Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Ninka uu Trump sodogga u yahay oo hogaamin doono xafiiska dib u habeynta federaalka Mareykanka

$
0
0

Jared Kushner ayaa la filayaa in uu hogaamiyo qeyb cusub oo Aqalka Cad lagu soo kordhinayo oo dib u habeyn loogu sameynayo hannaanka is maamulka ee Mareykanka.


Shacabka Turkiga ee Yurub oo billaabay in ay codeeyaan

$
0
0

Shacabka Turkiga ee ku nool lix dal oo Yurub ah ayaa billaabay in ay codkooda ka dhiibtaan aftida Turkiga.

Wasaarada Caafimaadka Puntland oo dad u tababareysa...

Doonyo Jariif ah oo lagu qabtay Degmada Eyl Gobolka...

Ra’iisal Wasaare Soomaaliya oo Xariga Ka Jaray Wado...

Kenya oo Sheegtay Inay Dishay 31 Al-Shabaab Ah

Madaxweyne Farmajo oo Mar Kale Ka Codsaday...

Daawo: sida collaada Yemen ay u saameysay carruurta

$
0
0

Halkan ka daawo sida carruurta Yemen ay u noqdeen kuwa ay saameynta ugu ballaaran ka soo gaartay collaada dalkaasi ka taagnayd labadii sano ee la soo dhaafay


Daawo: sida collaada Yemen ay u saameysay carruurta

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo booqday deegaanka Garas...

Four Southwest Soldiers killed in Al shabaab attack

Saddex ruux oo xanuunka shuban biyoodka ugu...

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay wasiiru dawle...

Fresh warships join counter piracy patrols off Somalia

Ra’iiul Wasaare Kheyre oo maanta kormeeray...


Ra’isilwasaare Kheyre oo Booqday Dadka Abaaraha ay...

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kormeer Shaqo ku...

Maxaabiista Xabsiga Dhexe ku xiran oo loo sameeyey...

Xildhibaan Maamulka Koofur Galbeed ka tirsan oo lagu...

R/W Kheyre oo ka qeyb galay Munaasabada duulimaadka...

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live