Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Somalia: Detention of 19 journalists

$
0
0

The ITUC has strongly backed a protest by the International Federation of Journalists (IFJ) over the Somali government’s detention of 19 journalists and the closure of independent radio stations. According to witnesses, three of the journalists were severely beaten in detention. The ITUC understands that a court has now extended the detention period of the three to 21 days.
According to witnesses, three of the journalists were severely beaten in detention. The ITUC understands that a court has now extended the detention period of the three to 21 days.
“Media workers in Somalia have been subjected to attacks, threats and intimidation from Al-Shabaab militants and they are now facing repression from the state itself. The Somali government should be standing up for freedom of the press, rather than shutting down independent media and detaining and beating journalists.
Media workers in many countries and conflict zones are facing intimidation, and tragically some are paying with their lives. Somalia can only move forward on the path of democracy if freedom of the press is guaranteed,” said ITUC General Secretary Sharan Burrow.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti oo ka hadlay Toogashadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Jabuuti -

$
0
0

Wasiirka arrimaha dibadda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegay inaysan jirin wax dhibaato ah oo kasoo gaartay toogashadii shalay gudaha garoonka diyaaradaha Jabuuti ka dhacday madaxweynaha dalkaas, Ismaciil Cumar Geelle.

Rasaastan oo uu furay mid ka mid ah ciidamada Jamhuuriga ah ee Jabuuti ayaa waxaa ku dhaawacmay saddex ruux sida uu sheegay wasiirka oo ay ku jiraan sarkaal [...]

Xukuumadda oo Guddi u Magacowday Dhismaha Maamulka Gobollada Dhexe -

$
0
0

War qoraal ah oo ay waasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya soo saartay maanta ayaa lagu magacaabay guddiga farsamo ee maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud.
Guddigan farsamo oo 27-xubnood ka kooban ayaa waxay magacyadoodu kala yihiin:
01. Cismaan Ciise Nuur
02. Xaliima Ismaaciil Ibraahim
03. Daahir Xasan Guutaale
04. Cabdi Faarax Jaamac
05. Dr. Khaliif Xirsi Cali
06. Iimaan Xasan [...]

Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeeray Mashaariic Laga Hir-gelinayo Berbera –

$
0
0

Madaxweynaha Somaliland,  Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa maanta kormeeray mashaariic ka socota Haamaha Shiidaalka Berbera iyo Xarunta Ciidanka ilaalada Xeebaha ka hor intii aanu dib ugu soo laaban Hargeysa.
Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Sheekh Saleebaan Siciid Cali, ayaa sheegay inay balaadhinayeen Haamaha Kaydka shiidaalka, isla markaana ay keeneen qalab badan oo kor loogu qaadayo balaadhinta Haamaha Shiidaalka.
“Waxaa [...]

Madaxweynaha Puntland oo Dowladda ugu baaqay inay Hirgeliso Federaalka –

$
0
0

Madaxweynaha Puntland Cabdi-wali Maxamed Cali Gaas oo booqasho ku jooga Addis Ababa ayaa waraysi uu siiyay TV-ga dowladda Itoobiya kaga hadlay arimo dhowr ah oo la xiriira nimaadka federaalka ah oo ay Somalia qaadatay sanado badan ka hor.
“Soomaaliya xilligan waxaa ay ka gudubtay  KMG -gaarnimadii waxaana loo gudbay hab faderaal,waana in muhiimad gaar ah la siiyo [...]

Cabasho Ka Soo Yeedhay Gadiidka Dadweynaha Ee Gobokka Boorama

Dadweynaha Reer Borama Oo Siweyn U Taageeray Garnaqsigii Salaadiinta Awdal Ee Madaxweyne Siilaanyo

DAAWO Jamaal Cali Xuseen Oo Faahfaahiyay Waxyaabaha Ay Kala Hadleen Qaadhaan Bixiyeyaasha Doorashada

Waxa Soo Socda ee La Damacsan Yahay (Sir La Soo Ogaaday) Digil Iyo Miriflow Adoonsi u Diyaar Garow 2016 Wixii Ka Danbeeya

