Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Burma oo Cafis u Fidisay illaa 7,000 oo Maxbuus

0
0

Xogo Kale oo ka Soo Baxay Geeridii Mullah Cumar

0
0

Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muujiyay...

0
0

Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowlada Muqdisho ayaa muujiyay hamigiisa ah, in marka la gaaro 2016 xilka loo kordhiyo. Wuxuu sheegayaa in ay jiraan wejiyo badan oo u furan oo ay xil kordhintu ku jirto, asigoo sidoo kalena meesha aan ka saaran in nooc doorasho ah dhici karto oo ka duwan habkii uu horay u ballaan qaaday.
Dowlada Muqdisho waxay horay u sheegtay in doorashadii la filayay in ay dhacdo 2016 marka la gaaro ee ahayd in qof walba codkiisa dhiibto aanay suura gal ahayn.
Hadalkan ayuu Madaxweyne Xasan Garguurte ka jeediyay shirka shalay ka furmay magaalada Muqdisho.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Uganda oo sheegtay in ay xoojineyso...

0
0

Kampala ( Sh.M.Network)-Dowladda Uganda ayaa mar kale sheegtay in ay xoojineyso dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab ee ay ka wado Soomaaliya.
Uganda oo ka mid ah ciidamada Nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaliya ayaa shaacisay in diyaarado dagaal oo ah nuuca qumaatiga u duula ee helicoperada ay qayb ka noqon donaan qorsheehada dagaal sida uu dhawaan warbaahinta us heegay afhayeenka ciidamada malateriga ee Uganda col paddy ankunda.
Paddy ankunda afhayeenka ciidamada Uganda ayaa xusay in diyaaradaha helicoptarada ah ay u fududeyn doonto in dhaawacyada ciidamada ay ka daadgureyn doonaan goobaha ay dagaalada ka dhacaan,
Ciidamada midowga afrika iyo kuwa Soomaalia waxaa dhowr todobaad ka hor ay howl gallo dagaal ka sameeyeen deegaano ka tirsan goballada Baay iyo Gedo ee koofurta Soomaaliya halkaasoo ay hore ugu sugnaayeen dhaqdhaqaaqa Al Shabaab
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Afhayeenka Ciidanka Gobolka Gedo Korneyl Rufle oo...

0
0

Afhayeenka Ciidanka Xooga ee Gobolka Gedo, Korneyl Aadan Axmed Xersi (Aadan Rufle), ayaa ku dhawaaqay dhammaan Degmooyinka Gobolka Gedo inay yihiin kuwo xor ah, gacantana ay ku hayso Dowladda Muqdisho.
Afhayeenka, ayaa tilmaamay in maalmahaanba uu shir saddex geesood ka soconaayay Degmada Baardheere, kaasoo ay lahaayen Maamulka Gobolka, Saraakiisha Ciidamada iyo bulshada ku dhaqan Degmadaasi.
Waxa uu ku dhawaaqay in shirkaasi laga soo saaray dhowr qodobo oo ku qotoma mustaqbalka Degmooyinka Gobolka Gedo, waxaana qodobadaasi ku cad in Gobolkaasi ay si buuxdo gacanta ugu hayso Dowladda.
1.Dhammaan Gobolka Gedo oo ah Gobolka Labaad ee Soomaaliya ugu weyn ahna Gobolka Laba Dowladood oo waaweyn deris la ah, Ciidamada iyo Maamulka Joogga dhammaantood inay yihiin Dowladda Dhexe.
1. Inaysan jirin Gobolka Gedo cid u matalayso Dastuur samaynta Magaalada Kismaayo ka socoto ee loo dirsaday ama lagu ogyahay.
2. Laga bilaabo 1-da bisha soo socoto ee August oo ku beegan maalinta Sabtida in uu furan yahay Garoonka Degmada Baardheere iyo wadooyinka soo gala.
3. Ciidanka Dowlada oo caawinaaya AMISOM inay sii wadaan la dagaalanka argagaxisada iyo hawlgaladooda, si ay xornimo u helaan dad cadiban, oo ku cadiban Gobolada Jubbooyinka iyo Gobolada Koonfureed. Sida Degmooyinka Bu'aale, Saakow Jilib, Jamaame iyo meelo kale oo ka baxsan.
4. Waa baaq loo dirayo Dowladda Dhexe dadka u matalayo Gobolka Gedo oo loogu baaqaayo in si deg deg ah uga soo qaybqaataan dib u dhiska iyo xasilinta Gobolka Gedo iyo Gobolada Jubbooyinka.
Korneyl Aadan Rufle, ayaa si rasmi ah u cadeeyay inaanu Maamulka Boobland ka arrimin Degmooyinka Gobolka Gedo, cidda gacanta ku haysana ay tahay Dowladda Muqdisho.
Qodobadan, ayaa waxay ku soo beegmayan, xilli Magaalada Kismaayo uu ka soconaayo shir, kaasoo uu qasdigu yahay in lagu ansaxiyo Dastuurka Maamulka Boobland.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shirkii Muqdisho ka socday oo lasoo gabo-gabeeyay &...

