Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Warqad caddeyn ah: Gaas oo saxiixay Galmudug inay...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Maalmihii dhowaa ayaa waxa ay Puntland ku qeylienysay ayna geed dheer iyo mid gaaban u kortay sidii ay uga hortagi lahayd dhismaha maamulka cusub ee Galmudug.
Si kastaba, waxaa yaab leh in Caasimada Online ay soo heshay documents caddeynaya in Cabdi Weli Gaas markii uu ahaa ra'iisul wasaaraha Soomaaliya uu ogolaa in maamulka Galmudug, weliba markaas u gaar ahaa hal beel, uu ka koobnaa Galgaduud Mudug.
Heshiis uu Cabdi Weli Gaas la galay madaxweynihii hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin September 11 2011, ayaa waxaa qodobkiisa afaraad ku qornaa in maamulka Galmudug oo ka kooban yahay Galgaduud iyo Mudug oo dhameystiran, uuna sidaas ku saxiixay.
Gaas waqtigaas wax dood ah kama qabin arrintaas, balse markii iminka federaalkii Puntland ay soo hindistay la xumaaday kuna soo koobay laba gobol kaliya, Gaas wuu is-beddelay.
Arrin aan isqaban karin ayey noqotay hadaladda khalafsan ee ka soo baxaya Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Cabdiweli Gaas oo hab dhaqankiisa lagu tilmaamay burburinta Maamulka Puntland.
Xeeldheerayaasha waxeey isweeydiinayaan Wixii uu saxiixay miyuu ka laabtay mise odayga xisaabta uguma jirin xilligaas inuu Madaxweyne ka noqon doono Puntland.
Waxaan rajaynayaa markii ay arkaan heshiiskaan qodobkiisa afaraad dadka reer Puntland, beesha caalamka iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed oo ay ugu horeeyaan madaxda Dawlada Federaalka Soomaaliya mid ay ku qanci doonaan.
Hoos ka arag heshiiska uu saxiixay Gaas.
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

WARQAD: Fadeexad lacageed oo ku soo baxday wasiirka...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Ibraahim (Fargeeti) ayaa fadeexad cusub oo lacageed kasoo wajahday qorshe uu shirkad cusub ugu wareejiyay canshuurta Qaadka kasoo dega magaalada Muqdisho ee ka yimaada dalka Kenya.
Wasiirka ayaa dhowaan soo saaray wareegto shirkad uu leeyahay Xildhibaan/Ganacsade Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) looga joojiyay canshuurtii ay ka qaadi jirtay Qaadka ay dalka keento oo mas'uul ayuga ahayd dowladda Federaalka. Wareegtada Wasiirka Fargeeti ayaa lagu cadeeyay in dowladu dooneyso kordhinta dakhliga.
Muddo kooban kadib waxaa heshiis kale oo aan la shaacin wasiirku la galay shirkad kale oo fadhigeedu yahay Nairobi, shirkadaasi oo ay leeyihiin xubno u badan ganacsato ka soo jeeda Puntland, waxaana dhacday wasiirka Maaliyadda shirkadda cusub la galo heshiis qarsoodi oo canshuurta dowladda qaarkeed looga dhaafayo, iyadoo aan la ogeyn sababta.
Arrintan ayaa soo shaac baxday kadib markii wasiirka Maaliyadda xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahim Fargeeti uu shaqsi ahaan dhowr goor tegay garoonka diyaaradaha Muqdisho isagoo shaqaalaha wasaaradiisa ka dalbaday inay shirkadda cusub ee bilowday inay Qaadka keento ay ka qaadaan lacag ka yar intii ay doonayeen ee u degsaneyd wasaaradda.
Dhacdooyinkan wasiirku ku lug yeeshay ayaa dhacay muddo ka badan saddex jeer, waxaana isku dhacay Wasiirka iyo wasiiru dowlaha wasaaradaasi C/llaahi Maxamed Nuur, iyadoo arrinta uu soo dhex galay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo falka wasiirka ka soo saaray qoraal uu ku caddeeyay shari darrada wasiirka maaliyadda ku kacay.
Fadeexadan maaliyadeed ee wasiirku ku dhaqaaqay ayaa soo baxeysa iyadoo xukuumadda Soomaaliya ay dhaqaale darro heysto isla markaana ay bixin weyday mushaarka shaqaalaha dowladda iyo ciidamada muddo ka abdan 3 bilood.HOOS KA AKHRI WAREEGTADII WASIIRKA MAALIYADDA
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SAWIRRO: Wiil uu dhalay madaxweynihii hore ee...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Ururka la dagaalanka Qabyaalada ee SATO ayaa Xarunta uu ku leeyahay Magalaada Muqdisho waxa laga soo saaray qoraal lagu beeninaayo Eedeymo iyo dhaliil aan sal iyo raad lahayn oo lo jeediyay wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya C/qaasim Salaad Xasan oo dhanka dhaqaalaha ka taageero Ururkaasi SATO.
Gudoomiyaha Ururka la dagaalanka Qabyaalada ee SATO Caasho C/llaahi Ciise oo Maanta Warbaahinta Shir Jaraa'id ugu qabatay Xafiiskeeda ayaa si kulul ugu hadashay Arrimihaasi oo dhan.
Gudooomiaya ayaa waxay sidoo kale sheegtay in aysan aqbali doonin in la carqaladeeyo ama la hor istaago howsha Urur uu u hayo Bulshada Soomaaliyeed, isla markaana aysan jirin Eedeymaha lo jeediyay Masuulkaasi dhanka dhaqaalaha ka taageero Ururka SATO.
Waxay xusatay in ay been abuur yihiin hadaladaasi lagu qoray Wepsite-yada Afka Soomaaliga lagu qoron, waxayna intaasi ku dartay in aysan diyaar u ahayn in ay dhageystaan hadaladaasi been abuurka ah.
Gudoomiyaha Ururka la dagaalanka Qabyaalada ee SATO Caasho C/llaahi Ciise ayaa ugu dambeyn sheegtay in aysan jirin cid ku hadli karto Magaca Ururka SATO isla markaana ay talaabo sharci ah ka qaadayaan Shaqsiyaadka sida qaldan u isticmaala Magaca ururka SATO.
Dhanka kale waxa Shirka Jaraa'id goob joog ka ahaa Xildhibaanad Zeynab Caamir oo ka mid ah Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya, waxayna xustay in ay aad usoo dhaweyneyso howlaha iyo shaqada Ururka SATO uu u hayo Bulshada Soomaaliyeed.
Xildhibaanada Zeynab Caamir aya sidoo kale sheegtay in ay Baarlamaanka Soomaaliya la wadaageyso shaqada ay hayaan Ururka SATO.
Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DHAGEYSO: Jubbaland iyo Puntland oo si hoose uga...

