Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Feysal Cumar Mushteeg (1940kii-2012ka)

$
0
0

Feysal Cumar Mushteeg
(1940kii-2012ka)
“Dhulyahow adna waan ku dhaarinayaa,
Ilaahii ku dhammeeyay ee ku dhisee,
Kuu kala dhigay dhoobo iyo ciid,
Dhexdaada ku beeray dhadhaabaha,
Jacaylka dhexdayada dhaqaaleeyoo,
Wixii na dhibaaya naga dhowr.”
 
Beyd ka mid ah Qaraamkii hodanka iyo curiskaba ahaa ee Feysal Cumar Mushteeg
 
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale-cankaabo@hotmail.com-www.dharaaro.com
Qormada 2aad
Isla sannadkaas waxa ku dhashay magaalada Hargeysa Axmed Cali Haaruun oo loo yaqaannay ‘Dararamle’ oo ay Feysal Cumar Mushteeg qaybo badan oo nololeed wadaageen, gaar ahaan fanka. Waxa kale oo uu sannadkani I xusuusinayaa in ay dhalatay, naxariistii Janno Alla ha ka waraabiyo e’, walaashay Ruqiya-Caneb Yuusuf Ducaale, oo 14kii Diisambar, 2010kii ku dhimatay laguna aasay Jabuuti. Had iyo jeer waxay iga wareysan jirtay “Dararamle’ oo ay igu odhan jirtay habeen iyo maalin ayaanu kala dhalannay. Waxaanu wada deggenayn Xaafaddii Laba-nuux. Xataa Feysal Cumar Mushteeg qudhiisa ayaa hal-hays u lahaa oo uu igu odhan jiray habar-wadaag.
Malcaamad Quraantii ka dib, wuxu dugsiga hoose ka galay magaalada Hargeysa. 1949kii ayaa la qoray dugsiga hoose ee Sheekh Bashiir oo berigaa la odhan jiray ‘Government school’. Mar danbe ayaa dugsigaa loo bixiyay ‘Fisher’, markii lixdankii la xoroobayna, waxa loogu wan-qalay ‘Sheekh Bashiir’ oo ilaa maanta lagu magacaabo. Waa ballaysinkii iyo bilowgii waxbarashada Somaliland ee ay yagleeleen Maxamuud Axmed Cali iyo Yuusuf Xaaji Aadan.
Cabdillaahi Fidaar oo macallin iigu ahaan jiray dugsiga Axmed Gurey oo aan ka wareystay fahmadii Feysal ayaa ii sheegay in uu ahaa ‘A’ Student ama ardayda safka hore ku jiray. Wuxu intaa iigu daray in aanu Feysal Cumar dib u eegi jirin buugaagtiisa, bal se inta uu xiisadda ku jiro wax walba ka bogan jiray. Feysal Cumar Mushteeg 1954kii ayuu dhammaystay tacliintiisii dugsiga hoose, waxaanu u wareegay Cammuud oo uu tacliintiisii dugsiga dhexe ku dhammaystay 1958kii.
Intaa ka dib Feysal Cumar Mushteeg wuxu ka hawl-galay xannaanadii xoolaha, gaar ahaan magaalada Burco. Feysal Cumar Mushteeg wuxu ahaan jiray ciyaartoy kubbadda cagta ah, waxaanu qaadan jiray lambarka 11aad oo beryahaa ahaan jiray koonaha bidixda. Halkaas ayuu goolka kaga shubi jiray, waxna waa uu ka dheerayn jiray.
Sida ay saaxiibbadii beryahaa la noolaa ii sheegeen in uu ka qayb-geli jiray oroddada qudhooda. Feysal Cumar Mushteeg, wuxu ka hawl-galay xafiiskii xannanada xoolaha ee Burco. Beryahaas ayuu bilaabayaa silsiladdiisii heesaha ahayd ee uu ku qaadi jiray codka ‘Subcis’. Dareen beryahaa ka dhashay ayuu ka tirinayay ereyadaa mahadhada reebay, markii danbena hal-ku-dhegga noqday.
Carruur ayaan ahaa maa daama aan dugsiga dhexe ka bilaabay Axmed gurey sannadku markii uu ahaa 1959kii lixdii bilood ee danbe. Waxaan xusuustaa in aan beryahaa ku dhegaysan jiray guriga walaalkay Axmed Yuusuf Ducaale. In kasta oo aanan wada xussuusan, haddana waxaan ka sii hayaa oo weli xiskayga ku keydsan:
“Habeen dem ah oo dabaylo leh,
Duqii oo jooga daartii ka wada baxnayoo,
Dawaafnay buurta dacalladeedii,
Ma garan isku daal-dhaceennii,”
 