0
0

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa goordhow soo idlaaday shirkii muddada labada maalin ahaa ka socday magaalada Muqdisho ee u dhaxeeyay madaxda ugu sareyso dowlada Soomaaliya, qaar kamid ah maamul goboleedyada iyo inka badan 30 dowladood oo taageera dowlada Soomaaliya.
C/raxmaan Ceynte wasiirka Qorsheysan xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in shirka uu goordhow soo idlaaday lagana soo saaray warmurtiyadeed ka kooban ku dhawaad 30 qodob oo ay isla garteen dhinacyadii ku shirayay magaalada Muqdisho.
Wasiirka ayaa sheegay in qodobada laga soo saaray ay kamid aheyd soo dhaweynta waxyaabaha ka qabsoomay qorshaha higsiga cusub ee Soomaaliya, sida hirgelinta federaalka Soomaaliya iyo guulahii ugu dambayeeyay oo ay gaareen ciidamda dowlada Soomaaliya.
Sidoo kale Wasiir Ceynte ayaa sheegay in shirka laga sheegay in laga xumaa maqnaanshihii maamulada Puntland iyo Jubbaland, iyadoo lasoo dhaweeyay go'aankii baarlamaanka Galmudug qaatay ee wax looga badalay arimaha dhanka xuduuda, taasi oo loo arkay inuu xal u yahay khilaafkii Puntland iyo Galmudug.
Warmurtiyeedka ayuu sheegay sidoo kale in lagu soo dhaweeyay go'aankii xildhibaanada baarlamaanka iyo xukuumada ay soo saareen oo ahaa in dalka aysan doorasho ka dhici karin 2016.
SIdoo kale waxaa lagu sheegay qoraalka shirka laga soo saaray in go'aan lagu gaaray qaabka ay doorasho kaga dhici karto dalka loogala tashanayo maamul goboleedyada iyo xubnaha sare ee dalka.Caasimada OnlineXafiiska MuqdishoCaasimada@live.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dagaal Culus oo Ciidamada Ethiopia iyo Al Shabaab ku...

0
0

Baladweyne ( Sh.M.Network)-Wararka aan ka heleyno waqooyiga Gobolka Hiiraan ayaa ku soo warramaya in dagaallo qadhaadh ay halkaas ku dhexmareen Kooxo ka tirsan Al Shabaab iyo Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Ethiopia.
Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa xiriiro aan la sameynay Saraakiisha dowladda Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan oo dagaalka qeyb ka ahaa waxa ay sheegeen in Al Shabaab jab xoog leh uu ku gaaray dagaalka lagalana wareegay meelaha dirirtu ka dhacday.
Ma Jiro wax war ah oo ka soo baxay Al Shabaab ee ku aadan dagaalkaas xilli Saraakiisha dowladdu tilmaamayaan in khasaarooyin ay gaarsiiyeen Al Shabaab.
Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii la soo dhaafay waday howl gallo ka dhan ah Al Shabaab oo looga saaray meelo ay horay u maamulayeen dhaq dhaqaaqaasi.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia wants extra funds to deal with Al Shabaab...

