Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Qiso Cajiib Ah!! (ilaahay baa iga damiin ah)…Qoraa: Ustaad Asad Muuse Kibaar‏

$
0
0

Qisadan waxa weriyay saxaabiga abu-hureyra [Allaha ka raali noqdee] wuxu nebiga (S.C.W) ka weriyey [Nin reer bani-isra’iil ah ayaa wuxu ubaahday amaah Kun Diinaar ah wuxu u tegey nin oo uu weydiistay, ninkii baa ku yidhi kunka diinaar waan ku amaahiniyee marqaati (Nin marqaati kaa noqda) ninkii reer bani-israa’iil wuxuu ugu jawaabay ilaahay baa marag igu filan oo na arkaya, Ninkii baa hadana kuyidhi nin damiinu-maal ah oo ku damiinta iikeen, kolkaas ayu ninkii bani-israa’iil ba ugu jawaabay ilaahay baa iga damiin ah, ninkii wuxu yidhi run baad sheegtay ee amaahdan Goormad ii keeni, Ninkii bani-israa’iil muddo ayu qabsadey, lacagtii kunka diinaar gacanta ayaa lagag ridey.
 
Dabadeed ninkii bani-israa’iil wuu safray badda ayuu ka talaabay oo dooni buu raacay meeshuna waa Jasiirad, danahiisa ayuu ku qabsaday lacagtii amaahda aheyd, dabadeetana mudadii bay gaadhay, badiina way kacsantahay, dooni uu kusoo safro ayuu waayay.
Wuxuu  soo qaaday kunkii diinaar wuxu ku riday bac, dabadeetana wuxuu soo qaaday looxaan dhexda ayuu ka dalooliyay wuxuuna dhexdeedi geliyey lacagtii iyo warqad uu uqoray, wuxuu dulyimid badii wuxuu ku yidhi “Ilaahayoow ninkaasi wuxuu i amaahiyay anigoo ubaahan lacagtaa kunka diinaar ah, ilaahayoow damiin ayaad iga aheyd ee ilaahayoow Badda ayaan ku ridayaa ee ilaahayoow ugee”
Dabadeetana badii ayuu ku tuuray, muddo kadib ayaa ninkii wax amaahiyay Caruurtiisii ayaa xaawo (qoryo) ay dabka ku shitaan udoonay badda, dabadeetana waxay sheeda ka arkeen looxii,way lasoo bexeen, guriga ayey keeneen waxay ka dhex heleen looxii bacdii ay ku jirtey lacagtii iyo warqad uu ku lahaa “Walaal waxaad i amaahisay lacag kun diinaar ah waxaad iweydiisay marag iyo damiin waxan kugu idhi ilaahay baa marag iyo damiin ii ah, waxay gaadhay mudadii, waxan waayay dooni aan soo raaco, waxan kusoo dhex ridey lacagtii looxan ee walaal iga gudoon”.
Qisadan waxa weriyay iimaamu bukhaari waana qiso dhab ah.
Wabbilaahi Towfiiq.
 
Turjumaa: Ustaad Asad Muuse Kibaar
Email: asadmuuse03@hotmail.com
Tell: 063-4453653
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shantii soomaaliyeed oo afar ka mid ahi samaysatay gole la yidhaahdo akadeemiyad goboleedka afsoomaaliga ”AGASOM”.

$
0
0

Afarta gobol ee samaystay golaha Xamar laga maamulo, uma dabranaan doono afka soomaaligu. Manaaha mid uu hanan karo hoggaamintiisa, si uu u hagaaso.Afka soomaaligu waxuu ahaa shayga qudha ee ka madaxbannaanaa siyaasadaha qalloocan, ee aan ka baxsanaynayn qabyaaladda, iyo xinka, iyo karaahiyada. Marna may dhici jirin in afka soomaaligu noqdo mid loo adeegsado dano siyaasadeed, iyo colaad hurin ka dhex dhaca iskaashiga afka soomaaliga ku suntan, ee isirka soomaaligu daggan yihiin.
 
Waxuu in badan ka nabadgalay dhaawacyada bulshooyinka soomaalida gaadha, waxuu ka caafimaad qabay qoqobnaanta dadka ka haysata xadhig maranka iyo qabyaaladda.
 