0
0

Kismaayo (Caasimada Online) - Maamulka KMG ah ee Jubbaland ayaa si adag kaga hadlay khilaafka ka taagan dowlada Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland oo wali aan la xalin iyo khilaafka cusub ee ka taagan gobolada dhexe.
Wuxuu sheegay in maamulkooda iyo maamulka Puntland ay ka tashan doonaan sidii ay kaga bixi lahaayeen dowlada dhexe ee dalka gaar ahaan nidaamka federaalka haddii khilaafka aan la dhameyn.
C/naasir Seeraar ayaa sheegay ineysan dhankooda ka hor imaan doonin waddo kasta oo lagu xalinayo khilaafka ka dhashay mooshinkii laga geeyay baarlamaanka Jubbaland.
Jubbaland ayaa si weyn kaga carootay kadib markii sharci daro lagu tilmaamay dhismaha baarlamaanka Jubba, kadib markii codka kalsoonida ay ku waayeen xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.
http://caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/07/Seeraaraa.mp3
Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@ live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wargeysyada Kenya oo qoray FADEEXAD kusoo baxday...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Wargeysyada kasoo baxa dalka Kenya ayaa hadal hayo musuq-maasuq lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Ciidamada dalka Kenya.
Wargeysyada ayaa qoray in Musuq-maasuq lagu qabtay tiro Saraakiil la degtay Sonkor laga soo raray Dekada Magaalada Kismaayo taasi oo loo waday Magaalada Nairobi.
Ciidamada ayaa gaadiidka waday Sonkorta kala degay 370 loor oo Sonkor ah xili ay gaadiidkaasi marayeen koontoroolka weyn ee ku yaala xadka kala beyra Kenya iyo Somalia.
Ciidamada ayaa Sonkortaasi ku keydsaday Saldhiga weyn ee Milliteriga Mandera, waxaana la sheegayaa inay u iibgeynayaan suuqyada Mandera, si ay uga macaashan.
Wargeysyada ayaa sidoo kale sheegay in falkaasi loo xirxiray Sarakiil ka tirsan Ciidamada xadka kuwaasi oo lagu eedeeyay inay horboodayeen Musuq-maasuqa.
Aadan Guure oo kamid ah gudiga la dagaalanka badeecada Kontorobaanka,ayaa sheegay inay doonayeen inay shixnadda sonkorta Kontorobaanka nacfi-beel ka dhigaan, balse ay Ciiddanka jooga Saldhiga u diideen inay arkaan halka la dhigay Sonkortii Kontorobaanka.
David Obonyo oo ah Afhayeenka Ciiddanka Kenya, ayaa sheegay inaysan Ciiddanka mas'uul ka ahayn alaabta Kontorobaanka, wuxuuna tilmaamay in loo baahan yahay in Boliska lagala xiriiriyo arrintaasi, bacdamaa uu yiri ay sii kororta musuq-maasuqa lagu hayo Badeecada kasoo degta Dekada Kismaayo.
Dhanka kale, David Wangai oo isna ka tirsa Saraakiisha Dembi-baaritsa ee Mandera ayaa sheegay in ay Shixnad ka kooban 200 oo loor Sonkor ah la qabtay bartamihii bishan, halka 170 kalena la qabtay Jimcihii la soo dhaafay.
Waxa uu intaasi ku daray inay Shixnadaha Sonkorta ee ay qabteen la dhigay Xeradda Ciiddanka Kenya ku leeyihiin Mandera.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Dagaal ka dhex oogan Maareeye & Tuuryare