Waxa kale oo aan ka sii xusuustaa:
 
“Waxaan canbayow haadka kaa celiyaba,
Waxaan sida Cawsha kuu guciyaba,
Ma hadday ku cuneen cadaawuhu,”
 
Sida aan ka soo xigtay fannaanka caanka ee Busi oo ii sheegay in uu ereyadan ka qoray Feysal Cumar Mushteeg afkiisa, waxa kale oo ka mid ahaa:
 
“Burcoo idil baa bidhaamaysoo,
Baroo idil baa barwaaqooboo,
‘Paarkerow’ waxa timid ‘Blue’ Laydh,”
 
‘Parker wuxu ahaa sarkaal xukumayay. Intaa haddii uu yidhi fannaankeennii weynaa ee Feysal Cumar Mushteeg ayaa loo sheegay in uu Burco ka tago oo loo beddelay Bari, waxaanu intaa hore ku kabay:
“Anoon booqan Bari u bixi maayee,
Ma baahde Ilaahay baa la baryaa,
‘Paarkerow’ waxa timid ‘Blue’ laydh,”
 
Sheekadu waxay leedahay mar danbe ayuu maqlay in jacaylkiisii la guursaday, waxaanu intaa hore ku daray:
“Bustaankaan ka beeray Boorame,
Baaq-baaq baan islaa bilow dhow,
Bartiikhii la guursay waa been,”
 
1960kii Feysal Cumar Mushteeg wuxu ka wareegay xafiiskii xannaanada xoolaha, waxaaanu galay Dugsigii ama Xaruntii Tababarka ee xirfadaha ee Cammuud oo loo yaqaannay “Vocational Training Center” oo loo soo gaabsan jiray “VTC” oo ay dad badani ka soo baxeen. Sidii ay saaxiibbadii ii sheegeen wuxu ka mid ahaa ardaydii tacliinta ugu fiicnayd, isaga oo halkiisii ka sii watay ka qayb-galkii ciyaaraha oo aad loogu majeeran jireen.
Laba sannadood ka dib ayuu ka soo baxay tababarkii waxaanu noqday macallin, isaga oo ka soo shaqeeyay meelo badan. Walaalkay Axmed Yuusuf Ducaale wuxu ii sheegay in uu macallin u ahaan jiray. Walaashay Sacdiya (Baarcad) oo aan ku dhalasho xigayna waxay ii sheegtay in uu macallin ugu ahaan jiray dugsigii hoose ee New Hargeysa oo beryaha qaar la odhan jiray “Reece”. Sacdiya-Baarcad waxay ii sheegtay in uu daqiiqadaha hore oo dhan fasalka u heesi jiray. Waxay ii sheegtay in uu mar danbe odhan jiray xamaamkii ma is-taagay, markaa ka dib ayuu xiisadda bilaabi jiray.
Qaar badan oo idin ka mid ah ayaa is-weydiin kara goorta aan taxanahan qoro ama qorayba. Kan oo keliya ma aha ee waa kuwa kale ee badan. Badanaa marka aan taxanaayasha noocan oo kale ah qorayo, waa ay yar tahay inta aan qofka ama shakhsiyadda aan ka sheekaynayo ka aqaannaa. Badanaa taxanayaasha noocan ah waxaan qoraa maalinta qofka aan ka sheekaynayo la aaso maalinta ku xigta, ka dibna waxay qaadataa qormooyin badan oo taxane ah.
(La soco Qormada 3aad maalinta Sabtida, haddii Eebbe idmo. Khamiislihii ayaa inaga soo dhex gelaya, Insha Alla)
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hambalyo iyo Duco