Waxuu afka soomaaligu ahaa, mid awooddiisa ku meel mara, oo aan u dabranayn cid, si gaara u maamusha, ama dano siyaasadeed ku hoggaamisa.
 
Maamulka xamar waxuu noqday mid ku dhiirrada in afka soomaaliga laga dhigo mid ay ku yimaaddaan dhaawac aan laga soo kaban karin, oo kala geeya shicibka soomaaliyeed, ee daga shanta soomaaliyeed ee bahwadaagta ku ahaa horumarinta iyo daryeelka afka soomaaliga.
 
Waxay horseedeen dhibaato aan dawo loo heli doonin, iyo in afka soomaaligu soohdimo kala yeesho, loogana taliyo deegaammo siyaasadaysan.
 
Waxay afka soomaaliga u garteen in uu noqdo, mid siyaasadda iyo himilada maammulladu xakamayso, horumarintiisana ay ku tilmaamaan in siyaasad goboleed looga arrin sado.
 
Maaha markii u horraysay, ee xamar laga maleego hagardaamooyin dano siyaasadeed ku salaysan, oo afka soomaaliga lagu curyaaminayo. Manaaha markii u horaysay, ee ay isku dayaan in aan afka soomaaligu tisqaadin, oo uu dhaawac ka soo gaadho iskaaashiga aqoonyahannada iyo suugaanlayda afka soomaaligu.
 
Somaliland marna la yeelan mayso xidhiidh, ku saabsan horumarinta afka soomaaliga iyo suugaanta afarta qobol ee kale, maadaama ay aftaasi gobol samaysteen gole ay ka maqantay, oo ay iyagu bahwadaag ku noqdeen, ayna si gaara uga arrimiyaan waxay ku sheegeen ”AGASOM”,  ee ay ku yagleeleen magaalada Muqdisho.
 
Somaliland waxay ka tala baxday inay xidhiidh la yeelato, gobolada kale ee isu doortay, inay afka soomaaliga yihiin bud_dhiggiisa. Waxaanay si cad u sheegaysaa, inaanay aqoonsanayn golahaasi isxambaarka, iyo beenta isku abaabulay.
 
Somaliland waxay si buuxda oo aanay cidna la qaybsanaynin, u hormarinaysaa afka soomaaliga, una samaysatay golaha  Akadeemiyadda Carriga Afsoomaaliga” ACASOM”, oo guddigiisa la magacaabi doono.
 
Somaliland waxay ku koobnaan doontaa inay xidhiidh la yeelato oo keli ah, golaha qalinlayda somalialnd , iyo akadeemiyadaha madaxa bannaan ee ka dhisan daafaha dunida.
 
Somaliland waa qaran aan u baahnayn, in afka soomaaliga dad dano siyaasadeed ka lihii ugu soo gabbadaan jiritaankeeda.
 
Afka soomaaligu mid maamul sheegto taladiisa maaha, mana noqondoono.
 
Mr. Paul PaulsonPaul72222@gmail.com
Hargaysa Somaliland.  
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

“Ex-Banaadir hala baabi’iyo waa hala baabi’iyo Beelaha dega” + 3-da koox ee ka dambeeya qorshahan.

