Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Miisaanka Aqoonta Iyo Aqoonyahanka

$
0
0

‘Maxay aqoonta aqoonyahanka Soomaaliyeed wax uga beddeli la’dahay xaaladda dalka?’Hordhac
Haddaan waxyaabaha kaloo dhan meel iska dhigno, habdhaqankaada shakhsiyeed ee tusaya ku toosnaanta ama ku toosnaan la’aanta mabaadi’da saxda ah ee aqoonta diimeed ee aad soo bartay; iyo ama habdhaqankaada howlgal-shaqo ee tusaya awoodda aad u leedahay inaad adeegsan karto iyo inaadan adeegsan karin aqoonta xirfadeed ee aad soo baratay, waxay halbeeg ama miisaan u yihiin baan dhihi karnaa xaqiiqada waxtarka heerkaada aqooneed. Haddaan si kale u iraahdo, natiijada ka dhalata waxbarashada aqooneed waxay dibadda usoo saartaa sawirka runta ah ee nooca aqoonta aqoonyahanka. Haddaba, si aynu isula jaanqaadno bal aan mid-mid isu dultaago qasadka aan ka leeyahay maqaalka.Qeexid
Guud ahaan aqoontu (cilmigu) waa laba nooc: i) aqoonta shariciga ee lagu soo koobo barashada ‘kitaabka iyo sunnaha’; ii) iyo aqoonta maaddiga sida aqoonta caafimaadka, injineeriyada, dhaqaalaha, maamulka, farsamada iwm. Waloow sida caadadu ku dureersatay ‘aqoon’ marka layiraahdo loola jeedo ‘barashada cilmiga maadiga’, haddana aqoonta ama cilmiga runta ah waa ‘aqoonta sharciga’ (qaala tacaalaa waqaala rasuuluhu) ee ku baraysa ujeeddada ka dambeysa abuuristaada iyo jidka aad u mareyso halka aad ku dambeyn doonto – Janno ama Naar. Wixii kasoo hara aqoonta sharciga, waa ‘aqoon-xirfadeed’ lagu barto qaabka shaqo ee mihnado kala duduwan iyo sida ugu wanaagsan ee aad u maareyn lahayd noloshaada. Sidaasoo ay tahay, haddana aqoonta sharciga iyo aqoonta maaddiga waa laba aan kala maarmin oo is kaabaya.
Sidaa oo kale, aqoonyanku isagana waa laba nooc: i) aqoonyahan (caalim) wax soo bartay; ii) iyo aqoonyahan (caalim) wax soo bartay haddana fahamsan wuxuu soo bartay. Barashada (tacalum) iyo fahamka (tafaquh) waa laba heer aqooneed kala sareeya. Haddaba, sidee baynu ku kala garan karnaa labadaa heer aqooneed: waa aqoonyahanka wax soo bartay iyo aqoonyahanka wax soo bartay haddana fahmay xaqiiqada iyo ujeeddada dhabta ah ee wuxuu soo bartay?Miisaanka Aqoonta Sharciga
Miisaanka aan saareyno shakhsiga bartay aqoonta sharciga ah (kitaabka iyo sunnaha) waa hadba sida uu qofkaasi ugu dhaqmo uguna toosan yahay aqoonta sharciga ahee uu soo bartay asagoo raacaya hadyigii Rasuulka (SCW) fahamkii saxaabada, taabiciyiintii iyo ijmaaca culimada Islaamka. Waxbarashada diimeed ee aqoonyahanka ama caalimka waxaa caddeeya ‘shahaaddada uu sito’, kutubta uu qoro/akhriyo, muxaadarooyinka uu jeediyo; wax fahmidse waxaa caddeeya hab-dhaqanka diimeed ee laxiriira ku toosnaanta ama ku toosnaan la’aanta manhajka saxda ah. Haddaan aragno caalim, sheekh, aqoonyahan jaamacado sasare uga soo baxay barashada diinta hayeeshee dhaqankiisu aanu ku toosneyn mabaadi’da saxda ah ee aqoontii uu soo bartay dhihi meyno wax masoo baran – dhihi meyno wax mayaqaano – ee waxaan dhahaynaa ‘muu fahmin xaqiiqada qasadka’ aqoonta uu soo bartay.
