Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Gudoomiyaha Komishanka G/Awdal Oo Shaaciyay Degmada Lughaya Oo Noqotay Deg. Ugu Horaysay Ee Xildhibaanadii Ugu Horeeyay Ku Guulaystay

$
0
0

 
War Deg Deg Ah
Waxaa ay noqotay degmada lughaya ee ka tirsan gobalka awdal degmadii ugu horaysay ee gudida komishanku soo saaraan xildhibaanad ugu horeeyay ee ku guulaysta golaha deegaanka degmada Lughaya, hadaba halkan ka akhriso sida ay arintani u dhacday iyo magacyada dadka ku guulaysta iyo qolooyinka ay kala yihii.

 
1- Xaamud Maxamed Ducaale UCID(B/Muuse)
2- Cismaan Xadi Siciid KULMIYE(B/Abokor)
3- Maxamed Jaamac Diiriye KULMIYE(ABRAYN)
4-Cabdilaahi Cali Aw nuur kULMIYE(B/MUUSE)
5- Maxamed Ibraahim Ismaaciil KULMIYE(B/MUUSE)
6- Cige Cali Xuseen KULMIYE(B/MUUSE)
7- Cismaan Faarax Tukaale ABRAYN
8- Cilmi Siyaad Xirsi WADANI (B/MUUSE)
9- Xasan Maxamuud Dhimbiil Xaqsoor(CIISE)
10-Muumin Muuse Ducaale Xaqsoor (CIISE)
11- Axmed Xuseen Badmaax WADANI (B/MUUSE)
12- Sacad Nuur Xaaji Jaamac UCID (ISAAQ)
13- Ibraahin Jaamac Cige XAQSOOR(CIISE).
Iyada oo ay ahayd degmada Lughaya ee ka tirsan gobalka Awdal degmadii ugu horaysay ee ay ka dhacday shaqaaqadii ay ku dhinteen labada qof ayaa hadana markii uu gaadhay madaxwey ku xigeenka Somaliland mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici masuulkii kalyahaata ee ku guulaystay in uu xaliyo arinta dhiigu ka dhacay ee deegaanka degmada Lughaya.
Sikastaba ha ahaatee deegaanka degmada lughaya oo ka tirsan gobalka awdal ayaa waxaa ay dhan yihiin dadka ka qaybqaatay codaynta tirada dhan 10386 ruux, sidoo kalena arinta codbixinta ee degaanka deg. Lughaya ayaa ahayd mid ku dhamaatay si xal ah oo nabdoon.
Wariye: Maxamed C/laahi Dabshid
Cadceed.com Borama Office.
 

No
Magaca Xildhibaanka
Xisbiga/Ururka
Beesha

1

Cismaan Xadi Siciiid
Kulmiye
Gadabuursi/Bahabar Muuse

2

Maxamed Jaamac Diiriye
Kulmiye
Gadabuursi/Abrayn

3

Cabdilaahi Cali Awnuur
Kulmiye
Gadabuursi/Bahabar Muuse

4

Maxamuud Ibrahim Ismacil
Kulmiye
Gadabuursi/Bahabar Celi

5

Cige Cali Xuseen
Kulmiye
Gadabuursi/Bahabar Muuse

6

Cismaan Faarax Tukaale
Kulmiye
Gadabuursi/Abrayn

7

Xaamud Maxamed Ducaale
UCID
Gadabuursi/Bahabar Muuse

8

Sacad Nuur Xaaji Jaamac
Ucid
Isaaq/Reer Xareed

9

Cilmi Faarax Sugaal
Wadani
Gadabuursi/Bahabar Muuse

10

Axmed Xuseen Badmaax
Wadani
Gadabuursi/Bahabar Muuse

11

Xasan Maxamuud Dhimbiil
Xaqsoor
Ciise

12

Muumin Muuse Ducaale
Xaqsoor
Ciise

13

Ibraahim Jaamac Cige
Xaqsoor
Ciise


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>