- Axkaamu Ramadaan Casharka 2aad
- Axkaamu Ramadaan Casharka 2aad Muxaadaro ku saabsan أحکام رمضان , waxaa soo jeediyey Sheekh Max'ed Cabdi Umal حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه موضوع الحلقة : ١ - خصائص رمضان ٢ - سٶال وجواب From:...
View ArticleAxkaamu Ramadaan Casharka 1aad - خصائص رمضان
Axkaamu Ramadaan Casharka 1aad - خصائص رمضان Muxaadaro ku saabsan أحکام رمضان , waxaa soo jeediyey Sheekh Max'ed Cabdi Umal حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه موضوع الحلقة : ١ - خصائص رمضان ٢- شروط...
View ArticleQM oo Digniin U jeediyay Dad ey Ku Sheegay Qaswadayaasha Soomaaliya.
Nairobi (SONNA) Ergeyga Gaarka ,ah Ee QM Arimaha Soomaaliya August Mahiga Oo Maanta Shir Jaraa’id kuqabatay Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya ayaa ka hadalay Xaalada Guud Ee Dalka Soomaaliya. Mahiga...
View ArticleShabaab oo laga qabsaday Afgooye
Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
View ArticleMadaxweyne somalia Sh, Shariif Oo Maanta La Kulmidoona Dhiggiisa South Africa
Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo habeenkii xalay gaaray dalka South Africa Ayaa lagu wadaa in uu maanta ka qeybgalo munaasabad lagu xusayo...
View ArticleGeneral C/Qaadir Diini oo sheegtay in ciidankiisu jabiyey Xarakada Al Shabaab
General C/Qaadir Sheekh Cali Diini ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in si wanaagsan dagaalada looga itaal roonaaday Xarakada Al Shabaab, wuxuuna xusay in Al Shabaab ay ka saari doonaan dalka Soomaaliya oo...
View ArticleRW Gaas oo ka Hadlay Qabsashada Afgooye
Ra'iisal Wasaaraha DKMG ee Somalia, Cabdiwali M Cali ayaa isaga oo Djibouti jooga VOA u sheegay inuu ku faraxsan yahay qabsasahda Afgoye. Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.
View ArticleFaaqidaadda Toddobaadka: War-murtiyeedkii Addis Ababa
Barnaamijka faaqidaadda ee toddobaadkan waxan kaga hadlaynaa qodobadii kasoo baxay shirkii Soomaalida Addis Ababa uga socday. Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkana waxa ka qeyb galaya: Fowzia...
View ArticleMuqdisho: Xeebta Liido iyo Isbeddelka Nolosha
Warbixintan waxad ku dhageysan doontaan xeebta liido oo muunad u ah sida amniga magaalada Muqdisho uu si aad ah iskugu beddelay. Warbixintan waxa ku maqli doontaan dadweynaha kala duwan oo gudaha dalka...
View ArticleKenya: Qaraxyo ka dhacay Ifo iyo Wajeer
Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay qaraxyo ka kala dhacay xerada Ifo iyo degmada Wajeer, iyada oo aan ilaa iyo hadda la garaneynin cidda qaraxyadan ka dambeysay. Afar qof ayaa ku dhaawacmay iskuul dhisme...
View ArticleGuddoomiyihiii hore ee Ahlu Sunna Waljamaaca oo Xalay u geeriyooday dhaawac...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in saraakiil sarsare oo ka tirsan maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolada uu xalay fiidkii soo gaaray...
View ArticleDeg-Deg Alshabaab Oo Kabaxday Degmada Walanweyn.
News(GMN) Wararka naga soo gaaraya degmada Walanweyn ee g/Sh/Hoose ayaa sheegaya in saaka ay halkaa faarujiyeen Ciidamadii alshabaab ee halkaa kusugnaa. Sida ayna ka soo xiganay Idaacada Afka Dowlada...
View ArticleIsu socodka waddada Muqdisho iyo Afgooye oo caadi ku soo laabatay iyo...
Ciidammada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa dib u billaabay howlgallo ammaanka lagu sugayo, iyadoo xaaladda waddada Muqdisho iyo Afgooye ay ku soo laabatay sidii hore, waxaan hadda ciidammada...
View ArticleWasiirka Gaanshaandhiga Somaliya oo sheegay in Al Shabaab laga baacsanaayo...
image: Mudane Xuseen Carab Ciise ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Xarakada Al Shabaab laga baacsanaayo Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha, oo uu sheegay inay ka soconayaan qorshayaal ka dhan ah Al...
View ArticleMadaxweyne Shariif Oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay
Muqdisho (RBC) Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay kaddib markii ay soo kala mareyn dalalka Ethiopia, Koonfur Africa iyo...
View ArticleXarakada Al Shababa oo sheegtay inay qarax ka geysatay Saldhiga Afgooye, ayna...
image: Xarakada Al Shabaab ayaa waxay sheegtay inay qarax culus ka geysatay Saldhigga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay sheegtay inay ku dishay tiro badan oo ka mid ah...
View ArticleWar Deg Deg AH: ciidammada oo la wareegay waddada Muqdisho iyo Balcad
Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow la wareegay waddada isku xirta Muqdisho Balcad kaddib howlgalka ballaaran oo ay halkaasi sameeyeen. Ciidammada dowladda oo kaashaniya...
View ArticleGuddoonka Gunnimada!:By Bashir M. Hersi
Dalku wuxuu ku jiraa xaalad adag, waxaa lagu jiray ku meel guur, iminkana waxaan ku jirnaa kala guur, waxaa madlan in laga guuro kala guur iyo ku meel gaarba, sida looga guurayo, qaabka loo guurayo iyo...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo Diiday Shirka Istanbul
War-saxafaadeed ay soo saareen labada madaxweyne ee labada maamul-goboleed ee Punland iyo Galmudug ayaa lagu sheegay in labada maamul ay qaaddaceen oo aanay ka qeyb gali doonin shirka qeybaha...
View ArticleWaraysi madaxwaynaha Puntland
Puntland ayaa sheegtay in ay qaadacayso kulanka dalka Turkiga lagu wado in Soomaalida ay dowladda Turkigu ugu qabato.
View Article