Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Journalist shod dead in Galkayo

GALKAYO : 04 FEB 2012—–Former Puntlandi media  journalist was shot dead in Northern Galkayo’  Puntland administered side on Sunday evening , Puntlandi learns. The witness said that Ali Ahmed  Abdi ,...

View Article



Cali Dheere “Dagaalka waxaa uu ka socdaa gudaha Muqdisho, waana lagu...

Afhayeenka kooxda ku biirtay Al-Qaacida Cali Maxamuud Cali Dheere ayaa sheegay in dagaalka ka socda magaalada Muqdisho aanu wali soo gaba gaboonin, isagoo cadeeyay in dagaalyahanadooda ay ku jiraan...

View Article

Madaxweynaha Shariif oo indhaha ku raadinaaya Xoogaga Shabaab “Daawo Sawirada”

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya oo kormeeray aagaga laga saaray Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu sheegay in loo-baahan yahay in Al Shabaab laga saaro meel walba, oo ay dalka ka joogto. Madaxweynaha...

View Article

Afhayeenka Shabaab Cali Dheere oo sheegay in dagaaladii Muqdisho qasaare ku...

Afhayeenka kooxda ku biirtay Al-Qaacida Cali Maxamuud Cali Dheere ayaa sheegay in dagaalka ka socda magaalada Muqdisho aanu wali soo gaba gaboonin, isagoo cadeeyay in dagaalyahanadooda ay ku jiraan...

View Article

Mahiga, Famaajo Iyo Madaxweyne Shariif Oo Hadalo Saxaafadda Isku Mariyay

Nairobi (RBC) Waxa toddobaadkan saxafadda Soomaalida iyo kuwa caalamka qabsaday hadalo ummuuqda kuwa la isku Jawaabayo, waxana ugu dambeeyay hadal shaley uu Madaxweynaha KMG ah Soomaaliya Shariif...

View Article


Madaxweyne Shariif oo sheegay in 99% ay dhameystiran tahay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in magaalada Muqdisho 99% ay dhameystiran tahay, isagoo soo dhoweeyay guulaha ay gaareen ciidamada dowladda. Isagoo xirnaa dareyska Milateriga...

View Article

Madaxweyne Shariif “Cid kasta Muqdisho ku guuleysata Goboladana waa ku...

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa sheegay in magaalada Muqdisho 99% ay dhameystiran tahay, isagoo soo dhoweeyay guulaha ay gaareen ciidamada dowladda. Isagoo xirnaa dareyska Milateriga...

View Article

Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo Tacsi ka diraya dilkii Naxdinta lahaa ee Wariye...

Saxafiyiinta Gobolka Mudug oo aan kala har lahayn ayaa tacsi tiiraanyo iyo murugo leh ka diraya dilkii habeenimadii xalay ahayd Magaalada Gaalkacyo loogu gaystay Marxuum Wariye Cali Axmed Cabdi oo ka...

View Article


Kooxaha burcad badeeda ee Soomaalida oo loo-diray fariin dareen leh “Daawo...

Qoyska lamaane K/Afrika u dhashay oo burcad badeedka Soomaaliya heysata iyo Soomaalida K/africa ayaa kulan balaaran ku yeeshay Markazu Sunnah ee magaalada Cape Town, halkaasi oo baaq wada jir ah loogu...

View Article


Journalist shot dead in Galkayo

Galkaio-hobyonet)Former Radio Galkaio and Puntlandi media journalist was shot dead in Northern Galkayo’ Puntland administered side on Sunday evening , Puntlandi learns. The witness said that Ali Ahmed...

View Article

Isbaheysiga Dhismaha Dekedda Lamu iyo Baraarug La’aanta Wadamada Islaamka ee...

Hogaamiyayaasha Dowladaha Kenya, Koofurta Suudaan iyo Itoobiya oo dhawaan Xarigga ka jaray Mashruuc ballaaran oo lagu furayo Dekad Cusub oo laga dhoofiyo Shidaalka laga soo saaro Dowladda Cusub ee...

View Article

THE CHALLENGES FACING SOMALILAND SMALL AND MEDIUM SIZED ENTERPRISES (SME),...

  SME Sector in Somaliland is the biggest income and employment generator for many people and the largest business sector. Small and medium sized entterprises that trade in clothes, food, agricultural...

View Article

Tacsi Marxuumad Faadumo Aw-Khaliif Ibraahim Inaa lilaahi wa inaa ileyhi...

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. @Kulu Nafsin Daaiqatul Mawt@, Anagoo ah dhamaan Ardayda wax ka barata Jaamacada Addis ababa Medical Waxaan halkan ka Tacsiyadaynaynaa Saaxiibkayo Mustafe Sh....

View Article


THE CHALLENGES FACING SOMALILAND SMALL AND MEDIUM SIZED ENTERPRISES (SME) By:...

  SME Sector in Somaliland is the biggest income and employment generator for many people and the largest business sector. Small and medium sized entterprises that trade in clothes, food, agricultural...

View Article

Uruka Wadani Waa aayaha Somaliland, By Mukhtar Cilmi‏

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.   waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalimiiga oodweynenews.com     Uruka Wadani waa Uruka doorka weyn ka qaatay in ay dhalinyarada dalka ka...

View Article


Taariikhda Magaalada Saylac oo ku dhaw inay Tirtiranto!!! Qoraa Mukhtaar...

  Waxan ka ambo baxay magaalada Hargiesa anigoo baadi doon ugu jira inaan ogaado Taariikhda ku duugan magaalada Qadiimiga ah ee Saylac, Jidka gala magaalada Saylac aad ayuu u adag yahay, wakhtigii hore...

View Article

Ahlusunnooy: Lagga aragtaye Laaca ma ogtahay?

Maahmaah ayaa dhaysa: “Ninkii qeyrkiis loo xiiroow Adiguna soo qoyso!” mid kale waxay leedahay: “Qoray iyo Qiiciis waa la isla tuuraa” dhanka kale, dadka waxaa halqabsi u ah, markay arkaan laba wax oo...

View Article


Aqoon La’aanta Sheikh Shariif Iyo Beenta Khaatumo-seeg Maxaa kala Haysta ,...

Ummadda Somaliland meel kasta oo ay dunidda dacaladeedda  ka joogto  waxaan ku salamayaa salaanta islaamka.  Salaan kale oo qiimo iyo sharaf badan huwan oo hagoogan waxaan ku salamaya bahwaynta...

View Article

ILAAHAY KA YAABA XUKUUMADA SIILAANYO OO NAGA AAMUSIIYA AGOONTA IYO NAAFADII...

Bilaahi calaykum xukuumada madaxweyne siilaanyo, lagama filayn inaanu aragno Dumarkii iyo caruurtii xaq u dirirkii SNM oo cabanaya , iyagoo doonayo garaamo raashin ah iyo lacag aan maalin lagu qaddayn...

View Article

Garoonka Magaalada Muqdisho oo Maalinimada Biri laga dareemi Doono waayo waayo”

Ra’iisal-wasaare ku Xigeenka dalka Turkiga Bekir Bozdağ ayaa shaaciyay maalinta Talaadada ee bari ah in uu duulimaadkii ugu horreeyay ee Diyaarada Turkish Airlines uu ka bilaabmi doono Magaalalda...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live