$
0
0

Wasiir ku xigeenka amni (Ku xigeen) iyo wasiir Ciyaar (sport) Iyo shariif sakiin Marnaba kuma dhacaan iney kala furfuran Maamulka Koofur galbeed, Soomaali waxey ku maahmaahdaa Dantiis Moog Maro Duug ah Horteeduu Dhamaadaa, Waxaan leeyahay Guddi ku sheegaan Raiisul wasaare yuul soo magacabay ” Haddii aad fahmaysaan waxaad tihiin xanjo ama maastiko , marka dheecaanka macaan laga Muudsado wa la iska tufaa, aan suaal idiin weydiiyee:
A-Muxuu Ra,iisul wasaare yuul idiin balan qaaday oo dhaqaale ah (dollar $ imisa 000,000,… )  ama Mansab jago ah ( Madaxweynyaasha 3 gobol mise … ) oo aad ku iibsateen Sharaftiinii iyo karaamadiinii Awalba Ma AYDAN LAHAYN SHARAFE
B-Hadda maxaad ku hesheen jagooyinkaan ? Magacee ?
C-Dadkiinii iyo dhulkiinii ma waxaad ka doorateen Yuul oo shalay isaguba siyaasadda ku soo biiray?
Waxaad Ogaatan in Dadka Mudaaharaaday ee gilgilay wadoyinka baydhabo Magacooda iyo maalkooda iyo dhiigooda aad ku noqoteen wax la tirsado, Cadowguna kaaga boqo, wallahi Magacyadiina oo la maqlo dhowr bilk a hor aa noogu horeysay, Balse waa idiinku qaldameen DM, inaad tihiin Daba dhilif  waa la ogaaday , ha gaartoo ha gaartee waxaad ogaataan in Kaarkiinu gubtay oo taariikhdu xusi doonto , kuwii xumaa oo dadkooda lugooyada ku ahaa,wax dambana aan la idiinba dhiibi doonin, Riisul wasaare yuul meel ha idiin geeyo , waqtigiisu wuu dhamaanayaa, ka hor ayaaba laga yaabaa inuu idiin ceyriyo , wuuna idiinku qaldamay, wax inaad tihiin ayuu u maleeyay, Lugooyadda xataa kuma fiicnidiin.
Haddaba Aqristaha sharafta lahow si gaar ahaaneed laba magac u yaal oo kala ah Mr. ku xigeen, iyo Mr. Sport aniga wasiirro kuma tilmaami karo afkeygaan kala xishoodaa, Wasaarad sharafteed waad aragtaan Ragga waxa ay la tageene,Caada qaate balaqa loo tuuray ( ku xigeen iyo Sport) Ma Dumin karaan Sharciyaddii shacabka koofur galbeed iyo Odayaasheenna sharafta leh iyo maamulkeena  lixda gobol oo manta Cirkaas maraayo, oo Gaal iyo muslim ,Carab iyo Caddaanba uu la shiraayo? Alleylehe waa maya. Maya  waligiin ha ku riyoonina , wax badan Cadowgu isku dayaba , Maanta KALLAA WA ALFA LAA
Waxaana lagu idiinku xusuusan doonaa shaqooyinkan aad u qabateen cadowga DM:
1-Dhibaateynta shacabweynaha DIGIL IYO MIRIFLE .
CADEYN: Waxay Sabab u noqdeen in uu dhinto nin rayid ah , hooyooyin ay dhaawacmaan , caruurna la marsiiyo gaari , iyagoo u adeegsaday rasaas iney ku furan dad shacab ah, hortiin ayuu shariif sakiin u dilay wiilyar (shahiid xasanow)
2-Inay kala shaqeeyaan Cadowga DM raiisul wasaare yuul inuu kala gooyo Lixda Gobol
CADEYN: Qeybinta lacagtii canshuurta shacabka soomaaliyeed ee Raiisul wasaare yuul ugu talo galay in Umadda lagu gumaado si Raiisul wasaare yuul U sharciyeeyo Maamulka BOOBLAND (JUBA) ee Ahmed madoobe , Marka waqtigiisa dhamaadana uu Booska Ahmed madobe u galo , sida filinkii uu ka daawaday shaleemada Puntland ee cabdiwali Gaas jilaaga ka ahaa ee uu ku noqday Madaxweyne Goboleedka Puntland
