Raa’isal Wasaaraha Dowladda Ingiriiska David Cameron ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Magaalada london ay ku qabanayaan shirweyne ballaaran, oo ay markaasi uga hadlayaan Arrimaha Soomaaliya. War laga soo saaray xafiiska ra’iisal wasaraha wadanka biriten David Cameron ayaa lagu sheegay in xukuumada London ay marti galin doonto kulan looga hadlaayo xalada wadanka Somalia waxana la [...]
↧