Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Troops 'liberate' Islamist stronghold in Somalia offensive

$
0
0

Mogadishu (AFP) - African Union forces claimed to have liberated a former Shebab stronghold in Somalia on Saturday as part of a joint offensive with government troops aimed at capturing key ports from the Islamist fighters. The AU mission in Somalia ...
Weblinks: 

Somalia Launches Offensive Against al-Shabab

$
0
0

Somali government forces, backed by African Union troops, have launched a long-anticipated offensive to take more towns from the al-Qaida-linked group al-Shabab. Officials and witnesses say the offensive began early Saturday and the fighting is ongoing in ...
Weblinks: 

Somalia launches offensive against Islamic extremists in country's south

$
0
0

MOGADISHU, Somalia – Military officials say the Somali army, backed by African Union forces, has launched a long-awaited operation against al-Qaida-linked al-Shabab fighters in southern Somalia. Abdiqadir Mohamed Nor, the governor of Lower Shabelle ...
Weblinks: 

SOMALIA: Col Barre Hiiraale reaches Kismayo after peace deal

$
0
0

Kismayo (RBC) Former Minister of Defense Colonel Barre Aden Hiiraale has reached today the port town of Kismayo after accepting a peace deal mediate by the Federal Government if Somalia. According to RBC Radio reporter in Kismayo, Colonel Hiiraale ...
Weblinks: 

Somalia famine: ‘We only have days to live’

$
0
0

Mogadishu, Somalia – President Hassan Sheikh Mohamud has no doubt about who is to blame for the suffering from the latest drought to hit the Horn of Africa country. “Al-Shabab have restricted the movement of goods and people so people are isolated and ...
Weblinks: 

African troops in fresh offensive against Islamists in Somalia

$
0
0

Somali and African Union forces have launched a fresh offensive to roust Shebab Islamist fighters from key ports, army and government officials said Saturday, in an effort to cut off a main revenue source for the extremists. "Operation Indian Ocean started ...
Weblinks: 

Somalia: Jubaland President meets former warlord Col. Barre Hirale

$
0
0

KISMAYO, Somalia August 30, 2014 (Garowe Online)-The President of Jubaland administration Sheikh Ahmed Mohamed Islam (Madobe) has held talks with former warlord Col. Barre Adan Shire (Barre Hirale) at AMISOM base in the southern port city of Kismayo on ...
Weblinks: 

Somalia Price Bulletin August 2014

$
0
0

The Famine Early Warning Systems Network (FEWS NET) monitors trends in staple food prices in countries vulnerable to food insecurity. For each FEWS NET country and region, the Price Bulletin provides a set of charts showing monthly prices in the current ...
Weblinks: 

LABA ISKU KAY QABAN LA’A (Q1AAD)