3-Caasi waalidnimo , aan lagu aqoonin dadka koofur galbeed.
CADEYN: In ay Afka ku taagaan Odayaashii dhaqanka ee koofur galbeed oo muqadaska ahaa
4-Kala qeybinta Ummada Midowday
CADEYN: Odayaal dhaqameed , Culumaa,u diin , aqoonyahano , qeybaha kala duwan ee bulshada oo waqti dheer u fadhiyay shir iyo wada tashi , oo aad u lafa guray arimaha koofur galbeed in manta la dhex timaadaan anagaa idiinka caqli iyo cilmi badan , jaahiliin ayaa tihiin waxaad dhisateen ayaan idiinka dumineynaa oo waa idiin kala qeybineynaa , Guddi shaqaddaas loo soo xilsaaray oo uu soo magacaabay Mr . Yuul ayaan nahay ee kaalaya dadweynow igu raaca haddaad warkeena diidaana oo mudaaharaad ku muujisaan Xabbad ayaan beerka idiin gelineynaa, Amison ayaan idiinku dalbanaynaa .
KKKKKKKKKKK, Sheekadaas waa dhamaatay waqti laga tagay ayaad ku nooshihiin, dadka waad ka dambeysaan, walaa amison uma imaan iney dad maamul dhistay burburiso, ama ku amar taagleyso, wallaa wiilka soomaaliyeed ee askari ahna kuma dhoco inuu Dumar xabad ku rido, ee Damiir laawe Mahad (taliye police) amray in la gumaado Ummaddiisa oo la xabadeeyo , oo afbuuxa ku yiri , waan is difaaceynay? Shacabkaaga miyaad iska difaaceysaa?
Maxaa la idiinku soo doortay?
Bal ii sheega Aqoonta adduunyo iyo midda aakhiro ee aad dheer tihiin dadyowgii dhisay lix-da gobol, guddi ku sheegga waan wada garaneynaa, hal hal u soo qaado magacyadooda, kaliya waxaa lagu soo doortay inay yihiin dad Calooshood u shaqeystayaal ah.
GABO GABO:
Wadankaan waxa loo wadaa in laga dhigo gobollo federal qabiil ku saleysan, oo ah mid ka duwan fikirka Koofur galbeed ee ku dhisan isku Deegaan iyo dhaqan, is fahmi karto, dad soo wada noolaa waligood, YAA TAHAY AAN GARANEYN? WALIGEEN ADEER IYO EEDO IYO AYEEYO AAN NALAGU SOO TARBIYEEYAY – KAN JUBADA HOOSE JOOGA IYO KAN BAKOOL ILLAA SHABEELLAHA KAN JOOGA LIXDA GOBOL DHAMMAANTOOD.
WAXAA SOO SOCDO EE LA DAMACSAN YAHAY:
1-maamul puntland horay u jiray ( Daarood)
2-Maamul Boobland (Juba) – (Daarood)
3-Maamul Khaatumo ( Daarood)
4- Soomaaliland (Dir)
5-Maamulka Gobolada Dhexe ( Hawiye )
6-Maamulka Hiiraan + Shabeelle dhexe (Hawiye)
7-Banaadir – Dowladda dhexe (Under Hawiye)
8-Koofur Galbeed 3 GOBOL( DADKOO DHAN AYAA LEH )
9-HABA SHEEGIN BEESHA SHANAAD XAQBA MALAHA (000000 LAND)
WAXAABA LAGAA DHIGAY INAA TAHAY AQALIYADDA WADANKA , ARINTAAN
WAXAA KUU CADEYNAYA:
1-SIDA UU RAIISUL WASAARE YUUL UGU CADCADYAHAY INUU HIRGELIYO MAAMULKA BOOBLAND, OO SIYAASIYIINTA DAAROOD U HELAAN POSITION DOORASHOOYINKA ISKA SOO SHARXAAN
2-PUNTLAND KA DAGAALAMEYSO IN MUDUG LAGA JARO MIIZAANKEEDU YARAADO
3-SOOMAALILAND SIDA AY UGA DAGAALAMEYSO IN LA SAMEEYO WAX KHAATUMO LA YIRAAHDO
4-SIDA UU XASAN SHEIKH UGU CADCAD YAHAY INUU HAWIYE 3 MAAMUL U SAMEEYO , SI UU U KALA BADBAADIYO MUSTAQBALKA DOORASHOOYINKA SOO SOCDA.
5-Digil iyo mirifle Sida dagaalka loogu hayo U fiirso , 3 Gobol oo dadka soomaaliweyn oo dhan kaala dhaxeyso in laguu dhiso, oo ay kula qeybsanayaan Xubnaha isku soo sharxaayo doorashooyinka, oo gobol walba inta loo qoondeeyay lagula wadaago , illaa dhulku waan kula dagnaa, shalay ayaana xoog ku qabsanaye iyo qori caaradiise