$
0
0

Dhammaan Waalidiinta iyo Asxaabta Hoos ku qorani waxay hambalyo u dirayaan Arooska Maxamed Xasan Maxamud
Iyo Marwadiisa hibo Maxamed Yuusuf Buux, oo arooskoodu ka dhacay wadanka Holland Magaalda Den-Haag.
Magacyaduna waa sida hoos kutaxan:-
1-Aabo Maxamed yuusuf Buux
2-Hooyo Xaliimo Cabdi Obsiiye
3- Hodan Maxamed Yuusf iyo Caruurteeda.
4-Liban Maxamed Yuusuf Buux.
5-Axmed Maxamed Yuusuf Buux iyo Xaaskiisa
6-hIBAAQ mAXAMED Yuusuf Buux.
7-Halgen Maxamed Yuusuf Buux iyo Ninkeeda.
8- Guuleeed Mazxamed Yuusuf Buux.
9- Ayeeeyo Xawa Mawliid Axmed
10- Maxamed Cabdi Obsiiye iyo Xaaskiisa
11- Maryan CaBDI Obsiiye iyo Ninkeeda
12-Axmed Cabdi Obsiiye & Xaasikiisa
13-Al-fanaan Mukhtaar Cabdi obsiiye (Odey)
14-Ayeeyo Cibaado Aw Cabdillahi Ducaale
15- Xassan Yuusuf Buux Iyo Xaasaskiisa
16- Cabdi Yuusf Buux Iyo Xaaskiisa
16- Nimco Xassan Yuusuf Buux
17Ayaan xassan Yuusuf Buux.
18-Xassan Mawliid iyo Xaaskiisa.
19- Saado Cabdi Kooshin.
20Fooosiya Maxamed Xasan
22-Xikma Maxamed Yuusuf
23-Khadiija Muxumed Xaashi
24-Aamina Jaamac
25- Kinsi Yuusf
26-Adna Adan
27-Sam-sam Cali Amaan.
28-Sahra dhaahdeere
29-Rooda Daahir.
30-Mustfe Cabdikariim (Mustafe Future) iyo Xaaskiisa
31- Eng,. Maxamed Cli Muuse Iyo Xaaskiisa
32-Omar qiyaas Iyo  Xaaskiisa Imaamka
33- Suweys iyo Xaskiisa
34-Nuur Xaaji Xuseen Cumar Xaashi.
35-Wasiirka Maaliyda Samaale.
36- Wasiirka Warshadaha Abbiid Timcad
37-Wasiirka Gancasiga Muuse Qaasim
38- Xildhibaan cabdilaahi  Xuseen Balaaki
39- Gudoomiyaha deg Gabiley Shuceyb Maxamed Muuse.
40- Xasan cade
41- Cali Xaruuri
42- Osman Xaaji Cali
44- Cabdiraxmaan Hadhiye
45 Cabdi Maxamed Yuusuf.
46- Omar Gacan
47-cabdiqaadir Osmaan. Qaadiro
48- Cabdilaahi Zoetermeer
49- Maxamed Askkeri
iyo Dhamman Jaaliyada Reer Soomlilland ee wadanka Holland.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

CADAWGA GUDAHA AYAA HALIS AH. C/Xakiim Hindi ( Qalinmaal)

$
0
0

“When there is no enemy within, the enemies outside cannot hurt you “Churchill
Niyad jabka iyo nacaybka ay bulshada ku abuuraan dadka qaarkood ayaa ka halis badan cadowga debedda.  Kooxahan ayaa rumaysan inay danahooda ku gaadhayaan iyagoo nacayb iyo kala fogaansho dhex dhiga bulshada.
Shirarka qabiilka ee siyaasadda ku dhisan maaha kuwo wax soo kordhiya, waayo axsaab ayaa la sameeyay laakiin qabaa’ilak waxa u banaan  inay ka shiraan danaha bulshada iyo sida ay bulsho ahaan isu kaashan karaan, iyadoo kan wax haystaa kan liita taageerayo, kan lunsana dariiqa sax ah loogu yeedhayo.
Iskaashigaasi ayaa noqon kara mid bulshada ku abuura is jacayl iyo waxa isa siin joogto ah. Xoogga dhalinyarada ee dalka ka qulqulaya eedaasi waxa qaadanay inteeda badan kuwo niyad jabaka abuura. Maxaad halkan ka qaban ee yaala iskaga tahriib? Dhalinyardii sootii wada baxday ? Kuwa ugu badan ee sameeya fikirdaha qulqulka bulshada da’ yarta ah , waa kuwo kursiga raba , waxay uga jeedaan inay dawladda u heleaan dhaliil joogto ah, markii ay hawlihii kale oo dhan dhamaystirtay. Cadawga guduhu waa mucaaridka kursi doonka oo urursada hadba inta xanaaqsan ee in la burburo doonaysa.
Sidaas darteed  Cadawga gudaha aya ka halis badan kan debedda ee muuqda.
“When there is no enemy within, the enemies outside cannot hurt you “Churchill
Wa Bilaahi Tawqfiiq
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somaliland Iyo Itoobiya Oo ka Wadahadlay iskaashiga dhinacyada Duulimaadyada Iyo Nabadda.