$
0
0

“Maqaal(Article)  kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa”
Waxaa wakhtiyadan dambe ka socoday meelo badan oo kamid ah waddanka in laga dhiso waddooyin qurux badan, misana marka laga hadlo magaalo madaxadda Hargaysa in Lasameeyo meelo aad u qurux badan oo waddooyin iyo Marmar ay dadku maraan loo sameeyey, oo indhuhu kusoo hiranayaan markaad aragto, Mahadaasna Ilahay loo celinayo, marlabaadkana Dawlada hoose, marsadexaadna shacabka iyo ganacsatada.
Hadaba Nimco waliba Nusqaan leh waxaa jira in wakhtiyadan soo socoda ay kusoo beeganyihiin wakhtigii gu’ga iyo roobabku ka di’i jireen  dhulkeena. Taasina laga filan karo waxkasta oo dhici kara.
Hadaba su’aasha meesha taal waxay tahay waddankeenu ma leeyahay meelo biyo mareeno ah? Misana waddooyinkan cusub ee leh marmarka iyo quruxdu ma leeyihiin meelo biyo mareeno ah? Jawaabta iyada oon la raadin ayaa wax afku kaa xadayaa MAYA ! iyo dee kuwo hore ayaa jiray oo hadda way AASMEEN!(ciid baa ka buuxsantay).
Taasi waa mid khasaare iyo waxqabad la’aan ku ah dadkii iyo masuuliyiintii sameeyey waddooyinkan quruxda badan, waayo sidaan ka warqabno Da’aadka(biyaha roobku) waxay maraan oo qudha waddooyinka taas oo hadhow ka dhigaysa meel ciid iyo dhooqo leh oo nusqaan daro ku ah quruxdii iyo qaayihii ay lahaayeen waddooyinku misa awooda biyaha maraya ay sababaan in godod iyo dilaacyo ay sameeyaan.
Haddaba miyeyna ahayn in kahor inta aan la dhisin waddooyinka in dhalinyarada bilaa shaqada ah ee qaadka iyo garaabada la fadhiya meelaha xun-xun in laga faaidaysto oo la qodo misana ciida laga soo guro meelaha biyo mareenada ah?
Waxaa cajiib ah oo arin lalo yaabo ah in dadkan dawaldu ay doonayaann in ay wax u qabtaan dadka iyo dalka, misana ay rabaan in waxqabadkoodaas ay sumcad iyo sharaf ku yeeshaan si hadhow xiliga soo socoda ay cod uga helaan bulshada, Laakiin taas waxaa ka soo horjeeda oo ah mid lala yaabo in waxqabadkoodii noqodo mid muhiimada uu leeyahay tahay mid wakhti kooban uun la xasuusto ee muddada dheer aan jirin.
Wax laba aan is qaban ah in waddooyin qurxoon oo marmar  leh in la sameeyo oo lugu da’daalo, Laakiin se aan loo samayn meelihii ay ku bedbaadi lahaayeen waddoyinkaas sida meelo biyuhu maraan, Meelo baabuurta iyo basasku waddada uga baxaan xiliga ay istaagayaan (Bus stop), iyo Laydhadh ka dhiga waddadaas qurxoon mid habeenkii muuqata oo leh bilic lugu soo hirto.
Hawsha dawlada hoose waddaa ayaa ah mid dadka shacabka ahi ku macneyeen in ay tahay “Qawda maqashii waxna Ha u qaban”
La socod qaybta 2aad …………………..AQOONSIGA SOMALILAND
ALLAHA MAHAD LEH
Qalinkii: Hamse Bashe Muhumed
E-mail: Xamse18@gmail.com
Hargeisa Somaliland
LABA ISKU KAY QABAN LA’A (Q2AAD)
“Maqaal(Article)  kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa”
Qalinka iyo buugu waa kuwo marwalba diyaar u ah inay xariiqaan misan si farshaxan iyo runi ku dheehantahay u soo bandhigaan xaalada jirta.
Qaybtan labaad ee “Laba isku kay qaban la’a”  waxaan hal-hays ooga dhigayaa kalmad mar walba dawladeenu soo qaadato hadii ay safar ugu baxaan waddanka dibadiisa gaar ahaan Itoobiya, oo ah “Waxaan ka wadda hadlaynay sidii labada waddan xidhiidhka u xoojin lahayeeyn, iskana kaashan lahayn xaga nabadgelyada iyo dhaqaalaha”
Sidaan kawarqabno intii ay dhisnayd Jamhuuriyadan Somaliland ee  nabadgelyada ku caano maashay, waxaa Maamulka iyo madaxtinimada iskaga dambeeyey Saddex madaxweyn “Maxamed X Ibraahim cigaal, Daahir Riyaale Kaahin iyo Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo” Saddexdan Madaxweyn iyo dawladihii garwadeenka ay ahaayeen, waxay ahayeen kuwo ku dadaalaya in ay Somaliland meel gaadhsiiyaan, ha kala dadaal badnadaan markaas , Waxaa jiray safaro ay u baxaan Madaxdaasi safaradaas oo sida bulshadu aaminsantahay ay tahay sidii Somaliland aqoonsi u heli lahayd, markasta oo nin maddax ahi safar dibada ah u baxo waxay shacabku u sacabo tumaan in aqoonsigii Somaliland soo dhawyahay oo kol hadii madaxweynihii iyo wasiiradiisii safar ku maqan yihiin ujeedadu tahay hawl qaran oo tan ugu saraysaa ay tahay in aqoonsi iyo ictriaaf u raadiyaan Shacabka iyo dalka Jamhuuriyada Somaliland.
“Nin reer u weyn iyo Gabadh umuliso ahi midna siday wax u jiraan uma sheegaane” marakay madaxdeenu soo Noqoto waxay halku dhig ka dhigtaan in waddankaas ay u bexeen kala hadlayeen sidii nabada iyo horumarka la iskaga kaashan lahaa, “Waxaan soo wadda saxeexanay heshiisyo dhinaca nabdgelyada iyo xidhiidhka labada dal” tani waa kalamad ku baddan madaxad.
Hadaba shacabku waxay layaaban yihiin Misana ah laba aan is qaban in safar dhan oo ay ku baxday lacag aad u badani ay tagaan waddan aan aqoon oo marka ay ku soo noqodo shacabka ku odhanaya waxaan ka wadda hadalnay xidhiidhka labada wadan, Marka hore xidhiidhku ha joogee waddankani ma yaqaan Somaliland, Misane haduu yaqaano maxay tahay mawqifka kaga wajahan jirtaanka Somaliland.