Sidoo kale BOOBLAND laga siiyo Mr. DIGIL IYO MIRIFLE Hal wasiir , haddiiba la waasiciyo dowladda ka soo bixi doonto shirka dib u heshiisiinta ee hadda ka billaaban doono kismaayo 21 september 2014 ee Barre hiiraale loogu ogolaaday half iyo half Ahmed madoobe
6-Baabi,inta dhaqankaaga iyo luqadaada maayga , oo laguu ogoleyn in idaacadda jamhuuriyadda soomaliya looga hadlo , iyadoo dastuurka uu qoraayo in may iyo maxaa tiri yahay soomaaliga, xaq sharci ah , laguna dhaqmeynin
7-In Laga dhaadhiciyo soomaliweyn in aad degtaan oo kaliya BAY IYO BAKOOL , OO DADKA SOOMALIYEED LA YAABAN YIHIIN ,WAR RAXWEEN MAXAA WAALAAYO OO AY U SHEEGANAYAAN DHUL AYSAN LAHAYN KKKKKKKKKKKKK, OO LA QOSLAAYO, QAAR AYAABA  KU DHAHAAYO DIGIL WAA WAADI AMA TOGGII, MIRIFLENA WAA DAD ISKU YIMID OO ISKU URUURSADAY BAY IYO BAKOOL, HEERKA AAN MAREYNO IN NALOO TAFSIIRIYO SIDII LA RABO, SI LAGAAGA SOO QAADO WAX MA GALAYAAL , TABAR LAHEYN OO SIDII LA RABO LAGA YEELI KARO , CAJIIIIB SOOMAALIYEEY!!!!!! SHABEELAHA AYAABA LA LEE YAHAY SHABEELLE STATE LAGU DARAYAAA
Haddii aad taariikh u sheegtana waaba lagula yaabayaa oo aad tiraahdo awoowyaasheey waa boqortooyaddii Geledi, iyo xisbigii DM, 1949 sheikh Cusmaan lagu cazuumay UN-KA inuu sharaxo siyaasadda xisbigiisa, Soomaali oo alifbeetada siyaasada waxba ka ogeyn, iyo in 1950 afka maayga laga siideyn jiray idaacada radio muqdisho, iyo Alta juba ayaa loo yaqiinay waqtigii gumeysiga dhulkeena, hal usbuuc ayuu talyaaniga wuxuu ku dilay afgooye 1000 qof waa taariikh baal dahab ah aan uga qoranahay soomaaliya oo dhan , balse inta og ay yartahay , SABABTOO AH HADDII AAD OGAATO TAARIIKHDAADA AWOODAADA AYAAD SOO CESHANEYSAA, TAASNA LAMA OGOLA , ADIGAANA KA MASUUL AH INAAD HALKAAS IS DHIGTAA DM-OW
8-ADIGOO RAALI AH AQRI ARAGTIDA SIYAASADEED EE PUNTLAND SOO BANDHIGTAY , SIXAABI MEEQA XILDHIBAAN AYAAD KU YEELAN DOONTAA BAARLAMAANKA 2016 KALIYA 25 XUBNOOD AYAAD LAHAAN DOONTAA DIGIL IYO MIRIFLE OO DHANTOP NEWS: Akhriso Aragtida Dheer ee Reer Puntland Iyo Shaxda Ay Doonayaan Sanadka 2016!!!
XALKU MUXUU YAHAY ????
ADIGAAN JAWAABTA KUU DHAAFAY Mr. DIGIL IYO MIRIFLOW (Afsoomaali ku hadal)
Aniga Nafteyda Haddan ka hadlo , waxaan diyaar  u ahay inaan shahiido , waayo Ninkii la dilo isagoo sharaftiisa iyo cirdigiisa iyo nasabkiisa iyo maalkiisa, iyo dhulkiisa difaacanaayo waa shahiid xaq u Dirir ah, Anigoo aan dulmin dad kale, ISKANA QABANAAYO KOOW NINKA WALAAKEY AH EE CADOWGEENA KALKAALAYA OO JIRITAANKEENA BAABI,INAAYO.
Adoonsi ayaa kuu yaallo Mr. Digil iyo Miriflow  Xor ma nihin , Soomaali been waa sheegtaa balse kuma maahmaahdo, ” dib u gurasho dib bay kuu dhigtaa”
Dhibkaan DIGIL IYO MIRIFLOW adinkaa is baday “lax meshey is dhigtaa lagu gowracaa
Ahmed shiino
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tiyeeglow oo La Go’doomiyay Iyo Xaalad Liidata oo Ka Jirta Degmada

