Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Faah faahino ka soo baxaya Weerarkii Buulo Mareer

Buulo Mareer (Sh.M.Network)—Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaanka Buulo Mareer oo hoostaga Degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kadib weerar xalay Ciidamo la sheegay in ay ka...

View Article



SIdeed U Dhaqmaysaa Habeenka Aqalgalkaaga Iska Akhriso Qoraalkan

SIDEED U DHAQMAYSAA HABEENKA AQALGALKA:::::: iska akhriso qoraalkan inkastoo ay yartahay wax isku cusub oo is guursado ilahay hanoo danbi dhaafee”””””” ninku waxa uu la kulmaa dhibaatooyin nafsiyadeed...

View Article

French forces launch raid on Somali militants

Mogadishu. (Shabelle) French commandoes on Saturday attacked a base of Islamist militants in Somalia in an attempt to rescue a French hostage, possibly to prevent reprisals against him in the wake of...

View Article

Komaandooska faransiiska oo xalay weerar ku qaaday bar ay leeyihiin Al Shabab.

Buulo-mareer. (Shabelle)  Ciidamada komaandoos Faransiis ah  ayaa xalay weerar ku qaaday bar ay Al Shabab ku leeyihiin deegaanka Buulo mareer ee gobolka Shabeelaha hoose, isku day ay doonayaan in ay ku...

View Article

WAR DEG DEG: Gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay Magaalada...

Qarax xoogana ayaa wuxuu goor dhaw oo maanta ah uu ka dhacay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, oo muddo sanad laga jooggo laga saaray Ururka Al Shabaab. Gaari Kaarib ah oo walxaha qarxa laga soo...

View Article


Ciidamada Faransiiska iyo Al Shabaab oo dagaalo culus uu ku dhex maray...

Dagaalo dagaalo oo fool ka fool leh ayaa waxaa xalay Gobolka Shabeellaha Hoose isaga hor yimid Ciidamada Kumaandooska ee Dowladda Faransiiska iyo Ciidamada Ururka Al Shabaab. Ciidamada Al Shabaab ayaa...

View Article

Saraakiisha Ciidamada Huwanta oo fariin u diray shacabka ku dhaqan...

Saraakiisha Ciidamada Huwanta ee Gobolka Gedo ayaa waxay baaq u direyn shacabka ku dhaqan Degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo, oo toddobaadkaan la doonaayo in lagala wareego Ururka Al Shabaab....

View Article

Raa’isal Wasaaraha Ingiriiska oo sheegay in Magaalada London ay ku qabanayaan...

Raa’isal Wasaaraha Dowladda Ingiriiska David Cameron ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Magaalada london ay ku qabanayaan shirweyne ballaaran, oo ay markaasi uga hadlayaan Arrimaha Soomaaliya. War laga soo...

View Article


Xildhibaan qarax lagula Beegsaday Muqdisho

Muqdisho(Shabelle) Qaraxaani oo ahaa Qarax Miino ayaa Barqanimadii Maanta waxa uu ka dhacay agagaarka Laami Yaraha Soobe. Qaraxaasi ayaa la sheegay in lala Beegsaday Mudane Ka tirsan Baarlamaanka...

View Article


Gabay "Siddi Qabax"

Silislddan Sallaamaleey waxay billaabatay sanadkii tagay, waxaa daah furayAbwaan Xasan Faarax Abiib ( Xasan Daaci) kuna daah furay Gabaygii ahaa : (Saamax).Silisladda waxaa ka qaybqaatay Abwaanno...

View Article

Munaasabad Waaxda Jinsiyadaha iyo socdaalka dhismo ay ku shaqeyneyso lagu...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Munaasabadani oo ahayd mid xarigga looga Jarayay dhismo Cusub oo uu ku shaqeyn doono Hogaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay ka...

View Article

Qarax xoogan oo ruxay Magaalada Marka iyo Ciidamada Amisom oo lala beegsaday

Qarax xoogan ayaa wuxuu maanta uu ka dhacay Magaalada Marka ee Xaruunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii lagula eegtay Ciidamada Amisom. Ciidamada Amisom oo la socday ilaa seddex gaari ayaa...

View Article

Daawo Video-gan: Sidaan Aroos miyaa Mise Dagaal Jihaad ah.

Muuqaalka Maanta Aqristoow waa Muuqaal La Yaab leh oo aan u arkay mid marka aad aragtaan aad la yaabeeysaan  kaas oo ah Aroos Xabado loo ridaya hadane Xabadahaasi halis qatar ah oo sababi karto...

View Article


AMISOM iyo Ciidamada dowladda oo howl gal Bur burin ah ka sameeyay Degmada...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Howlgalkaani oo maanta si wada jir ah kaga sameeyeen qaybo ka mid ah Degmada X/Weyne Ciidamada Dowladda iyo Booliska AMISOM ayaa waxa ay ku bur buriyeen Goobo Ganacsi oo ku...

View Article

Human Rights Watch : Dowladdu hasii deyso Haween iyo Saxafiyiin ay xirtay

Niarobi(Sh.M.Network)—Mas’uuliyiinta Soomaaliya waa in ay sii dayaan saxafi iyo labo qof oo kale oo lala xiriirinayo haweyney sheegtay in ay kufsadeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Booliska Magaalada...

View Article


Wasiiradda arrimaha dibadda oo maanta qaar ka mida shaqaalaha wasaaradda...

Muqdisho(Sh.M.Network)—Kadib kulan ey maanta wada qaateen waziirada arimaha dibadda iyo Xiriirka iskaashiga Caalamiga Marwo foziya yusuf xaaji aadan iyo Shaqaalaha Safaaradaha dibadda ay ku leedahay...

View Article

Weerar AMISOM lagula qaaday Marka Sh/Hoose

Marka(Sh.M.Network)—Qaraxaani oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa baraqanimadii maanta lagu bartilmaamsaday Kolonyo Gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada AMISOM oo Marayay Nawaaxiga Jaamacadda Harare ee...

View Article


Falastiiniyiin laga saaray xeryo

Israel ayaa xoog uga kiciyay dad falastiiniyiin iyo caalamka ka socda oo ka samaystay xero si ay uga hortagaan qorshe dhismayaal cusub.

View Article

Qaar Kamid Ah Xubno Wasiiro Ah Oo Kusugan Galkacyo Ayaa Kulamo La Leh...

Xubnihii Wasiirada ee dhawaan soo gaaray gaalkacyo ayaa bilaabay kulamo hoose oo ay la qaadanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada cuqaasha siyaasiyiinta iyo waxgaradkale oo fara badan kulamada...

View Article

Burtinle Oo Banaan Bax Uu Ka Dhici Lahaa Iyo Maamulka Gobalka Nugaan Oo...

  Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdi Xirsi Cali ayaa digniin udiray qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah kadib markii maantay degmada burtinle ee gobalka nugaal labaajiyey mudaharaad ay soo...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live