Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Dhagayso: Xildhibaan Nac Nac oo Gudoomiye Cirro iyo Xisbigiisa ku eedeeyey inuu dalka fawdo ka wado.

$
0
0

Dhagayso: Dhalinyarada Sacad Muuse oo Gudidii Horu Marinta Beeshooda ku eedeeyey inay ka leexdee Ujeedadii loo asaasay.

$
0
0

Is-aamin Darrada Dhextaal Reer Togdheer

$
0
0

Xafiiltanka labadaa beelood  marraka qaarkood heer kulkiisu wuxu gaadhaa meel sare oo khatar gallisa nabadgalyada iyo deganaanshaha wadanka
Hirdanka iyo ficiltanka ka dhaxeeya laba beelood oo badankoodu kasoo jeeda gobalka Togdheer ee JSL  ayaa saameyn xoog leh ku leh siyaasadda Somaliland. Inta badan dhibaatooyinka  lasoo gudboonaada SOMALILAND waxay salka ku hayaan is-aamin darrada, is-iNdhabuuxin la’aanta iyo loolan si khalad ah ay u wadaan oo  ka dhaxeeya labadaa beelood.. Wuxu marar  badan horseedaa in la isku dhici gaadho ama la isku dhacaba. Mararka qaarkoodna dirir sokeeye in ay wadanka ka qaraxdo ayaa qarka loo saarmaa.
Labadaa beelod waxa dhex miranaya is-aamin la’aan iyo kala shaki baaxadweyn. Labadaa beelood waxay ka siman yihiin in ay wax wal oo wadanka ka jiraba  ku sargooyaan oo ku qiyaasaan diirad baas oo la yidhaa qabyaalad. Xukuumad kasta oo dhalata waxay markiiba ku shaabadeeyaan in ay tahay xukuumad ay iyagu iska leeyihiin ama qolada  kale ay leedahay. Sidaa daraadeed haddii ay xukuumaddaa u arkaan in aanay toodii aheyn wanaag kasta iyo hore-umar kasta oo ay keento way iska-idhatiraan, oo ma qiraan, oo waxa u fasiraan mid guul dareysatay. Waxa ay labadaa reer  kala raacaan xisbiyada qarranka oo ay kala sheegtaan. Waxay xisbiyada u taageeraan hab qabiil. Uma taageeraan mabd’a iyo wax kale toona. Waxa ay jecelyihiin inta xisbi aan xisbigooda aheynu talada dalka hayo in aanay guulo usoo hoyan Somaliland, waayo waxay u arkaan in guushaasu raaci doonto beesha kale ee iyaduna xisbigaa sheegata.Uma arkaan guul guud oo wadanka usoo korodhay Xurguftaas iyo kala qaybsanaata reer Togdheer waa ta keentay in ay ku heshiin kari waayaan xulista dhalinyaro ka qeyb gali laheyd tartan ciyaareed. Waxay dad badin aaminsanyihiin in is-aamin darrada labadaa beeleed ay suura galisay in markii wadanka la xoreeyey xuduuda bari ee wadanku si buuxda gacanta Somaliland usoo gali waydo, sidii ka dhacday xuduuda galbeed.
Hadaba waxa isweydiin mudan reer Somaliland ma labadaa beelood uunbaa? Maxaa loo waayey beelo kale oo birriigga u qabta labadan beelood ee xagga xun iska ursaday? Maxaa loo waayey cid runta u sheegta oo badhxisa, oo kula talisa, oo tusta  in sidan ay wax u wadaan aanay dantooda iyo ta  Somalilandba aheyn? Aaway waayeelkii iyo wax garadkii reer Togdheer? Ma waxay arki kari laayihiin dhibaatada jirta? Mise iyaga laftooda ayuu loolankani naafeeyey?
Waxa kale oo iyadu is-wediin leh xukuumadihii kala dambeeyey ee soo maray Somaliland, ee arkayey dhibaatadan soo jiitantay, ee ka taagan Togdheer waxa ay xal ugu heli waayeen dhaqan xumada ka jira mujtamaca Somaliand. Maxay goloyaasha qarranku uga doodi waayeen arrimaha caynkan oo kale ah? Maxay xeerar uga dhigi waayeen in xisbiyadu aanay u xuubsiiban xisbi beel gaar ahii ay sheegato? Ma laa waayey xeerar la raaco oo xisbiyada ka weeciya in hab qabiil loo taageero?
Reer Somaliland oo dhan way ku guuldareysteen in dhibaatooyinka caynkan o kale ah iyo kuwa kale ee hab qabyaaladeed salka ku hayab ay xal u helaan. Waxa lagu guuldareystay in aan xisbiyadu ku abtirsan reer. Waxa aynu ku guuldareysanay in xukuumadu ku sifoobin reer.Waxa aynu ku guuldareysanay wasiirka lagu doorran reer.
Waxa reer Somaliland la gudboon in dub loo eego hab dhaqankan qabyaaladda salka ku haya ee ina ragaadiyey ee aynu ka socon laanahay. Waa in goloyaasha wakiiladu  sharciyo ad-adag oo xakameynaya habdhaqankan xun ay deg deg usoo dajiyaan. Waa in aan cidna looga habrran oo la is-hortaagaa wax allaale iyo wixii iyo horumarka wadanka wiiqaya ee dub inoo ridaya.
Somaliland Allow Dhowr
By, Omar Dheeg
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dhagayso: Suldaan Xiiray oo madaxdhaqameedka ugu baaqay inay Siyaasada ka dheeraadaan.

