Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Buug Ka Hadlayo...

$
0
0

Munaasabad ay ka qeybgaleen xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir wasiirkii hore ee Garsoorka ahna mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir, xubno ka socday Garsoorka dalka, aqooyahano ayaa qoraa ka soo jeeda dalka Jibuuti, waxa uu ku soo bandhigay buug uu ciwaan uga dhigay Garsoorka iyo Islaamka.
Qoraaga oo lagu magacaabo Xuseen Cabdulaahi Rayaale aya dadkii ka qeybgalay munaasabada iyo culumada iyo quburada qorista Afka Soomaaliga ayaa ugu baaqay in ay qiimeeyaan buuga talada ugu dembaysana uu qaadan doono qoraaga.
Xeer ilaaliyaha Qaranka mudane Axmed Cali Daahir ayaa isna sheegay in buugaan ereyada ku qoran ay yihiin kuwo xambaarsan macno badan kuwaaasi oo ku aadan dhanka Garsoorka.
Wasiirkii hore ee Garsoorka Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa hadal uu ka jeeday munaasabada waxa uu badankeeda uu uga hadlay garsoorka dalka halka uu marayo.
Bugaan uu qoray qoraakan u dhashay dalka Jibuuti ayaa nuqulo ka mid ah waxa la geyn doonaa xaruumaha ay ku shaqeeyaan garsoorayaasha Soomaaliyeed si ay ugu faa'iideystaan.

Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Taariikhda Fanaanka Iyo jimcaha Maanta Waa C/Shire...

$
0
0

Jooqle Shire wuxuu ka qeeyb qaatay Riwaayado kala duwan asigoo da,diisu tahay 13-jir nasiib wanaag waxa uu tartan u galay Barnaamishkii la,oran jiray Heesisii hirgelinta ee lagu soo bandhigi giray Tiyaatarkii qaranka, waxa uuna kagalay Jooqle kaalinta koowaad Heestii uu ku qaaday tartanka erayadeeda waxaa kamid ahaa [yaa ku soo dhawaadoo dhaqsa ugu yimaadoo dhunkadoo laseexda] rawaayadii ugu caansaneed oo Jooqle ka qeybtaato waxaa lagu magacaabaa "Murugo iyo Macaan" waxaana atariishad ka eheed Hiba Nuura halka Jooqle aktar ka ahaa waxaana lasoo bandhigay sanadkii 1974-kii.
Heehasa uu ku luqeeyo al Fanaan Cabdi Shire Jaamac Jooqle waxa ay iskugu jiraan Jaceyl wadani iyo weliba kuwa ku saabsan Hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed,waxaana ugu caansan Heesihiisa [ Arabsiyo, Sabaax Barashada wacan,Muna,Luuley, Qeylodhaan, Kawaankii dadka, waxaad heysataan dira, iyo kuwa kale oon halkaan lagu soo koobi karin.
Fanaankaan ayaa Hogaamiya Koox caan baxday oo lagu magacaabo. {Reer Cayaar Jecel}, waana koox xil gaara iska saartay wacyi gelinta Umada Soomaaliyeed, waxaa kale uu caan ku yahay Fanaankaan marka laga soo tago heesaha, dhanka laxan sameynta asigoo mararka qaarna ku tuurtaa eray curinta,waxaana uu tumaa dhanka Musigga Kabanka. Jooqle shire waxaay aad iskulaheen marka qaarkood fanaanka cabdi shire,ciyaar jacel hadaba lasoco taariiqdiisa oo intaa ka badan.
Halkaani Ka Daawo Mid Ka Mid Ah Heesaha Uu Qaaday:-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xanta Suuqa: Lazar Markovic Oo Amaah Kaga Tagaya...

$
0
0

Kooxda Liverpool waxey wadahadal kula jirtaa kooxda reer Turkey ee Fenerbahce waaxaana la rajeynayaa in xidiga reer Serbia ee Lazar Markovic uu 48-da saac ee soo socda kooxdaan si amaah ugu biiri doona.
Markovic oo 21-jir wuxuu Anfield yimid xagaagii lasoo dhaaafay bilowgiisii isagoo markaaas Benfica kaga yimid aduun dhan 20 Malyaan Oo Pound.
Garabkaan reer Serbia wuu ku wareeray horyaalka Ingiriiska madama uu boos joogto ah ka heli waayay shaxda Branden Rodgers.
Balse kooxda waxey dooneysaa iney amaah ku bixiso si uu usoo cadeeyo awooda uu leeyahay isla markaana uu fursad soo helo.
Markovic wuu ku faraxsan yahay inuu u dhaqaaqo kooxda Fenerbahce si uu fursad u helo isla markaana uu u cadeeyo inuu u qalmo safka hore.
Imaatinka Firmino, Ings, Origi ayaa ka dhigay inuu heli waayo jaanis, sidoo kalanaa waxaa fursad safka hore ah helay Ibe, balse Markovic Turkiga ayuu u dhaqaaqi doonaa.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Abwaan Cabdi Rashiid Caaqilka Oo Ka Hadlay Kobciye...

