Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Libya

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Libya, Cabdiqani Wacays.

View Article



Tahriibka dhallinyarada

Safiirka Soomaalida eeTripoli ee dalka Libya, Cabdiqani Maxamed Wacays, ayaa sheegay in boqolaal tahriibayaal Soomaali ah ay ku xiran yihiin xabsiyada ku yaalla dalka Libya. Maryama Cusmaan Axmed...

View Article

Xarakada Al Shabaab oo caawa khasaaro xoog leh u geysatay Ciidamadda Dowladda...

Xarakada Al Shabaab ayaa waxay caawa fiidkii ay khasaaro xoog leh ay u geysatay Ciidamadda Dowladda Itoobiya ee gudaha u soo gallay Gobolka Gedo, waxayna Al Shabaab u geysatay khasaarooyin kala duwan....

View Article

Booliska Giriiga oo Lagu Amray inay Baadhaan Guryaha Muhaajiriinta

  .  April 3,2012.(Togdheernews).Dhibaatooyinka muhaajirinta ku nool dalka Giriiga ,ayaa noqday bomb ku qarxaya caafimadka wadankaasi, una baahan ina  loola tacaalo si adag oo masuulinimo ku jirto....

View Article

Shareecada Islaamka iyo Heshiisyada Caalamiga ah

Dadyowga ku dhaaqan Caalamka, waxaa ka dhexeeya xiriirro la jaan qaadaya  hadba xaaladda ay ku nool yihiin ee  nabadeed ama colaadeed. Dunida aan ku noolnahayna suurto gal ma ahan in qof uu kaligii...

View Article


Mali: Cunaqabateyn Lagu Soo Rogay Milatariga

Dalalka Galbeedka Africa ayaa cuna qabateyn ku soo rogay dalka Mali, halkaasoo hogaamiyaasha afgambiga milatari dalkaasi ku qabsaday ay wacad ku marayaan inay soo celinayaan xukunkii rayidka ahaa,...

View Article

USA: Qaado $10m haddaad qabato Hafiz Saeed

Dowladda Mareykanka ayaa ballan qaadday in ay $10 milyan ku bixiso soo qabashada Mohammad Hafiz Saeed oo ku eedeysay weerarkii Mumbai.

View Article

Soomaali: is ma dhaanto iyo dhasheed

Siday  u dhacday Dowladdii dhexe ee Soomaaliya 1991-kii, waxaa wadanka gees ka gees soo galay Jabhado hubaysan, lana baxay magacyo ay horgale u ahaayeen Shibbanaha ‘S’ saabse u ahaa ururro siyaasadeed,...

View Article


DKMG oo soo Bandhigtay Meydad iyo Waraaqo Aqoonsi

Dagaal dhex maray ciidanka Amaanka ee DKMG ee Somalia iyo dad ay DKMG ahi sheegtay inay ahaayeen Alshabab ayaa keenay dhimashada labo ka mid ah dadkii weerarka soo qaaday. Meydkii labada nin ee la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faallada Halganka: Rajada Muqdisho, rabitaanka shacabka riiqmay iyo runta aan...

(Sawirka waxaa ka muuqata sida uu farshaxanyaqaanku uu tagtadii hore ee Muqdisho iyo timaada hadda ee magaalada laba dhinac ee sawirkiisa uu ku jiiyay) Waa muran ma doonto aan cidi ka doodi karin...

View Article

Wareysi: G/kuxigeenka Gobolka Banaadir

Tan iyo bilowgii bishii August markii magaalada Muqdisho laga saaray Maleeshiyaadka kooxda Al-shabab ayaa xaaladda magaalada ay aheyd mid marba marka ka dambeysa raja gelineysay dadka ku nool iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

skieh al maghaamsi (Dubbing) Soomaali

skieh al maghaamsi (Dubbing) Soomaali دبلجة تجريبية لمقطع من محاضرة للشيخ الجليل صالح المغامسي ، إلى اللغة الصومالية (Dubbing) af Soomaaliyeed tijaabo ah; qayb ka mid ah muxaadaro, uu leeyayah Shiekh...

View Article

Qarax Muqdisho ka dhacay

Tiyaatarka magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay qarax, ilaa 7 qof ayaa ku dhintey inta la ogyhay

View Article


War Deg Deg ah:- Faahfaahin kooban Qarixii ka dhacay Theaterka Muqdisho xili...

Muqdisho(Pi) Warar hordhac ah oo aan ka heklayno Theaterka qaranka oo maanta lagu xusayey  maalintii dib loo furey TV-ga qaranka ayaa qarax lala eegtey xili uu raysal wasaare Gaas khudbaynayay, Wax...

View Article

Wiish iyo Mugaambe oo qarax ku dhintay

Raiisal Wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Maxamed Gaas, ayaa BBC u xaqiijiyay in labada mas'uul ay ka mid yihiin dadkii ku dhintay qarax maanta lala beegsaday goob uu ra'iisal Wasaaruhu khudbad ka...

View Article


Mas'uuliyiin ku Dhimatay Qaraxa Muqdisho

Qarax Ismiidaamin ah oo goor dhaweyd ka dhacay Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen saraakiil ka tirsanaa xiriirada ciyaaraha ee Somalia. Wararku waxay intaas ku...

View Article

Warar

Wararka Olympiga

View Article


Qaraxa Muqdisho

View Article

Doodda Gaaban: Qaraxa Muqdisho

Barnaamijka Doodda Gaaban ee maanta waxa ka qeyb qaadanaya Qaasim Cilmi Shiikhow iyo Yuusuf Maxamed Yuusuf oo wax ka barta Dalka Britain. Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

View Article

Qaraxa Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho

Qarax is-miidaamin ah ayaa maanta ka dhacay tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan 7 ayaa ku dhintay qaraxa. Dadka Dhintay waxaa ku jira, Guddoomiyahaasha guddiga olombikada iyo xiriirka...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>