$
0
0

“Gudida Go’aanka soo saarey waxay Majara Habaabiyeen Hadafkii ay lahayd Beeshu, waxayna Galeen Hawl aan loo diran” Dhalinyarada Sacad Muuse

$
0
0

 Hargeysa(Waaheen)Dhalinyarada Beesha Sacad Muuse oo Daadifeeyey Garabka ka Mid ah Gudidii Horu Marinta Beesha Sacad Muuse ee Soo saaray Go’aamada, Dhalinyadaradan oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa si kulul u dhaleeceeyey Go’aamadaasi waxayna sheegeen inay Gudaasi Fashilmeen Madaama oo ay Galeen Hawlo ka Baxsan Shaqadii loo Ig maday.
Dhalinyaradan ayaa sheegay in Gudida shaqadoodu ku koobnay Horu marinta Beesha balse ee Siyaasadii Dalka Faraha la galeen oo dhex keeneen Arimihii Reerka waxaana hadalada ka mid ahaa “Waxaanu halkan kaga hadlaynaa Gudidii Horu marinta Sacad Musee ee Soo saaray Go’aamo ay ku wataan Musharax Gudidu waxay ahayd mid loo doortay Horu marka Beesha Sacad Muuse, markaa waxaanu ku haysanaa inay ka weecdeen dariiqii loo doortay oo ay kuu mash quuleen Siyaasad iyo inay Beesha dhex deeda ay Madaxa isku Galiyaan, Gudidani waxay shaqaynayeen iilaa laba Sano Maalin kaliyana Horu mar maysoo qaadin talaabadii ugu horeysay ee ay qaadaan waxay noqotay inay Beesh dhexdeeda isku diraan”ayey yidhaahdeen.
Dhalinyaradda oo Hadalkooda sii wata ayaa waxay yidhaahdeen. “Runtii Gudidaa uu hogaaminaya Suldaanku waxay ka leexdee Ujeedadii loo Doortay waxay ahaayeen Gudi ka balaadhan inay shaqsi la yimaadaan, mida kale shaqsiga ay Xulanayaan maba aha shaqadooda, taasi waxay u taalaa Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, musharixiinta tartamayaana uma tartamayaan beel ee waxay u tar tamayaan Somaliland, Gudida garabkaa ka mid ka ah ee Go’aanka soo saarey waxay Majara Habaabiyeen Hadafkii ay lahayd Beeshu”
Dhanka kale waxay dhalinyaradani sheegeen in Mushariinta Xisbiga Kulmiye aanay Reer kaliya u musharax ahayn ee ay Qaranka Somaliland Musharixiin u yihiid waxayna gudaasi u soo Jeediyeen inay Faraha kala baxaan oo ka shaqeeyaan Hawlha Horumarinta Bulsho Waynta Sacadmuuse.
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Ogaysiin Shirweynaha 5aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA‏

