Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

The Condemned Irresponsible Ones!

$
0
0

Naftu doqonsanaa. Damac waalanaaa, Dabaaylaha cirkaay, hadba kugu dartaa. Dur dur kaa gudbaay, dar u xidho ku tidhaahdaa. Dahab aanad lahaayn ku tidhaahdaa dal dalo. Ha ka dayrin weligaa noloshaad la deristahay. Ha u doodin abidkaa tukaloo ku dayasho ah, Taa waxa daliil u ah oo nooga digi kara. Xadiis baa ku soo degay. Mar uun laaysma garab dego, Lama wada sinaan karo, Aduun waa is daba mar.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>