Waxaan soo dhaweyneynaa Nabdgelyada ay qaateen madaxda SSC Saleeban
Xaglotoosiya iyo Go’aankii geesinimada lahaa uu qaatay. Arrimaha nabada guud
Ahaan gobolka Cayne waxaan aad uga shaqeynay sidii nabad loogu soo bedeli lahaa colaadaas halkaas kataagneed.
Waxaan kamid ahaa dadkii Sababta u’ahaa in” widhwidh” oo gobolka cayne ka tirsan nabad iyo gogoshii lafidiyay ee aan widhwidh ka bilawnay sidii loogaadhSiin lahaa Buuhoodle.In mudo ah dadaal socday ayaa keenay Midho dhalkan nabadeed ee Gobolka cayne idil ahaantii Noqdo meel nabad lagu wada daaqo.
Waxaan mahad gaar ah u soo jeedinayaa,Saleeban “Xaglotoosiya” oo hawshan intii Ka dhineyda Dhamaystiray.
Somaalidu waxay ku maahmahdaa Nabadi adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola.
Marlabaad Anigoo ku hadlaaya Afkii Aqoon yahanka ka soo jeeda Gobolka Cayne,waxaanu soo dhaweynaynaa Nabada ku wada noolaashaha Dhamaan
Beelaha dega SomaliLand..
C/Nasir Garaad Abshir Garaad Saalax
11/8/2012 London UK..
↧
Taageerid Nabad Gelyada Ay wad qaateen Reer Buuhoodle & SomaliLand, By: Eng CabdiNasir Garaad Abshir Garaad Saalax
↧