$
0
0

Abwaanka da'da yar ee Cabdi Rashiid Maxamed Cali -Caaqilka- Ayaa tix gaaban oo aad u heer sareysa u qoray shabakada kobciye.com asagoo ku amaanay shabakada in aay kaalin weyn kaqaadato kobcinta bulshada,
Magaca shabakada Kobciye.com iyo warbixinada aay soo baahisana in aay isku si ka turjumayaan ayuu ku nuuxnuuxsaday abwaanka,
Adigana akhristoow fikradaada iyo sidaad kobciyemedia.com u aragto fikirkaaga dhanka hoose waad kadhiiban kartaaa mahadsanid.
kaltankii wargaysyada
Markii koobka loo dhigay
Kobciyaa u qaadoo
Kow galay aduunkee
Kaltuuneey ma maqasheen?
Alla kaafiyoo haa
kala hadhe wargaysyadu
Kala mudan qoraayadu
Kala wacanna sheekadu
Waxaan kulli ka doorbiday
*kobciyaha dadwaynaha
*kobciyaha dhallaankiyo
*kobciyaha jacaylkiyo
Midka kaaba qoyskiyo
Kumanaan barbaartoo
Kalgacaylka beeraha
Kaftan sheekadiisaan
Ku seexdaa ku toosaa
Ku nastaa ku joogaa....
kobciyemedia.com weeyaan
Mar haddaanan kaafiyoow
Kunjeer aanan booqanin
Kormeerayn wargayskaas
Kulamada dadwaynaha
Ku bandhiganin weedhaha
Kobciyena warkiis arag
Kalaam kale ma yeeloo
Ma kaftamo ayaantaas!!!!
Kobciye waa gurigeyga
Waa kaydka noloshiyo
Kan ibaray kalgacalkoo
Kulan caashaqeed iyo
Haasaawe keenaha
Kasha laabta iga degey
Kobciye waa kun qaybood
Kobciye waa kabiirkii wargaysyada kaalin wayn kagalay.
Kulli wada ogaadoo
Ku xidhmoo kormeeroo
Ku kifaaxa sheekada
Kobciyana uu idiin dhigo!!?W/Q Cabdi Rashiid Maxamed Cali -Caaqilka-
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Per Mertesacker Oo Saabab Layaab Leh Ku Seegaya...

$
0
0

Daafaca reer Jarmal ee Gunners Per Mertesacker ayaa seegaya kulanka Newcastle United ee sabtida ka dhici doona St James Park.
Per wuxuu seegay kulankii ay isniintii kooxdiisa barbaraha ka heshay Liverpool waxaana sidoo kale maqnaa mataankiisa Laurent Koscielny, balse kulanka sabtida wuxuu ku seegayaa sabab uu isaga masuul ka ahaa waxaana la sheegay inuu diiday qaadashada daawada qalajiyaha madama caabuq dhanka feeraha uu qabo.
Wenger ayaa xaqiijiyay in Per uu diiday inuu qaato aEUoeAntibioticsaEU, taasna waxey la micno tahay in Gunners ay mar kale daafac daciif ah ku wajahi doonto kooxda uu hogaamiyo Steve McLearen.
Dhanka kale Laurent Koscielny ayaaa isna la filayaa inuu seego madaama dhibaato dhanka dhabarka ah uu qabo mana la xaqiijin inuu seegayo kulankaaan.
aEUoeWaqti xaadirkaan uma muuqdo mid fiicanaEU Ayuu yiri Wenger.
aEUoeArbacadii uma muuqan mid wanagsan waxaan u dirnay guriga madama uu la xanuunsanayay caabuq dhanka feeraha ahaEU
Gabriel Paulista iyo Clum Chambers ayaa ciyaaray kulankii Liverpool inkastoo aan shabaqa Gunners lasoo taaban hadana waxey u muuqdeen kuwo aan is fahansaneen.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweynaaha Barcelona Maria Bartomeu Oo Aaminsan...