$
0
0

Iyadoo maal-mahaan ay si xowli ah u socdaan kulamo looga arrinsanaayo maamul u sameynta goballada aanan weli sameysan is-maamul-goballed, ayaa waxaa nasiib darro ah, in goballadii leysku dhihi jiray Ex-banaadir oo kala ah Xamar, gobalka shabellaha dhexe iyo gobalka shabellaha hoose ay noqdaan looma ooyaan, iyadoo ay su’aal-weyn ka taagan tahay sababta gobalka Sh/hoose loogu daray is-maamul goballeedka la magac baxay koofur galbeed Soomaaliya ee dhowaan la yagleelay oo ay xaruntiisu tahay Baydhabo, taas oo ay macnaheedu tahay shacabka degan deegaanka Sheekh Ibraahim Gacal oo Xamar u jira wax ka yar 2-KM wixii galbeed ka xigga waxaa laga xakumaayaa Baydhabo.
Qaabka Xamar maamul loogu sameynaayo waxaa la yiri, dib haloo dhigo inta laga dhameystiraayo ” dastuurka-qabyada ah”, iyadoo sida la qiyaasaayo ay Xamar ku nool yihiin ugu yaraan 1.5 milyan u dhalatay deeganaada leysku yiraah Ex- benaadir, halka 1 milyan oo isugu jira wax ku dhashey iyo kuwo u soo shaqo tagay xamar yihiin, maadaama ay Xamar tahay xarunta dowlada dhexe ee Federaalka Soomaliyeed.
Intaas waxaa ka sii xannuun badan, gobalka shabellaha dhexe oo ay hada ku socoto, sheekadii ” Dibiga Cad “, sheekadii dibiga cad waxay tahay, Libaax ayaa la saaxibey sedax (3) dibi, mid cad, mid madow iyo mid guduudan, markaasuu maalin maal maalmaha kamid ah, ayuu kulan gaar ah la yeeshey dibigii guduudney iyo kii madoobey, markaasuu ku yiri labadii dibi, war dibiga cad habeenkii marka ay caddaddu jirto ayaa caddaantiisa la arkaayaa ee aan naga khaarajiyo dibiga cad, labadii dibi wey ka ogolaadeen codsigii Libaaxa.
Muddo kadib ayuu Libaaxii u yeeray dibigii gududnaay, markaasuu ku yiri, dibiga madow wuu nugul yahay ee aan cuno?, dibigii gududnay wuu ka ogolaaday codsigii Libaaxa, muddo gaaban ka dib libaaxii wuxuu u yeray dibigii gududney wuxuuna ku yiri, saaxib waan baahanahay mana joogo dibi aanan adiga aheyn oo aan cuno, sidaas awgeed adiga ayaan ku cunaayaa ee ku raali noqo dibi guduudow, markaasuu ku jawaabay dibi guduud, iska key cun, laakiin Libaxow ogsoonow waxaad i cuntay markii aan kaa ogolaaday inaad cunto dibi-cadde.
Hadda gobalka shabellaha dhexe waxaa la cunay markii Xamar la cakiray, gobalka shabellaha hoosena lagu darey maamulka koofur galbeed ee uu xaruntiisu tahay Baydhabo, dadka ka soo jeeda goballadii leysku dhihi jiray Ex-banaadirna ay ka dhiidhiwaayeen tacadiyada lagu sameeyey.
Haddaba, su’aasha mudan in leys weydiiyo, waxay tahay yaa ka danbeeya dhibaatadaan uu xanuunkeedu ku dhici doono jiilka soo socda ee u dhalan doona goballadii leysku dhihi jiray ex-banaadir?.
Waxaa loo badinayaa inay dhibaatadaan ka danbeeyaan seddax (3) kooxood oo kala ah:
1) Koox isugu jirta siyaasiin iyo xaasidiin aanan ka soo jeedin ex-banaadir oo aad u dhibsanaaya dhaqanka suuban ee reer ex-banaadir, barwaaqada joogtada ah ee ex-banaadir iyo deganashahooda dabiiciga ah.
2) Qaar ka mid ah dowladaha deriska , kuwooda aanan lahayn Bad (sea) oo raba inay Badda Soomaaliya ka dhistaan dekedo waa weyn oo ay ka isticmaalaan goballada Soomaaliya sida gobalka Sh/Hoose iyo Sh/Dhexe, gaar ahaan Marka iyo Cadale iwm.
3) Siiyaasiin uu derejo jeceyl ka qaaday damiirkii dadnimo oo daacad u ah dowladaha aanan Soomaaliya la rabin inay noqoto dowlad xoog leh, balse doonaaya inay Somaaliya weligeed ahaato dowlad diciif ah.
Ugu danbeyntii, dadka ka soo jeeda deegaanadaan uu dulmigu ku socdo, waa inay ogaadaan inay xaq u leeyihiin in ay ka tashadaan masiirka deegaanadooda oo aysan ku qasbaneyn inay masiirkooda u daba-fadhiistaan siyaasiin ku xiran dowlado shisheeye, sidoo kale waxayna ku qasbaneyn inay masiirkooda u daba-fadhiistaan siyaasiin sheekhu-kuli ah oo raba inay ku gaaraan dana siyaasadeed oo aan dhammaad lahayn.
Sidoo kale, jaaliyadaha ka soo jeeda deegaanadaan uu ku socdo dulmigaan iyo bah-dilka waa in ay ka dhiidhiyaan oo ay baaqyo is daba joog ah u kala diraan madaxda dalka ugu sarreysa sida madaxweynaha DFS, guddoomiyaha baarlamaanka FS, Ra’iisul Wasaaraha DFS iyo beesha caalamka qeybaheeda kala duwan.
Ex-banaadir hala baabi’iyo waa xeelad ku saleysan hala baabi’iyo beelaha dega ex-banaadir ee Rabiyow adigu badbaadi dadkaan iyo deegaanadaan ay ku dagaalamaayaan danleyda kala daran.
Waxa Qoray: Mohamoud Ghedi Aw Hilowlexilqaad12@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasiirka Gaashaandhiga oo Guriceel tagay iyo qorshe cusub oo socda (Xog)