Sidaa darteed, hab-dhaqanka diimeed ee tusaya ku toosnanta ama ku toosnaan la’aanta mabaadi’da aqoontii uu soo bartay ayaa miisaan u ah hadba magaca aan siineyno. Dhaqankaas iyo ku toosnaantaa waxaa laga dheehan karaa wuxuu si ikhtiyaariyan ah ‘aqoonyahanku isagoo aaminsan fal ahaan u sameeyo’, ‘wuxuu ku hadlo oo dadka faro ama ka reebo isagoo aaminsan’, ‘wuxuu qoroo uu faafiyo isagoo aaminsan’ oo dhammantood ka tarjumaysa halka ay dhacdo heerka aqooneed ee aqoonyahanka: barasho keliya ama barasho iyo faham saxa oo wada socda.Miisaanka Aqoonta Maadiga
Sida aqoonyahankii hore oo kale, aqoonyahanka bartay aqoonta maaddiga isna wuxuu noqon karaa laba midkood: i) aqoonyahan keliya wax soo bartay; ii) iyo aqoonyahan wax soo bartay isla markaana fahamsan xaqiiqda wuxuu soo bartay. Miisaanka aan saareyno aqoonyahanka bartay aqoonta ‘maaddiga’ waa hadba sida aqoonyahanku awood ugu leeyahay inuu aqoontii uu soo bartay ugu beddeli karo howl ama waxqabad faa’iido leh. Micnuhu waxa weeye, isagoo adeegsanaya aqoontiisa gaarka ah waa inuu xallin karo mushkilad ama cillad markaa jirta; ama isagoo isticmaalaya aqoontiisaas soo kordhin karo horumar cusub. Middaa weeye qasadka ugu dambeeya ee aqoonta maadiga loo barto, ka sokow inaad mihnad ahaan ugu shaqeysato.
Haddaan aragno aqoonyahan haysta shahaaddooyin sarsare laakiin aan u adeegsan karin aqoontiisa howl ahaan si looga faa’ideysto aqoontiisaas waxaan leenahay waa aqoonyahan wax soo bartay oo wax yaqaana laakiin aan fahmin ama ka daadegin xaqiiqada danta laga lahaa barashada aqoonta uu xambaarsan yahay ka aqoon ahaan. Aqoonyahanka noocan ah waa aqoonyahan xambaarsan aqoon ‘ikhtiyaarkii’ laga qaaday, wuxuuna noqon karaa saddex nooc midkood:
1. Aqoonyahan xambaarsan aqoon ikhtiyaarka looga qaaday qaabka waxbarasho ee markeedii horeba aqoonta loogu soo gudbiyey. Sidaad wada garanaysaan, manhaj walboo waxbarasho wuxuu leeyahay ‘ahdaaf iyo ujeeddooyin cayiman’ oo ku salaysan natiijada nooca aqoonyahan ee ladoonayo inuu soo saaro manhajkaas waxbarasho. Mar haddii looga yimaado dhinaca manhajka iyo qaab waxbarasho qaldan, aqoonyahanku wuxuu lamid noqdaa sidii ‘roobat mishiin’ lagu soo shubay inuu qaab sidaa iyo sidaa ah u fekero, qaab sidaa iyo sidaa ah u dhaqmo, mabaadi’da noocaas ah uu faafiyo. Waa dhibanne aan is ogeyn!