Haddaba maxay tahay u jeedada madaxada insoo marta ku kalifaysa in ay shacabka u sheegaan wax aan jirn, misana ku qasbaya beenta ay ku dhaqmayaan, Haddii ay hawshan geli kari wayeen oo aanay sida ay tahay uga soo baxay miyeyna ahayn in runta ay ka sheegaan, oo safaradan lacagaha aadka u badani ku baxayo, ileen waa hantidii qarankee la yareeyo oo nidaam sharci ah loo dejiyo, Mida kale aqoonsi-raadisku waa mid ololaha iyo tartanka doorashooyinka lugu galo, oo xisbi kasta oo doorasho u taagani dadka iyo shacabka kusoo jiito aqoonsi ayaan raadinayaa, Waxaan waddamada ka dhaadhicinayaan aqoonsiga iyo xidhiidhka labada waddan, laakiin marka  uu xisbigaasi ku guulaysto hogaanka iyo madaxtinimada waxaa la arkaa in Hamigii uu lahaa uu noqodo mid aan lugu dhaqaaqin, hadii lugu dhaqaaqi lahaana ay noqon lahayad mid rumowda oo run noqota.
Nin kasta oo raba in uu Jamhuuriyadan Somaliland ka noqod madaxweyn in uu ka jawaaba su’aalo dhawr ah oo ay kamid tahay in uu Wakhtiyeeyo inta ay ku qaadanyso aqoonsi raadinta waddank, iyo in wuu wakhti u yeelo muddada mashaariicda uu dhagax-dhigo ay noqonayaan kuwo la dhiso, iyo in Lacagtan ah hantidii qaranka ee sida xun loo isticmaalo in la meeleeyo oo loo sameeyo ujeedooyin cadcad.
Qalinkii: Hamse Bashe Muh’ed
E-mail: xamse18@gmail.com
Hargeisa Somaliland
LABA ISKU KAY QABAN LA’A (Q3AAD)
“Maqaal(Article)  kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid buun buunin ama beeni ku jirto, isla markaana maaha mid aan ka gaabsanayo ka hadalkiisa”
Wakhtigu isaga ayaa ka runsheega jiritaanka, rumaysashada iyo xaqiiqada xaalada taagan. Waa xili casar gaaban ah oo cadceedu dhinaca galbeed u leexatay misana goobtu waa suuqa Magaalada Hargaysa, waxaa iga soo horbaxay nin aan saaxiibo ahaan jirnay intii waxbarshada hoose, dhex iyo sare ku jirnay laakiin laba sanno iga sareeyey xaga waxbarshada jaamacada, waxa uu ahaa ragii aan ku dayn jiray misna waxa uu ii ahaa tilmaan oo marka arday laga sheekeeyo waxaan odhan jiray sida hebel oo kale ma u xariifbaa.
Wakhtigu seeto weeyo oo isaga oo aan isku kaa sheegin buu kolba xaalad isku gediyayaa, wakhti badanba kama soo wareegin markii uu saaxibkay dhameeyey waxbarashadii jaamahada, misna waxay ahayd bilo ka hor, markaan kula talin jiray in uu raadiyo shaqo oo uu xafiis kasta oo furan dhigo warqadaha codsiga shaqadda, misana ka shaqeeyo shaqo kasta oo soo baxadda.
Hiigsashada dal shisheeye iyo biinaynta nafta lugu sii daayo dhul saxare iyo bad la isku tuuro maaha mid ku yar dalkeena oo aanay ka jirin nidaam kala haga dadka shaqa-doonka ah. Waxbarashadaydii sii watay, oo waxay ahayd bilo uun ka hor markii la ii sheegay in ninkii aanu saaxiibada ahayn oo in muddo ah aanan is-arag isna idhi malaha hebel shaqo ayuu helay in la ii sheegay in uu tahariibay oo uu hadda ku xidhanyahay jeel ku yaala libiya, misana ay weheliyaan saddex dhalinyaro ah oo ay isku fasal ahaayeen jaamacada misana ay mar kawada qalinjabiyeen jaamacada.
Amakaag iyo yaab bay igu noqotay oo sawkii jaamacada dhameeyey, misana waxbarashadaan wadday ayaan ka shakiyey oo is idhi ninkii aad saaxiibka ahaydeen ee xariifka ahaa malaha waxbarashadiisii, tahriib kamuu door bidin ee wax kale ayaa jira.
Waxba ayaanan hadal kugu daaline waxaa isku kay qaban la’a arday jaamacada dhameeyey misana wali haysta wakhti uu shaqo iyo waxbarasho kale ku raadiyo in uu tahriib iyo nolol wax ay tahay aan la garanahayn ku dambeeyo.
Xalka arinkani waxa uu ku xidhanyahay Dawlada oo ah sidda masuuliyada ugu saraysa waddanka, miyaanu ogayn Maddaxweynuhu in la waydiinayo dhalintan ku dhamaatay badda.
Ujeedada tahriibka dhalinta waxbaratay ayaa ah in ay sabab uga dhigayaan shaqo la’aan waddanka ka jirta, laakiin taasi majirto oo waddanku shaqo iyo dhaqaale wanaagsan wuu leeyahay ee shaqadii uu buuxin lahaa inanka jaamacada dhameeyey ee wakhtiga ku bixiyey siduu wax u baran laahaa, waxaa buuxiyey wiil adeerkii agaasime ama wasiir yahay oo isaga oo aan wax aqoon aha u lahayn shaqadan la siiyey inyar oo latustusay, amaba siduu tuulaha kaga yimi uun u galay xafiis oo shaqadii sidaas ku qabsaday, misana noqoday xog-hayn oo ardayga waxbartay ee aan ahayn reerkaas uu warqadihiisa dhigayo xagga hoose.
Waxa isku kay qaban la’a in waddanku doonayo horumar, dadkii horumarkin lahaana ay yihiin kuwo badda iyo saxaraha ku dhamaaday, waxa kale oo ah kalla-maan in dhalinyar waxbaratay ay waddanka ka dareeraan oo ay usoo waydaartaan dad aan waxbaranin ay buuxiyaan meeshii.
Hamse Bashe Muhumed (H.shaadhey)
E-mail: Xamse18@gmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhagayso:Guddomiyaha Barlamaanka Ahna Guddomiyaha Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xaalada Saax Dheer Iyo Arimaha Doorashooyinka