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka wasaarada gaashaandhiga C/qaadir Sheikh Cali Diini, iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta tagay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Wafdiga ayaa ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud halkaasi oo uu ka arimiyo maamulka Ahlu sunna oo gacan ku heynta magaalada kala wareegay dowlada Soomaaliya.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya ujeedada ka dambeysa in wafdiga dowlada Soomaaliya ay tagaan magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo dagaalo ay ka dhaceen.
Ujeedada ugu dambeysa ayaa ah sidii xal buuxa loo kala dhex dhigi lahaa dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, iyadoo dagaalada labada dhinac ay sababeen dhimasho iyo dhaawac.
Caasimada Online, ayaa ogaatay in wafdiga wasiirka gaashaandhiga ay doonayaan in Ahlu sunna iyo ciidamada dowlada ay ku hishiiyaan maamulka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
Sidoo kale waxaa lq qorsheynayaa in wasiirka gaashaandhiga uu gudaha u galo degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud, halkaasina uu kula kulmo xubnaha Ahlu sunna ee kus ugan degmada.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Islamic humanitarianism? The evolving role of the Organisation for Islamic Cooperation in Somalia and beyond

$
0
0

Regional organisations are becoming increasingly involved in humanitarian action and the Organisation of Islamic Cooperation (OIC) is no exception. The OIC’s humanitarian response to the devastating famine in Somalia in 2011 was the organisation’s ...
Weblinks: 

Xog cusub oo kasoo baxeysa Khilaafka shirka Istanbuul ee DF iyo Somaliland

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf ayaa ka taagan in ay furmaan wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Dowladda Soomaaliya ee la filayo inay ka dhacaan Magaalada Istanbul ee dalka Tarki.
Wafdiga labada garab oo wada degan Hal Hotel, ayaa waxa ay halkaasi ku qaadanayaan kulamo gaar gaar ah oo ku saabsan sida ay ka yeeli lahaayen Shirka oo Khilaaf hareereeyay.
Wufuuda ka socta Maamulka Somaliland ayaa diiday inay la fariistaan Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ay ku jiraan Mas’uuliyiin kasoo jeeda Deegaanada Maamulka Somaliland.
Wafdiga dowladda waxaa ka mid ah Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Wasiirka Duulista Haawada Cali Jaamac Jingali oo labadaba kasoo jeeda Somaliland.
Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka arrimaha Dibadda Somaliland ayaa goor sii horeysay wacad ku maray in aysan la fariisan doonin Wafdiga hadii aan laga saarin xubnaha kasoo jeedo Somaliland.
Waa caqabad kale oo hor leh oo haysata wajiga 8-aad ee wadaxaajoodka udhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Soomaaliland oo intiisa badan aan ahmiyada la siinin waxyaabaha muhiimka ah in laga wadahadlo.
Dhanka kale, furitaanka kulanka ayaa waxaa hortaagan caqabad ah in shirka laga saaro Wufuuda DF Somalia u mataleysa shirka oo asal ahaan kasoo jeeda Deegaanada Somaliland.
Shalay ayay aheyd markii War saxaafadeed ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya lagu sheegay in dowladdu ka go’an tahay in Somaliland markan kala hadasho arrimaha siyaasada, isla markaana la dar dar geliyo wada hadalada.
Waxaa la sugayaa tallaabada ay qaadaan xubnaha Dowladda u matalaya wadahadalkaasi iyo sida ay ka yeeli doonaan diidmada xubnaha Soomaaliland.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Somaliland Rejected to Istanbul Talks Over Its Native Represention of Rival Mogadishu

$
0
0

The self-declared state of Somaliland has boycotted Turkish hosted talks in Istanbul with federal government. Somaliland foreign minister Mohamed Yunus Bixi has told the media that his government will not accept to sit in the same negotiating table with ...
Weblinks: 