$
0
0

“ Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo socdaal shaqo ku jooga dalka Itoobiya ayaa kulan la yeeshay Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda dawladda Fadaraalka Itoobiya Ambassador Berhane Gebre-Christos. kulankaasi ayey labada Wasiir kaga wada hadleen xidhiidhka iskaashi ee labada dawladood iyo sidii sare loogu qaadi lahaa Iskaashiga labada Umadood.
 
Wasiirka Duulista Somaliland iyo Wasiiru dawlaha Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa sidoo kale waxay ka wada hadleen iskaashiga labada dawladood ee dhinacyada Duulimaadyada, Nabadda, deggenaanshiiyaha gobolka, iyo xidhiidhka ganacsi ee labada dal.
 
Labada masuul ayaa sidoo kale isla soo qaaday wada shaqaynta Shirkada Ethiopian Airlines iyo Wasaaradda duulista Somaliland iyo sidii loo kobcin lahaa wada shaqayntaasi, iyagoo isla gartay muhiimada ay leedahay in sare loo qaado xidhiidhka Duulimaadyada madaniga ah ee labada dal, taa soo salka ku haysa is dhex galka labada bulsho ee dariska ah. Iyo in dawladda Itoobiya ay fursado waxbarasho oo dhinaca duulimaadyada ah ay siiso shaqaalaha wasaaradda duulista Somaliland.
 
Labada dhinac ayaa iyaga oo ka Duulaya qorshaha shirkada Ethiopian Airlines duulimaadyada kaga bilaabayso madaarka Berbera,  waxay isla meel dhigeen in muwaadiniinta Itoobiya loo fududeeyo inay safaro dalxiis iyo ganacsi ku yimaadaan xeebta magaalada Berbera.
Wasiiru dawlaha Arrimaha dibadda dawladda Itoobiya Ambassador Berhane Gebre- ayaa kulankaasi ka cadeeyey  inay dawladiisa ka go’an tahay sii xoojinta xidhiidhka labadda dal, iyo in layska kaashado nabadda,  xasiloonida, horumarka iyo dalxiiska.
 
Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dawladda Itoobiya ku bogaadiyey kaalinta ay ku leedahay nabadda deggenaanshiyaha iyo horumarka gobolka, isaga oo hoosta ka xariiqay sida ay Xukuumadda Somaliland ugu go’an tahay sare u qaadidda iskaashiga ay la leedahay Itoobiya
 
Dhinaca dawladda Somaliland Wasiirka Duulista iyo  Hawada, Maxamuud Xaashi Cabdi waxa kulankaasi ku wehelinayey ku simaha safiirka Somaliland ee Itoobiya  Ambassador Ayaanle  Salaad.”
 ALLA MAHAD LEH.Saddam Maxamed AxmedAfhayeenka Wasaaradda Hawada & Gaadiidka Cirka JSL.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Shacabka reer S/Land Taag iyo Tamar danbe uma hayaan in Digo & Danbas laga iibiyo oo hadana Cawsleh kale loo soo muuseeyo ee Qiime mugleh ha ku sameeyaan musharaxiinta utaagan Madaxweyne,ku-xigeen ama Xildhibaanoba. Qalinkii A/rahman fidhinle UK‏