$
0
0

Ku: Xubnaha Suxufiyiinta Somaliland ee Ururka SOLJA
Ku: Xarumaha Warbaahinta Somaliland ee Ururka SOLJA Xubnaha Ka Ah
Uj: Ogaysiin Qabsoomida Shirweynaha 5aad ee SOLJA
Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland ee Xubnaha ka ah ururka Suxufiyiinta Somaliland ee
SOLJA waxa aanu si sharaf iyo maamuus leh ugu war gelinaynaa in Toddobaadka Soo Socda uu
innoo qabsoomi doono Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee 5aad kaasi oo muddo
dib innooga dhacay.
Dhammaan Xarumaha Warbaahinta, Guddidii Fulinta ee wakhtigoodu dhammaaday, iyo guud
ahaan suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA waxaan si sharaf leh uga codsanaynaa in ay u diyaar
garoobaan shirweynahaasi 5aad ee SOLJA oo aan rajaynaynao in uu innoo qabsoomo
Toddobaadka soo socda iyada oo Faahfaahinta, Goobta iyo Maalinta rasmi ahaan shirku innoo
qabsoomi doono aan idiinku soo faahfaahin doono marti-qaadka rasmiga ah ee Shirweynaha oo
aan dhammaan xarumaha iyo suxufiyiinta halkooda ugu keeni doono.
Waxa xusid mudan in liiska Suxufiyiinta shirweynaha ka qayb galaya aad hore noogu soo
gudbiseen qoraalkanina kaliya uu daarran yahay in aan is ogaysiino wakhtiga uu shirka oo
muddo badan la sugayay innoo qabsoomi doono iyada oo wixii wax ka badal ah ee xubnaha
idiinka qayb galay shirweynaha aan ka guddi qabanqaabo ahaan isla eegi doono.
Waxa sharaf noo ah wada shaqaynta toolmoon ee aad guddida qabanqaabada u muujiseen
mudadii qabanqaabada shirweynaha oo dhawr jeer dib innooga dhacday wakhtigana la taagan
yahay in uu shirweynuhu innoo qabsoomo maadaama uu muddo dhaafay wakhtigiisu, Ugu
dambayn Hay’adaha warbaahineed iyo Suxufiyiinta warqaddani sida tooska ah ugu socoto
waxaan ka codsanaynaa in wixii ay uga baahdaan gacan ku siiyeen Guddida qabanqaabada
shirweynaha ee hawsha SOLJA hore loogu wareejiyey.
Allaa Mahad Leh
Guddida qabanqaabada Shirweynaha 5aad ee SOLJA
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne Siilaanyo oo Qadar ku Hambalyeeyey Maalinta Qaranimadooda.

$
0
0

Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu  Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Dalka Qatar, isaga oo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland meelkasta oo ay joogaanba, sanad guurada ka soo wareegtay Maalinta Qaranimada QADAR awgeed.
 Madaxweynuhu waxa uu dhambaalkiisan Hambalyada ah u dirayaa Amiirka Qatar Sheekh Tamiim Bin Hamad Althani iyo shacbiga Dalka Qatar oo ah Dal iyo dad aynu walaalo nahay oo ay inaga dhaxayso xidhiidh walaaltinimo oo soo jireen ah.
Ugu danbayn waxa uu Madaxweynuhu Dawlda Alle uga baryayaa inuu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo bash-bash barwaaqo iyo Rayn-rayn,
 ALLAA MAHAD LEH
Axmed  Saleebaan  Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Hargeysa: Shirweynihii 4aad ee Ururka Shaybaadhiistayaasha Somaliland oo Furmay.

