Aqoon yahan jiir oo ka mid ah aqoonyahanada sooomaaliland ,ayaa ku tilmaamay arita ay xukumau kudhawaaqday ee ay tahay ,arin aanay xukumadu ka fiirsan , taasoo ah kasoosaarida ciidamada
Qaranka eek usugnaa buuhoodle dushiisa .isagoo aqoonyahan ku tilmaamay arin ay soomaaliland
Dhabar jab wayn .aqoon yahan jiiir oo ku tilmaamay beelaha kazoo jeeda buuhoodle iyo sool
Kuna tilmaamay laba taarayaal haysta . taarakada soomaaliland iyo butland .iyada oo xukumadu
Gobolka sool ,wax alaaliyo wixii ay haysay halkaaas isku gaysay .
Iyada oo gobolku maaalinba maalinta kasii danbaysa kasii darayso ,iyadu ooxukumadu mashaariic ay gayso lagu laayo ,golka sool ee laascaanoood ku jira gacan badan oo ay ka mid yihiin dawlada
Soomaaliland iyo butland .xarakada al shabaab dawlada ku meelgaadhka ee sheikh shariif .iyo
Dawlada ay soo dhadhabeen qurbajooga kazoo jeeda buuuhood leh ee ay wakiilka ugasoo dhigeen
Fidma wale c{cali khaliiif galaydh }.hadaba xukumada soomaaliland meeshan ay kusii wadaan
Mushaaariicda iyo hubka ,dabadeedna lagu khaarijinayo umada wadanka . xukumadu maka basbaa
Mise waa badheedh .aqoon yahan jiiir oo ku tilmaamay ,arinta dhexmartaay xagla toosiye
Xukumada soomaaliland inay tahay fidma hor leh soona sheegayna inay sooobixi doonaaan
Xaglo toosiyaal badan .{ninkii soo joog laga waayaa soo jiifsaa laga helaa } hadaba ,beelaha
Kazoo jeeda inay yihiin niman shaqaysanaya oo xukumada soomaaliland ilaahay uwaalay
Aqoon yahan jiir oo hadalkiisiii siiwata wuxuu yidhi beelaha falaagiin ee laysla yaqaano ,
Dawalidii ingiriiisku waxay ahaayeen fidmo laysla yaqaano .oo helay xukumad damqanaysa
Oo n dulqaad lahayn ,iyaga oo labaray baad taagan . aqoon yahan jiir oo ku baaqay inay soo
Galaan laba arimood oo kala ah nabad iyo colaad .arintan waxa halkaas gaadhsiiiyaay
Sasabaada iyo baada ay xukumadu lagarab taagan tahay hadh iyo habeen hadii loosheegi lahaa
Nabada iyo colaada soo kala doorta arinkaasi uu soo afjari lahaaa,iyadoo beelaha kazoo jeeda
Buuhoodleh iyo sool ay ku leeyihiin kulayl aanay qabow wax ku lahayn .
Waxaan ubaaqayaa shacabka soomaaliland inay ka dig toonaadaan fidmada kasoconaysa buuhoodleh
Iyo soo l uguna soowada jeestaan qaran nimadooda iyo wada jirkooda waxaana uga digayaa tastuuurka
Faalsada ee lagaga dhawaaqay dawlada ku meelgaadhka soomaalia ugana digayo shirqoolka dahsoon
Ee lgu wado soocelitaanka lagusoo celinayo labada dawladood,
Aqoon yahan jaamac jiir
A/Aziz Ahmed Ismaaciil”
—————————————————–
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.
↧
Aqoon yahan jiir oo ku eedeeyay beelaha kazoo jeeda buuhood leh iyo sool . Inay yihiin fidmawada yaal ,ku bartay baad soomaaaliland
↧