$
0
0

Madaxweynaha kooxda kubbada cagta Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa aaminsan in Messi uu yahay xidiga ugu wanaagsan dunida isla markaana uu u qalmo sanadkaan inuu ku guuleysto abaalmarinta xidiga ugu fiicn Dunida Ee Ballon daEU(tm)Or.
Lionel Messi waxaa loo magacaabay Khaamisitii xidigii ugu fiicnaa qaarada yurub xagaagii lasoo dhaafayA iyadoo abaalmarinta lagu gudoonsiiyay xaflad ka dhacday Monaco oo sidoo kalana isku aaadka wareega groupyada Champions League-ga lagu sameynayay.
28-jirkaan reer Argentina ayaa jabiyay rikoorka Telmo Zara ee rikoorka gooldhalinta horyaalka La Liga wuxuuna shabaqa ku hubsaday 58-gool dhamaan tartamada oo dhan.
Maria Bartomeu ayaa markaan qaba in Messi uu dib ugu soo laaban doono saaxadada Ballon daEU(tm)Or xili labadii sano ee lasoo dhaafay uu ku guuleystay Ronaldo.
aEUoeLionel Messi waa xidiga ugu wanaagsan dunida, waxaan ognahay rabitaankiisa, wuu shaqeeyaa, sidoo kalana wuxuu sameeyaa dadaal dheeri ah dhamaan kulaamada kalsoonidiisana waa mid aan macquul aheenaEU Ayuu yiri Bartomeu.
aEUoeTaasina wa sababta loo siiyay abaalmarinta xidiga ugu fiican yurub, sidoo kalana Ballon daEU(tm)Or, Hagaag, Leo waa xidiga ugu fiican dunida sidaas daarteed waa wax iska caadi ah inuu wax walba ku guuleystoaEU
Sidoo kalana Josep Maria Bartomeu ayaa qiray in Messi uu xagaagan soo bandhigay qaab ciyaaareed aan caadi aheen balse wuxuu doonayaa inuu kooxda u qaado Koobka kooxaha Aduunka bisha Decembe.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Daawo:-Macalimada Ugu Hurda’da Badan caalamka:-Vedio;-

$
0
0

Xog-Culus:Maxaad kala’ Socotaa Mushaaraadka...

$
0
0

Muqdisho waa meesha ugu idaacadaha badan dalka soomaaliya hadii taasi laga fiirsho waa horumar weyn dhana wariyaashu waay dhiban yihiin oo maheysataan xaquuqiyaadkoodi saxafinimo taaso aay ugu horeyso dhanka mushaaraadka waxaana idaacadaha laga bixiyaa mushaar aad uyar,hadii aan xusno sida aay idaacad waliba ubixiso mushaaradkeeda, waa taan qeybtii koowaad::
Radio Goobjoog:85.5 fm :wariyaasho Aay u arkaan in aay idaacada kala wadaan waxaay siyaan.lacag udhaxeyso 200$ilaa 150$ kuwa wararka keena 50$.
Radio Dalsan: 91.5 fm:wariyaasha Ugu Weyn Kuwa aay u arkaan Waxa' uu maamulkoodu uqoondeeyaan 200$Kawa Barnaamij soorayaasha ahna70-ilaa50$.
Radio Maanta 95.5Fm:wariyaasha ugu weyn waxaay siiyaan 40-ilaa 30$Kuwa Barnmaajiyo Soosaarayaasha AhWaxaa Wax Laga siiyaa Iidhehyada Aay keestaan,
Radio Xamar .Vod:98,3 Fm Wariyaasha Ugu Weyn Waxaay wax Usiisaa Si af garasho ah oo lacag ahaan udhaxeysa.70$30$20$ waana sida aay isku fahmaan Maamulka Iyo Wariyaasha markaasi Barnaamij Soosaarere Waliba Waain uu Keensadaa IIdheh,.Lasoco Jimco Waliba Qaabka shaqo iyo tan mushaarbixin,Iidaacaha Muqdisho Todobaadyaadaan Waxaan Xooga Saaridoonaa Sida Aay Mushaaraadka Ubixiyaan,idaacadaha muqdisho lasoco idaacaddo kale jimcaha soo sooc
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Nin Yuhuudi Ah Oo Maqaaxi Ka Furtay Xabaalo Qaar...

$
0
0

Haay'adda Al-Aqsa ee Waqafja iyo aataarta ee Falastiiniyiinta ayaa si aad ah u adag uga digtay maqaaxi aay Yuhuudi leedahay oo laga furay dhul ka mid ah xabaalaha taariikhiga ah ee MaaEU(tm)man Allaah oo ku yaalla magaalada Qudus, waxa aanay haay'addu sheegtay in furitaanka maqaaxidani ay qayb ka tahay qorshe ay IsraaaEU(tm)iil doonayso in ay ku YuhuudiyeysoA wax kasta oo dhulkan ku yaalla oo si uun taariikh ula leh Carabta guud ahaan iyo si gaar ah Islaamka.
Jagada maqaaxidan laga furay oo xabaalahan ka mid ah ayaa ay IsraaaEU(tm)iil xoog kula wareegtay tobannaan sano ka hor, waxa aanay u beddeshay beer dadweynuhu ku laydhsado oo ay u bixisay beerta xorriyadda.
Warkan oo uu Kobciye.comA ka soo xigtay shabakadda wararka ee Al-Jazeera ayaa lagu sheegay in xabaalaha MaaEU(tm)manu-llaah waxa ay leeyihiin muhiimad taariikhi ah iyo mid diiniya, waayo dadka ku aasan waxaa ka mid ah tiro ka mid ah asxaabtii Nebi Muxammed (SCW), culimo Islaam oo caan ah iyo Shuhadadii ka qayb qaatay dagaalkii lagu furtay magaalada Qudus xulligii Salaaxu-ddiin Al-Ayuubi.
Maqaaxidan ayaa la sheegay in wax yaabaha ay iibiso ay ka mid yihiin noocyo khamriga ka mid ah iyo waxyaabaha khilaafsan diinteena suuban.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

