Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

UCID NOQON MAAYO SIDA XUKUUMADA KULMIYE..Q.9aad

$
0
0

Qormadan waxa aan ku taaban doonaa qorshaha uu xisbiga UCID ka leeyahay wasaarada biyaha iyo wakaalada biyaha ee xukuumada kulmiye jaha wareerisay.
Xisbiga UCID waxa uu lugaha isugu duwi doonaa wasaarada iyo wakaaladan biyaha ee xukuumada kulmiye ka dhigtay laba awoodood oo kala madax-banaan,wakaalada biyaha ee musuqu curyaamiyay waxa la hoos gayn doonaa wasaarada biyaha, waxa dib loo habayn doonaa gebi ahaan maamulka wakaaladaha biyaha ee dalka.Xisbiga UCID waxa qorshaha ugu jira in isbedel ballaadhan lagu samayn doona qaabka iyo habka ay u hawl galaan wakaaladaha biyaha oo noqday hoyga musuqa ee ay eexda iyo qabyaaladu curyaamisay.
Xisbiga UCID waxa uu soo bandhigi doonaa qorshe la jaan qaada nolosha shacabka JSL oo dhamaan magaalooyinka ilaa tuulayaasha biyo la galiyo,waxa ugu horayn doona caasimada in laga haqab tiro biyaha si looga baxo habkan xukuumada kulmiye dhegaha shacabka 4 sanno ay ku shubaysay mashaariic biyo gelin ah ayaanu caasimada ku dhamays tiraynaa,noqodayna daruur aan da’ayn.
Xisbiga UCID waxa kale oo qorshaha ugu jira in dhamaan dhulka beeralayda iyo dhul daaqsimeedka laga sahamiyo biyo si dhamaan dalka looga baxo baahida biyaha.Xisbiga UCID waxa uu rumaysan-yahay noloshu inay tahay biyaha oo aanu dalkani horumar gaadhi Karin la’aantood, sidaa darteed xisbiga UCID waxqabadka ugu horeeyaa waxa uu noqon doonaa in shacabka JSL si siman biyo u helaan,lagana saaro xaaladan ay xukuumada kulmiye ku daalisay shacabkan cunahu qalalay ee ay farta ugu fiiqday dhalaan habaabis aan laba gaadhayn,lana aqoon mashaariicdii dalka loogu deeqay iyo lacagahii gacanta laga geliyay xukuumada kulmiye meel ay jaan cidhib dhigeen.
Xisbiga UCID waxa uu…….
La Soco……….
Xuseen Xasan Badmaax
Human Rights Secr.
UCID
0634026100
Hargeysa/JSL
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Hanbalyo Meher Oo Ku Socota Boqorka Ahmed Abdi (Sanwayne) iyo Marwadiisa Amuun Ahmed Jama

$
0
0

Tahniyad
Abdilaziz Hassan Shabel
Axmed Qaxwaji
Cali beegsi (gabow)
Suldaan Axmed Cabdillahi
Axmed Ismaciil (Dhiisi)
Maxamud Ismaciil Farax
Maxmed Ismaciil Adan (Shiine)
Waxaan hambalyo udiraynaa Ahmed Abdi (Sanwayne) iyo Amuun Ahmed Jama oo meher koodu ka dhacay dalka Ustreili gaar ahaan magaalada Sydni tariikhdu markay ahayd 2014.11.15.
Waxaanu alle uga baryaynaa inuu kadhigo kuwii isku reeya ubad khayr qabana alle kala siiyo waxaa kaloo alle ka baryaynaa in uu nabad qab isku keen tuso markale.
Amiin Amiiinshabel77@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xukumada oo si Hoos ahaana Xoriyadiisi ugu soo celisay Xoghayaha Golaha Wakiilada iyo Sababaha loo Haystay oo Aan ilaa Hada La Cadayn

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa Xorriyadiisa dib u helay ka dib markii uu todobaad ku xidhnaa Xabsiga dhexe ee Hargeysa.
Xoghayaha ayaa Maanta laga sii daayay Saldhiga dhexe ka dib markii 15-kii Bishan November loo taxaabay Xabsiga, iyadoo wakhti habeen ah Gurigiisa Ciidanka amaanku kala baxay. Xoghayaha ayaa mar la horkeenay Maxakamadda lagu xukumay mudo todobaad ah oo rumaan ah ka dib markii Xeer ilaalintu codsatay inay baadhis dheraad ah ku samaynayso Kiiskiisa.
Ilaa hadda lama Oga Cida haysatay Xoghayaha iyo Eedaha loo haystay balse waxa la xidhay wakhti Muran xooggani ka taagnaa Golaha wakiilada. Inkasta oo Dacwada garabka Gudoomiyaha ay ka mid ahayd sii daynta Xoghayaha haddana shalay laguma soo hadal qaadin xadhiga xoghayaha Xalkii Guurtidu ka gaadhay Murankii Golaha wakiilada.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