$
0
0

Hargeysa(Waaaheen)Shirweynaha 4aad ee Ururka Shay-baadhistayaasha Somaliland oo ka furmay Hotelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, shirkaasi oo Socon doomo Mudo laba Cisho ah ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyinta ugu sareeya Ururka shaybaadhiistayaasha,Wasiirku xigeenka Caafimaadka, ergooyin Ururka oo ka yimid Gobolada iyo Marti sharaf Kale oo tiro badan.
Ugu horeyn waxa ujeedada shirka iyo qodobada lagaga hadli doono faah faahin ka bixiyey Agaasimaha Ururka Muxiyadiin Axmed Jibriil waxaanu yidhi “Shirwaynahani waa kii 4aad ee Ururka Mudo 2 Cisho ah ayuu Socon doonaa, Mudadaasi waxa lagu falan qayn doonaa wixii u soo qabsoomay mudadii uu jiray iyo Qorshaha Sanadaha Soo socda Ujeedada iyo Hiigsiga Ururka waxa intaa raaci doona oo aanu ugu talo galnay Xubnaha Gobolada ka yimid tobabar shan cisho socon doona oo aanu raacin doon, wasaarada Caafimaadkana aanu war galinay oo ay nagula socoto, shirkani wuxuu noqon doonaa mid aanu ku dooran doono Hogaan iyo Habsami u socodkiisa” ayuu yidhi Agaasimuhu
Gudoomiyaha Ururka khadar ibraahin Axmed oo khudbad ka jeediyey furitaankii shirkaasi ayaa ka waramay mudadii uu Ururka SOMLA jiray iyo waxyaabaha u qabsoomay waxaanu ku bilaabay “Waxay ahayd laba sano ka hor markii Xilka naloo dhiibay, mudadaasina waxbadani way noo qabsoomeen, waxyaabaha ugu waawayn waxa ka mid ah qalabaynta xafiis dhamaystiran shaqaale mushahar qaatay, qaabdhismeedka ururka oo dhan, qorshaha shanta sano iyo Tobabarada shaqaalaha shaybaadka, Halkan waxaynu ugu talo galnay laba hawlood oo isa saaran, ta hore waa doorkii 4aad ee shirwaynaha ururka shaybaadhiistayaasha iyo Tobabar aanu ugu talo galnay xubnaha Gobolada ka yimid oo sabtida bilaabmi doona marka uu kani dhamaado” ayuu yidhi khadar ibraahin
Cabdixakiin Shirwac oo ka socday Ururka Umulisooyinka Somaliland ayaa ka waramay qiimaha ay Somailand ugu fadhiyaan Ururada Caafimaadku waxaanu soo jeediyey in taageero laga garab istaayo.
Maxamed Jaamac Ayaanle oo ka socday Hay’ada WHO qaybteeda Hargeysa oo hadlay furitaankii shirkaasi ayaa ka waramay doorka ay ka qaataan ka Hay’ad ahaan waxaanu kula dardaarmay inay Taxdar badan ka sameeyaan maadaama uu shaybaadhku yahay shay aad u adag.
Wasiirku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdan ayaa ku dheeraadii Kor u qaadida iyo tayeynta Shaybaadka waxaanay ku amaantay shhirka Ururkaasi “shirku waa muhiim inay Bulshadeena wixii xirfadlayaal ahi Ururo isku sameeyaan, markaa runtii aadbaan ugu mahad celinayaa, waxa kale oo loo baahan yahay aqoonta Caafimaadka waa wax malin walba is badala isku xidhnaanta Ururku waxa kale oo ay faa’iido u leedahay in lala socdo oo laga war hayo isbadalka Caafimaadka ee dunida ka dhacaya, waxaynu u haahan nahay inuu shaybaadhkeenu noqdo mi tayo leh” ayey tidhi Nimco Xuseen Qawdhan
Mudasir Xasan oo ka socday Xarunta Caafimaadka ee Needle Pathology ayaa isaguna ku dheeraaday shaybaadhka iyo noocyadiisa kala duwan waxaanu sheegay in ay dalka keeneen shaybaado hore loogu tagi jiray Dalka Dibadiisa waxa kale oo halkaasi Khudbado ka jeediyey Proffessoro ku hadlayey Afka Jaamacaha Dalka, Dr. Cabdirashiid Xaashi Cabdi Gudoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha ahna Asaasayaashii Ururka SOMLA.
Ururka Shaybaadhiistayaashu wuxuu gaba bagabadii Halkaasi Ururku Shahaadooyin gudoonsiiyey Shaqsiyaadkii kaalmaha Firfircoonka qaatay Shaybaadhka Somaliland.
Dhinaca kale waxa shirkan lagu dooran doonaa mudada uu socdo Hogaanka Ururka ee Hogaamindoona.
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk


WAR DEG DEG AH. War hadda naga soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Madaxweyne Hassan Sheikh iyo Madaxweyne Siilaanyo ay berri ku kulmi doonaan dalka Djabouti.

