Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Dab Xoogan Galabta bur buriye Gooba Ganacsi Iyo Guryo Xerada Qaxootiga ..

$
0
0

Sıda ay sheegayaan wararka aan goor dhow kaheleynoXerada Qaxootıga ee Gobolka NFD ee Soomaalıya ayaa sheegaya ın halkaası goor dhow ka kacay dab xoogan kasoo dhalıye khasaaro xoogan sıda ay noo xaqıjıyeen goob jogayaal.
DAbkaan oo ahaa mıd aad u xoogan aya lasheegay ın guryo badan ıyo Gooba ganacsı oo bur burıye waxaana lasheegay ın oo watay dabeelo aad u xoogan ısla markaa suurta gala ahayn ın daqııqado gudahooda lagu damıyo sıda oo noo sheegay Mahad Aadan Caraale waya sheegay ın hantı shacab ka bur burtay.
Waxaana uu intaa kudaray hadalkiisa in dabkaan ay ugu dambeentii ay ku guuleesteen dadka yaridkaa in ay damiyaa iyadoo uusan soogaarin gaadiidka dab damiska ah.
Isku Sowada Duub  haatan naga soogaaray Xerada Xagar Dheer ee Gobolka NFD Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in taahan ay xaalada tahay mid dagan.
Wixii warar ah oo kusoo kordhaa kala soco Badweyn


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>