$
0
0

Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow Maxamed Cabdalla Xasan “Foodcade”, oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in xaalad go’doon ay ku jirto degmadiisa,isagoona arintaasi ku eedeeyay Ururka Al-Shabaab ee dhawaam degmadaasi laga saaray.
Wuxuu sheegay Mr. Foodcadde in xaalada go’doonka ee degmada la geliyay sababtay in Xaalada bini-danimada ee horay Tiyeeglow kaga jirtay sii kororto.
Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool oo hadalkiisa sii waday ayaa intaasi ku daray inaysan Shacabka ku daawan doonin go’doonka la geliyay,islamarkaana ay qaadi doonaan talaabo Ciidamada Koonfur Galbeed iyo Shacabka oo iskaashanaya ay kaga jawaabayaan arintaasi.
Dhanka kale,wuxuu gudoomiyaha ka hadlay in xaalad bini-adanino oo aad u daran ka jiraan Tiyeeglow iyo deegaanada ku teedsan,isagoona Beesha Caalamkaba ka dalbaday in dadkaasi si deg deg ah gargaar lala soo gaaro.
Degmada Tiyeeglow oo ka tirsan Gobolka Bakool ayaa maalmo ka hor waxaa la wareegay Ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dunida: Ciidanka Halaga saaro Saaxdheer

$
0
0

SOMALIA: Somali federal government deplores Somaliland’s deadly attack on Saax-dheer

$
0
0

RBC (Mogadishu) The federal government of Somalia has deplored Somaliland armed force’s assault on Saax-dheer village which is about 60 Km south-west of Laas’aanood the regional capital of Sool region on Thursday, the late base of the Khatuma state of Somalia, where the inauguration of their second elected president was due to happen that left dozens of people dead including civilians in the village.
Somalia foreign minister Mustaf Dhuhulow has deeply condemned the attack of Somaliland forces, Somali break away state, on Saax-dheer , a village that recently served a center for Khatuma state on Thursday morning where it was scheduled the inauguration of Khatuma new president Ali Khalif Galayd to be help at the presence of delegates from several regions in Somalia.
“The federal government of Somalia deplores the armed assault on Saax-dheer village that claimed the loss of lives and property as well,” Said Somali information minister Mustaf Dhuhulow.
The minister has called on all armed forces to show restraint and avoid steps that can contribute to escalated conflicts in the region, adding ” The government of Somalia deeply believes that people are free and has the right to make gatherings”.
Khatuma administration, an administration that was announced three years back with the intention of establishing an administration for Sool and Sanaag regions of Somalia, which are currently under the control of Puntland and Somaliland administrations now believed to be ousted out of the region after Saax-dheer, their last station was seized Somaliland forces prompting Khatuma leaders cross into Ethiopian border.
Amid the attack in Saax-dhaar on Thursday, the president Ali Khalif Galayr who was escheduled to be inaugurated in the village on the same day, has escaped into the reported whereabouts of Ethiopian Somali administration.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Joint Press Release appealing for all armed forces to withdraw from Saaxdheer, Sool Region