$
0
0

Awdalpress – London – War lagu kalsoon yahay oo goordhaweyd soo gaadhay xafiiska awdalpress ee magaalada London ayaa sheegaya in maalinta berri ah uu Madaxweyne Ahmed Siilaanyo u  bixi doono magaalada Djabouti, halkaasi oo ay si fool ka fool ah ugu kulmi doonaan Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh.
Kulankan oo hore u baaqday ayaa qorshihiisu yahay arrimo dhawr ah, waxana ka mid ah wadahalladii u socday sidii loo sii wadi lahaa. Waxa kale oo hoosta laga xarriiqayaa in ay ka wada hadli doonaan, sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen arrimo badan oo xilligan u ciiray dhinaca maamulka Muqdisho.
Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa iyagu kulankani oo mar hore baaqday u arkaya in maamulka Somaliland ka leexday sidii la isku ogaa. Waxana ay shaki ka qabaan in uu Madaxweyne Siilaanyo sameeyey tanaasul badan, kadib markii ay beesha caalamku ay ku cadaadisay in ay wada shaqayn la yeeshaan dawladda ka dhisan magaalada Muqdisho. Iyaga oo meesha ka saaray gooni isku taag ama xilligan lagaba hadlo.
Wixii war ah ee la xidhiidha kulanka berri ee labada madaxweyne waxad kala socon doontaan shabakadda wararka iyo faallooyinka ee Awdalpress.com
Awdalpress
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Abdirahman Saylici oo Guriga guurtida degmada Dilla ee Barkhadle ugu deeqay 300 oo kiish oo sibidh ah iyo Gogoshiisii. ( Video ga hoosta daawo )

$
0
0

‘Madaxweyne ku xigeenka Somaliland waa inankayagii deeqda uu maanta degaankiisa ugu deeqayna waa mid caddaynaysa in aanu marnaba illowsanayn’ sidaa waxa yidhi nin ka mid ah waxgaradka degaanka oo aan khadka telefoonka ku waraysannay.
Magaalada Dilla ayaa Madaxweyne ku xigeenka si weyn oo aan loo kala hadhin loogu soo dhaweeyey, maamulka iyo duqayda Dillana si waafiya ayey u wada hadleen. Waxana deeqda Guriga degmada uu u fidiyey ka guddoomay, guddoomiyaha degmada iyo maamulka duqayda horumarinta degmada.
Gurigan oo dhismihiisu muddo socday ayaa waxa dhismihiisa dusha u ritay dadka degaanka u dhashay oo ay hormood ka yihiin qurba joogga ka soo jeedda degaankaasi.
Hadalladii Madaxweyne ku xigeenka iyo duqayda degmadana waxa ka mid ahaa:
Awdalpress
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dawladda Finland oo xayiraad dhinaca dhaq dhaqaaqa ah ku soo rogtay afar qof oo Somali ah.

