Quantcast
Channel: HALGANKA.NET

Dhaqaale la’aan soo foodsaartay xarumaha lagu dhaqanceliyo dadka kasoo goosta al-Shabaab


Dhaqaale la’aan soo foodsaartay xarumaha lagu dhaqanceliyo dadka kasoo goosta al-Shabaab

$
0
0

Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM oo hirgelisa mashruuca dhaqancelinta dadka kasoo goosta ururrada xagjirka ah ayaa sheegtay inaysan weli soo gaarin dhaqaalihii lagu socodsiin lahaa xarumahaasi oo ku kala yaalla magaalooyinka Muqdisho, Baydhaba iyo Kismaayo.

Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho

Idaacadda Fiidnimo

$
0
0

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

Caawa iyo Dunida

$
0
0

Ka daawo Caawa iyo Dunida wararkii ugu dambeeyey, siyaasadda, iyo fallanqeyn ku saabsan Soomaaliya iyo dunida oo kaaga imanaya VOA Somali.

Maxaad ka taqaan 32-da magaalo ee ugu dalxiiska fiican adduunka?

Somaliland oo ka jawaabtay digniintii ay dowladda federaalka u dirtay shirkadda Genel Energy

Somaliland oo ka jawaabtay digniintii ay dowladda federaalka u dirtay shirkadda Genel Energy

$
0
0

Somaliland ayaa ka jawaabtay warsaxaafadeed digniin ah oo ay soo saartay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, taasi oo ay u dirtay shirkadda shidaalka ee Genel Energy PLC oo horey u sheegtay inay heshiis shidaal baaris la gashay Somaliland.


Boqorkii kubadda cagta ee reer Brazil ee 'Pele' oo geeriyooday

$
0
0

Boqorkii kubadda cagta ee reer Brazil, Pele ayaa geeriyooday isaga oo da'diisu ay tahay 82 jir. Pele ayaa saddex jeer ku guulaystay koobka adduunka, isaga oo ka mid ahaa, ciyaaryahanaddii ugu wanaagsanaa ee soo mara kubadda cagta.

Pele oo geeriyooday



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>
<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596344.js" async> </script>