0
0

A high level Partnership Forum on Somalia wants additional resources for the war ravaged country to enable it effectively deal with Al Shabaab threats.
The team says more resources will ensure delivery of a victory plan for the federal government as it forges ahead with its stabilization efforts.
Partners attending the High Level Partnership Forum in Mogadishu has conceded that additional resources are needed in order to effectively skill and equip Somalia's security forces.
The African Union Special representative to Somalia Ambassador Maman Sidikou says the funding will ensure delivery of a victory plan for the Federal Government as it forges.
Somalia is convening the meeting for the 1st in Kenya.
Ambassador Sidikou described the meeting which is taking place in the capital Mogadishu as a testimony of progress made in securing the country.
The two day meeting which ends today is co-hosted by the president of Federal Government of Somalia HE Hassan Sheikh Mohamoud and the Special representative of the United Nation Secretary-General to Somalia, Nicholas Kay.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


Why Somalia has to withdraw case against Kenya at...

0
0

Earlier this month, Somalia's Attorney General filed a case against Kenya at the International Court of Justice in The Hague over the maritime border dispute, which has been going on for the past at least six years. It was August last year when Somalia ...
Weblinks: 

Madaxweyne Shariif Xasan oo Ka Hadlay Habka Lagu Soo...

0
0

Madaxweynaha Maamulka Seddaxda Gobol ee Xuduntiisu ku duugan tahay Magaalada Muqdisho Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa si hoose uga hadlay Siyaasadda uu adeegsan doono kolka ay bilaabato soo xulista Wakiilada Baarlamaanka cusub ee Maamulkiisa.
Shariif Xasan oo Muqdisho kulan Albaabada u xirnaa kula yeeshay Siyaasiyiin iyo Ganacsato kasoo jeeda Gobolada Dhexe ayaa sheegay in Xildhibaanada cusub Maamulkiisa lagu soo xuli doono Hab Beeleed, balse uu ka eegi doono Kartida qofnimo ee ay leeyihiin.
Madaxweyne Shariif Xasan oo maalmahaan ku mashquulsan la kulanka Siyaasiyiinta iyo Ganacsatada Beelaha Abgaal iyo Habargidir ayaa cadeeyay in Xildhibaanada cusub ee Seddaxda Gobol lagu soo dhisi doono Cadaalad.
Ganacsatada Beelaha Habargidir iyo Abgaal ayuu Madaxweyne Shariif Xasan ka codsaday inay Gacan kasiiyaan Maamulkiisa dhanka Dhaqaalaha inta Beesha Caalamka ay kabixin doonto Dhaqaalihii loogu talagalay Seddaxda Gobol.
Madaxweyne Shariif ayaa u balanqaaday Siyaasiyiintii iyo Ganacsatadii uu la kulmay inuu ka fogaan doono Cadaalad daro iyo Qabyaalad oo aanay dadku miro wanaagsan ka guran doonin.
Shariif Xasan oo xooga saaraya in Maamulkiisa Seddaxda Gobol ay iska dhex arkaan dhamaan Shanta Beel ee Soomaaliyeed ayuu sidoo kale u balanqaaday Beelweynta Mudulood inuu siiyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Seddaxda Gobol.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmail: Ishabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:- Wasiirka Maaliyada oo Mushaarkii Ciidanka...

0
0

Siyaasadda Maanta waxaan ku soo qaadanayna Wasiirka Maaliyada Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibrahim Farkeeti oo ku kacay xatooyo hanti qaran.Wasiir Farkeeti ayaa guri weyn ugu dhisanaya Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobalka Baay mushaaradkii loogu tala galay ciidanka iyo shaqaalaha dowladda Soomaaliya.Sido kale wasiirka Maaliyada Soomaaliya, Maxamed Farkeeti ayaa la xaqeejiyay in u dalka masar ka iibsaday guri weyn oo aay u degan yahiin caruurta iyo xaaskiisa waloow dhawaan aan idin soo gudbin doono muuqaalka gurigaasi.
Fadeexadan maaliyadeed ee wasiirku ku dhaqaaqay ayaa soo baxeysa iyadoo xukuumadda Soomaaliya ay dhaqaale darro heysato isla markaana ay bixin weyday mushaadka shaqaalaha dowladda iyo ciidamada muddo dhowr bilood ah.
Wasiir Farkeeti oo mudo kooban haayo xilka wasaarada maliyada ayaa noqday shaqsi musuq maasuq hareyay lagana weysan yahay bixinta mushaaradka ciidanka u taagan difaacada qaranka habeen iyo maalin.
Guriga baydhaba u ka dhisanayo Farkeeti ayaa,ah mid qabya ah sidaa ku daawan doontan sawirada aan ka soo qaadnay waloow nasiib daro tahay in sidaa loogu tagri falo hantida qaranka.Siyaasadda manta waxaa soo saarey Nuur Ismail SheikhFikirkaaga Ugu Dir dhaliil iyo tala baxin sahalmedia@gmail.com
.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

