Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Gabar soomaaliyeed oo ku dhibatesan xabsi ku yaala Magaalada kismaayo.

$
0
0

Marwo Nimco oo ay maxkamada islaamigaa Al-shabaab ee magaalada kismaayo ey xukun kuriday 12/01/2012 sida uu noo soo sheegeen dad goob joogiyaal ah oo kunool magaalada kismaayo.
xaalada ay ku sugantahay Nimco ayaa ah xaalad aad khatar u ah taa soo ay noo sheegtay nimco in mudo ah in lagu waday dhibtaan sidaas darteed nimco waxay ii sheegtay in aysan haysan xoriyad ay wax kukala doorato ee qoray lagu hayo . mar lagula hadlay ,telfoonka gacanta lagu qaato ,oo ay siyeen dad booqasho ku tagay mesha ay ku nooshahay.
sida lagu yaqaan uruka alashaab oo kataliya koonfurta iyo bartamaha soomaalia ayaa si khasab ah ugu guuriya gabdhaha soomaaliyeed raga ajaanibtaa ee kabar bar dagaalama ururka al-shabaab ayaa gabdhaha waxay siiyaan casharo ay kaga dhaadhiciyaan waxa ay doonayaan haday diidaan waxay siiyaan digniino haday kamadax adaygaana ugudamayntii way dilaan taasina waa tan hada haysata nimco .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>