Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

DEG DEG:-Dagaal Kadhacay Deegaanka Kaxan Dhaale Oo Katirsan Degmada Galinsoor Ee Gobalka Galgaduud

$
0
0


 
 
 
 
Dagaal u dhexeeya Maleeshiyo beeled ood wadaag ah ayaa Ka dhacay duleedka deegaanka  kaxandhaale oo qiyaastii 70KM uga began Dhinaca Waqooyi  Degmada Galinsoor ee Gobolka Gal-gaduud.
Iska hor imaadka dhexmaray Labada Maleeshiyo Beeled ayaa sababay Dhimashada 2ruux iyo dhaawaca 3kale oo ka wada tirsan garabyadii ay dirirto dhexmartay ,dagaalka oo dhacay barqanimadii Maanta ayaa sida wararka Hordhacaa sheegayaan wuxuu ka dhashay ,muran la xariiray ceel biyoodyo ku yaala Deegaankaa oo ay wada Daganaayeen  labadaasi beelod ee Walaalaha ah kana Soo Kala Jeeda Cadaado iyo Galkacyo.
Waxaa sida wararku nagu soo gaarayan Lageeyay Magaalada Cadaado Dhaawacyadii ka dhashay isku dhaca lamana oga sida xaalku hada yahay wallow aan xiriir lasameeynay dadka deegaanka
 
Dirirta dhexmarta dadka xoola dhaqatadaa ayan ahayn markii ugu Horaysay balse ay Mararka qar dhacaan .dagaalo ku salaysan Daaq iyo Ceelasha ay ka cabaan dadka Xoola dhaqatada ah .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>