Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all 47025 articles
Browse latest View live

Disruption in Sending Cash Home Distresses Somali Immigrants

$
0
0

“Sawirro”Ergadii kaqeybgashay shirka Afka Soomaaliga oo maanta soo booqday wasaaradda warfaafinta

$
0
0

Share
Ergadii kaqeybgalay shirkii looga hadlayay horumarinta afka Soomaaliga ayaa maanta kormeer ku yimid xarunta wasaaradda warfaafinta ee magaalada Muqdisho iyagoo halkaas kulan kula yeeshay wasiirka wasaaradda warfaafinta,hidaha iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo howl_wadeenada wasaardda.
kulankan ayaa looga hdlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda uu hadda afkeenu ku suganyahay iyo horumarintiisa iyadoo lagu ballamay in wasaaradda oo kaa shaneysa warbaahinta Qaranka ay qeyb weyn ka qaadato si uusan u dabar go,in.
Gudigan oo ka kooban khubaro afka Soomaaliga iyo wariye_yaal muddo dheer kasoo shaqeynayay Radiomuqdisho intii ay jirtay dowladii kacaanka ayaa sidoo kale booqday qeybaha ay warbaahinta qaranku ka koobantahay gaar ahaan Tvga Qaranka,Radiomuqdisho iyo xarunta keydinta hadalka ooo taariikh badan oo Soomaaliya ay leedahay ku keydsantahay.
Intaa kadib ayaa gudigan waxa ay ka qeybgaleen Barnaamij gaar ah oo ku saabsan taariikhda afkeena hooyo iyo marxaladihii uu soo maray intii aan la qorin kahor iyo  markii la qoray kadiba kaasoo ka baxaya tvga Qaranka iyo Radiomuqdisho.
Wasiirka warfaafinta mudane Maxamed  Cabdi Xayir Maareeye ayaa dhankiisa ballan qaaday inuu gacan weyn ka geysan doono badbaadinta afkeena hooyo islamarkaana uu dadaal ku bixin doono sidii wacyigelin ku aadan arinkaasi joogto looga sii deyn lahaa warbaahinta Qaranka qeybaheeda kala duwan iyo tan gaarka loo leeyahay intaba.
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Wadahadalladii Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo dib u dhacay

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Wadahadalladii Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland oo la filayay in maanta ay furmaan ay dib u dhacay.
Lama shaacin sababta dib loogu dhigay laakiin warar ayaa sheegaya in Soomaaliland ay shaacisay in 1 March ay furmayaan.
Magaalada Istanbul ayaa loo madlanaa maanta oo 26 Febaury ah in ay ka furmaan wadahadalladaasi.
Walow ay socdaan wadahadallo labada dhinac ah ayaa hadana Soomaaliland weli ku adkeysanee in qadiyada Madaxbanaanideeda tahay mid lama taabtaan ah.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Prof Siciid Sheekh Samatar oo Geeriyooday

$
0
0

Muqdisho ( Sh.M.Network)-Allaha u Naxariistee waxaa xalay Geeriyooday Prof Siciid Sheekh Samatar oo ah aqoonyahan wax ka qora Arrimaha Africa.
Prof Siciid ayaa ku geeriyooday dalka Mareykanka xilli dalkaas uu baro Jaamacadeed ka ahaa.
Idaacadda VOA ayaa waxa ay sheegtay in Geerada Prof Siciid Sheekh Samatar uu u xaqiijiyay Prof Axmed Ismaaciil Samatar.Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun.
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Uganda oo Xukun ku riday Sarkaal Ciidamada AMISOM ka tirsanaa

$
0
0

Kampala ( Sh.M.Network)-Waxaa maanta Maxkamad ku taalla dalka Uganda ay Xukun ku riday Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada AMISOM Col. Benson Olanya oo lagu eedeeyay in uu iibsaday Shidaal uu lahaa Howl galka AMISOM.
Ninkaan ayaa lagu Xukumay muddo 6 Bilood oo Xarig ah kadib markii la sheegay in uu qirtay dambigiisa.
Olanyo sanadkii 2013 lagu eedeeyay in uu xaday Shidaal gaaraya 720 litir kadib markii la sheegay in ay ku marqaati fureen Askar Ciidamada Uganda ee AMISOM ka tirsan.
Maaha markii ugu horreysay oo Askar Ciidamo AMISOM ka tirsan loo jeediyo eedeymo nuucaani ah haba ugu badnaadaan kuwa Uganda.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia, Somaliland talks postponed

$
0
0

Talks between Somali Federal government and Somalia’s self declared state of Somaliland have been postponed until next month, prompting one more political crumble. A planned meeting which was supposed to resume in Turkey has been delayed on Thursday, officials said.
The motive behind its postponement remains unclear following months of Turkish provoked meetings in Istanbul. Somaliland officials said that talks were set to resume in March.
Somalia’s president Hassan Shikeh Mohamud and Somaliland president Ahmed Silanyo reached comprehensive concord in Turkey last year. Both presidents have accepted to resume their talks to find a remedy for the prevailing political confusion.
Somaliland has enjoyed relative peace compared to Somalia, which has remained in the grip of violence since 1991.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Somalia, Somaliland talks postponed