15 -Ka Qofee Caalamka Ee Leh Jir. Ka Dheeri Ah...

0
0

Somaliland: Daughter Pays Tribute to Her...

0
0

It was there he met my mother, Margaret. After graduating, he returned to Somalia in 1964 and his political career took off - he worked first in the ministry of health and labour. He then joined the ministry of foreign affairs as a political and economic ...
Weblinks: 

Talaal wax looga qabanayo Ebola

0
0

Wiilyar oo Falastiini ah oo lagu Gubay Nablus

0
0

Gaas Oo Boqolaal Dadweyne ah ku soo Dhaweeyeen...

0
0


Maamulka Degmada , Waxgarad, Haween , Dhalinayaro, Cuqaal, masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan ayaa si habsami leh uga qeyb-qaatay soo dhaweynta madaxweynaha Dawlad gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas loogu sameeyey Degmada Burtinle .
Soo dhaweyn kadib ayaa madaxweynuhu waxaa uu bulshadii iyo masuuliyintii soo dhaweysay kula hadlay meel fagaare ah , isagoona uga mahadceliyey sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen , waxaana uu ku amaanay maamulka iyo bulshada qeybaheeda kala duwan sida ay uga qeyb-qaateen horumarka baaxada leh ee ay gaartay Degmadu.
" Runtii sida aadka u wanaagsan ee aad noo soo dhaweyseen aniga iyo wefdigayga aad ayaan idiinka mahadcelin , waxaa iiga muuqata soo dhaweynta dad faraxsan , waxaa sidookale ii muuqda magaalo qurux badan oo hurumartay " Ayuu yiri Madaxweyne Gaas.
" Waxaa loo baahanyahay in dawladd iyo shacabba inaad iska kaashataan adkaynta nabad-gelyada Degmada , taas ayaa muhiimada koowaad iskaleh meelkasta oo aan joogno Puntland " Ayuu hadalkiisa sii raaciyey Madaxweynuhu.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale guud ahaan shacabka Burtinle ugu baaqay inay ka qeyb qaataan barnaamijka isku tashiga Puntland, islamar ahaantaana si deg deg ah u soo dhisaan Golaha deegaanka Degmada cidkastana dhinaceeda ay ka qaadato horumarka Degmada .
Ugu dambeyn madaxweynaha Puntland iyo wefdigiisa ayaa waxaa loo gudbiyey hoyga uu degmada Burtinle ka dagan yahay Islaan Bashiir Islaan Cabdulle , waxaana halkaas madaxweynaha si wanaagsan ugu soo dhaweeyey Islaan Bashiir oo u sameeyey qado sharaf.

Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

La Yaabka Adduunka:- Sawir hadba is badalaya oo lagu...

