Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Musharax madaxwayne Raila Odinga

Musharax madaxwayne Raila Odinga, oo ka hadlaya codbixinta oo uu sheegay in aanuu wareeg kale jiri doonin.

View Article



Ra”iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray...

Dhusamareeb, March 04,2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin guddoomiye ku-xigeenka...

View Article

Kenya: Codadkii Doorashada oo la Tirinayo

Natiijooyin horudhac ah ayaa muujinaya in Uhuru Kenyatta uu hogaanka u hayo doorashadii madaxweynenimo ee maanta dalkaas ka dhacday.

View Article

Guddoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Oo Soo Jeediyay In...

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Md Cali Yuusuf Axmed, ayaa sheegay inay  muhiim tahay  in doorashooyinka Somaliland ee soo socda la mideeyo isla markana  hal mar la wada...

View Article

Tiradii Ugu Badnayd Ee Gabdho Bilays Ah Oo Markii Ugu Horaysay Ka Soo Baxay...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Maxamed Nuur Caraalle (Duur), ayaa  tababar ugu soo xidhay  dugsiga Taba barrada Ciidamada ee  mandheera, kuwaas oo ah Dufcadii 26-aad ee ka baxda...

View Article


Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ka Hadlay Sida Ay Inta Badan Ku Dhamaadaan...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Dr Yuusuf Ismaaciil Cali, ayaa markii ugu horraysay ka hadlay sida ay inta badan ku dhamaadaan Xukunnada Qisaasta ah ama dadka Dilka lagu xukumo fulintoodu,...

View Article

War Deg Deg Ah Qarax Xoogan oo goordhaw ka dhacay Goob Codadka Doorashada...

Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Gaarisa ee Xaunta Gobolka Waqooyi bari Dalka Kenya ayaa sheegayaan in Daqiiqado yar un kahor uu qarax aad u xoogan uu ka dhacay goob lagu tirinayay Codadka...

View Article

haween kamid ah kuwa kashaqeeya isbitalka daarul shifa oo muqdisho lagudilay

   Dad kusugan degmada Wadajir ee magaalada Xamar ayaa waxa saaka lagu arkay Meydka haweyney ushaqeyn jirtay mid ka mid ah cusbitaalada Muqdisho. Dad soo arkay meydka haweyneydaasi ayaa waxay sheegeen...

View Article


Safafka dheer ee loo galay doorashada Kenya oo sababay in Caruurta laga...

Doorashada dalka Kenya oo maanta bilabatay ayaa waxaa dadku ay safafa dheedheer u gelayeen goobaha cod bixinta arintaas oo sababtay in dad badan ay taagnaan waayaan kadibna meelaha qaar ay ka...

View Article


Ciidamada AMISOM oo laxaqiijiyay in ay saldhigyo meleteri ka sameysanayaan...

Iyada oo ciidamda AMISOM ay Soomaaliya ku suganyihiin mudo todoba sano ah ayaa waxaa xilligaan lawadaa qorshe ay isugu fidinayaan goballa dheeraah ah sida ay xaqiijinayaan masuuliyiinta gobaladaasi ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

muxaadaro mowliidka p.2 sh muxayadiin xasan ayanle

muxaadaro mowliidka p.2 sh muxayadiin xasan ayanlemuxaadaro mowliidka p.2 sh muxayadiin xasan ayanle. nuurul islam·137 videos. Subscribe Subscribed Unsubscribe 34. No views. Like 0 Dislike 0. Like....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

muxaadaro astaanta qiyamaha

muxaadaro astaanta qiyamahaAstaanta Qiyaamaha Sh Maxamed Axmed Rooble(Boqolsoon) From:Towxiidtv Views: 00 ratings Time: 09:54 More inEntertainmentmuxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

muxaadaro mowliidka p.1 sh muxayadiin xasan ayanle

muxaadaro mowliidka p.1 sh muxayadiin xasan ayanlemuxaadaro mowliidka p.1 sh muxayadiin xasan ayanle. nuurul islam·137 videos. Subscribe Subscribed Unsubscribe 34. 1 view. Like 0 Dislike 0. Like ......

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

İDİRİS

İDİRİSMuxaadaro 2013 Sheekh Maxamed Idiris Axmed.wmvby Deeq Darajo 1,154 views · 33:47. Watch Later LATALINTA QURBOJOOGTA SH MAXAMED IDIRISby albadaris 13,345 views · 1:52:01. Watch Later Nolosha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Quraan shiikh cabdirashiid sh cali suufi

Quraan shiikh cabdirashiid sh cali suufiQuraan shiikh cabdirashiid sh cali suufi. From:Towxiidtv Views: 00 ratings Time: 05:00 More inEntertainmentmuxaadaro: 

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muraajaco Tafsiirka Suurada Al-Furqaan Aayada 56aad ilaa 67aad - Sheekh Xasan...

Muraajaco Tafsiirka Suurada Al-Furqaan Aayada 56aad ilaa 67aad - Sheekh Xasan Ibraahim CiiseHalkan ka dageeso casharka oo kaamil ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Muhiim ah Xasadka-Calaamadihiisa iyo Iclaajkiisa Li Sh Xanaafi...

Muxaadaro Muhiim ah Xasadka-Calaamadihiisa iyo Iclaajkiisa Li Sh Xanaafi Xaaji XafidahullaahPlease subscribe to our channel: http://www.youtube.com/subscription_center?add_user=AltaqwaaNetwork....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Human Rights in Islam - Sh. Yassir Fazaga

Human Rights in Islam - Sh. Yassir FazagaShanHore Islamic Channel Presents: Human Rights in Islam - Sh. Yassir Fazaga Insha Allah, I hope all of you will benefit from this lecture, Please make dua f......

View Article

Kenyatta oo u Muuqda Inuu ku Guuleystay Doorashada Kenya

Ra'isul Wasaare ku xigeenka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa u muuqda in codad aan badneyn uu ku helay doorashada Kenya , oo uu ka horeeyo Raila Odinga

View Article

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay in Ciidamada dowladda ay u dhisanyihiin...

Muqdisho (Sh.M.Network)— Cabdi Xakiin Xaaji Max’ud Fiqi Wasiirka Difaaca ee Xukuumadda Soomaaliya oo lahadlay Warbaahinta ayaa waxa uu beeniyay in Ciidamada dowladda ay ku dhisanyihiin qaab beeleed...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live