$
0
0

Awdalpress – Muqdisho – Dawladad waddanka Finland ayaa xukun dhaq dhaqaaqooda lala soconayo ku ridday maanta afar qof oo Soomaali ah, kuwaasi oo loo haysto dambi ah inay dhaqaale ku taageereen Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya.
Maxkamadda magaalada Helsinki ee xarunta dalka Finland ayaana xukunkan ku ridday afartaa qof oo saxaafadda dalkaasi ay sheegtay inay ahaayeen saddex rag ah iyo haweeney, inkastoo wararka qaarkoodna ay sheegayaan inay dhammaantood ahaayeen rag.
Garsooraha maxkamadda ayaa sheegay in afartan ruux ay $3,900 ku yabooheen Xarakada Al-shabaab ee Somalia intii u dhaxeysay sannadihii 2008 illaa 2011-kii, iyadoo la sheegay in xukunkan uu xukunkani yahay kii ugu horreeyay oo la xidhiidha fal argagaxisenimo.
Saddex ka mid ah eedeysanayaashaan ayaa lagu riday xukun xayiraad ah oo min shan sano ah, halka ruuxa kale lagu xukumay xayiraad hal sano iyo bar ah, kaasoo la sheegay in lagu helay dambi ah inuu walaalkiis iyo dad kale ku dhiirrigeliyay inay ku biraan Al-shabaab.
Eedeymaha loo haysto ruuxa afaraad ayaa sidoo kale waxaa ka mid ah inuu ku qasbay inay tababarro kusoo qaataan saldhigyo ay Somalia ku leedahay Al-shabaab, iyadoo ay hadalka u dhigtay maxkamaddu in qaar ka mid ah dadkaas ay ahaayeen kuwo aan gaarin da’dii ay ku qaan-gaari lahaayeen.
Maxkamaddu ma aysan sheegin magacyada afartaan qof ee xukunka ay ku ridday maanta, iyadoo la sheegay in dadkan aysan ka bixi karin Finland tan iyo inta uu xabsiga xayiraadda ah uga dhammaanayo.
Awdalpress
 
- See more at: http://www.hiiraan.com/news/2014/Dec/wararka_maanta19-89416.htm#sthash.h...
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Dowladda Soomaaliya oo soo ceshatay Xubinnimadii Machadka Qorsheynta Carabta ”SAWIRO”

$
0
0

Xarunta Machadka Qorsheynta ee wadamada carabta ee Dalkan Kuwait ayaa waxaa lagu qabtey xaflad soo dhaweyn ah oo lagu maamuusayay ka mid noqashada Machadka ay xubin buuxda uga noqotay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Qorsheynta Carabta oo Xaruntiisa tahay Caasimadda Dalka Kuwait.
Munaasabadaas oo Dhanka Soomaaliya uga qayb galay Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Kuwait Danjire C/qaadir Amiin Sheekh iyo Diplumaasiyiinta Safaaradda, iyadoo dhanka Dowladda Kuwait uga soo qayb galeen Xafladaas Wasiirada Shaqada iyo Qorsheynta iyo Horumarinta Dalka Kuwait iyo Madax kale oo ka socotay Dalka Kuwait.
Dib u soo celinta xubinmadda Soomaaliya ee machadkan ayaa waxaa dadaal dheer oo waqti badan qaatey u galayay Safiirka Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliya u fadhiya Dalka Kuwait ahna Hormuudka Safiirada Wadamada Carabta u fadhiya Kuwait Amb.C/qaadir Amiin Sheekh.
Amb.C/qaadir oo ka hadley madasha Xaflada ayaa u mahadceliyey madaxda machadkan iyo dowlada kuwait sida ay mar walaba Soomaaliya isku garab istaagaan wuxuuna sheegay in aad ugu faraxsanyihiin in ay Soomaaliya xubin buuxdo ka noqoto Machadkan oo qeyb weyn ka ah isku xirka iyo iskaashiga wadamadda carabta.
Machadkan ayaa wadammada carabta ka taageera dhanka tababaradda shaaqalaha iyo soo saarista hawlwadeeno hawlkar ah.
Safiir Cabdulqaadir oo ka hadlaya arrinkaas ayaa yiri “waxaan aad u rajeyneynaa in uu machadkan qeyb lixaad ah ka qaato kaalintiisa kaga aadan horumarinta shaqaalaha Dowlada Soomaaliya waxaana sugeynaa in sida ugu dhakhsiyaha badan loo bilaabo tababaradaas”
Waxaa xusid mudan in sidoo kale Dowlada aan walaalaha nahay ee Jabouti ay ku soo biirtey machadkan.
Machadka Qorsheynta Carabta ayaa waxaa la aas-aasay sanadkii markuu ahaa 1980, waxa uuna ka shaqeeyaa ka taageeridda Wadamada Carabta dhanka Horumarinta Dhaqaalaha, iyo Arrimaha  Bulshada.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Arday Soomaali ah oo Qeyb ka Ahaa Arday Maanta Ka Qalin Jabisay Jaamacada Kenyatta ee Nairobi “Sawirro”