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan ka helnay xubin ka tirsan Xafiiska Wasiirka warfaafinta DF Somalia, ayaa sheegaya in xurguf hoose iyo dagaal siyaasadeed ay ka dhex taagan tahay Wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareye iyo Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Somalia C/raxmaan Tuuryare.
Xurgufta ayaa la sheegayaa inay ka dhalatay kadib markii Hay'adda Nabadsugida ay ogaansho la'aan u xirtay Suxufiyiin iyo Idaacado dhowr ah, taasi oo keentay isku dhaca.
C/raxmaan Tuuryare ayaa siyaabo kala duwan Ciidamada Nabadsugida ugu amray inay albaabada u xiraan Idaacado islamarkaana ay xabsiga dhigaan Weriyayaal ka howlgala idaacadahaasi, taasi oo aan fasax ama ogolaansho looga heysan Wasiirka warfaafinta.
Wasaarada Warfaafinta ayaa Mas'uuliyad ka saarantaha la socodka Idaacadaha iyo Weriyayaasha waxa uuna Tuuryare faragalin ku sameeyay howlaha Wasiirka taasi sababta ugu weyn noqotay, kadib markii Wasiirka uu ka carooday arrintaasi.
Maareeye ayaa ku doodaayo in mudnaanta koowaad ay aheyd in lala soo sameeyo xiriir si loola socodsiiyo shaqooyinka lagu xirxiraayo Idaacadaha iyo Weriyayaasha ka howlgala Muqdisho.
Dhanka kale, DF Somalia ayaa kawada siman shaqooyinka isku dhex yaacsan ee mas'uul waliba uu ku dhiiranaayo inuu faraha la galo shaqo aan khuseyn xilka uu ku magacaaban yahay.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG: Axmed Madobe oo dagaal isku diyaarinaya

0
0

Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Hogaamiyaha Maamulkaasi Axmed Madoobe uu amar adag dul dhigay Taliyayaasha Ciidamada Maaulka.
Axmed Madoobe ayaa Taliyayaasha ku amray in Ciidamada Maamulka loo diyaariyo guluf dagaal ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab.
Axmed Madoobe ayaa Taliyayaasha kula halay Xarunta Akadeemiyada, oo Labo Maalin ka hor Al-shabaab ay weerareen waxa uuna sheegay Axmed Madoobe in Taliyayaasha iyo Ciidamada uu uga fadhiyo inay soo afmeeraan Maleeshiyaadka ku dhuumaaleysaneyso gudaha iyo daafaha Magalada Kismaayo.
Taliyayaasha ayuu ku cadaadiyay in muddo Laba asbuuc gudaheeda uu uga fadhiyo in Kismaayo laga dhigo deegaan si nabadgalyo ah ay ku dhex soconkaraan Mas'uuliyiinta iyaga oo aan wadan wax Ciidan ah.
Amarka Axmed Madoobe ayaa imaanaya iyadoo Maleeshiyaadka Al-shabaab ay laba weerar ku qaaden Saldhigyo ay degnaayeen Ciidamada Maamulka.Caasimada Online Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaha cusub oo ballan-qaad sameeyay!

