Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

DAAWO SAWIRRADA:-Wasiirka Gaashaandhigga Oo Kormeeray Xerooyin Ciidan Oo Ku...

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Ra’isulwasaare Kuxigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xuseen Carab Ciise oo socdaal ku jooga Caasimadda Puntland ee Garoowe ayaa...

View Article



Wasiirada Somalia Oo Shaqsiga Sanadka U Aqoonsaday Recep Tayyip Erdoğan

War-saxaafadeed/Muqdisho/26/12/2011 Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo...

View Article

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo isku raacay in Ra’iisul Wasaaraha Turkiga loo...

Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirada DKMG ah ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga hadlay shaqsiga mudan in la siiyo sannadkan billad sharafta ay Qarammada Midoobay bixiso ee loo yaqaan United...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhaweyd gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ee maamulka Puntland, halkaasoo si weyn loogu soo...

View Article

Dherkenleey oo Garaacday Hodan, Finalkana timid

Ciyaar aad u xiiso badneyd oo xamaasadeeduna ay sareysay ayaa maanta waxa ay ku dhexmartay Stadium Koonis kooxaha degmooyinka Hodan iyo Dherkenleey, waxaana uu kulankaan ahaa semi-finalka koobka...

View Article


Dowladda Somaliya oo shakhsiga ugu wanaagsan sanadkaan u aqoonsatay Tayyip...

Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed...

View Article

Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo Labo Bil Gudahood Lagu kala Dirayo Iyo Shaxda...

Muqdisho (RBC) Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shalay dib uga soo laabtay shirkii Garowe ayaa shaaca ka qaaday in mudo labo bilood gudahood lagu kala diri doono xildhibaanada baarlamaanka KMG Soomaaliya...

View Article

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 26-December-2011         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-   Yurub...

View Article


B/ Rayidka oo Soo Dhaweeysay Shirkii Garowe

Qaar ka mid ah bulshada rayidka ayaa soo dhaweyay shirkii dhawaan dhinacyada siyaasadda Soomaalida ugu soo gabagaboobay magaalada Garowe ee maamul goboleedka Puntland. sidoo kale qaa ka mid ah Quba...

View Article


B/ Rayidka oo Soo Dhaweeysay Shirkii Garowe

Qaar ka mid ah bulshada rayidka ayaa soo dhaweyay shirkii dhawaan dhinacyada siyaasadda Soomaalida ugu soo gabagaboobay magaalada Garowe ee maamul goboleedka Puntland. sidoo kale qaa ka mid ah Quba...

View Article

ENG, MOHAMED DADKU MAAHA KII HEE,,? by: Haybe Yusuf

DIRIC  KELI  AHAANTII   DALEEL  GUUSHA  KAMA  HELO DADKAA  GEESI  LAGU  YAHAY   Ugu  horayn  waxan  slaamayaa  qaranka  somaliland  dhamaantiis   gudo  iyo  debedba, waxan  salaan  taas  lamida...

View Article

Jamalaw siyaasadu maaha diiwaanki qosalka ee ad qortey By: Ismaacil Ismaacil

  ugu  horeyn wax an halkan ka salamaya  dhaman  dadka akhrista mareegaha  wararka  somaliland   bacda salan wax an halkan kaga hadlaya  dadka doonaya in ay ku so biiran siyaadasa somaliland  oo...

View Article

Tacsi: marxuun muuse mahamed canbuun

  dhamaan  dadkan hoos  ku qoran oo kala ahwaxay tacsi  aabo siciid cabdilahi muhumad  mustfe siciid  cabdilahi (( coday)) liiban  ibrahmin  yare  (( baabuulahi)) mahad ibrahim yare(( mahad jeesto))...

View Article


uruka islamiga ah ee al-ictisaam ex (al-itaxaad) oo waji kale ku ku yimi...

  barakutuh. Salaantaa ka dib waxaan aad ula fajacay oo maankayga gali waayay markii aan daalacaday warbaahinta kala duwan ee ka soo baxda dalka Somaliland (ilahay ha ilaaliyee) kuwasoo qaadaa...

View Article

URURKA UMMADA WAA URUKA KELIYA U QALMA XISBI QARAN 15 URUR EE LAGU DHAWAAQAY...

Salaamu caleyku  dhamaan umada somaliland oo dhan    Hadaan fekerkeyga ka dhiibto ururada lagu dhawaaqay markaan wada eegay ama akhriyey fekerkooda aniga koley waxay ila noqotay ururka u qalma in uu...

View Article


WAXAA LAGU OGAA DAGAAL OOGE-NIMO RAGGA EE HADA WAXAA SOO IF BAXAYA DUMAR...

  Marka hore waxaan salaan hawada u marinayaa inta nabada, wanaaga iyo khayrkaba jecel doonaysana in nabad lagu wada noolaado danaysana qiimaha iyo qaaliga ay inagu joogto nabadgelyadu. Waxaan kale oo...

View Article

SIYAASADA SOMLILAND MAGAYDO INUU JAMAAL CALI XUSEEN IDHAA ANAA UTAAGAN!!!!...

Marka hore ilaahay baa mahad leh marlabaadka waxaan salaan buuxda oo qiimo way ii gu fadhida salaamayaa shabakadan OODWAYNENEWS. Hadaan u soo noqdo ujeedada hadlkayga waxaan manta doonayaa inaa kalmado...

View Article


Less exams more learning. By: Liban Obsiye

  Speaking to my worried cousin in Hargiesa I came to the conclusion that he had nothing to worry about. He did not. He had an English exam to sit and he feared that he had not learnt and memorised...

View Article

THE MAN WHO ENJOY THE MISORY OF SOMALI PEOPLE!! By: Abdirahman Ismail

  Mahiga is the main man who enjoying the misery of the Somali people guy who rules Somalia his tricks to divide Somali politicians made them enemy to each other so that he and his administration are...

View Article

Somaliland: Final list of new political parties announced

HARGEISA(Somalilandpress)–The Committee for registration of new political parties and Licensing had official announced today that Fifteen newly established political organizations qualified for the...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live