RAG ka tirsan kooxda shabaab oo lagu qabtay afgooye

$
0
0

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose, ciidamada Dowladda Federaalka Somalia, howlgal ay ka sameeyeen Magaalada Afgooye ayaa waxaa lagu soo qabtay dad looga shakiyay inay Al Shabaab xiriir la leeyihiin.
Howlgalkaan ayaa ujeedkiisa wuxuu ahaa xaqiijinta ammaanka Magaalada Afgooye si looga hortago falalka lidiga ku ah dhanka ammaanka ee ka dhaca Magaaladaasi.
Ciidamada Booliska oo howlgalka sameeyay, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen dad gaaraya 10 ruux oo looga shakiyay inay Shabaab xiriir la leeyihiin, kuwaasi oo lagu xiray Saldhiga Degmada Afgooye.
Gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka ee Maamulka Afgooye Yuusuf Doo, ayaa sheegay inay baaris ku hayaan dadka ciidamada ay soo qabteen, kadibna la kala saari doono oo kuwii dambi lagu helo maxkamad lasoo taagi doono.
aEUoeHowlgalkaan waxa uu ka mid yahay kuwa aan amniga ku xaqiijineyno, waxaana inoo suurta gashay in aan qabanno dad lala xiriirinayo inay maleegayeen falal amni darri ah, dadkaasi waxa ay gaarayaan ilaa 10 ruux Saldhiga ayeeyna ku xiran yihiin.aEU Ayuu yiri Guddoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka Afgooye.
Ciidamada Dowladda Somalia, ayaa howlgalo ka sameeya Magaalooyinka ay gacanta ku hayaan, waxaana howlgaladaasi lagu soo qab qabtaa dad lala xiriiriyo Ururka Al Shabaab.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DEG DEG:- Saddex nin oo dhalinyaro ah oo lagu dilay...

$
0
0

Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada ayaa sheegaya xalay deegaankaasi in lagu dilay saddex ruux oo Dhalinyaro ah, kuwaasi oo aan la ogeyn waxa ay yihiin.
Saddexdaan ruux ee Dhalinyarada ah ayaa saaka meydkooda waxaa lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha iyaga oo ay ku taallo rasaas, waxaana la sheegayaa xalay in lagu dilay xaafadaha Deegaanka Ceelasha biyaha, kadibna saaka meydkooda lasoo dhigay Isgoyska Ceelasha Biyaha.
Dhalinyaradaan ayaa waxaa saaka meydkooda lagu arkay masaajidka Dabaqeynka hortiisa ee deegaanka Ceelasha Biyaha, iyaga oo ay ka muuqato rasaastii xalay lagu dilay.
Waxaan la ogeyn cida ka dambeysay dilka loo geystay Dhalinyaradaan iyo sidoo kale Dhalinyarada qudhooda waxa ay yihiin, xilli dadka deegaanka ay isweydiinayaan cida dishay dhalinyaradaan.
Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa xoghoose.com.com u sheegay saaka inay cabsi dareemeen, kadib markii ay arkeen Dhalinyarada saddexda ah meydkooda oo rasaas ay ku taallo cida dishayna aan la ogeyn.
Maamulka Deegaanka Ceelasha Biyaha weli kama aysan hadlin dilkaan loo geystay saddexdaan Dhalinyarada ah ee xalay lagu dilay deegaankaasi.
Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa saaka aad looga hadal haayaa Dhalinyaradaan la dilay cida dishay iyo meesha ay ka yimaadeen Dhalinyarada.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

DAAWO VIDEO:-Wafdi ka socda Dowladda iyo Koonfur...

$
0
0

Pope Francis Oo Ku Baaqay Hogaamiyeyaasha Dunida...

$
0
0

Wadaadka ugu weyn diinta Masiixiga Pope Francis ayaa Axaddii shalay ka qeyliyay dhimashada 71 tahriibe oo laga dhex helay gaari xamuul ah oo looga tagay wado dhinaceed dalka Austria, isagoo shilkaasi ugu yeeray dambi laga galay bani aadnimada.
Pope Francis ayaa ugu baaqay hogaamiyeyaasha Dunida inay ka wada shaqeeyaan sidii looga hortagi lahaa dambiyada noocan ah ee ay galayaan mukhalasiinta dadka tahriibiya.
Jimcihiina , Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa sheegay inuu aad uga argagaxay oo uu ku qalbi jabay dhimashada ugu dambeysay ee muhaajiriinta ee laga soo warinayay labadaba badda iyo Berriga.
Dhinaca kale, dowladda Hungary ayaa sheegtay inay xirtay qofkii shanaad, oo ay uga shakisantahay inuu ka tirsanyahay kooxdii soo tahriibisay 71kii muhaajiriin ee dhintay.
Horay waxaa loo xiray sadex qof oo kale oo Bulgaria u dhashay iyo nin u dhashay Afghanistan oo kooxdan looga shakisanyahay.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Tacsi ku socota qoyska reer Xaaji Dahir Aw Cilmi...

