Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Ra’iisul Wasaaraha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo la kulmay Ergeyga Dowladda...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa maanta si kala gooni gooni ah xafiiskooda ugu qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Britain u qaabilsan Soomaaliya Matt Baugh. Ergeygan...

View Article



Maxkamada dambiyada dagaalka oo go’aan ku gaartay in Maxkamada la soo taago...

Maxkamada dambiyada dagaalka ee ICC ayaa maanta soo saartay go’aan Maxkamad ay ku hor imaanayaan afar ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee dalka Kenya, kuwaas oo loo heysto dambiyo ka dhan ah...

View Article

Madaxweynaha Maamulka Dooxada Shabelle oo sheegay in wax hub ah aanay...

Madaxweynaha Maamulka Dooxada Shabelle C/fataax Xasan Afrax ayaa ka hadlay booqashada ay Magaalada Beledweyn ku joogaan wafdi ka socda Dowladda KMG oo isugu jira wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan...

View Article

Gabar weerartay hooyadeed kadib markii ay ogaatay in ay xiriir la leeday...

Gabar iyo hooyadeed ayaa xabsi loo tabaxay kadib markii ay isku dhaceen iyagoo isku heysta wiil gabadha horey uqabay . Tina Beznec oo kasoo jeeda gobalka Lower Hutt, ee wadanka New Zealand ayaa laxiray...

View Article

Wafdi ku sugan Beled Weyne

Dowladda Soomaaliya wafdi ka socda ayaa hadda ku sugan Beled Weyne. Aad ayaa loogu soo dhoweeyay, hase yeeshee dantoodu weli uma fulin.

View Article


Wafdi ku sugan Beled Weyne

Dowladda Soomaaliya wafdi ka socda ayaa hadda ku sugan Beled Weyne. Aad ayaa loogu soo dhoweeyay, hase yeeshee dantoodu weli uma fulin.

View Article

SOMALIA: Children Call for a Return to Reason to Bring Peace in Somalia

Galkayo (RBC) Residents of Galkayo, central Somalia were today treated to a rare form of advocacy during a forum on child rights and protection organized by GECPD. The event brought together an...

View Article

Dagaal u dhexeeya Ciidamada dowlada iyo Al-shabaab oo ka dhacay Jubada Hoose

Deelbiyoow Isniin 23 January 2012 (SONNA) – Wararka laga helaayo deegaanka Deelbiyoow oo qiyaastii 10km u jirta deegaanka Taabta ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaai uu ka dhacay dagaal aad...

View Article


Awdal State oo sheegtey inay gacmo furan kusoo dhaweynayso Eng Cabdiraxman...

London(Saylac.com)- Maamulka xidhiidhka arimaha gudaha ee Awdal State ayaa maanta soo saaray baaq ujeedadiisu ahayd in ay gacmo furan kusoo dhaweynayaan Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hargeysa Eng...

View Article


UK iyo US oo booqday Muqdisho iyo Hargeysa

Diplomaasiyiin reer galbeed ah ayaa gooni gooni u kala booqday Muqdishi iyo Hargeysa.

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah ugu soo dhoweeyey Ergeyga...

Muddo 17 sano ka dib ayaa maanta markii ugu horreysey Qaramada Midoobey si rasmi ah uga furatay xafiiskeeda Siyaasadda (UNPOS) magaalada Muqdisho. Xoghayaha Guudee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah u soo dhoweeyey Ergeyga...

Muddo 17 sano ka dib ayaa maanta markii ugu horreysey Qaramada Midoobey si rasmi ah uga furatay xafiiskeeda Siyaasadda (UNPOS) magaalada Muqdisho. Xoghayaha Guudee Qaramada Midoobey Ban Ki-Moon ayaa...

View Article

For Immediate Release: UN Special Representative moves to Mogadishu – first...

Mogadishu, 24 January 2012 – The Special Representative of the Secretary-General (SRSG) for Somalia, Ambassador Augustine P. Mahiga today moved the office of the SRSG back to Mogadishu after an absence...

View Article


For Immediate Release: UN Special Representative moves to Mogadishu – first...

Mogadishu, 24 January 2012 – The Special Representative of the Secretary-General (SRSG) for Somalia, Ambassador Augustine P. Mahiga today moved the office of the SRSG back to Mogadishu after an absence...

View Article

Faahfaahin buuxda:Maxaa ka jira in Ajandaha shirka London uu yahay in...

London(Pi) Kadib markii Warbaahinta Puntlandi.com ay xalay heshay war sheegaya in ajandaha shirka London uu yahay in Soomaaliya la galiyo Wisaayo(Talada wadanka oo loo gacan galiyo wadan kale) ayaa...

View Article


Somaliland and the London Conference on Somalia

By Ahmed M. I. EgalOPINION | TUESDAY, 24 January 2012The upcoming London Conference on Somalia, and the UK’s urging of the Somaliland Government to attend, has understandably generated a lot of debate...

View Article

Madaxweyne Faroole oo maalmaha soo socda ku soo laban doona Garowe

Dubai(Pi) Waftiga uu horkacayo Madaxweyne Faroole oo howlo shaqo u jooga Emaaraadka Carabta ayaa dhowaan kusoo laaban doona Dalka iyagoo maalmo  ka dibna u safri doona Wadanka Ingiriiska si ay uga qayb...

View Article


Madoobe Nuunow “Xukuumada waa in 3-maalmood ay ku keentaa Road Map-ka, hadii...

Kulan maanta Xildhibaanada Baarlamaanka ay ku yeesheen Xarunta Golaha shacabka ayaa waxay ugu baaqeen Xukuumada Soomaaliya in sida ugu dhaqsiyaha badan Baarlamaanka ku hor-keento Qorshaha Road Map-ka....

View Article

Afhayeenka milatariga Kenya oo sheegay inay dileen 11 kamid ah ciidamada...

Milatariga dowlada Kenya ayaa waxa ay sheegeen in 11 ka mid ah ciidamada ururka Alshabaab kadib markii ay weerar ku qaadeen saldhig ciidan oo ay ku lahaayeen ururka Alshabaab deegaanka  Hosingo....

View Article

Madaxda ugu sareysa Dowladda oo soo dhoweeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ka...

Madaxda ugu sareysa Dowladda ayaa si diiran u soo dhoweeyay dib u howl gelida Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobey ee UNPOS, kadib munaasabad maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada, kaasoo...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>