$
0
0

Muwaadinow  hadii  uu mar walba musharax aan aqoon ka cokaneyni ina yidhaahdo Tolaayey ka soo kacaay oo idoorta oo aynu sanaaduuqda ubuuxino gun ayeynu noqoneynaa, Hadii doorashada soo socota hadana Cawsleh la inoo soo muuseeyo oo la inaga iibiyo digo iyo danbas kale  weynu tacab khasaareynaa oo gob jabtey ayeynu noqoneynaa. Waa in shacabku isweyndiiyaa maxeynu ku dooraneynaa Hogaanka Wanaagsan?  Maxeynu se ku diideynaa Hogaamiyaha xun?  Bal dib uyara milicsada Golihii wakiilada ee shacabku doorteen oo la arkaayo  marka mooshinada la duduucaayo ee la fool eryaayo ayaa qun yar layna odhanaayo sawtii Waabeeyo uu wixiiba Waabeeyey ee sidii ay rabeen ku dhamaatey ama lagu leeyahayba sow tii hebelkaa Mareexaan uu Mareexaaneeyey ee Xukuumadii marsatey ujeedadeedii,Hadaba shacabow taasi ma inoo danbaa?  Jawaabtu oo koobani  waa maya oo taag iyo tamar danbe uma hayno miliqsadeyaal iyo macal cuneyaal dan la orod ah oo inagu gafanooba hadana ,marka ay xeyndaabka madaxtooyada soo mayracdaan casarkiina inagu daac-daaca oo inoo qaada heesta “dhulkeena nimcaa fadhida”  Nimcadee dee !! sawtaa qalinqoyantu surbo caadeysa may xabuub yar usoo saaraan. dab liqooyin!
Hadii uu Musharax madaxweyne yahay, ku xigeen yahay ama xildhibaano danbe oo la dooranaayo yihiin uma baahnin balanqaad danbe oo baf-baf iyo buugyare ku xardhan, oo marka lagu muraad qumisto ee kursiga lagu fuulo xaga danbe laga tuuro,uma baahnin hadalo aan hilaabneyn oo aan hano qaad aheyn iyo buuftan iyo boolo xoofto badan oo afka baarkiisa ah ee waxaynu ubaahanay waxqabad buuxa oo kontoraat ah oo saxeexan oo damaanad qaad leh , tuseyaal leh ( indicators ) halbeeg lagu cabiro leh ( quality insurance ) oo kala hore iyo horjooge leh ka dibna aynu ku bedelano codkeena, farteena iyo foodkeena markeynu xaqiiqsano in ay ku socondoonaan sidii loogu talo galey. umana baahnin ban ka qooq iyo  kur-ka nool khashaafadaha warbaahinta la iska arko iyo ta leyska maqlo la soo kuurura hadalo iyo hawraar aan marrimneyn oo aan macne badan laheyn. Hadaba maxeynu ubaahanahay?
Waxa aynu ubaahanahay Hogaamiyaal mideeyayaal ah, Jiheeyayaal ah, Jideeyayaal ah oo leh karti iyo waxqabad siyaasadeed oo dhow iyo mid dheer.
Waxaynu ubaahanahay Hogaamiyaal leh aqoon buuxda oo muujin kara wax qabad hor leh iyo firfircooni, waxaynu ubaahanahay Hogaamiyaal leh orodorosyo iyo aragti fog oo cokan. Waxa aynu ubaahanahay Hogaamiye buuxinkara oo bishili kara ujeedooyin huwan dherer, dhumuc, naq iyo nuxur lagu guuro oo lagu doogsado laguna diirsan karo. Waxa aynu ubaahanahay in aynu musharaxiinta ku sameyno qiimeyn mug leh oo dhab ah oo ku qotonta cilmigooda,cimrigooda, aqoontooda, garaadkooda iyo garashadooda iyada oo lagu aroorinaayo taariikh nololeedkooda iyo waxqabadkooda. Waxa aynu ubaahanahay Hogaamiyaal liqsiiya oo ku xasiliya shacabka JSL barnaamijyada siyaasadeed ee ay odorosayaan in ay wadanka ku maamulaan ee ay codka iyo cuudkaba shacabka kaga iibsanayaan.
Bal hada eega musuq-maasuqa Xukuumadan Siilaanyo  ay hantidii ummada ku baabiisey tigidh, taswiir,tamasheh,tash-taxaash,tumasho, laaluush, lunsi iyo leexsin. Bal eeg majare habaabka mudnaantii iyo masiirkii ummada, oo la baalmaraayo taas oo ictiraafkii lagu taami jirey uu hada iska noqdey hadaaq iyo halhays. Waxay aheyd in ay caqliga iyo aqoonta shaqsiga dhisaan intaaney dhisin dhaystooda, iyo dhagxaanta ay dhigayaan ee aan dhameystirka laheyn, waxay aheyd in ay waxbedelaan oo ay xiliibnaan iyo xisaabtan la yimaadaan oo ay shacabka ka dhisaan aqoonta oo ah aasaaska nolosha ummadu ku gaadho himilooyinka iyo higsiga nololeed ee ay higsanayaan. Danta guud ee qaranku waxay ku jirtaa in xal laraadiyo oo wadanka laga badbaadiyo hororkan habaqleysiga iyo hormo-qamaamka ka bixi la’ ee hantidii ummada ka yeelay Midigeys,Odeys iyo Irbad iyo gawn ay ku hayaan qudh-qudho joogto ah.
Alleh ayaa Mahad iyo Mudnaanba Leh
Wehelkiin Waa Alleh iyo Nebi (scw)
Wa Laahum-Aclam Wa-Billahi-Towfiiq
Qalinkii A/rahman Fidhinle
Qoraa-Madaxbanaan
Intensive ED BD PA
United Kingdom
London
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