Officials: Mom Knew Her Son Was 'Jihadi John'

$
0
0

But at the same time, Emwazi was linked by court documents to a number of alleged jihadists in London who purportedly supported a terror group in Somalia. In recent years Emwazi had attempted to move back to Kuwait to pursue a computer science job there ...
Weblinks: 

Somaliland Statement About The Dialogue Between Somaliland And Somalia On 2nd of March

$
0
0

High-level delegation representing the Government of the Republic of Somaliland traveled to Istanbul, Turkey to participate in the next round of talks with the Federal Government of Somalia, as envisaged by the communiqué signed in Djibouti in December 2014 by the Presidents of Somaliland and Somalia.
In the lead up to the Istanbul meeting, Somaliland wrote letters of protest to Somalia and Turkey for unilateral actions taken by Somalia which sought to undermine the Dialogue. This included Somalia’s inclusion of officials of Somaliland nationality in its delegation.
Both parties had agreed at the outset of the Dialogue process not to include representatives in their respective delegations who originated from the other nation. The delegation representing Somaliland, led by H.E. Mohamed B. Yonis, Minister of Foreign Affairs suspended the Istanbul meeting until the egregious conduct by Somalia was rectified.
Moreover, both Somaliland and Somalia agreed during the first Dialogue meeting facilitated by Turkey, which was held in Ankara in April 2013 to “refrain from using inflammatory language and any other act which my put the continuation of the Dialogue at risk.” However, Somalia’s actions on a number of occasions have sought to undermine and jeopardize the continuation of the talks.
The conduct complained of includes; (i) the inclusion of officials of Somaliland origin in the delegation representing Somalia, (ii) the continual delays by Somalia to holding the talks, (iii) inflammatory statements and comments made by Somalia about the talks and Somaliland’s status as an independent nation, (iv) Somalia’s reneging of agreements reached in previous rounds of the talks, and (v) the clear lack of desire by Somalia to promote the Dialogue and use it as an opportunity to properly address its future relations with Somaliland.
Somaliland has acted in good faith to honour the spirit of the talks. However, in light of the number of challenges that Somaliland has faced during the Dialogue, we have decided to suspend further talks with Somalia until the existing challenges are properly addressed and Somalia demonstrates in its language and behavior that it wishes to take the talks seriously and act in a responsible way in order to achieve an amicable and just resolution in the future relations between Somalia and Somaliland.
Despite Somaliland’s disappointment at the behavior of Somalia throughout the talks and particularly in this last Istanbul meeting, the Somaliland delegation expresses its gratitude to the Government of Turkey for generously hosting both delegations in Istanbul. It is unfortunate that Turkey’s brotherly intentions have been undermined by
the violations and intransigence of Somalia.Somaliland Foreign Ministry And International CooperationHargeisa, Somaliland
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Muqdisho oo looga shiray dardargelinta Hiigsiga Cusub

$
0
0

Shir looga hadlayay dardargelinta barnaamijka Hiigsiga Cusub oo uu shir guddoominayay raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, ayna ka qeyb galeen toddoba wasaaradood oo quseysa barnaamijka iyo deeq bixiyeyaasha caalamka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali (Ceynte) [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Soomaaliya oo ku eedeysay Somaliland fashilka shirka Istanbul

$
0
0

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay maamulka Somaliland qabsoomid la’aanta wada-hadallada lagu waday inay labada dhinac ku yeeshaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku sheegtay in wafdiga ka socday maamulka Somaliland uu soo xaadiri waayay madasha wada-hadalka. Wafdiga ka socday Somaliland ayaa dalbaday in wafdiga ka socday dowladda federaalka laga saaro [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Benadir hospital receives donation from AMISOM police

$
0
0

AMISOM oo deeq raashin ah gaarsiisay isbitaal ku yaalla Muqdisho

$
0
0

Saraakiil ka tirsan waaxda booliska ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa maanta deeq raashin ah gaarsiiyay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ee magaalada Muqdisho. Taliye ka tirsan waaxda booliska AMISOM Bamuzibare  Samuel ayaa deeqda oo ka koobnaynd tufaax, buskut, boorash, malmalaaddo, bariis iyo baasto ku wareejiyay maamulka isbitaalka. Agaasimaha isbitaalka, Dr. Cabdirsaaq [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Puntland President Abdiweli arrives Kismayu