QARAN IDIL KU YEE, QOF HADLAA MA JIRO. faysal cumar madar (faysal Qumuj)

$
0
0

Maxaa Gudoomiyaha Jiidali lagu xidhay, yaa xidhay?
Waxa kusinaan 14/11/2014 laga qafaashay gurigiisa gudoomiye cabdiraxaman xasan aadan oo ah Hogaanka urur ay ku bahoobeen da’yarta beesha super awal oo lagu magacaabo Jiidali. C/raxmaan waxa lagu haystaa saldhiga-dhexe ee Hargeisa oo ilaa imika ku xidhan yahay, xadhiga iyo nidaamku waa calamadaha dawladnimo, inkastoo marka si qaldan loo adeegsado ay keento hadimooyinka umada badani eega kazoo kaban laayihiin.
Iswaydiintu waxay tahay maxaa lagu xidhay? Waxa lagu xidhay waxaad hogaan u tahay dhalinyarada beesha super Awal (Jiidali), hala yabin Akhriste. Calaamadaha Xukumadaha aan haysan Kalsoonida Bulshada ama lumiya tageerada muwaadiniintooda ayay shaqaalahoodu sida:(wasiirada,Agaasimayaasha IWM), Waxay ku raali galiyaan madaxtooyada markaa talada haysa in ay Masuuliyada ay hayaan kaga ilaaliyaan in cidi tilmaanto
dhaliilaha iyo Baahiyaadka Aasaasiga, markaasay siyaasadii qaranka u rogaan xadhig, cabadhin iyo caga juglayn.
Gaariye (IHN) Laga hayay “Oohow kuma sal-dhigo geel haddaan, sabo u oodnayne” sida tixdanku cad Geela ayaan Yeelin Hadaanay Xero u Oodnayn inuu Cidlada Fadhiisto. Waxaan shaki ku jirin in ay xukumadu dhiirigalisay ama sii adkaysay Jiidali, waayo Mar hadii saamayn teedii keentay xadhiga Gudomiyaha.
Si aynu u wada fahano Jiidali waa maxay? Jiidali waa urur (Think-tank)ay ku bahoobeen da’ayar aqoonyahana oo ku kala nool dalka iyo dibadaba waxaanay qabtaa: isku xidhka dhaqan-dhaqaale,siyasadeed,horumarineed,isku-xidhineed dadka iyo deegaanada beesha Super Awal.
Su’aashu hadaba waxay tahay maxaa keenay in dawladu dhibsato Jiidali? Deegaanada ay degto beeshan oo ah kuwo intabadan xisbiyada iyo xukumadaha dalka soo maray ayaa ah kuwo inta badan indho siyaasiya lagu eego, sidaadarteed ayay Jiidali waxa ay ka dhex arkeen xukumadani mid meesha kasaaraysa ololayaashii siyaasadeed eek u dhisnaa caadifada ee hore xisbiga kulmiye ugu soo macaashay.
Maxaa keenay in xukumadan Kulmiye Xoojiso ku dhaqanka Qabiilka ugana qayliso intabadan qabyaalada?
Xiligii Ololeha ee uu hogaaminyay Madaxweyne siilaanyo xisbigii kulmiye 2010, ayaa qabyaaladu ahayd takaliya ee u samaxday inuu ku guulaysto hogaanka dalka, waxa beesha Jiidali kazoo jeedo oo tageertay 80%, ayaa ahayd meelihii uu siilaanyo reer-reer,jilib-jilib iyo jufo-jufo u qaabilayay. Dhirigalintii kulmiye ee 2010kii Qabyaalada ayaa keentay manta tataagan. Waxaynu imika ognahay sanadadan uu hoganka hayay siilaanyo wixii shirbeeleedyo dhacay, sidii kii Gar-Adag ee uu siilaanyo Hogaaminayay taasina waxay keentay shirarkii: Dan iyo Duco,Hoodaale,Daallo, iyo Afgarad iyo kuwa kale oo badan ayaa ah kuwa ay dhalinyarada manta joogtaa ka shidaal qaadanayaan oo ay iyaguna isugu abaabuleen hab beeleed.
Maxaa umada ku kalifaya in ay hab-reereed isku abaabuleen? Marka laga tago shirkii uu siilaanyo hormoodka ka ahaa 2008 ee Garadag, waxa keenay maamul xumada iyo musuqa xukumada talada haysa, iyo siyaasad xumada ku dhisan reernimada iyo Qaraabo kiilka , waxa taa meesha kasaari kara muumulka oo shaqadii loo igmaday umada u fuliya, si ay uga maarmaan in ay iyagu waa reerahee ay isku tashadaan oo ay xukumada ama dawladooda ugu tashadaan.
Waxa kale oo iyaduna dhiirigalinaya marka ay dawladu wado ay reer dhisanayaan ay xukumadu ka dhigato olole ee ay tidhaa intaasaanu ku daraynaa. In kasta oo ay ahayd wax yabaha laga samaystay dawladaha oo ah in wax lawada yeesho waxna lawaada qabsado.
Hadaba xadhiga gudoomiyaha Jiidali waxa uu dhiiri galin u yahay in ay awoodaysato Ururka Jiidali iyo in dhiig cusub oo horlihi kusoo biiro kooxda Jiidali, waxakale oo ay bulshadu ogaanaysaa in aanay haba yaraatee wax cadaaladii ka jirin dalka marka aanay jirin wax sharci ah oo laysku soo marayaa waayo gudoomiye cabdiraxmaan waxa ay sheegeen ciidanka nabadgalyadu in ay madaxtooyadu ku amartay in ay iska hayaan uun? Noqon mayso mid lagu cabsi galiyo dhalinyarada beesha super awal ee uu matalayo lakiin waxay noqon mid ku kicisa dhalinyarada xukumada.
Waxaan kusoo meerayaa maanso uu gaariye (AHN) ka tiriyay xili xukumadii afweyne ay u eekaatay tan uu imika Siilaanyo Hogaaminayo oo la odhan jiray Qiyaame (1980)
Qarnigii cilmiga Qubanaha is yidhi
Ku muquuni qori; Qallef iyo ba’naan
Iyo Quuflihii Qaab laga il-baxay.
Qaran idil ku yee, Qof hadlaa ma jiro.
Qaadaa-dhig talo; Qardajeex ku eeg;
Qablanyoo la diid; Qobtolyoo furfuran;
Qolo-qolo u shiri; “Heeso qaada!” yidhi;
Ku qaboobi waa.
Qasan xaajigii; Wuxu qaadhanaa
Ee qoor casaa Qabqablaa u baxay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Magaalo Xuduudka Wajaale Ee Somaliland Iyo Etoobiya oo caawa Dhulgariir Dadka Argagax Galiyay ka Dhacay.