0
0

Dhuusomareeb (Caasimada Online) - Iyadoo Ahlu sunna oo kasoo horjeeda dhismaha maamulka Galmudug ay doorasho ku qabteen magaalada Dhuusomareeb ayaa waxaa balanqaad sameeyay madaxweynihii la doortay.
Madaxweynaha Ahlu sunna ee gobolada DHexe Sheikh Maxamed Shaakir ayaa hadal ka jeediyay xaflad lagu doortay oo ka dhacday magaalada Dhuusomareeb ee gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha lagu soo doortay qaabka mucaaradnimada ayaa cadeeyay inuu ka shaqeyn doono sidii loo hormarin lahaa gobolada uu madaxweynaha ka yahay ee Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug sida uu sheegay.
Sheikh Maxamed Shaakir, ayaa sheegay in doorashadii ka dhacday magaalada DHuusomareeb ee isaga lagu doortay ay aheyd mid muujinaya cadaalada iyo dimuqraadiyada.
Wuxuu sheegay inuu balanqaadayo horumarinta maamulka Galmudug ee uu madaxweynaha ka yahay, sida uu hadalka u sheegay,Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Waxey Aheyd Xuural Ceyn Aan U waalan Rabay Mudo...

0
0

Puntland oo sheegtay inay ka hortageyso khatar uga...

0
0

Maamul Goboleedka Somaliyed ee Puntland ayaa si cad u sheegay inay ka hortagayaan waxa ay ugu yeeraan khatar kaga soo wajahan dhanka Gobolada Dhexe, gaar ahaan Magaalada Cadaado oo maamul loogu sameynaayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud. War saxaafadeed kasoo baxay shir Golaha Wasiirada Maamulkaasi ay maanta ku yeesheen Magaalada Garoowe ayaa looga hadlay arinta ku [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

XOG Xildhibaan ka tirsan BF oo Xabsi la dhigay |

0
0

Ciidamada amaanka Maamulka Somaliland ayaa jeelka dhigay Xildhibaan ka tirsan BF Somalia. Xildhibaanka ayaa lagu xiray Magaalada Borame ee xarunta Gobolka Awdal, waxaana xariga Xildhibaankaasi amray Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleeban Ramaax. Maxamuud Cali ayaa xaqiijiyay in Ciidamadu ay qabteen Xildhibaanka, waxa uuna intaa ku daray in Maamulka uu Xildhibaanka u gudbin doono Maxkamada. [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia is home to two secret US drone bases – report

0
0

Up to 120 US military personnel are operating out of two secret drone bases in Somalia, carrying out attacks on Al-Shabab militants and working with African Union peacekeepers, a new report has revealed. Somali officials have confirmed a secretive US ...
Weblinks: 

Daawo:- Farmaajo oo su’aalo aan hore loo waydiin ka...

0
0

Reysul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay bixiyey wareysi ku saabsan Noloshiisa gaar aheyd laga soo bilaabo ilaa yaraantiisa, heerarka Waxbarashada, Sports-ka Fanka iyo Arimo kale oo aad u xiiso badan.HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wareysiga oo ahaa mid qurseeya Arimaha Bulshada ayaa waxaa lagu faaqiday Waxyaabo ay ka mid yihiin Dharka uu jecel yahay in uu xerto, Raashiinka uu jecel yahay iyo Arimo kale waxana Wareysigani Magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku qaaday Wariyaha Tv-ga Universal ee dalkaasi Maxamed Muuse Nuur (Deeqdarajo)
Wareysigani oo dad badan si weyn usoo jiitay ayaa ku soo aadaya Xilli uu Mudanaha uu ku dhawaaqay Xisbi cusub ee tartami doono doorarshada 2016 ka dhici doono dalka Soomaaliya waxana xisbiga Farmaajo loogu magac daray TAYO, Waxana halku dhig u ah Cadaalad, Midnimo iyo Tanaasul.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Eritrea faces more U.N. scrutiny, a step closer to...

0
0

Somalia is home to two secret US drone bases – report

0
0

Mogadishu: Africa's unlikely football mecca

0
0

Somaliland: Teenage university student gang raped...

