Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Somalia hotel siege ends, 14 dead

$
0
0

Somalia ends deadly hotel siege, toll up to 14

$
0
0

WARAYSI: GEN: MORGAN oo ka hadlay Xaalada Somalia iyo Somaliland

$
0
0

Gen: Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) ayaa mudo dheer kadib waxa uu waraysi siiyey Madasha #60 isagoona ka hadlay arimo badan oo quseeya guud ahaanba dalka Soomaaliya Iyo dhibaatada laga dhaxlay dagaaladii salka ku hayey Qabiilka.
Wariye Cali Xaraare oo waraysigaan la yeeshay ayaa wuxuu ugu hor dhigay Su’aalo la xidhiidha xaalada dalku uu marayo 25-sano kadib, dagaalo uu ku galay deeganada Jubooyinka iyo maamulka Jubaland ee hada laga dhisay,  Qaabka ciidamo soomaaliyeed loo dhisi karo, Fikrada uu ka qabo in Soomaliya cagaheeda dib ku is taago, Faragelinta shisheeye iyo Arimo kale oo Xasasi ah.
Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyey Gurigi u ah madaxtooyada maamulka Somaliland oo uu isagu dhisay, Dawlada uu Hogaamiyo Madaxwayne Xasan sheekh iyo sidoo kale Dhibaatooyinka ka taagan dalka Soomaaliya ee ay ugu danbaysay Weerarkii Hotel maka Al-mukarama.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: UN Somalia Envoy Condemns Deadly Terrorist Attack On Mogadishu Hotel

$
0
0

The top United Nations official in Somalia has strongly condemned yesterday's terrorist attack on a hotel in Mogadishu city that resulted in the death of many civilians, including the Somali Federal Government's Permanent Representative to the UN Office in ...
Weblinks: 

Daawo: Gabadh Da yar Oo Aabeheed Kalli U Saraantay Ka Dib Markii Uu Ka Xanuunsatay Kalyaha

$
0
0

Daawo: Dadweynaha Gobolka Togdheer Oo Hambalyo U Diray Cardiff

$
0
0

Somalia: U.S. Condemns Terrorist Attack in Mogadishu Hotel

$
0
0

The United States strongly condemns al-Shabaab’s terrorist attack on the Maka al-Mukarama HOTEL IN Mogadishu yesterday. We extend our deepest condolences to the families and loved ones of the innocent victims killed in the attack and our regrets to the ...
Weblinks: 

15 dead in Somalia hotel attack, militants end siege -Al Shabaab says fighting over, some attackers escape

$
0
0

MOGADISHU: The death toll from an attack by al Shabaab militants on a hotel in the Somali capital rose to at least 15, police said, and the attackers said they had ended the overnight siege that was punctuated by loud explosions. Al Shabaab fighters ...
Weblinks: 


Somalia: UN and Arab League Discussed To Increase fight Agains Al Shabab

$
0
0

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon and Nabil El-Araby Secretary General of the League of Arab States pledged today continued cooperation between the two organizations and discussed how to combat against counter-terrorism in Arab Nations including ...
Weblinks: 

Somalia Minister called Somalis to unite against Al Shabaab

$
0
0

Mogadishu March 29, 2015: Somalia internal security minister Abdirizak Omar Mohamed has called Somalis to unite the fight against Al Shabaab. While speaking during his visit to Makka Al Mukarramah Hotel, the minister urged the Somali nationals to help the ...
Weblinks: 

somalia:Ban Ki-Moon meets with Somali President in Sharm El-Sheikh

$
0
0

The Secretary-General met today with Mr. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia, on the margins of the summit of the League of Arab States. The Secretary-General expressed condolences to the President over the victims of the ...
Weblinks: 

UN offers Kenya Sh3.7bn refund for Somalia operation

$
0
0

Somalia Minster called Somalis to unite against Al Shabaab

$
0
0

Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Warancadde Oo Ka Hadlay Saraakiil Militery Oo Ka Socda Dalka Sudan Oo Somaliland Yimid Iyo Ujeedada Ay U Yimaadeen

$
0
0

Shirweynahii Haweenka Xisbiga WADANI Oo Ka Furmay Hargeysa Kuna Soo Gebogeboobay

$
0
0

Somalia:UN and Arab League Discussed To fight Agains Al Shabab

$
0
0

United Nations Secretary-General Ban Ki-moon and Nabil El-Araby Secretary General of the League of Arab States pledged today continued cooperation between the two organizations and discussed how to combat against counter-terrorism in Arab Nations including ...
Weblinks: 

Somalia Makes Progress in TB Treatment

$
0
0

World Tuberculosis Day sees Somalia celebrate more than 10 years of consistent treatment of the disease in a very fragile environment. World Vision has been working with 23 local and international partners, as well as government authorities across various ...
Weblinks: 

Somalia: Troops tetake hotel held by Al Shabaab

$
0
0

Selected Google banner below is independent from this eTN Article: A hotel popular with tourists and business travelers, as well as with local government officials, was retaken by Somali troops. Troops took full control of a hotel that al Shabaab gunmen ...
Weblinks: 

Qaybtii Ugu Horaysay Ee Qaxoontiga Yemeniyiinta Ah Oo Soo Gaadhay Magaalada Berbera Kana Soo Degay Bedda

$
0
0

Isniin 30 March 2015 Berbera (HALBEEG)– Tiro lagu qiyaasay ilaa 40 qof oo qaxoonti yemeniyiin ah iskuguna jira rag, haween, caruur iyo waayeel ayaa soo gaadhay magaaladda Berbera ee xarunta gobolka Saaxil habeen hore, sidaasina waxaa HALBEEG u xaqiijiyey sarkaal ka tirsan haayadda UNHCR xafiika ay ku leeyahiin magaalada Hargeysa.
Qaxoontigani Yemeniyiinta ah ayaa waxay ka soo kicitimeen magaalada Cadan ee xeebta ah oo u jirta magaalada Berbera 553 Kilo meter oo dhinaca bedda ah, waxaana ay qaxoontigani wateen doon nooca dheereeya ah, iyagoo habeen hore ka soo degay isla dekedda Berbera.
Sida masuul ka tirsan dekedda magaalada Berbera oo ka gaabsaday inaanu magaciisa xusno uu HALBEEG u sheegay, dadkani ayaa intii aanay soo gaadhin dekedda magaalada Berbera waxay xidhiidh la soo sameeyeen maamulka dekedda iyadoo markii danbana ay xukuumadda Somaliland bixisay amarka ah in dadkaasi la magangeliyo.
Magaalada Sanca ee ku taalla biyaha bedda cas ayaa magaalada dhinaca bedda ugu dhaw dunidu ay tahay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil oo ay si toos ah iskugu beeganyahiin.
Qaxoontigani Yemeniyiinta ah ee soo gaadhay Berbera ayaa HALBEEG loo xaqiijiyey inay badiba yahiin Yemeniyiintii hore xidhiidhka ula lahaa Somaliland, isla markaana qaarkood ganacsi la lahaa qaybo ka mid ah dadka reer Somaliland.Halbeegnews, Berberacontact@halbeegnews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: UNHRC Observed Silence in Memory of Ambassador “Bari Bari”

$
0
0

Geneva (HAN) March 31, 2015 – Public Diplomacy, Regional defense and security News. The United Nations silence in memory of Ambassador “Bari Bari”. The United Nations Human Rights Council observed a minute of silence this afternoon in memory of ...
Weblinks: 

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live