Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Marxaladda kala guurka ah iyo Madaxda mustaqbalka Q:2AAD

Haddaan qaybtii hore oo qormada uga hadlay; Arar, Marxaladda kala guurka ah, Guddiga Dastuurka, iyo qayb ka mid ah Dastuurka qabyo qoraalka ah, ayaan qaybtanna ku sii qaadaa dhigayaa, wali qaybo ka mid...

View Article



Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo u ambabaxay dalka Uganda

Wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsann) ayaa maanta u duulay magaalada Kampala ee dalka Uganada. Hadal uu ku siiyey wariyaasha...

View Article

Wasaarada Dastuurka oo sheegtay in qodobo ka mid ah qabyo qoraalka wax laga...

Wasaarada Dastuurka Soomaaliya Soomaaliya ayaa sheegtay in wax laga badalay qaar ka mid ah qodobada Dastuurka lagu wado in la ansixiyo bisha soo aadan ee loo diyaariyey Soomaaliya. Wasiiru dowlaha...

View Article

DEG DEG: Guardiola oo ka Tagay Barcelona iyo Macallin Cuusb oo la magacaabay

27 April 2012: By Ibraahim Geedow Cawaale. Macallinka Kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa ka fariistay shaqadii Macallinimo ee kooxda Barca kadib 4 Sano oo uu leylinaayay. Guardiola ayaa ku dhawaaqay...

View Article

Djibouti oo Dad Dhaawac ah ka Qaaday Muqdisho

Dowladda Djibouti ayaa maanta magaalada Muqdisho ka qaaday 4 wariye oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmay qaraxii bilowgii bishan ka dhacay Tiyaarka Muqdisho. Dhaawacyadan ayaa in muddo ahba ku jira...

View Article


AMISOM oo sheegtay in dhowaan ay tagi doonaan gobolada dalka oo dhan

Hogaanka cusub ee Ciidamada AMISOM ayaa shaaca ka qaaday inay dhowaan Gobolada dalka oo idil kala wareegayaan Al-Shabaab, ayna Ciidamo ku filan oo ammaanka sugan ay geyn doonaan. Taliyaha cusub ee howl...

View Article

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo ka dhacay Gobolka Gedo

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dagaalo culus oo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacayay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada Kenya oo taageeraya kuwa...

View Article

Suuqa Bakaaraha oo laga mamnuucay in lagu dhex iibiyo Qaadka iyo shidaalka

Gudiga Ganacsatada Suuqa Bakaaraha ayaa mar kale soo saaray digniino ku wajahan howlaha ganacsi ee suuqa, iyagoo ugu baaqay ganacsatada inay si deg deg ah uga raraan suuqa Qaadka iyo Shidaalka. Axmed...

View Article


Sarkaal Ajnabi ka tirsanaa Shirkada Saracen oo lagu dilay Gobolka Bari

Askari ka tirsanaa Ciidamada la dagaalanka burcad badeedka ee Puntland ayaa ku dilay duleedka deegaanka Isku shuban ee Gobolka Bari, sarkaal ka tirsanaa Shirkada Saracen ee Ciidamada Puntland tababarka...

View Article


Xannuuno La Garan Waayey oo Xoolo ku Dilay Gobolka Awdal

Boorama (RBC) Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland ayaa sheegtay inay baaritaan Shaybaadh ah ku samaynayso Xanuunno la garan-waayey oo Xoolo fara badan oo Lo’ iyo Ari isugu jira ku laayey tuulooyin...

View Article

Xasan Dahir “Hubkaas dad Muslimiin lahaa, meel cadaw hub ku qarsan karo ma...

Hogaamiyihii hore Ururka Xisbul Islaam Shiikh Xasan Dahir Aweys oo beryahan si xoogan u naqdinayay Al-Shabaab ayaa ku tilmaamay hubkii ay ka soo faagteen guri ku yaal Siinka Dheer oo dhulka hoostiisa...

View Article

Deg deg:Qarax Xoogan oo haatan kadhacay Magaalada Nairobi

Sida aya shegayaan wararka aan xiligaan kaheleyno magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya in oo kadhacay qarax aad u xoogan kasoo kadhacay goob kaniisad ah oo kutaalo Guru Nanak hospital along Muranga...

View Article

Waasarada Dastuurka Oo Ku Dhawaaqday Xiliga Uu Sida Rasmiga ah u Furmayo...

Muqdisho (RBC Radio) Wasiiru dowlaha wasaarada Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Xasan Maxamed Jimcaale ayaa wuxuu ka warbixiyay howlaha Dastuurka halka ay marayaan iyo waliba shirka lagu ansixinayo...

View Article


Wararkii ugu dambeeyay qarax xoogan oo goor dhaw ruxay Magaalada Nairobi iyo...

Qarax xoogan ayaa wuxuu goor dhaw oo maanta ah uu ruxay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo qaraxu uu ahaa mid xoogan oo khasaarooyin kala duwan ay ka dhasheen. Qaraxaan ayaa waxaa lagu weeraray...

View Article

Dagaal u dhaxeeyo Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo iminka ka soconaaya...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu xilligaan ka soconayaa Agagaaraha Dhismihii hore ee Banaadir ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dagaalka u dhaxeeya Ciidamadda...

View Article


Dowladda Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab oo siyaabooyin kala duwan guulo u...

Wax ku cusub maaha in Saxaafadda ay guulo isku kala weydaarsadaan Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab, waxaana taasi sabab looga dhigaa xeelado milatari oo ay labada dhinac isku kala...

View Article

Ciidamadda Milatariga oo toogtay seddex ka mid ah Ciidamadda Dowladda oo dhac...

Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay toogteen seddex ka mid ah Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, oo dhac u geysanaayay dad rayid ah oo aan waxba galabsan....

View Article


Jaaliyadda Jubbooyinka ee Waqooyiga America oo la kulmey Prof. Hodan...

Shir Ay maanta wada qaateen Proff. Hodan Isse -oo ah marwada Raisul wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali iyo Gudiga Jaaliyada Jubooyinka ee fadhigiisu yahay Magaalada Minneapolis, MN USA ayaa wuxuu ku...

View Article

Maxay Xukuumadda FKMG kala socotaa Cabbirka badda Kenya

Sida ku cad khariidaddan iyo kuwo kale xuduud-badeedka u dhexeeya Somalia iyo Kenya waa xarriiq u socota Koonfur-Bari ee uma socoto dhanka Bari .. khariiradadda Eeg Halkan

View Article

shukri gaanim oo meydkiisa laga hellay wabi ku yaalla dalka Austria “Waa kuma...

Madaxda wadanka Austria ayaa waxa ay sheegeen inay halleen meydka wasiirkii hore ee shidaalka Liibiya (shukri gaanim) ayna ka heleen wabiga daanuub. Gaanim ayaa ku noolaa magaalada viena tan iyo markii...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live