0
0

Somalilandsun - A 15-year old girl was gang-raped in the war-torn Somalia last week by two unidentified armed attackers, according civil society organizations in Somalia. Iqra Osman Mohamed was raped after the attackers forced her off a mini-bus taxi as ...
Weblinks: 

Xus loo sameynayo dadkii lagu laayay Tuuniisiya

0
0

Afar sabab dartood oo ay CIIDAMADA AMISOM uga...

0
0

Faaladaan waxaan ku soo qaadaneyna dhibaatada soo wajahday ciidamada Amisom ee sababtay inay soo faarujiyaan Gobolka Shabeelaha hoose iyagoo iminka ku harsan degmooyin dhowr ah halka kuwa kalana ay soo baneeyeen.
Maalmihii ugu danbeeyay warbaahintu waxay hadal heysay inay cabsi soo wajahaday Amisom kadib weerarkii alshabaab ka qabsadeen saldhigii leego ay ku lahaayeen halkaasoo wixii yaalay la qaatay,islamarkaana wixii ciidan ahaana mid la dilay,mid dhaawacmay iyo mid baxsaday ay noqdeen.
Waxaa jirta sedex hadal heyn oo mid uun ay xaqiiqo tahay inay sabab u tahay sababta ka danbeysa inay ka soo yaacaan degmooyin iyo deegeeno ka tirsan Gobolka Sh.hoose.
1-cabsi ciidamada Amisom ka qabaan weerarada alshabaab ee bisha Ramaadan
2-Mushaar la'aan soo wajahday
3- Qorshe la isla ogyahay oo ah ciidamada Itoobiyaanku badalaan kuwa Burindi iyo Uganda kasocda.
4- waqti dheereyn joogitaanka ciidamada Amisom ee Soomaaliya si mushaarku u sii socdo
Aqriste adiguba ka feker afartaan amuuurood midna ka dooro inay tahay sababta dhabta ah ee ciidamada Amisom uga firxanayaan deegaanada Gobolka shabeelaha hoose.
Qodobka afaraad waxay ku cadeyd war dhawaan ka soo baxay qabiir Milateri Soomaaliyeed ah kaasoo warbaahinta qaar u sheegay in Alshabaab awood u laheyn inay xero milateri oo difaacyo badan leh ay si sahlan u galaan balse ay sheekadu tahay mid la isla ogaa oo la rabo in caalamka loogu muujiyo in wali qatarta alshabaab taagan tahay loona baahan yahay in ciidamada amisom sii howlgalaan.
Aniga aragtideyda waxay ila tahay in amisom dhaqaale raadis tahay sidoo kalana jabkii ka soo gaaray deegaanka leegana uu ku yimid ciidamada oo mar dhow soo degay halkaasi loogana faa'iideystay dhufeysyadii lagu yaqaanay oo aan u diyaarsaneyn sida sawiradii leego laga arki karo , kaliya silig ayaa dhufeys u ahaa.
Milateri ahaana Alshabaab way dhisan yihiin marka tababar shaqsi la dhaho iyo mooral maxaa yeelay alqaacida ayaa soo tababartay badankood laakiin qalabka ayaa la dheeryahay waana waxa kaliya ee macno sameyn kara marka dagaal la dhaho.
W/Qorey: Abdi Fatah Mohamed Saladdiyeshe@journalist.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhageyso: Siyaasiyiin iyo aqoonyahano caan ah oo xog...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Barnaamijkeena Faaqidaadda ee VOA ee toddobaadkan ayaa looga hadlayxaaladda siyaasadeed iyo amni ee Somalia, gaar ahaa qorshaha hiigsiga 2016, qaabka ay doorasho uga dhici karto Somalia, dhaqaale la'aanta haysata dowladda ee sababtay inaan la bixin mushaharkii shaqaalaha, Guuldarada AMISOM ka soo gaartay dagaalkii Leego, iyo waxa laga filan karo doorashada madaxtinimada Maamulka Galmudug.
Waxaa arrimahaasi falanqeynaya oo barnaamijka ka qeybgalaya Cabdirashiid Xiddig, wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha ee dowladda Somalia oo Muqdisho jooga, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka o ku sugan Nairobi, C/rashiid Khaliif Xaashi agaasimaha machadka Heritaga oo Toronto jooga, iyo Prof. Xuseen Warsame oo macallin ka ah jaamacadda Calgary ee Canada.
Qeybta hoose ka dhageyso Barnaamijka oo dhammeystiran.