$
0
0

U.S. Special Representative for Somalia, UN Special Representative of the Secretary-General for Somalia, and EU Ambassador to Somalia Appeal for All Armed Forces to Withdraw from Saaxdheer, Sool Region
29 August 2014 – United States Representative for Somalia James P. McAnulty, UN Special Representative for Somalia Nicholas Kay and European Union Ambassador Michele Cervone d’Urso express profound concern about the deployment of armed forces and the resultant conflict within Saaxdheer, Sool Region.
We call for the immediate withdrawal of forces from Saaxdheer, and the immediate release of all prisoners.  We urge all parties to refrain from violence and make concerted efforts to de-escalate and resolve differences through peaceful means and dialogue.  All parties should make immediate efforts to demonstrate genuine willingness to create the conditions necessary for long-term and durable stability in the region.
The U.S. Special Representative, the UN Special Representative and the EU Ambassador urge all parties in the affected region to engage peacefully and find constructive ways to address jointly the drivers of conflict. They express their commitment to help all parties to seek compromise and work towards durable peace and stability in the region.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Somalia sues Kenya over maritime border disputes

$
0
0

RBC ( Hague) Somalia has decided to sue Kenya over the disputed maritime boundary which diplomatic endeavors failed to bring about understanding between the two countries.
Somali federal government has asked the Hague-based top United Nations justice court to decide the formal oil and gas rich maritime boundary that the two governments share since disputes hindered international oil explorations.
“Somalia requests the court ‘to determine, on the basis of international law, the complete course of the single maritime boundary dividing all the maritime areas appertaining to Somalia and to Kenya in the Indian Ocean’,” the International Court of Justice (ICJ) said in a statement.
The court stated that international diplomatic brokering efforts failed to determine the maritime boundary.
Kenya has been claiming to own part of Somalia’s sea which raised rumors within the people of Somalia that Somali government has sold part the maritime to Kenya

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

29.08.2014 Warka Habeenimo

$
0
0

29.08.2014.Barnaamijka Wacdiga Diiniga ah

$
0
0

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Mid ka mid ah waxgaradka Awdal

$
0
0

Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shacbiga ka tacsiyadeeyay geerida ALLE ha u naxariistii Geerida Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin oo ku geeriyooday 28/08/2014 Magaalada Hargeysa, laguna aasay Degmada Dilla 29/08/2014.
Sidaasna waxa lagu sheegay dhambaal tacsi ah oo uu shalay soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Axmed Saleebaan Dhuxul,kaasi oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin oo ku geeriyooday 28/08/2014 Magaalada Hargeysa, laguna aasay Degmada Dilla 29/08/2014.
Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaasha waa weyn ee Gobolka Awdal kana soo shaqeeyey nabadayntii Beelaha Somaliland iyo dib u dhiskii dalka, waxa uu madaxweynuhu ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN.”
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maareeyaha TVga Qaranka oo Xaflad Sii Saggootina u Sameeyay Qurba-Joogta Somaliland

$
0
0

XASAN SHEEKH: Muxuu kala socdaa muranka xadeynta BADDA SOMALIA ee loo gudbiyay maxkamada sare ee QM?