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Guddomiyaah Golaha Wakiilada somaliland Ahna Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ciro ayaa Ka Hadlay, Xaalada Degaanka saax dheer taasi Oo Ciidanka Qaranka Somaliland, ay ku ag suganyahiin, beesha caalamka ayaana baaq u soo dirtay xukumada somaliland taasi oo ay kaga dalbanayaan in somaliland ciidankeeda ka saarto , balse xukumada ayaa diiday arinkaas iyada oo ku tilmaamtay inay saax dheer taahy degaan somaliland isla markaasna nabadgalyadeeda ay sugayaan ciidanka qaranku, dhanka kale guddomiye cirro ayaa xukumada ku canaantay inay ka gaabisay dhawaqa dher ee ay beesha caalamka ku gaadhsiinayso in saax dheer tahay dhul somalialnd  ay leeyahiin, isla markaasna waxaa uu ku tilmaamay inay kaga guuleysteen cadawga somaliland in baaqaas beesha caalamka ay gaadhsiiso.
“arinta Saax dheer Iyo Shacbiga sool dagan gudd ahaan waxay ka tirsayahiin shacbi waynaha reer somaliland, midnimo ahaan shaha dhulka somaliland, Gobanimadiisaba, inaan qaraanimada somaliland ku daafacnana inagu wada waajiba, maamul ama dawlada, somaliland dhexdeedana lagama dhisi karo, oo taasi suurto gal maaha, shacbiga Halkaasi Dagana madama oo ay shacbi reer somaliland yahiin, dawlada somaliland ayaa ka masuula iyo daganaanshahooda, waxii nabadgalyada wax u dhimaya Oo qaranimada wax u dhimaya, sidaa aan sheegay in la difaaco ayaa inagu waajiba, ciidanka qaranka waajibaadkooda gutayna,waan ku hanbalyaaynaynaa, sidii shacbiga iyo xukumada somaliland dhaqanka u ahaydna, waxaanu jecelnahay in arinkastaba somaliland guddaheeda iyo xudeedkeda khuseeysaba in lagu dajiyo nabada wada hadalka, Qaranamida somaliland waan wada daafacanaynaa”Cabdiraxmaan Ciro
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ahlu Sunna oo cambaareeyey weerarkii Godka Jilicoow, Muqdisho