$
0
0

Talks between Somali Federal government and Somalia’s self declared state of Somaliland have been postponed until next month, prompting one more political crumble. A planned meeting which was supposed to resume in Turkey has been delayed on Thursday ...
Weblinks: 

Somalia's 'pirate capital' is its best kept secret

$
0
0

Hamza Mohamed is a producer for Doha, Qatar-based Al Jazeera English, covering Sub-Saharan Africa. Those who have been here call it the Cape Town of Somalia. The sun shines every morning, giving a gentle tan to any exposed part of the body. The crystal ...
Weblinks: 


Al Shabaab admit to firing mortars at Somalia presidential palace

$
0
0

Mogadishu: Somalia's al Shabaab militants said they carried out a mortar attack on the presidential palace in the capital Mogadishu on Thursday, but there were no immediate reports of casualties. The al Qaeda-affiliated group was pushed out of Mogadishu by ...
Weblinks: 

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo looga hadlay horumarinta Afkeenna Soomaaliga (Dhageyso+Sawirro)

$
0
0

Share
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa loogu falanqeeyay sida loo horumarin karo afkeena hooyo iyo Akadeemiyad goboleedka ay dhagax dhigeen madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti.
Barnaamijka ayaa waxaa ka qeybgalay aqoonyahano ay ka mid ahaayeen Axmed Faarax Cali “Idaajaa”  Cabdalla Cumar Mansuur,  Siciid Saalax Axmed, C/rashiid Maxamed Ismaaciil, Khaalid Macoow C/qaadir,  iyo Xaashi Cabdulaahi Orax.
Aqoonyahannada oo booqday Keydka Radio Muqdisho ayaa ka dooday waxyaabaha ay ku soo arkeen Keydka hadalka ee Radio Muqdisho, iyo kaalinta uu ka qaadan karo horumarinta afka hoosyo.
jQuery(document).ready(function($) {
$('#wp_mep_2').mediaelementplayer({
m:1
,features: ['playpause','current','progress','duration','volume','tracks','fullscreen']
,audioWidth:400,audioHeight:30
});
});
Sawir-qaade Farxaan Suleyman Daahir
 Share
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Al Shabaab admit to firing mortars at Somalia presidential palace

$
0
0

Somalia: USVI Soccer Association Hires Men’s National Team Coach

$
0
0

Dhageyso: Maamulka Gobolka Banaadir oo Damaanad Qaaday Nolosha Carruurtii uu Ka Baxay Marxuum Caano Geel

$
0
0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu damaanad qaadayo nolosha Caruurta uu ka geeriyooday Gudomiye ku xigeenkii dhinaca Siyaasada ee Maamulka Gobolka Banaadir Alle ha u naxariistee Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel.
Gudoomiye ayaa sidoo kale sheegay iney ka warqabayaan isla markastana ay la socon doonaan Caruurtaasi Agoonta ah.waxa uuna xusay in Maxamed Aadan Guuleed Caano Geel uu ahaa Shaqsi ku weynaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir.
Intaasi ka dib,gudoomiyaha maamulka gobolka Banaadir oo khudbad ka jeedinayay kulan duco ah oo xalay ka dhacay xafiiskiisa oo ku yaala degmada Heliwaa ayaa sheegay in Shacabka looga baahan yahay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka si looga guuleysto kooxaha falalka amaandari ka wada Muqdisho.
Wuxuuna Muungaab tilmaamay in mar hadii la helo isku xirnaasho Bulshada iyo laamanaha amaanka ah suur gal noqon karo in lagu guuleysto sugida amaanka.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Mungaab ayaa hadalkaan ka sheegay Kulan Duco ah uuMaamulka Gobolka Banaadir ugu duceynaayay Masuuliyiintii ku dhimatay Qaraxii ka dhacay Masjid ku yaalla Gudaha Hotelka Central ee Magaalada Muqdisho.Ku Dhageyso Mobilkaga.Ku Dhageyso Mobilkaga.
Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.comEmailIshabaydhaba@hotmail.com
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

26.02.2015. Warka Habeenimo Ee RadioHargeysa.

$
0
0

The plight of Ethiopian migrants in Somalia

$
0
0

Abdi Muse Kalon is among 10 other Ethiopian migrants working on a farm in Somalia [Hamza Mohamed] Bossasso, Somalia - Ankles deep in brown canal water, freshly plucked green weeds in both muddy hands, Abdi Muse Kalon cannot stop grinning. He says life here ...
Weblinks: 


Somalia: Suspicious mortar attacks targeted presidential compound

$
0
0

Mogadishu (HAN) February 27, 2015 - Public Diplomacy and Regional political news. According to Abdirahman Omar Osman, five mortars landed in Villa Somalia and surrounding areas including Ex-fiore, and 15 May high school zone. This creates more suspicious ...
Weblinks: 