$
0
0

Munaasabad balaaran oo ay ku qalin jabinayeen dufcadii 37-aad ee ka qalin jabisa jaamacada Kenyatta ayaa Maanta lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Munaasabaddan ayaa waxaa ku qalin jabinayay arday gaareysa ilaa 6kun oo arday oo ka kala socday wadamo dhowr ah,waxaana ka mid ahaa arday soomaali ah.
Ku dhawaad 30-arday oo soomaali ah ayaa ka qalin jabinayay kuliyado kala duwan ayaa ka mid ahaa ardayda maanta ka qalin jabisay jaamacada Kenyatta ee magaalada Nairobi.
Ardayda Soomaali ah ee maanta ka qalin jabisay jaamacada Kenyatta ayaa horey shahaadada darajada koowaad uga soo qaatay jaamacadaha ku yaalo magaalada muqdisho,waxana maanta la gudoonsiiyay shahaadooyinka heerka labaad ee jaamacada ee Master degree.
Markii ay soo gabagabowday munaasabadii qalin jabinta ee jaamacada Kenyatta ayaa ardaydii soomaaliyeed ee qalin jabisay,waxaay muujiyeen sida ay ugu faraxsanyihiin in ay dhameeysteen heerkoodii labaad ee jamaacada,iyagoo u mahadceliyay waalidkii soo wax baxay iyo macalintii ku soo dadaalay.
Ardaydan Soomaaliyeed ee maanta ka qalin jabisay jaamacada Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo si ay shacabka soomaaliyeed uga faa’ideeyaan waxyaabihii ay barteeeen.
Munaasabaddan ay ku qalin jabiyeen dufcadii 37-aad ee jaamacada Kenyatta ayaa waxaa sidoo kale waxaa ka soo qeyb galay waalidiin soomaaliyeed oo aad ugu faraxsanaa caroortoodii oo maanta qalin jabinaya.
Sanadka kasta ayaa waxaa jaamacadaha ku yaalo dalka Kenya ka qalin jabiya arday badan oo soomaaliyeed,kuwaasi oo dalkan u yimid in ay sii kororsadaan aqootooda.Sawir qaade:-C/raxmaan Cumar Cabdi (Somali)
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Xafiis Cusub ka furatay Buuhoodle.