$
0
0

Puntland President Abdiweli Mohamed Ali Gaas along with a large delegation has travelled to Kismayo, the centre of Jubba administration in a days-long official visit. The president accompanied By members of hiscabinet, parliament and senior officials of ...
Weblinks: 

Man on terror most-wanted list detained in Somalia

$
0
0

McLEAN, Virginia - A former taxi driver from Virginia who was recently placed on the FBI's list of most-wanted terrorists has been captured in Somalia, a US law enforcement official said on Monday. The official told The Associated Press that Liban Mohamed ...
Weblinks: 

Siminaar Kampala ugu furmay Guddigga Xeer-Hoosaadka Baarlamaanka Soomaaliya”SAWIRRO”

$
0
0

Share
Aqoon kororsiga kor loogu qaadaayo aqoonta Guddigga Xeer Hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanadda ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda.
Xubnaha guddiggan ayaa waxaa ay aqoontooda la wadaagayaan xubno ka tirsan Baarlamaanka dalka Uganda iyo hay’adda AWEBA, waxaana laga hadli doonaa wax ka bedelka Xeerhoosaadka kaas oo Kalfadhiga walba dib u eegis lagu sameeyo iyadoo la eegayo qodobadii saameynta ku lahaa Kalfdhigii ka horeeyay kan furmaya.
Xogahaya golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/kariim Xaaji Cabdi (Buux) oo warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Xeer hoosaadka golaha Shacabka Soomaaliya dhowrkii biloodba isbedel lagu sameeyo isla markaana aqoon korarsigan uu wax badan ka caawin doono xubnaha guddigga.
“Guddigga iyagoo wata macluumaadka qodobada keena caqabad Kalfdhiga hore ayay ku darayaan xogta ay haystaan si aysan dhibaatada markale u soo laaban oo wax looga bedelo qodobada” ayuu yiri Xogahaye Buux.
Aqoon kororsigan oo socon doono sida uu qorshuhu yahay 3-7 bishan Maarso ayaa waxaa ay guddigga u baran doonaan qodobo ay kamid yihiin soo saarida go’aanada iyo shuruuca iyo marka ay jiraan xaalado gaar ah oo soo wajaha kulamada golaha Shacabka.
Qodobabada ilaa iyo hadda laga hadlay ayaa waxaa kamid ah in hadii Ra’iisulwasaare Mooshin laga keeno in uu is difaaci karo iyo in kale waxaana aqoon kororsiga soo xir doona guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawada sida uu qorshuhu yahya.Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso War Duhur Radio Muqdisho

$
0
0

Somalia: Ahmed Modobe Promises to Build New Football Grounds

$
0
0

The President of the Jubaland regional state of Somalia has promised to develop sports in the area to encourage young generation. Ahmed Madobe has said his administration will carpet the football ground in the port city to rejuvenate the revival of the ...
Weblinks: 

Shahaado sharaf la guddoonsiiyay Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Mas’uuliyiin kale “SAWIRRO”

