Waxa uu xeer Madaxweyne. Ku magacaabay Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Nabadaynta Gobolada Bari. Kaasi oo loo magacaabay inuu ahaado Md. Keyse Cabdi Yuusuf. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray afhayeenka Madaxtooyada oo u dhignaa sidan:-