Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Hey’addaha samafalka oo Ka Digay Macluul Markale Ka Dilaacda Soomaaliya

Warbixin ay soo saartay hey’adda Save the Children ayaa lagu sheegay roob yarida iyo dagaalada wali ka socda meelo ka mid ah Soomaaliya ay ka dhalan karto xaalad macluul ah oo soo wajahda Soomaaliya....

View Article



Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Aad U Qiima Badan Sheekh Xuseen Cali Qeybta 1-aad

Muxaadaro Aad U Qiima Badan Sheekh Xuseen Cali Qeybta 1-aad From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 09:58 More in Education muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro, Sheekh Xuseen Cali Qeytii 3-aad

Muxaadaro, Sheekh Xuseen Cali Qeytii 3-aad From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 10:09 More in Education muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro, Sheekh Xuseen Cali Qeybtii 2-aad

Muxaadaro, Sheekh Xuseen Cali Qeybtii 2-aad From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 09:15 More in Education muxaadaro: 

View Article

Guddoomiye Tarsan oo Dhaliilay Dastuurka

Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa sheegay in uu ka soo horjeedo inaan dastuurka cusub ee Somaliya lagu xusin in Muqdisho ay tahay caasimada...

View Article


Barn. Faaqidaadda: Ansixinta Dasruurka.

Toddobaad keliya ayaa inaga xigta waqtigii loo qabtay inay fadhiistaan ergadii ansixin lahayd dastuurka qabyo qoraalka, iyadoo weli ay jiraan qodobo ka mid ah oo muran ka taagan yahay? Haddaba nuqulkan...

View Article

Saif al-Islam "ma heli doono" cadaalad

Qareen u dooda wilkii uu dhaley hagaamiyihii hore ee Libya ayaa sheegeysa in uusan heli doonin maxkamad madax banaan.

View Article

Qodobka Muqdisho Dib Baa Loo Eegayaa

Wasiiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa sheegay in ergada loo soo xulayo ansixinta dastuurka ay awood u yeelanayaan inay wax ka beddel ku sameeyaan...

View Article


Madaafiic Qasaaro geystay oo xalay lagu weeraray Deegaanka Taabta ee Gobolka...

Madafiic aad u xoogan oo geysatay Qasaaroyin kala duwan ayey Xarakada Al shabaab Xalay ku weerareen Degaanka Taabto Ee Gobolka Jubada Hoose. Xarumo ay ciidamada Dowlada iyo kuwa Kenya iyo xaafado...

View Article


C/raxmaan Faroole:- Dowladda KMG uma madaxbanaana inay keligeed heshiisyo...

Madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud {Faroole} ayaa ka hadlay arrimaha Dastuurka Soomaaliya, waxana uuna sheegay in Puntland ay diyaarinayso xubno tayo fiican leh oo qeyb...

View Article

Odayaasha dhaqanka ee ku shirsan magaalada Muqdisho oo ku baaqay in la...

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya ergada ansixinaysa dastuurka dalka iyo xubnaha Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuna shirsan magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in la joojiyo maamul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dayactir iyo dib u dhis ka bilowday wadooyinka magaalada Muqdisho iyo...

Magaalada Muqdisho ee mudo ku dhow rubuc qarni la il-dareyd dagaalo sokeeye iyo bur baahsan ayaa waxaa haatan ka bilowday dib u yagleelidda wadooyinka magaalada. Dayactirka ayaa haatan ka socda wadada...

View Article

Xeerka Xisbiyada Puntland oo la Meelmariyay

Madaxweynaha maamul-gobolleedka Puntland, C/raxaam Max'ed Faroole ayaa maanta saxiixay xeerka xisbiyada siyaasadda ee Puntland yeelan doonto. Xeerkan ayaa horey u soo ansixiyay baarlamaanka Puintland.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Is Xasuusinta Xaqa

Muxaadaro Is Xasuusinta Xaqa From: Kheerto Views: 3 1 ratings Time: 01:03:13 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article

Caweyska: Fannaanadda Khadijo C/llahi Dalays

Barnaamijka Caweyska Washington waxaa toddobaadkan marti noogu ah fanaanadda weyn ee caanka ah Khadiijo C/llaahi Dalays. Waxaad sidoo kale kaga boganeysaan qubanayaal xiiso leh oo xog iyo xiisaba...

View Article


Martida: C/risaq Geeddi

Barnaamijka Martida Maykarafonka waxaa todobaadkan marti inoogu ah Cabdirisaq Xaaji Geedi oo ka faalooda arrimaha geeska Africa kuna sugan magaalada Nairobi. C/risaq waxaan wax ka weydiin doonaa...

View Article

Jubbaland Conference: Ethiopia’s web of obstruction to Somalia’s Statehood

Jubbaland State Conference held in Nairobi Kenya on June 28-30, 2012 is part of the overall web of obstruction strategy unfailingly pursued by Ethiopia to prevent any chance for the rebirth of Somali...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxaadaro Cusub Noocyada Quluubta ~ Sh Maxamed C raxman Kaariye

Muxaadaro Cusub Noocyada Quluubta ~ Sh Maxamed C raxman Kaariye From: Kheerto Views: 0 0 ratings Time: 01:08:49 More in People & Blogs muxaadaro: 

View Article

Ururada Rayidka oo Talo u Jeediyey Odayada Dhaqanka

In ka badan 50 ururada bulshada rayidka ah ee koofurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa kulan ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay madaxda dowlada iyo saxiixayaasha Road-mapka ugu baaqeen in odayaasha...

View Article

Kulamo ka Dhacay magaalada St. Cloud, Minnesota

Kulamadan waxa ka mid ahaa mid ay qabatay hay'ad gargaar oo lagu magacaabo Juba Vision oo howlo gargaar ka wadda gobolada Jubbooyinka. Waxa kale oo magaalada laga furay hay'ad lagu magacaabo Immigrant...

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live