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-Wararka aanu ka helayno Caawa magaalada Wajaale oo ah magaalo Xuduud u ahSomaliland Iyo Ethopiya in dhinaca Somaliland Uu ka dhacay dhulgariir ay dadka oo dhani wali sii hadal hayaan, Waxaana uu dhulgariirkaasi bilaabmay abaaro 9:45 Daqiiiqo caawa, dhulgariirkan ayaan wax khasaare ah gaysan balse waxaa aad u cabsaday dad-weynaha halkaasi ku dhaqan sidan waxaa noo sheegay mid ka mida dadka halkaasi ku dhaqan oo shabakada Halbeeg Khadka Taleefoonka Kula Xidhiidhay.
Waa markii ugu horeysay ee wajaale laga maqlo dhulgariirkani balse waxaa laga maqli jiray oo kaliya magaalada boorama ee Xarunta Gobalka Awdal Oo ay Gariirto buur ku taala.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:Wasiirka Maaliyada oo Soo Dhaweeyay Go’aakii laga gaadhay Khilaafkii golaha Wakiilada.

$
0
0

Daawo:Wasiirada Waxbarashada Somaliland Oo ka Hadashay Dib u Habeeyn Lagu Sameeynayay Manhajka Waxbarashada iyo Sidii Aqoonta Somaliland Loo Kobcin Lahaa

$
0
0

Hargaysa(HalbeegNews)-shir lagu falanqaynaayay Sidii loo kobcinlahaa Tacliinta Dadka Somaliland,lana eegayay manhajka somaliland ay ardeeydeedu dhigtaan ayaa wasaarad Waxbarashadu ku Qabatay xarunt Wasaarada, waxaana ka qayb galay shirkan Qaar ka mida golaha Wasiirada Xukumada somaliland culimo aw-diin iyo Waliba Dad Aqoonyaha Ah oo ay ka mida Laamaha Maxaliga Ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Kenya Claims Anti-Shebab Strikes in Somalia after Bus Attack

