Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

General Dhaga Badan oo markale caawa ka badbaaday qarax lala eegtay

General C/Kariin Yuusuf Aadan (Dhaga Badan), ayaa wuxuu caawa ka badbaaday weerar qarax oo lagu doonaayay in lagu qaarajiyo, inkastoo ay tiisu wax ka dhineed. Abaan Duulaha Ciidamada Xooga Dalka...

View Article



Fanaaniin ay kamidyihiin King Khalid iyo C/xakiin Fara yare oo Xamar ka degay.

Khaalid Shariif Ahmed oo loo yaqaano King Khalid iyo labada fanaan ee kala ah C/xakiin Fara yare iyo Xasan Cujeyri Cajame ayaa saakay ka degan magaalada Muqdisho, waxaana si wanaagsan loogu soo...

View Article

“Wakhtigan Suurto Gal Maaha In Mudaharaad Lagu Baaqo, Taageerayaasha...

Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac,  ayaa iska fogeeyey inuu ku baaqay Mudaharaad ka dhan ah Natiijaddii hordhaca ahayd  Doorashaddoo Goleyaasha Deegaanka Somaliland. Xasan...

View Article

Guddoomiyaha Golaha Guurtidda Iyo Ka Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan...

Guddoomiyaha Koomishanka Doorashooyinka Somaliland Md. Ciise Yuusuf Maxamed (Xamari), Iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Shalay Shir Albaabadu U Xidhan Yahay Oon...

View Article

Faah Faahin Qarax Caawa Ruxay Magaalada Jowhar & Warar kala duwan oo ka soo...

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan oo caawa ka dhacay Magaalada Jowhar oo Xarun u ah Gobolka Shabelada dhexe oo Maalintii Sabtida ee la soo dhaafay ay la wareegeyn Gacan ku heynta...

View Article


Dhacdo tii ugu yaabka Badneeyn oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Dhacdooyinka la yaabka leh ee Muqdisho ka dhacay Mudooyinkan dambe waxaa ka mid ah Nin aad u argagaxsanaa, kana mid ahaa ciidamada dowlada ayaa soo raacey gaari BL ah oo dad ay saran yihiin. Ninka...

View Article

Obama oo aqoonsaday mucaaradka Suuriya

Madaxweynaha dowladda Mareykanka, Barack Obama ayaa u aqoonsaday mucaaradka Suuriya inay yihiin wakiilka rasmiga ah ee dadka reer Suuriya.

View Article

Milatariga Masar oo ku Baaqay Wada-hadalo Midnimo Qaran

Ciidamada Milatariga Masar ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda ee dalkaasi wada hadal Midnimo Qaran, si xal loogu helo mushkiladda siyaasadeed ee dalkaasi ka taagan

View Article


QM: oo Mar kale ka Digtay Xaaladda Baniadnimo ee Somalia

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in weli xaalad baniaadnimo ay ka jirta Somalia dad afar milyan gaarayana ay gargaar deg deg ah u baahanyihiin

View Article


Maxuu Dayniile.com kaga duwan yahay Websetyada Kale. “Qormo”

Waxaa la iska indha tiri karin hormarka dhinaca Media ee aan maanta gaarnay anagoo heysano maanta Warbaahin Qoraal, Maqal iyo Muuqaal ah ayaa waxaan Jacelahay in aan maanta xoogaa ka iraahdo Websetka...

View Article

6 sano kadib Oo Galmudug yeelatay Xarun Madaxtooyo (Daawo Video)

Madaxweyanah Galmudug ayaa Maanta Xariga ka Jaray Dhismaha Madaxtoyada Cusub ee Galmudug ay yeelato 6 sanno kaddib markii maamulkaas la sameeyey Libaan Cajiib xaaji ayaa Gaalkacyo ka soo diray

View Article

Beyonce oo ninkeeda Jay- Z’ hadiyad ahaan u siisay saacad joogta 4-milyan.

Fanaanada lagu naaniiso boqorada heesaha Popka ee Beyonce ayaa ninkeeda Jay-Z hadiyad uga dhigtay dabaal degga dhalashadiisa 43-aad saacad ku fadhida aduun dhan 4-muilyan oo yuuro, waxaana saacadu ka...

View Article

Dagaal Faneedka Cusub Fiska & Bashiir Hanuuniye. “Qormo”

Dagaal faneedki ka dhax qarxay sanad iyo bar ka hor labada fanaan ee Ikraan Caraale iyo Falis Abdi ayaa ahaa dagaal ka dhashay heestii Garaadlaay ay soo qaday Fananada Falis Abdi taas oo la dhahay...

View Article


Haweeneey Taageereysay Kooxda Alshabaab oo Maxkamad ku taalo Mareykanka Xukun...

Maxkamad ku taallo dalka Maraykanka ayaa xabsi mudo dhan 8 Sanadood ku riday Haweenay Somalia ah laakin haysata sharciga dalka Maraykanka taas oo lala xiriiriyay inay dhaqaalo siinaysay ururka AL...

View Article

Madaxweyne Xasan oo u warramay BBC

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhawr ah sida ammaanka, xiriirka Kenya, al-Shabaab, Somaliland iyo qoddobo kale.

View Article


Daawo Sawiro Magaalada Muqdisho ah Xili Habeen ah & Howl Galada Ciidamada...

Magaalada Muqdisho tan iyo markii laga saaray Kooxda Alshabaab waxaa soo hagaagayay Amaanka Caasimada iyo horumarka dhinaca Ganacsiga iyo isu socodka Gadiidka iyo Dadweynaha Waxaa kaloo jiro in Magaalu...

View Article

Saddex General oo Hadalkii ugu kululaa Saxaafada u Mariyay Kooxda Alshabaab....

Saddexda Generaal ee kala ah Abaan Duulaha Ciidmaada Xooga Dalka General Abdikariin Yusuf Aadan “Dhaga Badan” Afhayeenka Ciidmada Xooga Dalka ahna Taliyaha Howl Gelinta Ciidmada Militariga ee Qaranka...

View Article


Mudanayaasha Baarlamaanka oo soo dhaweeyay imaanshiyaha wafdiga Jabuuti

Muqdisho(Sh.M.Network)—Iyadoo Maalintii shalay Magaalada Muqdisho ay soo gaareen wafdi ka socda dowladda Jabuuti gaar ahaan Guddoonka Sare ee Baarlmaanka Dalka Jabuuti ayaa booqashadaasi waxaa soo...

View Article

Barnaamijka Dood Wadaag ee Xalay oo lagu Weerarar Abdi Jiinoow. “Daawo...

Barnaamijka ka baxa TV Universal ee Dood Wanaag ayaa Habeenkii Xalay waxaa looga hadlayay Dood ku Saabsan Gobolka Shabelada Dhexe kaas oo looga hadlayay Guush Dowlada  ee Gobolka Shabelada Dhexe iyo...

View Article

Saraakiisha Ciidamada qalabka sida oo sheegay in ay isku furi doonaan Jowhar...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya oo shalay ka qayb galay Munaasabad Ballaaran  oo ka dhacday Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/Dhexe ayaa waxa ay...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>