2. Aqoonyahanka labaad ee xambaarsan aqoonta ikhtiyaarkii laga qaaday waa aqoonyahan ay gudbinta adeegsiga waxtarnimada aqoontiisu ay ku hor gudban tahay caqabado xaalad siyaasadeed oo markaa jirta. Waa xaalad aanu aqoonyahanku si muuqata ama si qarsoonba ugu madaxbanaaneyn in sidii loogu talagalay ugu adeegsado aqoontiisa gaarka ah. Wuu ogyahay inaanu ka run sheegeynin adeegsiga iyo xaqiiqda dhabta ah ee aqoontiisa laakiin wuxuu doorbidayaa inuu mujaamalayntaas isaga dhex jiro si uu u ilaashado dano shakhsiyeed oo isaga u gaara, ama uu uga badbaado khatar markaa jirta oo uu u arko inay galaafan karto hadduu isku Midkani waa dhibanne is og.
3. Aqoonyahanka saddaxaad waa aqoonyahan xambaarsan aqoon qaab wax-akhrin keliya wax kusoo bartay oo tababar adeegsi aqooneed iyo waaya’aragnimo ku shaqeyn aqooneed midna aan la soconin. Waa sidii shimbir hal baal ku duul is tiri. Sidaa darteed, waa aqoonyahan u baahan in howl ahaan loogu tababaro aqoonta uu soo bartay (akhristay). Midkani waa ‘arday’ ee haloo dhammeystiro si ay aqoontiisa waxtar u noqoto mustaqbalkana looga faa’ideysto.Miisaanka Casriga ee Aqoonyahanka
Haddaynu wax ku miisaano caadada suuqa taala iyo nooca dadka aynu u naqaano aqoonyahan waa shakhsi leh sifooyinka soo socda:
1. Inuu maqaallo af-Ingiriisiya/Soomaali ku qoro Mareegaha Internetka/FB/Twitter.
2. Inuu wareysiyo siiyo idaacadaha maxalliga ama kuwa caalamiga ah.
3. Inuu ka qaybgalo doodaha siyaasadeed ee ka baxa telefishanada dalka iyo dibadda.
4. Inuu haysto dhalashada dalal shisheeye ama uu wax kusoo bartay.
Sifooyinkaan waa sifooyin loo baahan yahay waana naashnaashka aqoonta ee marna ma noqon karaan kuwa inta iyagaas oo keliya lagu gaabsado sidaa uga tarjumi karaya gaaridda qasadkii weynaa ee laga lahaa barashada iyo ka faa’ideysiga aqoonta.Gunaanad
Aqoontu si ay u waxtar ugu noqoto aqoonyahanka, dadka, dalka, diinta iyo insaaniyada guud, waxaan u shardinay inay kulansato ‘barasho’ iyo ‘faham’ sax ah. Macnuhu waxa weeye, aqoonta aad baratay hayeeshee aadan ku dhaqankeeda ku toosneyn mabda’iyan ama aadan howl-xirfad shaqo ahaan u adeegsan karin – si aad horumar ugu keento – waa aqoon magac ahaan u jirta laakiin tayo ahaan daba go’an. Aqoon yaroo tayo iyo waxtar leh ayaa ka wanaagsan aqoon badanoo aan tayo iyo waxtar lahayn. Si ay waxtar u noqotana waxaan niri waa inay ka fayowdahay dhammaan cilladaha aan halka sare ku soo xusnay iyo weliba kuwa kaloo ka faaleyntooda aan qoraalka noo saamaxaynin.
Cilmigu waa ammaannee, haddaan curfiga laga qaldeen, haddaanu ikhtiyaar li’i noqdeen, haddaan ciil iyo way la badeen, haddaan ookiyaale cagaaran loo gesheen, waxuunbuu caymin lahaayoo, curdun iyo cayriin kolay ku tahay, caysh bisil laga guran lahaa, dalkoo wada camiran iyo ciid u joog noqon lahayn. Allow yaa casriga ii beddela, allow yaa aqoonta ii kamila, allow yaa cududeyda i tusa, aqoon aan cirib lahayn iyo alloow caaqiba xumo haygu dilin.
Isaak Hassanow
Melbourne, Australiaunishef@live.com
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Aid Workers Evacuated from Somali Refugee Camp in Kenya