$
0
0

Kenya said on Sunday its troops had killed dozens of Shebab Islamists in raids inside Somalia after the execution of 28 non-Muslim people on a Kenyan bus. There was no independent confirmation of the strikes in response to Saturday's attack by the al ...
Weblinks: 


AKHRISO: Go’aan Kasoo Baxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Jawaari

$
0
0

Waraysi xildhibaan taageera Ra'iisalwasaaraha

$
0
0

DAAWO MUUQAAL: Sida uu Maanta u Fashilmay Mooshinkii Damu-jadiid Ay Ka Keentay Ra’iisal Wasaare C/weli

$
0
0

Waraysi Xildhibaan taageersan mooshinka

$
0
0

War Deg Deg Ah: Gudoomiye Prof. Jawaari oo Amar Ku Bixiyay In Mar Danbe Mooshin La Horkeeni Doonin Baarlamaanka Inta Laga Xalinayo Khilaafka……

$
0
0

War qoraal ah oo goordhow ka soo  baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa waxaa war looga  soo saaray Mooshinka maanta mar sedaxaad buuq iyo sawaxanka ku dhamaaday.
Gudoomiye Prof. Jawaari ayaa amar ku bixiyay in Mooshinka aan mar danbe Baarlamaanka la horkeeni doonin tan iyo inta laga Xalinayo Khilaafka Xildhibaanada Baarlamanka u dhaxeeya iyo Xaalada ka jirta Dalka.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Dooda Mooshinka Ka Dhanka Ah Ra’iisal Wasaare C/weli oo Mar Sadexaad Fashilantay

$
0
0

Kulanka Xildhibaannada ay maanta uga doodi lahaayeen mooshin ka dhan ah Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed iyo xukuumaddiisa ayaa ku soo idlaady buuq iyo sawaxan.
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo ku xigeennadiisa ayaa isaga baxay xarunta golaha shacabka, kaddib markii ay ku buuqeen xildhibaannada diidan mooshinka.
Gudoomiye Jawaari ayaa muddo daqiiqado ah isku dayay inuu xildhibaannada dejiyo, si uu kulanka u furo, hase ahaatee xildhibaannada ayaa sii watay buuq iyo sawaxan,taas oo keentay in uu kulan isaga baxo guddoomiyaha baarlamaanka sida uu xaqiijiyay xildhibaan Cabdi Bare.
Xildhibaan Cabdi Barre oo kamid ah Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka ayaa sheegay in Xildhibanada aan Mooshinka loogu qeybin Xarunta Baarlamanka islamarkaana Xalay si hoose loogu qeybiyay.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Duqa Magaalada Borama Oo Ka Waramay Safar Uu Dalka Dibadiisa Kaga Soo Laabtay Iyo Kulan Uu La Qaatay Culimada.

$
0
0

Xil. Shariif Xasan oo Shaaciyay inuu soo dhisayo Maamul Tayo iyo Aqooon leh

$
0
0

Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia xildhibaan Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu soo dhisi doono maamul tayo leh, kaddib shir jaraa’id oo uu maanta Baydhabo ku qabtay.
Shirka jaraa’id ee Shariif Xasan oo dhawaan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed oo ahaa kii ugu horreeyay oo uu qabtay ayaa ugu mahadceliyay intii taageertay uu ugu horreeyo madaxweynaha [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cali Gurey Oo Ka Waramay Saxaafadda Xorta Weerarka Lagu hayo

$
0
0

“ Cabdillaahi Cukuse Waxaan Leeyahay Waryaa Saaxiibka Xukumaddu Waa Bishoo Saddex Ahe Intii Suuqa Ha Isa Seegina, Saaxiibadaadii Saxaafadda Ha Isa Seegina” Cali Guray

