
0

Xaflad lagu maamuusay toddobaadka naas-nuujinta ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe. Xafladda waxaa soo qaban qaabiyey ururka haweenka degmada, waxaana kala qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamullada gobolka iyo degmada. Guddoomiyaha ururka haweenka degmada Jowhar, Meydan Yaanyow  ayaa kubaraarujisay  hooyooyinka in ay caruurtooda nuujiyaan, ugu yaraan  lixda bilood  ee ugu horeysa,  [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

UN Secretary-General appoints Omar Abdi as DED of UN children’s fund

0
0

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon today announced the appointment of Omar Abdi, a Canadian national born in Somalia, as Deputy Executive Director of the United Nations Children’s Fund (UNICEF). Mr. Abdi is currently serving as UNICEF’s Comptroller.  Prior to that role, he served as UNICEF Deputy Executive Director, Management (2007-2010), Regional Director for Middle East [...]