Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo Mareykanka gaaray, wada...

  Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa xalay gaaray Magaalada Washington ee dalka Mareykanka, halkaasi oo ay madaxweynaha iyo wafdigiisa ku tageen...

View Article



Wariye Maxamed Ibraahim Raage Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goor dhawayd Magaalada Muqdisho lagu dilay wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka tirsanaa Wariyaasha Warbaahinta Dowladda Soomaaliya Wariye Raage ayaa kooxaha toogtay waxey ku...

View Article

Ra’iisal wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan loo maamulayo dhaqallaha...

Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo ka go’an tahay in ay si wanaagsan u maamusho dhaqaalaha soo gala  ee laga helo beesha...

View Article

Madaxweyne Xassan Sheekh iyo wafdi uu hogaaminayo oo dib ugu laabtay...

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud iyo wafdi la socday ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii ay magaalada Bahar Dar ee dalka Itoobiya uga soo qeyb-galleen shir...

View Article

WAR DEGDEG AH: Wariye u shaqeynayay Idaacadda iyo TV-ga dowladda oo Muqdisho...

Kooxo hubeysan ayaa goor dhow oo caawa fiidkii ah waxay ku dileen magaalada Muqdisho Alle ha u naxariistee wariye Maxamed Ibraahim Raage oo ka shaqeynayay Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka dowladda...

View Article


Ururada Qareenadda Somaliland Oo Canbaareeyey Qaraxii Lala Beegsaday Bahda...

Dalladda ay ku midoobeen Ururada Qareenadda Somaliland ee SOLLA,  ayaa Canbaaraysay  qaraxii dhawaanlala beegsaday qareenadda Muqdisho,tacsina u dirtay dhamaan Eheladii iyo qaraabadii ay ka baxeen...

View Article

Madaxweynaha Puntland oo ka Hadlay Deeqaha Turkiga

Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in dawladda Turkigu ayna fulin ballanqaadyo ay Puntland u qaadday.

View Article

Wariye lagu Dilay Magaalada Muqdisho

Maxamed Ibraahim Raage oo ah wariye ka tirsanaa Radio Muqdisho iyo Telefishanka Qaranka ee dawladda Somalia ayaa maanta lagu dilay degmada Dharkeynley

View Article


Ciidamada Somalia oo Qabsaday Garasweyn

Ciidanka ayaa iska caabin la'aan galay deegaanka Garasweyn oo qiyaastii 50km dhinaca galbeed ka xiga degmadda Xuddur ee gobolka Bakool

View Article


Xog:-Hoose Madaxweynaha maamulka khaatumo Cabdi Nuur cilmi Biindhe Sababaha...

Madaxweynaha maamulka khaatumo Cabdi Nuur cilmi Biindhe oo ku sugnaa beryihii u danbeeyey caasimada  muqdisho  ayaa dib ugu soo laabtay magaalada qadiimiga ah ee taleex  maqnaasha madaxwaynaha ayaa...

View Article

More news from Bakol Fighting

Hudur (sh.M.Network) more news from the heavy fighting in Bakol region report that the government troops have gained an upper hand in the fighting against Alshabab. The fighting which broke up...

View Article

Statement by the EU Special Envoy to Somalia on the killing of...

22/04/2013 The EU Special Envoy to Somalia, Michele Cervone d’Urso,  condemns the brutal assassination of Mohamed Ibrahim Rageh, senior journalist and reporter of Radio Mogadishu and Somali National...

View Article

Galmudug Oo Puntland Kala Wareegtay Nin Afduub Loogu Haystay Garoowe

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Maantay ka dhacay munaasabad Ay Maamulada Puntladn Iyo Galmudug kula kala wareegayeen  nin kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo oo mudooyinkii ugu danbeeyay...

View Article


“Dalna weli nama uu aqoonsan hase yeeshee waanu la macaamilnaa adduunka,...

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo u warramay Idaacadda BBC-da qaybteeda Af Ingiriisiga isaga ooku sugan dalka Marykanka, ayaa waxa uu ka hadlay qaabkii ay u dheceen wada...

View Article

Faysal Cali Waraabe Oo Kulamo Diri-Dhaba Iyo Jig-Jiga Kula Yeeshay...

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo todobaadkan ku sugnaa Dalka Ethiopia ayaa la sheegay inuu Magaaladda Diri-dhaba kulan kula yeeshay Ugaaska beesha Ciise Ugaas...

View Article


Gudoomiyaha Golaha Odayaasha Beelaha Hawiye Oo Soo Dhaweeyey Wada-hadaladii...

Gudoomiyaha golaha odayaasha dhaqanka ee Beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa soo dhaweeyey wada-hadaladii 13-kii bishan ku dhex maray dawladaha Somaliland iyo Somalia dalka Turkiga ee laga soo...

View Article

Siyaasiga Cali Waran-cade oo ka hadlay Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo iyo...

War-saxaafadeed uu maanta soo saaray Cali waran cadde oo uu ku taageeray madaxweyne siilaanyo, waxa uu u dhignaa sidan“TAAGEERO IYO BOGAADIN Waxaa runtii mudan in taageero iyo bogaadin loo muujiyo...

View Article


Wasiirka Difaaca Oo Su’aalihii Maantay Ay Baarlamaanka Waydiin Qaar Meel Uwaayay

Wasiirka difaaca Dowladda Somaliya C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi oo maantay su’aalo laga waydiiyay howlaha amniga iyo ciidamda ayaa waxaa ku adkaaday ka jawaabista qaar kamdi ah Su’aalaha Wasiirka ayaa...

View Article

Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Khudbad Ka Jeediyey Machadka Atlantic Council...

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siillaanyo, ayaa khudbad maanta ka jeediyey machadka caalamiga ah ee lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha ijtimaaciga ah ee la yidhaahdo Atlantic Council (USA) oo ku...

View Article

Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka IMF

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa ay ka qeybgaleen shirka sanad walba ee dalalka xubnaha ka ah hey'addaha lacagta adduunka ee IMF.

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live