Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Hadalkii Dowladda Britain Kaga Dooday...

Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-gudoominayay ku simaha ra’iisul wasaaraha ahna wasiirka garsoorka, cadaalada iyo arrimaha diinta, C/llaahi Abyan...

View Article



Federaalku Ma Hirgeli Karaa?

Hirgelinta nidaamka Federaalka oo uu farayo datsuurka Soomaaliya ayaa durba ay ka soo baxeen caqabado cusub sidii iyo cidii samayn lahayd maamul goboleedyada qaybta ka noqonaya dawladda federaalka.

View Article

Ciidamada Ammaanka Puntland Oo Gacanta Kudhigay Midkamid Ah Kooxihii Dhaca...

  Ciidanka amaanka Gobolka Mudug ayaa goor dhawayd gacanta ku dhigay nin ka tirsan Kooxihii dhaca ka gaystay xawaalada kaah xarunteeda magaalada boosaaso Ciidamda ayaa lagu soo wargaliyey in Guri...

View Article

Margaret Thatcher oo London ku Geeriyootay

Ra'iisul-wasaarihii hore ee Britian ayaa maanta ku geeriyootay magaalada London markii cudurka qallalku uu ku soo booday

View Article

War-saxaafeed: Madaxweynaha Somaliland Oo Guddi u Magacaabay Qaban-qaabada...

Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, waxaanu u dhignaa sidan:-“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)...

View Article


Garoonka diyaaradaha Baydhabo oo lagu magacdaray Marxuum Maxamed Nuur Xasan...

Mas’uuliyiinta golaha wasiirada Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in garoonka diyaarada magaalada Baydhabo loogu magacdaro Allaha unaxaiistee Xasan Maxamed Nuur Shaati oo ahaa siyaasi xilal kala...

View Article

Sawirro: Taariikhda Margaret Thatcher

Margaret Thatcher waxay ahayd Raiisul Wasaaraha Britain 1979 ilaa 1990 iyo mid ka mid ah hoggaamiyayaasha ugu caddaa qarnigii 20aad.

View Article

War-saxaafadeed: Madaxweynaha Somaliland oo Amar ka soo saaray Biraha...

Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo u dhignaa sidan:-“Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu...

View Article


Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta  ka qayb galay Aas qaran oo Xabaalaha Xeedho ee Waqooyiga  Hargeysa loogu sameeyey Alla ha u naxariistee...

View Article


Ciidamada Kismaayo oo amar degdeg ah lagu soo rogay

Ciidamada ka howlgala gudaha magaalada Kismaayo ayaa amar lagu siiyay inay ka baxaan magaalada iyagoo la faray inay degaan xerooyin ku yaala bannaanka magaalada. Taliyaha ciidamada amniga Kismaayo...

View Article

Howlgalo Kasocda Waqooyiga Galkacyo Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Puntland Oo...

Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug ee maamulka puntladn Jaamac Maxamed Axmed ayaa maantay kawarabxiyey Dilkii xalay loo gaystay Isuduwihii Wasaradda amniga puntladn ee gobalka mudug Axmed Maxamed...

View Article

The New Hiran Administration Announce that they are going to liberate the...

Baladweyn (sh.M.Network ) the leader of the newly established Hiran state Administration have warned that they will take control of the remaining parts of the region that is not in their hands. Mr....

View Article

President of Somalia attends the inauguration ceremony of the new Kenyan...

Nairobi (sh.M.Network ) the president of the federal republic of Somalia Mr. Hassan sheikh today arrived at the capital city of Kenya , Nairobi where he attend the inauguration of the newly elected...

View Article


Shirkad Mareekan ah oo Taba bareysa Saraakiil dowladda Ka tirsan

Muqdisho (Sh.M.Network) Shirkaddaan oo ah Shirkad Laga leeyaha dalka Mareekanka ayaa waxa ay Taba bar u furtay Ciidamo Ka tirsan Kuwa dowladda Soomaaliya kaasi oo ah Mid Aqoon Isweedaarsi ah...

View Article

Puntland oo kaqeyb galaysa shirka Kooxda Xiriirka Burcad-badeedda Xeebaha...

Agaasimaha Guud ee la dagaallanka Burcad-badeedda ee Puntland, Mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) ayaa gaaray Copenhagen, Caasimadda Waddanka Denmark. Agaasimaha ayaa casumaad ka helay...

View Article


Daawo Sawirada Sida Madaxweynaha Loogu soo dhaweeyay Kenya

View Article

Dableey hubeysan oo xalay sarkaal ka tirsanaa Wasaaradda Amniga Puntland ku...

Waxaa xalay fiidkii magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug lagu toogtey sarkaal ka tirsanaa wasaaradda amniga ee Puntland.Sarlkaalka la diley oo lagu magacaabi jirey Col. Axmed Maxamed Axmed...

View Article


Wasiir Ingiriis Ah Oo Addis Ababa U Imanaya Si Uu Madaxweyne Siilaanyo Ugu...

  Dawladda Ingiriiska ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya u soo diraysa wasiirkooda u qaabilsan Afrika Mark Simon , kaas oo Addis Ababa kula kulmi doona Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Ilo...

View Article

Somaliland oo Hambalyeysay Madaxweynaha Cusub ee Kenya loo Dhaariyey Maanta

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul, Madaxweyne Xigeenka Somaliland Ahna ku simaha...

View Article

“Muxumed Aw Axmed Iyo Ninkii Goluhu U Garto Ayuun Baa Kursiga Gudoomiye Ku...

Xildhibaan C/qaadir Maxamed Xasan (Indho) oo ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ugu jira gobolka Sool ayaa sheegay in golahoodu go’aan ka gaadhi doono qofka loo dooran doono jagada...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live