0
0

Kummanaan qof ayaa u soo daawasho tagay darbiga musqul ku taala bartamaha magaalada Bamako, oo la sheegay in uu ku soo muuqday muuqaalka nin salaad tukanaya.
Muuqaalka qof cad ayaa fiidnimadii sabtigii la soo dhaafay ka soo muuqday darbiga, waxaana marba marka ka dambeeyo isa sii badalayay muuqaalkaasi.
Dadka ayaa safaf dhaadheer u galay bannaanka guriga qoyska TraorA(c) oo u dhow masaajid la yiraahdo Ousmane Kalapo oo ku yaalo xaafadda Hamdallaye ee Bamako.
Aliou TraorA(c) ayaa sheegay in uu aaminsan yahay in sawirkaasi uu yahay Nabi, waxa uuna intaasi ku daray in dad badan ay sawirkaan ama muuqaalkan uga soo daawasho tageen dalka Senegal iyo waliba dhowr wasiir oo ka tirsan dowladda Mali iyo hoggaamiyayaasha diimaha oo iyagana soo booqday guriga qoyskaasi.
TraorA(c) ayaa intaasi ku daray in muqaalkaasi midabka cad leh ee ka soo muuqday darbiga uu u ekaa nin jilba dhulka ku hayo.
Sawirkaasi ama muuqaalkaasi ayaa waxaa aad loogu faafiyay Bamako, waxaana dad badan ay ku haysataan taleefoonadooda gacanta.
Mar ay BBC-da booqatay halkaasi ayaa sawirkaasi waxa uu u muuqday sida cantoobo shamiinda ama sibir ah oo sii ingagaysa, una muuqaal eg haweeney taagan.
Dadka deegaankuna waxa ay sheegeen in ay waxaasi yihiin wax iska caadi ah.
Booliska rabshadaha ka hortaga iyo ilaalada qaran ayaa waxa ay xakameynayaan dad tira badan oo isugu jiro kuwo daaEU(tm) ah iyo kuwa bukaan ah, kuwaas oo habeen iyo maalinba jooga waddooyinka gurigaasi oo gebi ahaanba la xiray.Xigasho BBC SOMALI
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO SAWIRRADA DAMAASHAADKA XEEBTA LIIDO

0
0

Muungaab oo Ammaan Kalla Dul DhacayUrurada...

0
0


Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Ururada haweenka 17'ka degmo ee Gobalka.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa madasha lagu soo bandhigay suugaan ka Hadleysa kaalinta ay haweenka Soomaaliyeed ku leeyihiin Nabadda iyo dib u Dhiska dalka.
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobalka Banaadir Jawaahir Baarqab oo kulanka ka hadashay ayaa sheegtay in haweenka kunool Muqdisho ay yihiin kuwo jecel Hormarka iyo Nabadgalyada Caasimadda.
"Haweenka Gobalka Banaadir waxey dhaxda u xirteen Nabad galyada iyo dib u Dhiska dalka iyagoo aan wax mushaar ah qaadan, qaar kood ayaa geeriyooday halka kuwo kalana ay Naafoobee, iyagoo u shaqeynaya Qaranka marka waa in il Gaar ah lagu haaya haweenka daryeel kooda iyo tayeen tooda" ayey tiri jawaahir Baarqab.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" waxa uu sheegay in Maamulka Gobalka Banaadir uu il gaar ah ku haayo Baahiyaha ay qabaan haweenka, isagoo dhanka kale ku Ammaanay Doorka muuqda ay ka qaateen Nabada iyo Bilicda Magaalada Muqdisho.
"Maamulka Gobalka Banaadir waxa uu si hoose uu ula socdaa xaaladda Ururada Haweenka ee ka shaqeeya Gobalka , Haweenka Gobalka Banaadir waxey horseed u yihiin Haweenka Gobollada dalka marka waxaa idin ku Ammaanayaa doorka ay Ka qaateen Nabad galyada iyo Horumarka dalka halkiina ka sii wada dadaalka Aad u heysaan Qaranka Soomaaliyeed"
Haweenka Soomaaliyeed ee ku nool dalka iyo dibadda ayaa door muuqda oo la Taaban karo ka qaatay Horumarada kala Duwan ee Haatan kajira dalka sida Nabadda iyo Dib-udhiska dalka iyagoo sidoo kale horseed u ah Nadaafadda iyo Bilic soo celinta Caasimadda Muqdisho.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland: Lack of ICT and Financial Sectors...

0
0

Somalilandsun - In terms of mobile penetration rates, Somalia/Somaliland is a leader in the region, with higher rates and lower prices than neighboring Djibouti and Ethiopia, which both enjoy higher levels of stability but retain state-owned monopolies.
Weblinks: 

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live