$
0
0

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN ANIGA oo ah safiirka Somaliland ee dalka France Ali Ismail waxaan TACSI u dirayaa qoyska reer xaaji DAAHIR Cilmi geeridiii ku timid Aabohod Allaha u naxariisto wuxuu ahaa nin dalka magac ku lahaa.. Aaaammmiiin
walaal marka hore waan ku salaamayaa, anigoo ah Mowlid Idris
Tacsidii oo qoraala watan hoos ku qoran.
mahadsanid.
Inaali laahi wa inaa ilaahi raaji cuun.
Waxaan tacsi uu diraynaa geeridi naxdinta lahayd ee kuu timid manta duhurkii Bishu markaay ahayd 30/08/2015, Awoowo XAAJI DAAHIR CILMI oo ku geeridooday magalada Borama. Anagoo kale ah
Abo Idris Maydhane Warsame
Hooyo Fousiya Abdillahi Nur
Mowlid Idris Maydhane
Liban Idris Maydhane
Yasmiin Idris Maydhane
Ayan Idris Maydhane
Maydhane Idris Maydhane
Dhamaan reer Idris Maydhane
Waxaana leenahay samir iyo iman ilaahay ha inaga siiyo isna jana Fardawsa allaha ah geeyo.
Mowlid Idris Maydhane
Awdalpress
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ururka Boko Xaraam oo isbalaadhinaya iyo Qorshe...

$
0
0

Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in ururka jihaad doonka ah ee Boko Xaraam uu doonayo in uu balaariyo goobaha uu ka hawlgalo.
Goobaha ay bartilmaameedsanayaana ay kam mid tahay magaalo madaxda ganacsiga ee Lagos.
Dawladu waxay sheegtay in ay tiro dad ah ka xirxireen magaalada Lagos iyo goobo aad ooga fogfog meelaha ay caadiyan uga hawl galaan Boko Xaraam, xiritaankaasina uu dhacay tan iyo bilawgii bishii todobaad.
Booliiska dharcadka ah ee Nigeria ee loo yaqaano DSS, ayaa magacaabay 12 ruux oo ay sheegeen in ay xubno ka yihiin Bookoo Xaraam ayna ku sugnaayeen magaalad Lagos.
Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa la sheegay in ay diyaarinayeen waxyaabaha qarxa.
Suurtagal ma aha in si madax banaan loo xaqiijiyo wararkaasi.
Booliiska DSS looyaqaano waxay sheegeen in isku daygan is balaarinta ah ee Boko Xaraam uu salka ku hayo cadaadiska ka haysta gobolka waqooyi bari, weerarada ay ururku ka wadaan gobolkaasi ayaase wali sii socda
Awdalpress.com
Rag is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wararka sheegaya maxaa ka Jira In Shir-weynihii...

$
0
0

Hargaysa:(Awdalpress.com)- warar Xogo-gaal ah oo ay Heshay Shabakadda Wararka ee Oodweynenews,ayaa sheegaya in Shir-weynihii Gollaha dhexe ee Xisbiga Taladda Dalka haya ee KULMIYE dib loogu riixay bilawga sanadka 2016-ka ee soo socda.Xoggahaasi si cad umay sheegin sababta rasmiga ah ee dib-u-dhacaas loogu sameeyay Shi-weynaha Gollaha dhexe ee Xisbiga oo la filayo in lagu soo cumaamado Musharax Madaxweyne-nimo iyo Guddoonka Xisbiga ee shanta sanno ee soo socota Xisbiga Majaraha u hayn doona.
Balse waxa laysla dhex-marayaa sababta ugu weyni tahay Khilaaf Culus iyo Loolan adag oo ay iskugu Miciyo lisanayaan Baarqabka Xisbiga ee labadda dhinac u kala fadhiyaa,taas oo laga cabsi qabo inay Saaxadda Siyaasadda ka saarto Xisbiga ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku abtirsato.
Dhinaca kalena,waxa la sheegayaa inay dib-u-dhacaas si weyn ugu sacab tumayaan Xusbnaha Xukuumadda ku jira ee hogaanka Xisbiga uu hungurigu kaga jiro,waxaana la sheegayaa inay arrintaasna ay ku badhi-taageerayso Madaxtooyaddu
Gudoomiyaha haatan ee Xisbiga kulmiye,MD. Muuse Biixi Cabdi,ayaa isagu la sheegayaa inuu rabbo in Shir-weynaha Xisbiga la qabto ka hor intaanu sanadku dhamaan sidii markii horeba uu qorshuhu ahaa.
Iska soo wada xooriyoo waxa si weyn loogu dhegtaagayaa goorta iyo goobta uu dhaco Shir-weynaha Gollaha dhexe ee Xibiga oo dhicitaankiisa lagu tilmaamayo mid waji kale oo siyaasadeed uu dalku yeelan doono,isla markaasna laga yaabo inay soo baxaan Waji-yo iyo xulafo kale oo siyaasadeed oo si weyn wax uga bedesha sida maanta wax yihiin.
Awdalpress.com
Rag Is Baray
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suldaanka guud ee beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan...