SOMALIA: Rival clan militias confront in central town

$
0
0

Mogadishu (RBC) At least three people were killed in a renewed inter-clan confrontation between rival clan militias in Deefow village, about 40km east of Beledweyn town, Somalia’s central Province of Hiiraan.
According to local elders and eyewitnesses in the area, the confrontation started on Wednesday morning following dispute on water well in the small rural village.
Among the three killed were civilians caught of cross fire.
Hiiraan Governor Abdifatah Hassan said the regional administration were informed about the renewed confrontation and that they were prepared to dispatch security forces and team of elders to settle the conflict.
The renewed confrontation was the third one in the area in two years. More than 30 were killed in the area following similar motive militia clashes late last year and early this year.
 
RBC Radio

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cadhada Bamka Ah Ee Maxamed Xaashi KHALID ( QALINMAAL)

$
0
0

Mucaarid macno ahaan waa koox u mamtay oo baahi u qabta inay hogaanka dalka gaadho. Waxayna ku dhaqaaqaan sifo kasta oo ay ku gaadhayaan hankoodaasi, af  iyo adinba.
Kooahaasi oo kala gedisan ayaa mar kasta wax ka dhex muuqda  Odayga weyn ee Maxamed Xaashi , mar  walbana dhaliishiisu  waa mid aan macquul ahayn.
Hogaamadii kala danbeeyay ee dalka mid kasta wuu la sheqeeyay mudada uu shaqada la wadona ma hadlo, maalinka shaqada laga eryona, ka dib marka uu abuuro khilaaf maamul,  wuxu qoraalo ka buuxiyaa baalalka waregysyada faraha badan ee aan lahayn xakame iyo jare qabta.
Wakhtigii Marxuum Cigaal aad ayuu uga soo horjeeday , maalin ayaa la weydiiyay maxaa xal ah ee Cigaal iskaga bedeli karnaa? Wuxu ku jawaabay isagoo cabiray erayga carbiga ah ee Infijaar. Oo ahaa waxa loo baahan  yahay qarax si uu meesha ug tago, si kale oo lagag qaadaya ma jirto. Taasina waxay muujinaysaya sida aanu dan uga lahayn bulsho iyo dal midna.
Wuu raadsan karaa kursi , waana muwaadin xaq leh laakiin aflagaado ayaa wakhtigan ugu soo korodhay aan xaqiiq cad ku fadhiyin. Isagoo Madaxweyne Axmed Siilaanyo si badhdeedh ah oo isaga ka soo go’aday u aflaagdeeyay, bal u fiirso erayadan ,ma la odhan kara waa qof masuuliyad soo qabtay ama imika raba inuu qabto :
“ Madaxweynuhu ma tartrami karo” “ xanta suuqu waxay leedahay wuu bukaa “
Waxa fiican in odhaahda iyo edebtu wada socdaan .. Xanta suuqa ee  Maxamed  Xaashi hayo wax ka badan muuqaalka madaxweynaha ee maalin  kasta ka soo baxaya warbaahinta kala duwan , isagoo ka qayb gelaya xafaladaha waxabarashada iyo furitaanka dhismaayasha, wadooyinka iwm.
Maxamed Xaashi mar kasta wuxuu gacanta ku sita bam cadho ah, oo maalin kast uu ku qarxiyo warbaahinta aan tudhaalaha lahayn.         “Resentment is like drinking poison”
Hadlak ayaa wanaagasn ayaad ku kasaban kartaa ummada laakiin maaha qoraalka iyo qawlka aan xaqiiqda ahay.
Wa Bilaahi tawfiiq 
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Maammulihii Baanka Ceerigaabo Oo Xilkaqaadis Iyo Xabsi La Isugu daray.