$
0
0

Maamulka Ahlu sunna Waljamaaca ee gobollada dhexe ee Soomaaliya ayaa cambaareeyey weerarkii maanta lagu qaadday xarunta  nabadsugidda gobolka Banaadir. Guddoomiya sadexda gole ee Ahlu Sunna, Sheekh Ibraahim sheekh xasan  oo la hadlay warbaahinta ayaa weerarka ku tilmaamay mid fuleynimo ah oo lagu guul darraystay. Guddoomiyaha ayaa ciidammada dowladda ku ammaanay sida geesinimada leh ee ay [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Deegaanno ka tirsan Shabeellaha dhexe oo laga qabsaday Al-Shabaab

$
0
0

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo kan nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta la wareegay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada dhexe. Cali Jilicoow oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda ee Shabeellaha dhexe ayaa Bar-kulan u sheegay in ay la wareegeen deegaanka Dhiin-garas iyo deegaanno kale oo Waqooyi uga beegan magaalada Jowhar ee xarunta [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Laba askari oo lagu diley Balad-xaawo

$
0
0

Laba ka tirsanaa ciidanka dowladda ee degmada Balad-xaawo ee gobolka Gado ayaa geeriyootey maanta, kaddib markii uu toogtey askari ka tirsan isla ciidanka degmada. Taliyaha amniga degmada Balad-xaawo, Ismaaciil Koofi ayaa Bar-kulan u sheegay in uu goobta ka baxsaday askariga geystey dilka, illaa iyo haddana aan la garanayn sababta dilka labada nin ee ka tirsanaa [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidammada dowladda oo la wareegay Kuntuwaarreey