$
0
0

"Refugees and medical staff are bearing the brunt of the deteriorating security conditions," he said. Kenya's government has hosted refugees from Somalia since 1991 when civil war tore the country apart. Since then Dadaab has grown into the world's largest ...
Weblinks: 

Golaha guurtida oo ku gacansayray heshiiska xisbiyada

$
0
0

Al-Qaacida ''Al-Nusra-da Suuriya ayaa lagu amray in aysan weerarin Kiristaanka''

$
0
0

XOG HOOSE: Danjire Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan oo Xilka Qaadis Lagu Sameeyay (Diblumaasi Aan Garab Laheyn)!

$
0
0

Madaxwaynaha Dowladda Muqdisho Xasan Sheekh Maxamuud (Garguurte) ayaa shalay ka dalbaday Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan inuu si dhaqso leh kusoo galo Magaalada Muqdisho.
Illo lagu kalsoonyahay ayaa u sheegay Ishabaydhaba.com in Xil ka Qaadis qarsoon lagu sameeyay Danjire Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, waxaana arintaan Khabardaar ka ah Gudoonka Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Xildhibaanada iyo Wasiirada Koonfur Galbeed u matelaya Dowlada Muqdisho.
Xogta ay heshay Ishabaydhaba ayaa sidoo kale sheegaysa in Xasan Garguurte uu u magacaabay Safiirka cusub Soomaaliya ee dalka Turkiga C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo mar noqday, Safiirkii Soomaaliya ee Ingiriiska iyo Taliyihii Hey’adda Nabadsugida Muqdisho ee fashilmay.
C/laahi Sanbaloolshe oo Abti u ah Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa xubin sare ka ah Urur Diimeedka Damul Jadiid, waana nin aad u dabeecad qalafsan, sidoo kale Sanbaloolshe wuxuu ahaa nin aan ilaalin sharciga, wuxuu si aad ah saaxiib ula yahay Xasan Garguurte iyo Faarax Sheekh C/qaadir.
Amb. Maxamed Mursal Sh. C/raxmaan ayaa noqonaya Safiirkii Muuqday ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo xil ka haayay Dowladda gaar ahaan Safaaradaha dibadda.
Madaxweyne Xasan Garguurte ayaa weli wada qorshihiisii qarsoonaa ee uu Siyaasiyiinta Beelaha Waceysle iyo Xawaadle ugu magacaabayo Jagooyinka Muhiimka ah.Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

28.05.2015. Warka Galabnimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

For migrants in southern Libya, a whole desert to cross

$
0
0

The isolated oasis of Kufra is another major hub along smuggling routes, which channels many of those fleeing wars in Somalia and Eritrea, and poverty in Ethiopia. In a makeshift church, tucked along an alleyway in a poor neighbourhood of Ghat, a Nigerian ...
Weblinks: 

Ashton:Waxaan Nahay Awoodda 1aad ee Amaanka Asia

$
0
0

Despite hostage deaths, majority of Americans still support drone strikes in Pakistan

$
0
0

NEW YORK: Despite concerns surrounding collateral damage and wrongly identified targets being struck, which resulted in the deaths of two hostages, nearly 60 per cent of Americans still approve drone strikes on extremists in Pakistan, Somalia and Yemen ...
Weblinks: 

Ogeysiis : Shir lagu taageerayo baarlamaanka Jubbaland oo London ka dhacaya

$
0
0

Kn: Dhamaan jaaliyadda Jubbaland ee dalka UK, gaar ahaan London waxaa la ogeysiinayaa in caawo magaalada London lagu qabanayo shir balaaran oo lagu taageerayo baarlamaanka Jubbaland.
Shirka oo uu soo qabanqaabiyey guddoomiyaha jaaliyadda Jubbaland ee UK Ibraahim Shiil ayaa waxa uu ka dhacayaa Hotel Diamond ciwaanka ah West Ealing W 13 OTL.
Waxaa guddoomiyaha lagala xiriiri karaa nambarka ah 0795110727
KismaayoNews.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Despite hostage deaths, majority of Americans still support drone strikes in Pakistan

$
0
0

Somalia: Somaliland’s Racial discriminatory policies on Somali refugees

$
0
0

Somalia: MSF Pulls Staff From Dadaab Refugee Camp, Citing Al Shabab Concerns

$
0
0

Drone attacks supported by 60 percent of Americans

$
0
0

Burma oo ka hadashay soo-galootiga

$
0
0

Waraysi: Safiirka Itoobiya ee Kenya

$
0
0

Somalia: A scholar calls for demilitarization in ex-British Somaliland

$
0
0


Dr Markus Hoehne
The territorial dispute between Puntland and Somaliland administrations has been going on since 1998 when Puntland administration was formed in Garowe. The dispute has been the cause of clashes between Somaliland and Puntland troops, the emergence of the Khatumo administration and the former Sool, Sanaag and Cayn group.
Dr Markus Hoehne, an anthropologist and lecturer at Leipzig University, has written a book addressing the political conflict that has led to marginalisation of people in Sool, parts of Togdheer and Sanaag. Dr Markus Hoehne, counsels against military conflict involving Somaliland and Puntland and Khatumo. He calls for referendum in areas unionists inhabit, a move that will not affect Somaliland’s case because under “the international law, colonial borders are not a pre-condition for statehood.”
Published by the Rift Valley Institute , the book charts political trends in two parts of Somalia described as relatively peaceful but likely to become centre of intractable political conflict caused by territorial dispute if a political solution is found to the territorial dispute.
Raxanreeb
” “An ethnographic study of two Somali clans with in-depth analyses of the competing narratives that different community leaders advance. The book will generate a lively debate. Those interested in Somali studies, regardless of the school of thought they subscribe to, must read it.” Professor Afyare Elmi, Qatar University”
Link to the book available in pdf: Between Somaliland and Puntland: Marginalization, militarization and conflictingpolitical visions