$
0
0

Share
Munaasabad shahaadooyin iyo abaalmarino lagu guddoonsiinayay qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta iyo dalxiiska iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta.
Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Xildhibaanno, mas’uuliyiin hore xilal kala duwan uga soo qabtay Wasaaradda, Agaasimaha guud ee Wasaaradda, Agaasime waaxeedyada iyo Howlwadeenada Wasaaradda Warfaafinta, waxaana intii ay socotay laga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee ay Wasaaraddu soo martay.
Agaasimaha Radio Muqdisho ahna Guddoomiyaha Guddiga Goobshaqo ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow oo ugu horeyn xafladda hadal ka jeediyay ayaa sheegay in ujeedka munaasabadda ay tahay dhiirigelin iyo abaalmarinno la guddoonsiinayo shaqaalaha Warbaahinta Qaranka oo ku muteystay howlkarnimo iyo shaqo wanaag oo ay muujiyeen.
“Kulan tifaftirayaasha iyo Madaxda kale ee Wasaaraddu isugu yimaadeen ayaa lagu soo xulay, intii laga tegay yeysan u arkin in la iloobay, balse tani waa ay sii soconeyso abaalmarinada lasiinayo shaqaalaha howlkarnimada muujiya, waxaana dadka shahaadooyinka la siinayo ku jira kuwa horey xilal uga soo qabtay Wasaaradda iyo kuwa kale oo ku muteystay garab istaaga iyo talo soo jeedinta Warbaahinta Qaranka” ayuu yirii Agaasime Cabdirixiin.
Agaasimaha Warbaahinta Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaalla oo goobta hadal ka jeediyay ayaa uga mahadceliyay madaxda ka soo qeyb gashay xafladda sida ay u ajiibeen codsigooda, waxaana uu intaa ku daray in howlwadeenada Wasaaraddu ay ku shaqeeyaan daruufo adag oo aysan la qabin shaqaalaha rayidka ee dowladda.
“Waxaan ka cudur daaraneynaa haddii ay jiraan shaqaale kale oo mudnaa in abaalmarinadan laga qeyb geliyo, runtii shaqaaluhu aad bay u fara badanyihiin, sida aad ogtihiin shaqaale ayaa u dhintay howshan aan hayno, kuwa waa ay u dhaawacmeen, marka taariikhda ayaa xusi doonto, howlaha aad bulshada u haysaan, waxaana idinku boorinayaa in aad labo jibaartaan howsha aad shacabka u haysaan ee la idin igmaday” ayuu hadalkiisa ku soo koobay Agaasime Cadaalla.
Cabdiwahaab Macalin Maxamed Wasiirkii hore ee xanaanada xoolaha oo ka mid ahaa dadkii xafladda lagu casuumay ayaa sheegay in isagu uu aad ugu taxanyahay wararka iyo barnaamijyada ka baxa Raadiyaha iyo Telefishinta Qaranka, waxaana uu howlwadeenada ku guubaabiyay in ay shaqadooda ay si hagar la’aan ah u gutaan oo ay xoogga saaraan horumarinta afka hooyo.
Maxamed Cabdullaahi Sheegow oo horey Agaasime uga soo noqday Radio Muqdisho iyo Radio Hargeysa, isla markaana ahaa Agaasimihii guud ee Wasaaradda Warfaafinta xilliga dowladdii dhexe ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay ka soo qayb galka xafladda, waxaana uu Madaxda iyo howlwadeenada ku booriyay sida ay u badbaadiyeen Keydka hadalka ee Radio Muqdisho oo ay ku jiraan taariikhda dalka.
“Aniga 50 sano ka hor ayaan halkaan ka shaqo bilaabay oo ah 1966-dii ilaa aan ka noqda Agaasime Guud, hoolkan aan maanta ku suganahay waa keydkii buugaagta oo cilmiga laga raacan jiray, marka waxaan idin leeyahay howsha halkiina ka sii wada” ayuu yiri Maxamed Cabdullaahi Sheegow.
Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah rugcaddaa saxaafadeed ayaa tilmaamay in uu aad ula socda marxaladda adag ee ay ku shaqeeyaan suxufiyiinta Warbaahinta Qaranka, waxaana uu dowladda ka codsaday inay ilgaar ah ku eegto howlaha ay bulshada ugu adeegayaan, si ay u helaan xuquuqdooda.
Cabdi Xaaji ayaa yiir “Anigu waxaan la socdaa sida aad ku shaqeyneysaa, waxaana idinka codsanayaa in aad labo jibaartaan dadaalkiina oo aad kobcisaan Afka hooyo, waayo halkani waa meesha kaliya ee lagu horumarin karo afka hooyo”
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdirisaaq Cali Yuusuf “Bahlaawi” ayaa tilmaamay in shaqaalaha Wasaaradda intee kale loo qaban doono xaflado lagu abaalmarinayo, isagoo howlwadeenada Warbaahinta Qaranka ku amaanay sida ay uga soo dhalaaleen howlaha loo igmaday.
“Afka Soomaaliga wuu nagu weynyahay, waxaana nalooga baahanyahay in aan xoojino oo aan sare u qaadno, kana shaqeyno horumarintiisa, waxaan markale u mahadcelinayaa sida aad nooga soo qeyb gasheen xafladdan lagu dhiirigelinayo shaqaalaha muteysay in lagu abaalmariyo howlkarnimadooda iyo shaqo wanaagga ay qabteen” ayuu yiri Agaasime Bahlaawi.
Axmed Dhimbil Rooble oo ka tirsan mudaneyaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in raggii horey uga soo shaqeeyay Wasaaradda ay door muuqdo ka qaateen kobcinta afka hooyo, shaqaaalahana looga fadhiyo inay arrinkaasi xoogga iska saaraan.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Dalxiisa ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble oo soo xiray xafladda ayaa sheegay inay qaadanayaan talooyinka la soo jeediyay, waxaana uu kula dar daarmay shaqaalaha la abaalmariyay inay howsha halkooda ka sii wadaan, kuwa kalena ay ku daysadaan walaalahood maanta la abaalmariyay.
ugu dambeyntii waxaa xafladda shahaadooyin iyo abaalmarino la guddoonsiiyay 18 ka tirsan howlwadeenada Wasaarada Warfaafinta, gaar ahaan Warbaahinta Qaranka, halka 2-da kale ay ahaayeen shahaado sharaf la siiyay mas’uuliyiin ku muteystay talo soojeedin ay horey u sameeyeen.
1. Cabdullaahi Maxamed Sheegow oo horey Agaasime uga soo noqday Radio Muqdisho
2. C/wahaab Macalin Maxamed oo lagu siiyay talo soo jeedin
3. Maxamedweli Xaaji Joon
4. Mustaf Maxamed Axmed “Warcadeeye”
5. Saciido Maxamed Caseyr
6. Maxamed C/xakiin Cilmi “Bunka”
7. Maxamed Ibraahim Raage
8. Fahad Cabdi Gaas
9. Feysal Muuse Maxamed
10. Nasro Bashiir Cali “Jabiiba”
11. Xaamud Ibraahim Xaamud
12. Cabdiweli C/laahi Xasan
13. Yuusuf Axmed Ibraahim “Yuusuf garabeey”
14. Maxamed Macalin Xasan “White-ka”
15. C/qaadir Maxamed Jaamac
16. Maxamed Xuseen Muuse
17. Cabdi Axmed Sheegow “Geelle”
18. Maxamuud Cabdi Diirshe oo uu u qaaday Yaxye Cali Faarax
19. Sh. Axmed Cali Cismaan
20. Cumar C/raxmaan Abuukar oo ah Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee Wasaaradda Warfaafinta
/>