$
0
0

Ceerigaabo(Waaheen) Maammulihii Baanka Ceerigaabo C/laahi Sheekh-Aadan oo maalmihii aynu soo dhaafnay xilka qaadis lagu sameeyey loona soo magcaabay Baanka Ceerigaabo maammule cusub islamarkaasna xilwareejintii hawshaas loo ballansanaa maalinta berrito ayaa shalay  boliisku ka qabteen xarunta Baanka dhexdeeda una taxaabeen dhinaca saldhigga dhexe ee Boliiska Ceerigaabo
Lama oga ilaa hadda xaqiiqada dhabta ah ee xadhigga mas’uulkani salka ku hayo balse sida la sheegay xadhigga mas’uulkan ayaa ku yimid amar ka Soo fuley badhasaabka gobolka Sanaag
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Suspect in Pangani blast case freed for lack of evidence

$
0
0

Cadalle oo abaar laga soo sheegayo

$
0
0

Guddoomiyaha maamulka degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha dhexe, Muxyadiin Suudi Macallin ayaa xaqiijiyay inay degmadaas ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyada. Wuxuu sheegay in ceelasha degmada ay biyo yareeyeen, dadka iyo xoolahana ay dareemayaan harraad iyo gaajo. Muxyadiin ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ganacsatada iyo hay’adaha samafalka u soo jeediyay inay gargaar bini’aadannimo oo degdeg [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Caafimaadka: Halisaha dhiigga aan la baarin ee la isku shubo

$
0
0

Barnaamijka Caafimaadka wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay dhibaatooyinka iyo halisaha ka dhasha dhiigga bukaannada lagu shabo ee aan marin baaritaan caafimaad. Dadka u baahan dhiig ee wajahaya xaalad dhiigbax ah ayaa isbitaallada iyo xarumaha caafimaadka ay daruuri tahay in ay ku shubaan dhiig. Haddaba waxaa jira dhibaatooyin caafimaad darro oo ka dhasha dhiigga qofka lagu [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

High level partnership forum on Somalia to take place in Copenhagen

$
0
0

Denmark will host a Ministerial Meeting on Somalia on the 19-20 November 2014 in Copenhagen. The meeting, co-chaired by Somalia and the United Nations, will follow up on the ambitious Somali Compact endorsed in Brussels last September. Gathering up to 60 delegations and 300 international participants from a wide range of countries and international organisations, [...]
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Is federalism the best system in Somalia ?

$
0
0

Somalia is the most failed state in the world after more than two decades of civil war and inter-clan conflict, which lead many Somalis to be refugee in all over the world, but know International community are supporting to see Somalia back in the world ...
Weblinks: 

SOMALIA: National Security Ministry unveils new security measures on Mogadishu

$
0
0

Mogadishu (RBC) The National Security Ministry of Somalia Federal Government of Somalia on Thursday unveiled new security measures to avoid Al Shabab attacks during the festival days of Eidul Adha which is due to start on Saturday. National Security ...
Weblinks: 

SOMALIA / RAAGA ELE

$
0
0

Full script STORY: SOMALIA / RAAGA ELE TRT: 3:12 SOURCE: AMISOM RESTRICTIONS: NONE LANGUAGE: SOMALI /FRENCH /NATS DATELINE: 2 OCTOBER 2014, MOGADISHU, SOMALIA SHOTLIST 1. Wide shot, troops walking 2. Med shot, AMISOM and SNA troops walking 3. Wide shot ...
Weblinks: 

