Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Kenya: Qaraxyo ka dhacay Ifo iyo Wajeer

$
0
0

Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay qaraxyo ka kala dhacay xerada Ifo iyo degmada Wajeer, iyada oo aan ilaa iyo hadda la garaneynin cidda qaraxyadan ka dambeysay.

Afar qof ayaa ku dhaawacmay iskuul dhisme ka socday oo u ku yaalla xerada qaxootiga ee Ifo, halka uu hal qof ku dhaawacmay hoteel ku yaalla Wajeer.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>