Sawir Qaade:- Cabdiqaadir Muxudiin Khaliif iyo Muuse Cismaan AbtowShare
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Khilaaf ka taagan xil ka qaadista Mungaab

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Khilaaf ayaa ka taagan xil ka qaadis uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia uu la damacsan yahay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqo Muqdisho Xasan Maxamed Xusen Mungaab.
Warar kala duwan oo aan ka heleyno Madaxtooyada Somalia ayaa sheegaya in Xildhibaano iyo Odayaal ka socda dhanka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ay gaareen Xafiiska Madaxweyne Xassan si ay u muujiyaan ka dhiidhinta xil ka qaadista Mungaab.
Xildhibaanada iyo Odayaasha ayaa la tilmaamayaa inay ku doodayaan in Madaxweyne Xassan uu godob Siyaasadeed ka galaayo, hadii uu xilka ka qaado Mungaab, waxaana la soo warinayaa in Madaxweyne Xassan uu Xildhibaanada iyo Odayaasha ku wargaliyay in Mungaab uu xilkaasi hayo Hal sano tan iyo markii loo magacaabay xilka balse aysan muuqan waxqabad uu kusoo kordhiyay Gobolka.
Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa dhaliilsan qaabka uu shaqada u wado Xasan Maxamed Xusen Mungaab oo shaqadiisu kusoo koobay Xaflado iyo damaashaad, taasina waxa ay rajo xumi ku riday hanaanka Gobolka.
Madaxweyne Xassan oo ku adkeystay in Mungaab laga qaadayo xilka, ayaa waxaa kasoo horjeestay Xildhibaanada iyo Odayaasha oo iyagu Xassan ka codsaday in tijaabo hal sano ah loogu daro xilkiisa maadaama uu u taagan yahay reer.
Dhanka kale, waxaa la sheegayaa in Xassan, Xildhibaanada iyo Odayaasha ay ku kala kaceen shirka iyadoo aan laga gaarin wax natiijo ah, mana cadda in Madaxweyne Xassan uu kusii adkeysan doono xil ka qaadista Mungaab iyo inuu ka laaban doono.Caasimada Online