Mother-in-law jokes in Mogadishu: satirist shows other side of Somalia

$
0
0

Ugaaso Boocow’s Instagram account has 50,000 followers and aims to bring light relief to a country returning to life after the trauma of war Ugaaso Boocow, above, posts everything from social satires of Somali family life to photos of Mogadishu on Instagram.
Weblinks: 

Somalia: Obama Nominates First U.S. Ambassador to Somalia Since 1991

$
0
0

WASHINGTON - (Somalilandsun) — President Barack Obama has nominated a career diplomat to be the first U.S. ambassador to Somalia in nearly 25 years, filling a post that has been vacant since the Horn of Africa country collapsed into chaos in 1991 ...
Weblinks: 

Somalia: Somali-American terror suspect confess plan to join ISIS

$
0
0

America’s FBI department seized a Somali American teenager, who was planning to flee from Minnesota to fight along the Syria based terror group of ISIS. Abdullah Mohamed Yusuf, 18 confessed to have been preparing away out from USA.
In a statement released by the FBI department said that many US citizens with African background nationals have joined ISIS since 2014. The department said that Mr. Yusuf was planning to go Syria to fight for group.
“He attended several Jihadi meetings held in Minneapolis between March and April last year “the bureau said. The court judges postponed its verdict to unknown occasion on Friday.
Acting on a tip off from the public, FBI security personals intercepted Yusuf’s travel to Syria on May last year. US security authorities asked Somali communities in twin cities to work with the police in order to lessen Somalis joining ISIS.

  • !function(d,s,id){var js,fjs=d.getElementsByTagName(s)[0],p=/^http:/.test(d.location)?'http':'https';if(!d.getElementById(id)){js=d.createElement(s);js.id=id;js.src=p+'://platform.twitter.com/widgets.js';fjs.parentNode.insertBefore(js,fjs);}}(document, 'script', 'twitter-wjs');
  • lang: en_US

Use Facebook to Comment on this Post
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Cabdirashiid Dhiigshiil oo ka quustay inuu hooyadii ka joojiyo qaad cunista?

$
0
0

Views 164Maamulaha Shirkadda Dhiigshiil Cabdirashiid Maxamed Saciid ayaa ku guuldareeystay dadaal uu hooyadiis Fatuma Kaahin Canshuur rabay inuu kaga joojiya jaad cunista sideey Puntlandone u sheegeen qaar ka mida eheladiisa.
Cabdirashiid Maxamed Saciid hooyadiis waxaa lagu tilmaamaa hooyo wanaagsan oo saqiya,waxeeyna aad u xanaaneeysaa dadka danyarta ee goboladda dhexe Somaliland.
Fanaanka weyn Maxamed Cali Burco ayey siisay dhowr bilood ka hor lacag uu ilko ku gashtay.
Inkastoo Cabdirashiid Dhiigshiil ,Walaalkiis Saciid iyo Aabahiis Maxamed Saciid Ducaale dhamaantood qaadka cunaan hadana wuxuu dhibsaday Cabdirashiid iney hooyadiis oo lixdan iyo dhawr sano jira qayisho.
Dadka reer Waqooyiga gaar ahaan bulshadda goboladda dhexe Somaliland waxeey ku faanaan Jaad ama Qaad cunista ,waana sababta ay rag iyo dumar u raamsadaan Jaadka.
Jaad cunista maaha wax wanaagsan waloow Cabdirashiid hooyadiis si sharaf badan ugu qayisho gurigeeda halka dumarka qaar ku cunaan marfashyada iyo dariiqyada.
 
Weblinks: 

Web link Exchange

Websites Friends
SONNA http://sonna.net
HALGANKA http://halganka.net
SOMALI-NEWS http://somali-news.com
GAMESINDEX http://gamesindex.co.uk
BINH http://binh.biz
SOMALIINDEX http://somaliindex.co.uk
Qurandownload http://qurandownload.org
AZVOX http://azvox.net
AZVOX http://azvox.com
Webdesigncompany24 http://Webdesigncompany24.com
Webdesign36 http://Webdesign36.com
Webdesiger-nin http://webdesigner-in.co.ukhttp://binh.bizhttp://clouda.co.ukhttp://cmscasts.comhttp://coloindex.nethttp://drupaltraining.bizhttp://games-trailers.co.ukhttp://gamesindex.co.ukhttp://halganka.comhttp://holiday-to.euhttp://holidays-to.comhttp://homesgb.co.ukhttp://internfinder.co.ukhttp://jobslog.co.ukhttp://newsindex.co.ukhttp://quraan.euhttp://qurandownload.orghttp://resor.co.ukhttp://serverburst.co.ukhttp://serverburst.nethttp://shopislam.orghttp://somali-music.nethttp://somali-news.comhttp://somaliindex.co.ukhttp://somaliindex.comhttp://somaliindex.nethttp://somaliindex.co.uk

Viewing all 47025 articles
Browse latest View live


Latest Images

<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>