Somalia: Puntland State – Seeing Somalia Differently

$
0
0

It is one of those curious things about entrepreneurs that they have the ability to see potential where others see nothing. When it comes to countries and regions that have passed through periods of conflict rather than seeing nothing, many see worse ...
Weblinks: 

FDFA State Secretary Yves Rossier on a working visit to Somalia, Kenya and Ethiopia

$
0
0

BERN, Switzerland, October 2, 2014/African Press Organization (APO)/ — FDFA State Secretary Yves Rossier is currently on a working visit to the Horn of Africa. After an initial stop in Somalia he arrived today in Kenya, where a visit to a refugee camp is ...
Weblinks: 

Somalia’s foreign minister hopes his country’s bright future

$
0
0

Mogadishu ( DIPLOMAT.SO) – Somalia’s Foreign Minister and Investment Promotion Dr. Abdirahman Dualeh Beileh has said that he sees a bright future for Somalia and believes his country will be in a better position come the year 2016. He said that his ...
Weblinks: 

Ciid wanaagsan aqristeyaal

$
0
0

Caasimada Online waxa ay dhamaan aqristayaasheeda ku kala nool daafaha dunida oo dhan, idin kugu hambalyeyneysaa munaasabdda Ciidul Adxaa, oo ku began sabti October, 4 2014.
Dhamaman inta xajisay waxaan alle uga baryeynaa inuu xadka ka aqbalo, inta ciideysanna, ciiddaan tan ku xigtana nabad iyo caafidmaad ha inaku gaarsiiyo, ku ciida ciid wanaagsan meelkasta oo aad joogtaan, Hanbalyo ayaan idinleenahay.
Waan ciideynaa, ee ciida.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Xog: Xaaska Xasan oo ka dambeysay in xabsiga laga daayo C/llaahi Sh. Xasan

$
0
0

Marwada 1-aad ee dalka Sahra Cumar Xasan, ayaa waxay fududeysay in Xabsiga Godka Jilacow ee Magaalada Muqdisho laga sii daayo Siyaasiga C/laahi Sheekh Xasan, xilli lagu xiray gelinkii dambe ee Arbacadii.
Siyaasiga, ayaa waxaa lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde, mar uu safar kaga soo laabtay Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya, iyadoo Nabad Suggidu ay u sheegtay in uu xarig yahay, sidaana lagu xiray.
Ilo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegay in haweeneydaan oo ku heyb ah Siyaasiga, ay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud weydiisatay, in si deg deg ah Godka Jilacow looga soo sii daayo.
Madaxweynaha oo khadka teleefanka ay ku wada hadleen Wasiirka Wasaarada Amniga Qaranka Khaliif Axmed Ereg, ayaa waxa uu ka codsaday in xoriyadiisa la siiyo Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabadda & Dimoqraadiyada C/laahi Sheekh Xasan.
Siyaasigaan, ayaa caweysnimadii xalay dib u helay xoriyadiisii, wuxuuna xarigiisii ka dambeeyay, iyadoo loo heysto in uu taageeray weerarkii uu Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci), isaga difaacay Hay’adda Nabad Suggida iyo Xoogaga Midowga Afrika ee Amisom.
C/laahi Sheekh Xasan waxaa Khamiistii shalay la horkeenay Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka, waxaana laga qoray eedemihii lagu soo oogay, iyadoo uu si adag kaga horyimid, isla-markaana waxaa loo qabtay in 21-ka bishaan uu horyimaado Maxkamada Gobolka Banaadir.
Ina Sheekh Xasan oo wareysi siiyay Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu ku hanjabay inaanu ka hari doonin cidii soo xirtay, isla-markaana uu kala xisaabtami doono ujeedadii ka dambeysay in la soo xiro.
Marwada 1-aad ee dalka, ayaa sidoo kale waxaa la rumeysan yahay inay ka dambeysay tallaabadii lagu sii daayay Axmed Xasan Cadow, Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir, 19-kii bishii hore ee September. Waxaana la xiray 15-kii bishii August.
Isha: dhacdo.com