$
0
0

Ciidamada dowaladda Soomaliya iyo kuwa nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa malleeshiyada Al-Shabaab galabta kala wareegay  gacan ku haynta degmada kuntuwaarreey ee gobolka Shabeellada hoose. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada  qabsaday Kuntuwaarreey ayaa ku war galiyey dadka ku nool Kuntuwaarreey in ay adkaynayaan ammaankooda, waxayna ka codsadeen in ay la shaqeeyaan ciidammada. Wararka laga helayo Kuntuwaarreey [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ururro taageeray heshiiska Kismaayo

$
0
0

Qarammada midoobey, urur goboleedka IGAD iyo  Midowga Yurub ayaa wadajir usoo dhoweeyay heshiiska ay gaareen maamulka KMG ah ee Jubba iyo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale). Heshiiska ayay ku tilmaameen tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhinaca nabad kusoo dabbaalidda bulshooyinka Soomaalida, iyo hirgalinta qaran awood leh oo ka shaqeeya gabi ahaanba  jamhuuriyadda Soomaaliya. [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle “SAWIRRO”

$
0
0

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa gelinkii dambe ee maanta la wareegay gacan ku haynta Kilinka Shiinaha iyo deegaanka Fiidow ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi oo ku sugan deegaanka Fiidow, isla markaana u Waramay Radio Muqdisho ayaa sheegay in howlgalkii maanta ay ciidamadu kula wareegeen Kilinka Shiinaha iyo Deegaanka Fiidow uu yahay qorshaha dib la isugu furayo waddooyinka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Dhanka kale Abaanduulaha ayaa tilmaamay in ciidamadu ay sidoo kale la wareegeen degmada Kurtun-waareey ee gobolka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo ay ka saareen maleeshiyada Al-Shabaab.
“Degmada Kurtun-Waareey ciidamadeena oo gacan ka helaya AMISOM ayaa ku sugan oo ka eryay maleeshiyada Al-Shabaab, runtii wax iska caabin ah ma aysan la kulmin ciidamadu, oo maleeshiyaadka halkaasi ku sugnaa lix gaari ayay wateen waxayna u carareen dhanka degmada Baraawe” ayuu yiri Jeneraal Khaliif Cilmi.
Abaanduulaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tilmaamay in howlgallada ay yihiin kuwa lagu furayo waddooyinka ay haraadiga ku yihiin kooxaha xagjirka ah, waxaana uu intaa ku daray in meelaha ay la wareegeen la gaarsiin doono ciidamo boolis ah si ay u xaqiijiyaan amniga deegaannada cusub ee laga fara maroojiyay kooxaha argagixisada Al-Shabaab.
Jeneraal Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyeed sida ay u garabtaaganyihiin ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo u taagan in ay dalka oo dhan ka xoreeyaan haraadiga Al-Shabaab.
 Sawir Qaade:- Mustaf Xuseen Cabdulle
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la taageerayay

