Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Baaq ku wajahan Prof. Jawaari iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

Markahore waxaan idiinka mahadcelinaynaa habsamida aad uhogaaminaysaan siyaasadda dalka iyo dadkeena Soomaaliyeed xiligaan xaaladda adag lagujiro. Sida aan wada ognahay dalkeenu waxuukabaxay xiligii...

View Article



Laba ka mid ah Ciidamada Dowladda oo la toogtay, xilli ay dhacayeen shacabka...

Waxaa caawa la toogtay laba ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Banaadir, xilli ay dhac u geysanayeen shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho qaarkood. Labadaan askari ayaa waxaa lagu...

View Article

Nuxurka Hadaladdii Ay Madaxweyneyaasha Somalia, Jabuuti Iyo Somaliland Ka...

 Madaxeyneyaasha Waddamada Somalia, Djabuuti iyo Somaliland, ayaa maanta furitaankii Xuska 40-tan Guuradii ka soo wareegtay  markii la aasaasay qoridda Luuqadda Afka Somaliga oo maanta ka furmay...

View Article

“Inta Aan Noolahay Kama Tanaasulayo Kursigayga, Komishanka Ayaana Khiyaamo...

Khadar Xuseen Cali (Bohosha) oo ka mid ahaa Murashixiintii Doorashadii Golaha Deegaanka Somaliland ee 28-kii bishii hore dalka ka dhacday Degmada Hargeysa uga tar tamayey Urur-siyaasadeedka Rays, isla...

View Article

Obama Oo Sheegay In Maraykanku Ku Fashilmay Sugida Ammaanka Caruurtiisa

Maddaxweynaha  Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in Dalkiisu ku guuldaraystay inuu sugo Ammaanka Caruurta Mareykan. Maddaxweyne Obama oo ka hadlayey Dhacadii ka dhacday Gobolka Connecticut ee Dalka...

View Article


Loolanka Maayarnimada Caasimada, Shir-Doceeyada Socda Iyo Ragga Ugu Cad Cad

 Maayarnimada Caasimada  Somaliland ee Hargeysa, ayaa la sheegay in loogu jiro loolan aad u adag oo u dhexeeya xubno ka mid ah 25 xildhibaan ee uu ka kooban yahay Golaha Deegaanka ee Caasimadu, kuwaas...

View Article

“Maanta Nabaddii Waxa Nagu Haysta Nin Macangag Ah Oo Aan Maamul Doonayn...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur), ayaa sheegay inay wakhtigan Nabaddii dacalka haystaan dad uu ku tilmaamay inay macangag yihiin oo cid af garanaysaa aanay...

View Article

Madaxweyne Siillaanyo iyo ku xigeenkiisa oo ka hadlay rabshadaha iyo...

“Rabshadahaasi Waxa Weeyaan Ayaandarro Wey Oo Dhacday, Aad Ayaana Uga Xumahay” Madaxweyne Siilaanyo  Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan C/laahi...

View Article


Mucjiso Rabaani Ah Oo Ka Yaabisay Jamaacada Masaajidka Madiina Munawarah...

Arin si weyn loola yaabay caalamka gaar ahaan masaajidka Nabiga CSW Ee Madiina Munawara ayaa lagu arkay kadib markii jameecada masaajidkaasi soo dhex fariistay qof u eg Malag sida ay sheegeyn wadaada ....

View Article


MuslimsTogether :: The Tragedy‏

THE SANDY HOOK SCHOOL TRAGEDYThe tragic death of 28 fellow Americans including 20 elementary school children at Sandy Hook elementary school in Newtown, Connecticut is an unspeakable tragedy. It is a...

View Article

Wasiirka maaliyadda oo Baarlamaanka hortagay, una qeybiyey miisaaniyadda...

Mudaneyaasha Baarlamanka Soomaaliya ayaa shalay loo qeybiyey miisaaniyadda Xukuumadda ee sanadka 2013-ka si ay u aqristaan, isla markaasna ay uga dhiibtaan talooyinkooda wax ku daris ama ka dhimis ah....

View Article

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegay deegaan ka tirsan gobolka...

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee shalay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya ay gudaha u galeen deegaanka Kudhaa oo ah Jaziirad ka...

View Article

Xarakada Al-shabaab oo tababar u soo xirtay boqolaal ciidamo ah,s heegtayna...

Xakarada ayaa shabaab ayaa boqolaal ciidamo ah tababar ugu soo xirtay shalay gudaha degmada Buula Burde ee gobalka Hiiraan, waxayna sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Al-shabaab oo tababarkaasi la soo...

View Article


Midowga Afrika oo sheegay inaysan ciidamadooda ka bixi-doonin Soomaaliya,...

Wafdi uu hogaaminayey danjiraha Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo shalay booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya waxa uu kala hadlay...

View Article

Shabaab oo sheegey iney dileyn burcad gali jirtey wadada xiriirisa Marko iyo...

Guddoomiyaha Al-Shabaab Ee  Gobalka Shabeelaha Hoose Sheekh Maxamed Abuu Cabdala oo warbaahinta la Hadley ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Shabaab ay howlgalo ka fuliyeen wadada udhaxeysa Num-60 iyo...

View Article


Wasiir ka tirsan maamulka Somaliland oo ka warbixiyey kulan dalka Jabuuti ku...

Mas’uuliyiinta maamulka Somaliland oo ka hadlay sanad guuradii 40-aad ee ka soo wareegatay qorista farta Soomaaliya ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay wadahal la galaan dowladda Soomaaliya, isla...

View Article

Gobolka Shabeellaha Hoose oo dagaalo isku diyaariyay, dhulkii oo qalalay iyo...

Xilli uu gabaabsi ku jiray hawlgaladii ka soconaayay Deegaanada Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa xilligaan soo gaba gaboobay roobabkii ka da’aayay Gobolka. Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab...

View Article


Xoogaga Shabaab oo laba jiho ka kala weeraray Degmada Afmadow iyo dhiig badan...

Dagaalo faraha looga gubtay ayaa waxay ka dhaceen Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dagaaladaan uu ka dhashay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba leh. Xoogaga Shabaab ayaa waxay xalay...

View Article

Dilkii Sheekh Sakariya oo loo soo qab qabtay niman badan

Allaha u naxariistee Sheekh Sakariya oo shalay lagu dilay Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, ayaa waxaa dilkiisa loo soo qab qabtay niman fara badan. Sheekh Sakariya oo ahaa 85 sano jir kana...

View Article

Sarkaal ka tirsan Xoogaga Shabaab oo la dilay

Sarkaal ka tirsan Saraakiisha Xoogaga Shabaab ee dagaal gelinta ayaa waxaa la xaqiijiyay in la dilay, iyadoo ay dilkiisu ka dambeeyeen dad shacab ah oo careysan, oo ay Shabaabku dileen nin Nabadoon oo...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live