$
0
0

Daawo: “ Ilaa 1969-kii Qabyaaladda Waa waxaa lagu...

$
0
0

Jawaari: 3 sano oo hoggaan Jilicsan & hawl yari

$
0
0

Baarlamaanka Federaalka waxaa u dhamaaday 3 sano, sidoo kale Guddoomiyahooda baarlamaanka Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari , waxaana la'isweeydiin karaa waxa u qabsoomay mudadaasi baarlamaanka iyo Jawaari.
Waxaan u kuurgalay, dabagalna ku sameeyey waxqabadkii baarlamaanka mudadaas 3-da sano ahayd, waxaa kaloo aan la sheekeystay qaar ka tirsan xildhibaanada Federaalka balse nasiib darro natiijada iisoo baxday ayaa noqotay mid aanan lagu farxeyn sida ka muuqata ciwaanka!!
Inta badan shaqada golaha shacabka waxa lagu soo koobaa 3 arin: Sharci dajinta ama Meel marinta sharciyada, dib u eegista sharciyada, la xisaabtanka shaqada xukuumadda iyo matalaadda shacabka oo ay ka midtahay hormarinta goobaha laga soo doortay.
Marka hore, xildhibaano badan oo arinta waxqabadka aan kala sheekeystey, su'aal kasta jawaab ayey u hayaan, haddii aad weydiiso sababta lix kalfadhi ay u ansixiyeen 19 Hindiso Sharciyeed iyo 6 Qaraar waxaa ay ku doodayaan in xukuumadda aanay u keenin sharciyo badan, kuwii horey loogu keeneyna ay ceshatay xukuumad kasta oo timaada.
Xilkooda ah la xisaabtanka xukuumadda sababta aay u gabeen markaad weeydiiso waxay kuu sheegayaan in labo xukuumad ay u rideen waxqabad la'aan laakin sheekadaas shacabka waa ay ka warqabaan!!
Haddii aad wax ka weydiiso matalaadda shacabka 3-dii sano ee lasoo dhaafay iyo sababta ay u tagi la'yihiin gobollada ay matalaan, arimaha amniga ayey isku difaacayaan!!
Sida ku cad xogta rasmiga ah ee aan heyno boqolkiiba %18 oo xildhibaanada ka tirsan ay booqdeen deegaanadii laga soo doortey, meelaha ay booqdeena waa 10 gobol oo ka mid ah 18-ka gobol ee dalka.
Waxyaabaha lagu eedeeyo guddoomiyaha Jawaari iyo guud ahaan guddoonka ayaa waxaa ka mid ah in ay awoodi waayeen in xitaa la dhawro saacadaha shaqada baarlamaanka, waxaana jirta in baarlamaaanka uu inta badan shaqeeyo wax ka yar 3 saacadood.
Markasta oo uu kalan jiro waxaa caado iska noqotey in kulanka uu furmo 12:00 PM iyo wixii ka dambeeya, sanadkii oo dhan waxa uu baarlamaanka Federaalka shaqeeyaa 216-saacadood, waxaana jirta in saacadihii ay tahay in uu baarlamaaanka shaqeeyo ay yihiin 1792-sacadood sanadkii ugu yaraan.
Waxaa halkaa kaaga soo baxaya in baarlamaanka shaqeeyo oo kaliya %12 boqolkiiba saacadihii loogu talogalay in uu shaqeeyo, waxaase kaaga sii daran in waqtigaasi yar ee boqolkiiba 12% ah in intiisa badan lagu qaato mooshin iyo muran!!
Warbixintan, waxaa ku soo qaadayaa qaar ka mid ah hadaladdii Guddoomiyaha golaha shacabka Jawaari iyo wixii ka hirgalay iyo haddii ay caqabado jiraan, maxaa u diiday in shaqo fiican la qabto mise loo garaabi karaa?
In kasta oo Baaralamaankaan uu helay fursado ka badan Baarlamaanadii KMG ahaa, sida fursado Amni, dhaqaale iyo xitaa sida in boqolkiiba 60% xildhibaanada yihiin kuwa heerkooda waxbarasho uu gaarsiisanyahay jaamacad, hadana kama aysan faa'ideysan, waxaa uu soo bandhigay waxqabad la'aan ama waxqabad aad ula liita sida aad ka arki doontaan warbixintaan.
Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo u khudbeynaya golaha shacabka xilligii uu musharrax ahaa waxaa uu yiri "Himilada aan tiigsanayo ee kale waxaa ka mid ah inaan dhiso gole shacbi oo ku shaqeynaya rabitaanka shacbiga, lehna ajanda sharci dajin muddeysan iyo guddiyadda shaqeynaaya si loo soo celiyo sharaftii iyo heybaddii goloha shacbigu, loona kasbado kalsoonida dadweynaha, abuurnana xasilooni siyaasadeed oo lagu gaari karo horumar, dhaqan dhaqaale, amni iyo cadaalad".
Sadex sano kadib, Baarlamaanka waxaa uu riday 2 xukuumad, waxaa ay kalsoonida kala noqdeen Ra'isul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon 2 December 2013 halka December 6, 2014 ay kalsoonida kala laabteen Ra'iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed, hadda waxaa uu baarlamaanka Soomaaliya ku dheggen yahay oo ay mooshin ka keeneen Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh, su'aal: aaway xasiloonida siyaasadeed ee uu Jawaari sheegey?!!
Dhinaca shaqada Guddiyadii golaha shacabka, 3-dii sano ee lasoo dhaafay shaqo fiican ma qaban guddiyada kala duwan, Xildhibaanno guddiyadan ku jira waxaa ay ii sheegeen in ay barnaamij-kii ay ku shaqeyn lahaayeen aanu lacag helin muddo labo sano ah iyagoo intaa ku daray in guddiyada Baarlamaanka aan loo fududeyn shaqadooda, sida Tikit-yada si ay ula socdaan shaqooyinka loo xil saaray, arintaas waxaa ii xaqiijiay Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa.
Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo ah guddoomiyaha guddiga difaaca baarlamaanka oo dhawaan ka hadlayay madal looga hadlayay waxqabadka baarlamaanka oo lagu qabtay Machadka Heritage ayaa sheegey in kharashkii guddigiisa ku shaqayn lahaa muddo labo sano ay kaliya halmar heleen kharashka hal bil oo kaliya, taasina ay curyaamisey shaqadoodii.
Jawaari waxaa uu khudbadiisa ku sheegay "Iyadoo laga cibra qaadanayo, khibradii laga soo kasbaday golohii aan xilka kala wareegnay, waxaa laga maarmaan ah inaan u horseedo in xildhinaanada loo xaqiijiyo in la siiyo mushaar iyo gunnooyin ku filan oo aan kala go ama la daahid midna lahayn".
Xildhibaanada mararka qaar ma qaataan wax mushaar ah muddo 4 bil ah, arintaas oo keentay in Xildhibaanada ay qabtaan shaqo uu sheegay Jawaari xilligaas in lagu xaman jiray, sida laaluush qaadasho.
Jawaari waxaa uu yiri "In Maamulka golaha shacabka loo xaqiijiyo shaqaale xirfadooda iyo mihnahooda heer sare yahay, una xil gutaan, hufnaan iyo mihnadyahannimo, in sida ugu dhaqsaha badan loo xaqiijiyo in xubhana golaha shacbiga helaan goob shaqo iyo qalab tayo leh oo la siman Baarlamaanda Caalamiga ah"
Arinta ku saabsan Shaqaalaha baarlamaanka waxaan soo ogaaday in 3 sano kadib Baarlamaanka Soomaaliya aanu laheyn lataliye dhanka sharciga ah ama sharci yaqaan (legal adviser) iyadoo maalin walba la hor keeno sharciyo kala duwan oo uu ka mid yahay Sharcigii shaqaalaha Ajaaniibta oo ugu dambeeyay.
Tani waxa ay horseedi kartaa in baarlamaanka uu meelmariyo shuruuc jaban oo leh ciladdo hadhoow dhibaato horseedi kara, waxaana jirta ugu yaraan hal sharci oo inta la ansixiyey uu madaxweynaha diidey in uu saxiixo, laguna soo celiyey baarlamaanka, kaasi oo ah sharciga Hanti Dhawrka Guud.
Waxaa intaa dheer guddoonka Baarlamaanka waxaa uu mudadaas qortay shaqaale gaaraya 300, lacagtaas ku baxday shaqaalahaasi xildhibaanada qaar waxa ay ku doodayaan in shaqo badan lagu qaban karay.
Jawaari oo sii hadlaya waxaa khudbadiisii ka mid ahaa: "Suurtagal ma aha Baarlamaan qarameed oo jira inuu noqdo garab rarato oo meel uu u shaqo tagaayo subaxii xildhibaanka uusan garaneyn, taa waxaa lagama maarmaan ah in sida ugu degdegsan loo dhameystiro.
Waxaa xaqiiq ah in dhismaha Baarlamaanka ay ka muuqato duruuf iyo daryeel la'aan xilli Villa Hargeysa ay ku jirto meelaha guryaha ugu qurxan Magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka halka uu hadda ku kulmo waa Hool fool xun oo kuraas la iska dhigay halka dhismaha intiisa kale uu burbursanyahay, lamana oga meel uu ku dambeeyey mashruuc dib loogu dhisi lahaa aqalka.
Wariyaha Baarlamaanka ee Goobjoog News Cabdifitax Kalgacal waxaa uu xaqiijiyay in xitaa Hoolka lagu shiro uu roobka soo daayo, taas oo fadeexad ku ah muuqaalka Baarlamaanka Federaalka.
Mid ka mid ah xildhibaanada waxa uu nagu yiri "Xitaa rinji lama marin gurigan, foolxumadiisa waad wada aragteen marka kor laga eego ama ay saxaafadda soo sawirto".
Dhanka Xeer Hoosaadka, baarlamaanka Jawaari waxaa uu ku guuldareystay hirgalinta iyo ku dhaqanka Xeer Hoosaadka golaha shacabka sida ay ku doodayaan xildhibaanada qaar, tusaale ahaan baarlamaanka waxaa jirto xildhibaano iska maqan 3-dii sano ama aan soo xaadirin kalfadhiyadii 6-da ahaa, laakiin waxaa la yaab leh in weli aan la ceyrin hal xildhibaan, Lacagna iska qaataan!!.
Xuseen Carab Ciise waxa uu yiri "Waa shaqsiyaad waaweyn oo macruuf ah oo la yaqaano, aniga sheegi mayo magacyadooda, laakiin waxa ay caado ka dhigteen in ay iska maqnaadaan, mana jirto cid talaabo ka qaaday".
Arimaha kale ee ku tusinaya in xeer hoosaadka lagu tuntay waxaa ka mid ah haddii uu kooramka (guntanka) ku furmo 139, waxaa la arkaa in Labo xildhibaan iska tagaan kulanka oo socda, waxaa dhacdo oo xaqiiq ah in dhamaadka kulanka ay meel marintii sharciyada u hakato Labadaas xubin dartood, halkaasi hawshii ku hakato, maxaa diiday haddii oo kooramka qabsoomo marka horaba in shaqada la dhamaystiro?!!
Arintii Jubbaland, waxaa ay Xildhibaanada qaar ii sheegeen in daliil cad u tahay go'aan jileeca Baarlamaanka federaalka iyo Guddoomiye Jawaari
Ugu dambeyn baarlamaanka waxaa horyaallo howlo badan sida, Hindise sharciyeedka Warbaahinta, Hindise Sharciyeedka Shaqaalaha Ajaanibta, Hindise sharciyeedka la dagaalanka argigixisada, Hindise sharciyeedka Xisbiyada Siyaasadda, dib u eegista dastuurka iyo arimo kale, lamana oga xilli ay howshaas dhameyn doonaan.W/D : Cabdicasiis Axmed Gurbiye.Email: Gurbiyeshow@gmail.comWarbixinta waxaa Macluumaad ku daray: C/Nasir Saxansaxo.
Weblinks: 