$
0
0

Sida ay faafisay wakaaladda wararka ee AP maalintii shalay (August 28, 2014), Soomaaliya waxay maalintii khamiista weydiisatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee Hague in la calaamadeeyo xuduudda badda ee ay Soomaaliya la wadaagto waddanka Kenya.
Sida warku sheegay, codsiga ay Soomaaliya u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ah waxay ku sheegtay ” in labada waddan ay isku afgaran-waayeen halka ay mareyso xuduudda badda ee u dhaxeysa, ayadoo labada waddanba ay sheeganayaan dhul-badeed isku mid ah”.
Warkaan culus ee saameynta ku yeelan doona aayaha dambe ee dhul-badeedka Soomaaliya, ayaa wuxuu durbaba sababay dareen diidmo ah oo ay ka muujiyeen waxgaradka iyo aqoonyahannada Soomaaliyeed. Waxayna aqoonyahannadu aad uga digeen halista ka imaan karta arrinkaan haddii aan shacabka Soomaaliyeed iyo Baarlamaankoodu go’aan degdeg ah oo diidmo ah kala hor imaannin.
Bil ka hor ayay aheyd markii aan faafinay qoraal aan cinwaan uga dhignay, CADDEYN: Qoraalkii XASAN SH ee QM waxaa diyaariyey NORWAY iyo KENYA: Badda Somalia oo gacanta ka baxday, waxaana ka dignay halista uu qoraalkaasi xambaarsanaa .
Madaxweynaha DFKM marar badan wuxuu ku celceliyay inuusan u war haynin wax muran dhul-badeed ah oo Soomaaliya kala dhaxeeya waddamo kale. Waxaa kale oo uu Madaxweynuhu munaasabado badan ka sheegay in aysan Soomaaliya cidna dacwo u qabin, ciddii dacwo qabtaana ay dacwooto!
Waxaa haddaba isweydiin leh, madaxweynuhu wax ma kala socdaa dacwaddan loo gudbiyay maxakamadda caalamiga ah ee Hague?
Sida ku cad wareysiyo ay bixisay wasiiraddii hore ee Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Fowsiyo X. Aadan, kuna cad warqaddii wasiirka Arrimaha dibadda iyo dhiirrigelinta maalgashiga Dr. C/Raxmaan Bayle uu u gudbiyay QM, waxaa cad inuu madaxweynuhu wax kala socdo hamuunta horornimada ee ay Kenya ku hunguriyeynayso dhul-badeedka Soomaaliyeed.
Waxayna dad badani is weydiinayaan waxa ay ku dambeyn doonaan haddalada marin habaabinta ah ee maalmahaan dambe uu caadeystay madaxweyne Xasan Shiikh. Horay madaxweynuhu wuxuu u sheegay in qoraalkii ku saabsanaa xadeynta badda Soomaaliya ay diyaariyeen khubaro Soomaali iyo ajnabi leh, laguna diyaariyay hanti Soomaaliyeed iyo canshuurtii dalka. Halka dowladda Norway ay qoraalkaas dhexdiisa ku caddeysay in 100% kharashaadka ku baxay howshaas ay bixisay dowladda Norway, ayna qoraalka diyaariyeen khubaro ka socotay, wasaaradaheeda: Arrimaha Dibadda, tan Batroolka iyo hay’adda u qaabilsan naqshadeynta.
Kenya waxay muddo ku taamaysey – oo dadaal xusul duub ah u gashay – in ay marka hore muran geliso dhul-badeedka Soomaaliya, markaasna hesho madax Soomaaliyeed oo la ogol in dhul-badeed-ka Soomaaliya muran ku jiro, kaddibna ay markaas maxkamad isla tagaan.
Sida laga war hayo dawladda Kenya waxay arrintan u tabaabul shanaysey muddo dheer ayadoo hanti iyo aqoon farbadan gelisey sidii ay qiil ugu heli lahayd kuna xalaalaysan lahayd dhul-badeedkaas ay muranka gelisey oo batroolku ceegaago. Halka dalwadda Soomaaliya aysan wax tabaabaulsho arrintan u gelin, arrinkooduna u muuqdo cidna uma maqna ceelna uma qodna.
SomaliTalk waxay aad uga degiseysaa, shacabka Soomaaliyeedna ku baraarujinaysa, in ay ka hor yimaadaan tallaabadan ay qaadan DF ee Soomaaliya oo soohdimaha dhulka Soomaaliya ku yeelan doonta raad aan laga soo kabsan. Waayo go’aanka ka soo baxa Maxkamadda Hague haddii Kenya loo xakumo dhul-badeedka ay muranka gelisey wuxuu go’aankaasi noqonayaa kama dambays.
Sidaas darteed waxaa lagama maarmaan ah in ummadda Soomaaliyeed iyo hoggaankooda (culimaa’udiin, oday dhaqameed, waxgaradka, siyaasiyiinta iwm) ay si aad ah uga hor yimaadaan hagar daamada lala damacsan yahay.
Qoraalka AP: http://hosted.ap.org/dynamic/stories/E/ EU_WORLD_COURT_SOMALIA_KENYA? SITE=AP&SECTION=HOME&TEMPLATE=DEFAULT&CTIME=2014-08-28-13-56-18Faafin: Somalitalk.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al-Shabaab oo haween dalxiisayaal ah oo Yurub u dhashay ku leysay KENYA

