Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Daawo Badhan Naafada Iyo Dadka Dan Yarta Ah Oo Dhul Banaan Lagu Wareejiyey

waxaa magaalada baran ee gobolka sanaag dhul la gudoonsiiyey dad naafo  iyo dan yarta sigu jira oo ka soo bara kacay dagaalada ka socda buuraha galgala iyo nawaaxigeeda iyo dad horeba u degnaa oo ka...

View Article



Soomaali tahriibayaal ah oo gaari uu kula Rogmaday dalka Lipiya

Tripoli(Sh.M.Network)—Tahriibayaal Soomaali ah oo ku wajahnaa Magaalada Tripoli ee Caasimadda Dalka Liibiya ayaa ku dhintay Deegaan ka tirsn dalka Lipiya kuwaasi oo saaraa Gaari tareel ah oo ay...

View Article

Daawo Bosaaso Arday Ashahaadooyin La Gudoon Siiyey Somali Cennel Tv

ARDAY ASHAHAADOONYIN LA GUDOON SIIYEY MAGAALADA BOSAASO EE PUNTLAND SOMALI CHENNEL TV 

View Article

MSF oo ka Hadashay Qaxootiga Soomaalida ee Kenya

Hay'adda MSF ayaa waxa ay walaac ka muujisay qatarta caafimaad ee ka dhalan karta hadalkii dhawaan ka soo yeeray dowladda Kenya ee ahaa in Soomaalida magaalooyinku ay ku laabtaan xeryaha qatooxiga.

View Article

Madaxweyne Axmed Siillaanyo Oo Kulan La Yeeshay Guddoomiyeyaasha Sadexda...

Madaxweynaha  Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa caawa kulan la yeeshay Hogaamiyeyaasha sadexda Xisbi Qaran ee soo baxay, kulankaas oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada, ayaa waxa...

View Article


18 Soomaali tahriib ah oo ku dhintay Libya

Sideed iyo toban Soomaali tahriib ah ayaa dhintay, in ka badan labaatanna waa ay ku dhaawacmeen meel u dhaw magaalada Misrata ee dalka Libya kadib markii baabuur ay ku safrayeen uu la qalibmay.

View Article

War-Saxaafeed : Madaxdhaqameedka Beesha Warsangali Oo Bayaan Ka Soo Saaray...

War-Saxaafadeed ka soo baxay aqalka Odayaasha Beesha Warsangali ayaa Lagu Sheegay in Jamhuuriyadda Somaliland ilaa wakhtigii dhidibada loo taagay ay ka Gaabinaysay Shacabka Beesha Warsangali  oo ah...

View Article

Qeylodhaan xoogan ayaa ka soo yeereyso Somalida South Africa iyo Safiirka...

Qeylodhaan xoogan ayaa ka soo yeereyso Soomaalida South Africa iyo Safiirka Somaliya ee South Africa oo soo direy Baaq. Related News: (Video) Madaxweynaha Somaliya oo xilligaan kulan la qaadanaaya...

View Article


Wafdiga Dowlada Somalia oo kusugan Magaalada Kismaayo ayaa maanta kulan...

Wafdiga Dowlada Somalia oo maalintii labaad kusugan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayaa maanta kulan balaaran laqaatey Odeyaasha iyo wax garadka ee magaalada Kismaayo kuwaasi oo ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Qiimo Badan Tafsiiru Suratu Al Casar.

Muxaadaro Qiimo Badan Tafsiiru Suratu Al Casar.www.somalislamic.net Please subscribe to our channel: www.youtube.com From:TaleexWacaan Views: 10 ratings Time: 01:00:05 More inEducationmuxaadaro: 

View Article

Waligaa ma aragtay ama ma maqashay caruur iyo Masas sida saaxiibo oo kale u...

waxaa wax lala yaabo ku noqotay dadyow badan oo aduunyada ku nool in ay isla noolaan karaan bini aadam iyo mas oo kamid ah xayawaanka aduunka ugu xun oo suntiisu ay tahay mid dhibaata badan u geysan...

View Article

Mooto Diyaarad u eg oo lagu soo bandhigay Dalka Brazil (Sawiro)

Adduunyada Maalinba wax baa ka cusub waxaa la gaarayaa hurmar joogta ah oo dhinac waliba leh waxaan horay u aragnay diyaarad qasri ah guri mindhico u eg maantana waxaan idiin haynaa mooto u sameysan...

View Article

Howlgallo Kasocda Waqooyiga Gaalkacyo Iyo Dad Lagu Qab Qabtay

        Ciidamada Amaanka maamulka puntland ayaa  Hawlgalo Balaaran Kawada magaalada gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug iyadoo ciidanku ay samaynayeen baaritaano gaadiidka. Ciidamo Badan oo Katirsan...

View Article


Martida: Xil. Aadan Rooble Ducaale

Barnaamijka waxaa todobaadkan Marti inoogu ah Xil. Aadan Bare Ducaale oo sidoo kalena ah afhayeenka isbaheysiga Jubilee ee Dalka Kenya.

View Article

Xaflad si heer caalami ah loosoo agaasimey oo ay soo qaban Qaabiyeen Ardayda...

Sabt 28 12 2002 Xaflad si heer caalami ah loosoo agaasimey oo ay soo qaban Qaabiyeen Ardayda Maakhir iyo Jaaliyada Maakhir ee Magaalada Kampala ee wadanka Uganda ayaa habeenimadii Sabtida ahayd ka...

View Article


Baarlamaanka oo Ansixiyey Wasiirro Kale

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay qeybtii labaad ee ka dhimanayd golaha wasiiradda ee xukuumadda Saacid.

View Article

“Waxaanu Si Dhakhso Ah U Bilaabi Doonnaa Wada Hadalladii Somaliland Naga...

Raysal Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid)  ayaa sheegay inay si dhakhso ah u billaabayaan wada hadalladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somalia, isaga oo tilmaamay inay natijada wada...

View Article


Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan Oo Saylac U Tegay Xalinta Khilaafka Golaha...

Mudahaar ballaadhan oo lagaga soo horjeedo Wasiiro Xukuumadda ka tirsan  iyo Xildhibaanno degmada Saylac u tegay inay xalliyaan khilaaf muddooyinkii ugu dambeeyey ka taagnaa Golaha Deegaanka ee Degmada...

View Article

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Cidamada Booliska Ku Canaantay...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa ciidamada Bileyska ee inta badan sida aan sharciga ahayn u soo xidha Saxaafadda ku canaantay inay sameeyaan qaab aan sharciga...

View Article

Dr Gaboose Iyo Xasan Ciise Oo Ka Muquurtay Kulan Madaxweynuhu Ku Marti Qaaday...

Guddoomiyeyaasha Ururrada Umadda Dr Maxamed Cabdi Gabboose iyo Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac, ayaa ka muquurtay inay yimaadaan Kulan casho sharaf ahaa oo uu Madaxweynaha Somaliland ku marti qaaday Qasriga...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>