Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Guddiga Amniga Baarlaamanka oo Ka hadlay Meydad Dhawaan Lagu arkay Xaafadaha...

Muqdisho (Sh.M.Network) Kadib Kulan ay Maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho Guddiga Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen in  ay Baaritaanno Ku sameynayaan dilal Habeenaddii u dambeeyay...

View Article



Afti loo qaadayo dastuurka Zimbabwe

Dastuurka cusub ee aftida loo qaadayo ayaa xadidi doona inta goor oo uu madaxweynaha uu xukunka sii haynkaro.

View Article

Dhegayso: Xisbiga WADDANI oo ka soo hor jeestay Hadalkii Madaxweyne...

 xildhibaan ibaraahin mahdi buubaa

View Article

Dhegayso: Xisbiga UCID oo si ballaadhan u soo dhoweeyey go’aankii Siillaanyo...

Cali Guray

View Article

Maayirkii hore ee Hargeysa Oo Guddoomiyaha Wadani Ku Gacansaydhay Xil Uu U...

Maayarkii hore ee caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa beeniyay inuu ku biiray xisbiga Wadani, waxaanu daboolka ka qaaday inaan lagala tashan xilka uu Arbacadii guddoomiyaha Wadani Md....

View Article


Somali police issue alert for possible terorr attacks

Mogadishu (Sh.M.Network) Somali national police has warned that Al shabab might be planning suicide or bombing attacks in the capital, according head of criminal investigation department. General...

View Article

Somali PM tours central prison and vows action to improve the deplorable...

Mogadishu. 16-03-2013. (Shabelle) The government is taking urgent action to provide clean water and medical supplies to prisoners in Mogadishu Central Prison, His Excellency Prime Minister Abdi Farah...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha oo Saaka Booqday Xabsiga Dhexe ee Muqdisho.

Muqdisho, 16, Mar, 2013. (Shabelle) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa saaka kormeer...

View Article


Khubarro kahadlay sababaha Abaarihii Ku dhuftay Soomaaliya

Muqdisho (Sh.M.Network) Sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee AP Khubarro u dhalatay Waddanka Ingiriiska ayaa waxa ay sheegeen in Abaarihii ku dhuftay Soomaaliya Sanad kahor ay sabab u ahayd isbedelka...

View Article


Maxkamadda Gobolka Banaadir oo eedeysanayaal Xukuntay

Muqdisho (Sh.M.Network) Xilli Maanta Lafilayay in Maxkamadda Gobolka Banaadir lahorkeeno illaa iyo Toban qof oo eedeysanayaal ah ayaa Sagaal ka mid ah eedeysanayaashaasi  lahor keenay halka Mid Ka mid...

View Article

Shil Gaari oo dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo ka dhacay Duleedka Wanlaweyn

Wanlaweyn (Sh.M.Network) Shil Gaari oo sababay Khasaaro isugu Jirta Dhimasho iyo Dhaawac ayaa waxa uu ka dhacay Duleedka Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Shilkaanin Gaari ee Sababay...

View Article

Wafdi Xildhibaano ah oo gaaray magaalada Baydhabo iyo warar kala duwan oo ka...

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo gaaraya 26 mudane ayaa shalay  gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka...

View Article

Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq iyo codsi gaar ah u diray dalalka caalamka...

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalada ay dowladdiisu kulajirto Xarakada Al-shabaab ayaa sheegay in Al-shabaab laga adkaaday, isagoo xusay inaysan awood u laheyn sida uu...

View Article


Warar is khilaafsan oo ka soo baxaya wasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo is...

Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo waxaa warqad istiqaalo ah hor geeyey xafiiska madaxweynaha Galmudug State Wasiir kuxigeenkii wasaarada Arimaha gudaha iyo Amniga Maamulkaasi Galmudug...

View Article

Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya lagu xiray garoonka diyaaradaha...

Sida ay daabaceen qar ka mid ah warbaahinta maamulka Somaliland waxaa muddo kooban lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya C/shakuur Cali Mire,...

View Article


Kooxo Bastoolado ku hubeysnaa oo Taksiile lagu magacaabo C/kaxiin ku dilay...

Labo dhalinyaro ah oo la sheegay inay ku hubeysnaayeen bastoolado ayaa nin Taksiile ah oo lagu magacaabo C/kaxiin Taksiile ku dilay inta u dhaxeysa shirkadda Isgaarsiinta Hormuud iyo xarunta Wargeyska...

View Article

Somali Prime minister vows protection of independent media.

Mogadishu (Sh.M.Network) Abdi Farah Shirdon Said, the Prime Minister of Somalia told that his government would safeguard the independence of the local media in Somalia. Speaking to journalists in the...

View Article


Dhageyso: Wasiirkii qorsheynta Puntland oo xilkiisii iska wareejiyay dhawaana...

Wasiirka hore ee wasaaradda qorsheynta Puntland Daa’uud Maxamed Cumar  oo dhawaan shaaciyay inuu ku biiriyo dowladda Soomaaliya ayaa maanta xilkiisii ku wareejiyay wasiirka cusub ee wasaaraddaasi Sayid...

View Article

Kooxo Al Shabaab Ka tirsan oo Lagu qabtay Dalka Ithopia

Adis-Ababa (Sh.M.Network) Ciidamada Ammaanka Ithopia ayaa Gacanta ku dhigay 4 qof  oo lala Xiriirinayo in ay yihiin Al Qaacido ka tirsan Ururka Al Shabaab. Sida Laga Soo xigtay Hey’adda Ammaanka...

View Article

Sarkaal Xigeen Ciidanka Taraafikada Ka tirsanaa oo Lagu dilay Muqdisho

Muqdisho (Sh.M.Network)  Kooxo Bastoolado Ku hubeysan ayaa saaka Barqanimadii waxa ay Xaafadda Towfiiq ee Degmada Yaaqshid ku dileen Isbatoore Ka tirsanaa Ciidamada Nabad Gelyada Waddooyinka. Taliyaha...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>