$
0
0

Kulankani lagu taagerayay magacabista guddiga maamul u sameynta Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxa soo qaban qaabiyay Ururka dhalinyarada Gobolada Dhexe ee dalka waxaana ka soo qebgalay Madaxa xiriirka bulshada ee barlamaaanka Soomaaliya, xubno ka tirsan guddiga loo magacabay maamul u sameynta Gobolada Dhexe, xubno ka socday Maamulka Gobolka Benaadir iyo martisharaf kale.
Guddoomiyaha ururka dhalinyarada ee Gobolada Dhexe Cabdiqaadir Aadan Jaamac oo kulanka hadal kooban ka jeediyay ayaa sheegay in gobolada dhexe ee dalka ay ka soo dad taariikhda iyo magac ku leh bulshada Soomaaliyeed, isagoo xusay in ay soo dhaweynayaan guddiga maamul u sameynta ee la magacaabay.
Guddoomiye ku-xigeenka ururka dhalinyarada Qaranka Soomaliyeed Maxamed Cabdirashiid  ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaliyeed ay u taaganyihiin tageerada cid waliba oo ka shaqayneysa horumarka dalka, isagoo ku baaqay in loo istaago sidii loo taageeri lahaa hanaanka ay dowladda Soomaaliya ku dooneyso inay ku hirgeliso Nidaamka Federaalka ah.
Qaar ka mid ah dadkii goobta hadal ka jeediyay ayaa guddiga maamul u sameynta Gobolada Dhexe ugu baaqay inay si cadaalad ah u gutaan waajibaadka loo igmaday, ayna ka shaqeeyaan sidii maamul ay bulshadu raali ka tahay u dhisi lahaayeen, iyadoo aan cidna lagu dulmineynin.
Ugu dambayn waxa kulanka soo xiray Sheekh Cumar Mahad Alle oo ka mid ah guddiga 27-ka xubnood ee loo magacaabay maamul u sameynta gobolada dhexe ee dalka ayaa tilmaamay in howsha loo igmaday ay si cadaalad ah u gudan doonaan, ayna ka shaqeyn doonaan sidii ay isu keeni lahaayeen bulshada gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Alshabaab oo biyo oga hortagaysa hawlgalka “Badweynta Hindiya”

$
0
0

Kn: Dagaalka u dhaxeeya Alshabaab iyo dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo isku dhinac ayaa qaadanaya naqshad kasta oo laga fikiri karo, waxaana la’isu adeegsanayaa wax kasta oo suurogal ah.
Alshabaab waxa ay dhawaan jabisey jiinka wabiga Shabeele, si wabiga u fataho kadibna waddooyinka oga xirmaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda.
Waa arrin cusub oo soo korortey oo geysan karta dhibaato aad u baaxad weyn, taasi oo shacab badan oo beeralay ah waxyeeleyn karta, islamarkaasina mustaqbalka dhibkeeda leh.
Waxaa haatan si rasmi ah u biloowdey hawlgalka ciidamada wajigii ugu dambeeyey, waxaana loogu magacdaray “Badweynta Hindiya”, waxayna u egtahay in Alshabaab ay Biyo oga hortagayso hawlgalka.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maraykanka oo Duqeeyey Shabeellada Hoose

$
0
0

Wararka ka imaanaya  gobolka shabeelada hoose  ayaa sheegay in duqeeyn ay ka dhacday meel u dhexeysa deegaanada  Dhaay  tubaako, Hawaay iyo Saablaale.

War-baahinta CNN ayaa  sheegtay in   mareykanku uu qaaday  weerarkaasi.

Gudoomiyaha   gobolka  SAhabeelaha Hoose    Cabdulkadir Mohamed Nur Sidii ayaa dhiniciisa VOA u sheegay in duqeyntaasi ay ahayd mid lagu bartilmaameedsaday saraakiisha  sar-sare  ee...

Ciyaaryahan Sandro oo Ku Biiray Kooxda Queens Park Rangers “SAWIRRO”

$
0
0

Kooxda Queens Park Rangers ayaa lacag dhan £10million kooxda Tottenham ugala soo wareegtay ciyaarayan Sandro oo khadka dhexe ka ciyaara.
Ciyaaryahan Sandro oo 25-jir ah una dhashay dalka Brazil ayaa shan sano ka ciyaarayay garoonka kooxda Tottenham White Hart Lane.
Tababaraha kooxda QPR Harry Redknapp ayaa aad u daneynayay ciyaarayahan Sandro.
Tababaraha kooxda QPR Harry Redknapp ayaa sidoo kale si amaah ah kooxda Dynamo Kiev ee dalka ruushka ugala soo wareegay ciyaaryahan Niko Kranjcar.
Waa markii 17-aad oo macalin Harry Redknapp uu la soo wareego Ciyaaryahan Niko Kranjcar.