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Sowtalsomal oo noqday Websitka koowaad ee laga Xigto wararka Carabiga

$
0
0


Inta badan iyadoo ay jiraan Bogag iyo websityo ay leeyihiin soomaalidu oo qora dhacdooyinta gudaha iyo kuwa caalamka ,kuwaas oo lagu qoro Afka-soomaaliga hadana waxaa jira dhowr websit oo caana oo lagu qoro Afka-Carabiga waxaana ay kala yihiin .
صوت الصومال
الشاهد
مركز مقديشو للبحوث والدراسات
من أجل الصومال
الصومال اليوم
Hadaba Cilmibaaris la sameeyay ayaa waxaa kaalinta koowaad galay oo noqday Boga kaliya ee laga xigto wararka lagu qoro Afka carabiga  Websitka  Sowtalsomal.com . Shabakadan Sowtalsomal ayaa waxay ku can baxday wararka deg dega ee ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya ,iyadoona inta badan xigtaan Wakaaladaha laga leeyahay dalalka Carabta .
Ra’ayi uruurintan la sameeyay ayaa waxay ku soo beegmaysaa xilli uu jirsaday Boggan mudo halsano ah, Ra’ayi uruurintan ayaa waxaa laga uruuriyay ardayda dhigata  Jaamacadaha magaalada Muqdisho iyo dadka daneeya qorida iyo aqrista luuqada Carabiga.www.Sowtalsomal.com
 
 
 
 
 
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia: Somaliland’s Moment of Infamy

$
0
0

It was unbelievably shocking and painful to see Somaliland politicians and administrators outbidding each other in expressing their enmity and hatred for Somalism and the Somali people. Although successive Somaliland governments tried their best to ...
Weblinks: 

Wefdi ka socda dowladda Shiinaha oo la kulmay Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya

$
0
0


Kulankan Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo dhiiri galinta maalgashiga Xukumadda Soomaaliya Khaliid Cumar Cali uu la yeeshey ergeyga dowlada Shiinaha u qaabilsan Soomaliya ayaa looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa xiriirka dhinacyada kala duwan leh oo ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, ayadoo kulanka ay goob joog ahaayeen mas’uuliyiin kale.
Markii uu soo dhamaaday kulanka ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Ergayga Dowladda Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya Liyuu kujiin loona xilsaaray in uu ka shaqeeyo xariirka ka dhaxeeyo labadda dowladood ayaa  bogaadiyay horumarka iyo xasiloonida ka jirta Soomaaliya iyo horumarka dhanka  dhaqaalaha.
“Waxaa wax lagu farxo ah in la arko dawlada Federalka Soomaaliya oo wadda hawlaha nabbada, ammaanka iyo dib u dhiska dhaqaalahoodii dagaalada bur-buriyey, Shiinuhuna wax badan bay ka qabaneysaa arrintaas, Soomaaliya way ka faa’ideysan doontaa iskaashiga ay laleedahay shiinaha”.
Wasiiru dowlaha Wasaaradda arimaha  Dibadda Khaalid Cumar Cali oo isna xafiiskiisa kula hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa  faafahin ka baxiyay waxyaabaha  ay ka wada hadleen wafdigan  ka socda Shiinaha.
“Wafdigan nooga yamid walalaheena Shiinaha, taasi ay ku doonayeen saddex arrimood  xariirka  labadda dowladood sidii loo xoojin lahaa, waxyaabahii  Soomaaliya  sida ay uga shaqayn lahaayeen xaga maalgalinta ganacsiga, maalgalinta ahaato xaga ha noqatay labo xoogan oo ka wada socata labadda dowladood”
Dowladda Shiinaha ayaa maaligelin  balaaran ku sameyso  Wadamo  ka tirsan Qaaradan Afrika, waxayna isugu jiraan mid ganacsi iyo kuwa kale Wasiirka Khaalid ayaa sheegay in Dowladda Somaaliya ay ka mid noqatay mashruuca maaligelinta Shiinaha ay ku sameyneyso qaar ka mid ah wadamada ku yaala Qaaradda Afrika, isla markaana  lagu shaacin doona  mashruucaasi shirka ka furmaya  dhamaadka sanadkan Wadanka Koonfur Afrika
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live