//-->

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ma dhabaa in Xasan iyo R/W CC ay ogolaaden ka qeyb...

$
0
0

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar aan lagu kalsoonaan karin oo naga soo gaaraya dhanka Xildhibaano kasoo horjeeda Maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in Madaxweyne Xassan iyo Ra'isul wasaare Cumar isla garteen in DF Somalia ay ka qeybqaadato Caleemasaarka Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.
Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Ra'isul wasaaraha dalka uu Axmed Madoobe u ballanqaaday in Mas'uuliyiin ka socda DF ay ka qeybqaadan doonaan Caleemasaarkiisa, kadib markii labada dhinac ay isla arkeen in xal laga gaaro xasarada ka dhexeeysa.
Axmed Madoobe oo adeegsanaayo Dowlada Ethiopia ayaa sheegay in Ra'isul wasaaraha uu gaarsiiyay dacwada Caleemasaarka, islamarkaana ay muhiim u tahay in munaasabada uu ka dhex arko xubno matalaaya DF.
Madaxweynaha Somalia oo la sheegay inuu caga jiid ka muujinaayo ka qeybgalka ayaa saacadihii ugu danbeeyay aqbalay in Dowladu ay ka qeybgasho munaasabada Caleemasaarka Axmed Madoobe ee maalmaha soo socda ka dhici doonto Magaalada Kismaayo.
Waxaa lagu casuumay wufuud Caalami ah oo ay ku jiraan dalalka iyo Hay'adaha daneya arrimaha Somalia sida reer Yurub, IGAD, Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobe.
Sidoo kale waxaa ka qeybgalaya oo lagu casuumay inta badan Maamul Goboleedyada Dalka ka jira sida Galmudug, Puntland iyo Koonfur Galbeed.
Haddii ay munaasabadaasi ka qeybgasho DF Somalia waxaa muuqaneyso in nidaamka dalka uu yahay mid gacan ku rimis ah bacdamaa dhismaha Maamulkaasi iyo doorashadii dhawaan ka dhacday Kismaayo ay yihiin kuwo aan la waafajin sharciga uu xili waliba ku doodo Madaxweyne Xassan inuu dhowraayo.Caasimada Online
Xafiiska MuqdishoCaasimada@live.com