$
0
0

Nairobi (Caasimada Online) - Dawladda wadanka kenya ayaa shaacisay in dil loogu geystay magaalo Xeebeeda Mombasa haween dalxiisalaa ahaa, una kala dhashay Jarmalka iyo Ruushka ay ka danbeysay Al-Shabaab.
Haweenkan oo laba xili oo kala duwan la toogtay ayaa boolisku sheegeen iney dilkooda fuliyeen afar nin oo ku hubeysnaa Bastoolado, isla mar ahaantaana u dhalasho ahaan kasoo Jeeda dalka Kenya balse ka tirsan Ururka Al-Shabaab.
Caawiyaha Guddoomiyaha magaaladda Mombasa Sevilino Kubai ayaa qudhiisu sheegay in afartan nin ahaayeen kuwa kusoo tababaro kusoo qaatay gudaha dalka Soomaaliya, isla markaana hadda ay qorsheynayaan weeraro kale.
Sevilino Kubai ayaa intaas ku daray in afarta nin ee ka danbeysa dilka haweenkan dalxiistayaasha ah uga shakisanyihiin iney ka danbeeyaan weeraradii is-xigxigay ee lagu qaaday deegaanada Xeebta ah ee dalka Kenya.
“Waxaanu ogaannay inay ahaayeen raggii toogtay haweeneydii Jarmalka ahayd iyo tii Ruushka ahayd ee lagu toogtay Mombasa xilli ay dalxiis ahaan u yimaadeen magaalada” ayuu yiri.
Booliska magaaladda Mombasa saraakiishooda sarsare sida Taliyaha Geoffrey Mayek iyo sarkaal kale ayaa la sheegayaa iney isku dayeen iney ragan afarta ah toogasho ku khaarajiyaan balse ay ka badbaadeen sidaasna uga baxsadeen.
Sarkaalkan ka tirsan maamulka magaalada ee Sevilino Kubai ayaa xusay iney Ciidanka Booliska baadi-goob ugu jiraan ragan ka tirsan Kooxda Al-Shabaab si aysan u dhicin khalkhalgelin Shacab iyo mid dalxiisayaal lagula kaco.
Kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalnta qeybo kamid ah Soomaaliya ayaa marar badan weeraro ka geysatay deegaanada Xadka ah ee dalka KENYA, waxaana taasi ay saameyn xoogan ku yeelatay dawladda iyo Shacabka dalkaas.
Magaaladda Mombasa oo kutaala deegaan Xeebeed ayaa caan ku ah dalxiisk , waxaana imaan jiray dad badan oo ajnabi ah, taasoo ay dawladda wadanka Kenya ka heli jirtay dhaqaale farabadan, balse taas waxa horjoogsaday weeraro badan oo ka dhacay iyo magaalada amnigeedu xumaaday.Caasimada OnlineXafiiska NairobiCaasimada@live.com