$
0
0

Hargeysa(Awdalpress) 24.Nov.2014- Gudoomiye xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Cali Guray, ayaa Cashuurta Xukumaddu ku soo rogtay Warbaahinta Madaxa banaan ku macneeyay Qiil Xukumaddu Al-baabada ugu laabayso Xarumo warbaahineed oo hor leh.
Cali Guray oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa waxa uu sheegay in haddii Warbaahinta la cabudhiyo aanu jirayn Mucaarad, Muxaafad iyo Dimuqraadiyadda “Waar dalkani sidan kuma soconayo, Saxaafaddanin haddii ay jiri waydo Mucaarad-na jiri maayo,Dimuqraadiyadina jiri mayso,markaa Xukumadna jiri mayso.haddaad inuu wax maqlaysaan oo inuu wax nasteex ahi dalkan iyo dadkan agtiina ugu hadhay ka noqda Go’aanadaas, u dulqaata Saxaafadda shalayba waataa Mucaaradka ahaydeene” ayuu yidhi Cali Guray
Mujaahid Cali Guray oo hadalkiisa sii wata waxa uu yidhi “Dagaalkan lagu soo qaaday Saxaafaddu waa Dagaal lagu soo qaaday oo lagu burburinayo Dimuqraadiyadii, markaa kolba geed fooda la soo saaraba iyo geed gaaban iyo mid dheer oo la iskugu taagaba Nuxurka dagaalkani wuxuu ku dhamaanayaa in Dimuqraadiyadii Somaliland Afka u dhacdo”
Mujaahid Cali Guray waxa uu sheegay in Wasiir Cukuse iyo Wasiir Xirsi leeyihiin Xarumo warbaahineed oo Kharashkooda laga bixiyo Khasnada Dawladda, islamarkaana ay ogyihiin inaan warbaahintu helin Lacago Macaashal macaash ah oo la cashuuro  “Xukumaddani waxay Caydh ka tahay waxa Caddaaladda la yidhaahdo, Hodanna waxay ku tahay Dulmiga,waxa inagaga hadhayna waa Lix bilood, Saxaafaddana Cashuurtan lagu soo rogay way Ogyihiin inaanay Macaashal Macaashna helin, Liisankana ay wada qaateen, markaa waa wax qiil laga dhiganayo ee maaha Lacag waxa loo jeedaa”
Mujaahid Cali Guray, waxa uu sheegay in Markasta oo Xukumaddu fawdo abuurto oo la xaliyaba ay mid kale keenayso “ Xukumaddani Markay fadqalalo meel ka ridaba ee la gurmado ee la mooso ee wixii ay dhigtay la daweeyo, haddana meel kale ayuun bay ka fad kudinaysaa.Cabdillaahi Cukuse(Wasiirka Warfaafinta), Waxaan leeyahay ‘Waryaa Saaxiibka Xukumaddu waa bishoo saddex ahe intii Suuqa ha isa seegina,Saaxiibadaadii Saxaafadda ha isa seegina.Wasiirnimada laguma waaro, Bari waxaanu ku arki adigoo mucaarad ah oo dhulka yaala.”
Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii u horaysay Warbaahinta Madaxabanaan iyo Shaqaalaheeda ku soo rogtay Cashuur.warqad shalay la soo gaadhsiiyay Telefishanada ayaa lagu sheegay inay soo bixiyaan Cashuuro ku baaqday kuwaasi oo aan la xusin ilaa wakhtiga laga bilaabayo maadaama aan hore looga qaadin wax Cashuur ah.RMS.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Gooni oo casho Gaar ah loogu sameeyey Gotenburg

$
0
0

Kn: Waxa Magaalada Göteborg lagu qabtay Xaflad siweyn loo soo agaasimay oo Casho sharaf logu sameeyay Gudoomiyaha Gobolka Jubada Hoose Cabdi Rashiid Gooni.
Xaflada Casho Sharafta ah ayaa waxa soo qaban qaabiyay Jaaliyada jubbaland ee ku dhaqan Dalka Sweden gaar ahaan caasimada labaad ee dallka Göteborg.
Waxa Goobta ka hadlay Masuuliyiin iyo Siyasiin kala duwan oo ay ugu Horeeyaan Gudoomiyaha Jaaliyada Jubbaland ee Magaalada Göteborg Abdirahmaan Ahmad Raage “Ciro” asago ka warbixiyay sida ay jaaliyada Jubbaland ugu helan yihiin inay dalkii dib ugu noqdaan kana qeyb qataan kalintooda Horumarka ka Jiro Jubbaland.
Sido kale Gudoomiayaha Gobolka Jubada Hoose Mr Gooni ayaa uga warbixiyay Horumarka Gobolka ka jiro iyo Xaaladaha ka jiro Gobolka, Asagoo sheegay in la joogo xiligii ay jaaliyadaha dalka dib ugu soo noqon lahayeen oo Horumarka ka qeyb qadan lahayeen kalintoodana la sugaayo.
Ugu danbeentii Casho sharaftan ayaa aheyd mid war bixin guud looga dhagaysanayay Gudoomiyaha oo safar shaqo ku yimid wadan kan sweden halkaa oo si diiran loogu soo dhawweyay asagoo xog farabadan ka qaatay kulankan oo kusoo dhamaaday jawiwanaagsan.
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

25.11.2014.Warka Habeenimo.

$
0
0
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live