$
0
0

Burco(Waaheen) Wasaarada maaliyada S/land ayaa markii ugu horaysay kastam cashuureed ka furatay magaalda Buuhoodle waxaana ka warbixiyey kastamkaa cusub  Isuduwaha wasaarada maaliyada Gobolada Togdheer ,Saraar, iyo Oodwayne Maxamed Jaamac Sanwayne waxa  uu  tilmaamay kastamkan cusub ee  wasaarada Maalyadu ka furatay Buuhoodle  waxaanu yidhi
” Kastamka cashuuraha waxaan ka furnay magaalo madaxda Gobolka Buuhoodle ee Buuhoodle waxaanu furnaa mudo laba todobaad ah runtii si wayn ayaa lanoogu soo dhaweeyey Buuhoodle haday tahay odayaasha iyo dadwaynaha ku dhaqan magaaladaasi,runtiina dakhli aad  ufiican ayaa uu  soo xareeyey markii kowaadba kastamkaasi cusub waxaanay baabuurtu soo maraan kastamkan  todobaadkii laba jeer ,dakhli aad ufiican ayaana naga soogala”
Waxa kale oo Isuduwaha sadexda gobol ee Wasaarada Maaliyadu sheegay kastamkamka Buuhoodle ay ka fureen uu kuyaalo gudaha magaaldaas ,waxaanu xusay Maxamed Sanwayne in hindisaha  Kastamkan uu lahaa Wasiirka Maaliyada C/casiis Maxamed Samaale
“kastamkan ayaa runtii noqonaya Kastamkii ugu horeeyey ee wasaarda Maaliyadu ka furato Buuhoodle taasina waxay ku timid dhiiranaan iyo hogaaminta fiican ee Wasiirka Maaliyada C/casiis Maxamed Samaale waana guul usoo hoyotay S/land gaar ahaan wasaarad maaliyada waana wax lagu faano maanta hadii cashuur tii laga qaadayo gudaha magaalda Buuhoodle waa wax sumcad u ah qaranka oo dhan taasna waxaa ku amaanan Wasiirka Maaliyada”
Waxa kale oo uu   Isuduwaha wasaarada maaliyada Gobolada Togdheer ,Saraar, iyo Oodwayne Maxamed Jaamac Sanwayne tilmaamay in kastamkani uu bilow uyahay olole balaadhan oo fikirkeega uulahaaa wasiirka maaliyada kaas oo ku wajahan qaabkii dakhli ururin balaadhan looga hirgalin lahaa Gobolada Bariga S/land
Gabagabdii isduwaha sadexda gobol waxa uu ku dheeraaday hawlaha dardargalinta Cashuura isagoo ugu baaqay bulshada ku dhaqan goboladaasi sidii ay ugu dadaali lahaayeen bixinta cashuuraha
waxaanu yidhi
“Maanta waxaan ka bilownay Buuhoodle hindise ahaana waxaanoogu jira inaan cashuur bixinta gaadhsiino dhamaan degaanada hoostaga Gobolka Buuhoodle waxaanu ugu baaqaynaa bulshada ku dhaqan Gobolka Buuhoodle oo aanu uga mahad celinayno sida aynoogu soo dhaweeyen buuhoodle inay diyaar ugu noqdaan sidii kaalin muuqata uga gali lahaayeen dakhli ururinta balaadhan ee ay ku jirta Wasaarada Maaliyadu ”
isku soo wadaduuboo talaabadan ay Wasaarada maaliyadu ku furtay kastam cusub gudaha magaalada Buuhoodle ayaa noqonayasa talaabo horumarineed oo ay ka gaadheen gobolada bariga S/land   dhanka siyaasada iyo dakhli ururintaba
 
(function(d, s, id) {
var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0];
if (d.getElementById(id)) return;
js = d.createElement(s); js.id = id;
js.src = "//connect.facebook.net/en_US/all.js#xfbml=1";
fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);
}(document, "script", "facebook-jssdk"));
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia : British diplomats visits Hiran region for development

$
0
0

Beledweyne, capital of Hiran region ( DIPLOMAT.SO) – A delegation from the United Kingdom has arrived today to Baldwin City, capital of Hiran region to provide development and humanitarian support. According to sources, the delegation, which includes ...
Weblinks: 


Nigerian Insurgents Take a Shot at Governing

$
0
0

Boko Haram has trained with some of them. When the militant group al-Shabaab swept through Somalia late in the past decade, Boko Haram sent recruits to train there, a Boko Haram spokesman told reporters in 2011. Al-Shabaab since then has lost control of ...
Weblinks: 

Great expectations await Somalia's new prime minister

$
0
0

Somali politicians and pundits have welcomed the appointment of Omar Abdirashid Ali Sharmarke as the nation's next prime minister, calling him a leader with the temperament and experience to move the country forward. Somalia's newly appointed Prime ...
Weblinks: 

SOMALIA: Interim Jubba Administration welcomes the Newly Appointed Prime Minister of Federal Government of Somalia

$
0
0

Interim Jubba Administration (IJA) warmly welcomes the appointment of Prime Minister of Federal Government of Somalia His Excellency Amb. Omar Abdirashid Ali Sharmarke, who was appointed as Prime Minister of Somalia on Wednesday December 17, 2014 by ...
Weblinks: 

SOMALIA: Somali President leaves for Djibouti to meet Silanyo

$
0
0

The President of the Federal government of Somalia Hassan Sihekh Mohamud has left for Djibouti to meet Somaliland President Axmed Mohamed Mohamd Silanyo. Somali President Mohamud is expected to meet Silanyo as part of the ongoing talks between Somalia and ...
Weblinks: 

Somalia: « The deadliest country for journalists in Africa »

$
0
0

Omar Faruk Osman is the Secretary General of the National Union of Somali Journalists (NUSOJ). As more attacks and repression against journalists and media professionals are reported every year and all over the world, he tells us about the fight for press ...
Weblinks: 

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>