Taliska Ciidamada AMISON oo sheegay inay dhowaan qabsan doonaan degmada Afgooye
Taliska Ciidamada Amisom ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay ku wajahan yihiin degmada Afgooye si ay uga saaraan Al-Shabaab, iyagoo cadeeyay in aanay jirin awood u babac dhigi karta oo hortaagan....
View ArticleAfhayeenka Shabaab oo sheegay iney dileen sarkaalkii ciidamda AMISOM...
Afhayeenka dhanka howl galada ee Al-Shabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaaladii shalay ay soo qaadeen Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom aanay wax natiijo ah laga gaarin. Waxaa uu sheegay...
View ArticleMasar oo dooraneysa Madaxweyne
Safaf dhaadheer ayaa dadku u galeen goobaha codbixinta Masar, halkaasi oo boqolaal kun oo qof ay codkooda ka dhiibanayaan doorashooyinkii ugu horreeyay ee xor ah ee madaxtinimo ee dalka Masar.
View ArticleMasar oo doorasho u dareertay
Dadka Masar ayaa maanta codkooda dhiibanaya, iyaga oo dooranaya Madaxweyne.
View ArticleDagaal Maalintii 2aad Ka Socda Duleedka Muqdisho
Saraakiisha Midowga Africa iyo Dowladda Somalia ayaa sheegay in ciidamadoodu ay dagaal xooggan kula jiraan kooxda Al-shabab, meel dibadda ka ha magaalada Muqdishom, weerar ay ku tilmaameen mid si xowli...
View ArticleM: Shariif: Waan Ka Heshiinay Qilaafkii
Hogaamiyeyaasha Somalida ee uu ka dhaxeeyo hardanka siyaasadeen ayaa galabka ku soo gabagabeeyay magaalada Adis-abab Shir uga socday iyaga iyo dhex dhexaadiyeyaal caalami ah. Madaxweynaha Dowladda...
View ArticleMadaxda Soomaalida oo heshiis gaartay
Saxiixayaasha heshiiska siyaasadeed ee xalaadda kala guurka ee dalka Soomaaliya, ayaa maanta magaalada Addis Abab ku gaaray is afgarad ku wajahan sidii looga bixi lahaa xilliga KMG.
View ArticleDhaqanka iyo Hiddaha: (Q-11-aad)
Sida laga yaabo in aad ku maqasheen, intiinnii dhageysatey Barnaamijkayagii Dhaqanka iyo Hiddaha ee Todobaadkii tagey, waxa uu ka hadlayey qiimaha ay maalinta 15ka May Soomaalida u leedahey iyo...
View ArticleAMISOM oo Caawa Shaacisay in Saraakiil katirsan Xarakada Al-Shabaab ku dileen...
War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Taliska Milatariga ee Ciidamada AMISOM ayaa lagu sheegay in Howl gal gaar ah ay sameeyeen Ciidamada AMISOM in lagu dilay Saraakiil katirsan Al-Shabaab . Warkan...
View ArticleShirkii Addis Abbaba Oo Soo Idlaaday Iyo War Murtiyeed Laga Soo Saaray.
Addis-abbaba(GMN) Gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia lagusoo gebagebeeyey shirkii looga hadlayey dhameystirka Road-Mapka iyadoo gebagebadii kulankana...
View ArticleConsultative Meeting of the Somali Signatories of the Process for Ending the...
image: Addis Ababa,( Sh.M. Network) The Somali signatories of the process for ending the transition held a consultative meeting in The African Union Headquarters, from May 21 to May 23, 2012. The...
View Articlegabadh toogatay nin ganacsada kunadishay baydhabo
Waxaa goor dhawayd dhacday dhacdo ad ugucusub somalia dhacdadaso kadhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay, Gabadh dhalinyaro ah oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa waxay nin...
View ArticleHaamo sumaysan oo lagu arkay Xeebta Liido
Maamulka Degmada C/casiis ee dowladda ayaa sheegay inay ku qabteen Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho rag waday Haamo sumaysan. Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa Subaxnimadii hore ee Saaka lagu...
View ArticleCiidamada DKMG Oo Lawareegay Deegaano Katirsan SH/Hoose.
News(SONNA) Wararka naga Soo gaaraaya Gobolka Sh/Hoose gaar ahaan Deegaanka Calamada ayaa sheegaya in ay la wareegeen Ciidamada DKMG Soomaaliya Iyo Kuwa Midowga Africa oo gacan siinaaya. Ciidamadaa...
View ArticleXildh. Yusuf H. Abdi oo VOA u Waramay
Xildhibaanka oo maalmahan booqasho ku jooga dalka Maraykanka ayaa ka warbixiyey waxyaabihii ay gudigii uu la socday ee reer Kenya iyo dawladda Maraykanku ay ka wada hadleen. Waxa kale oo uu ka hadlay...
View ArticleWar-murtiyeedka Shirkii Addis Ababa
Xilli dambe oo habeenkii xalay ahaa ayaa waxa soo baxay warmurtiyeedkii shirkii qeybaha siyaasadda ee Soomaalida uga socday dalka Ethiopia. Warmurtiyeedkan ayaa waxa ku jira waxyaabo cusub oo ay ka mid...
View ArticleBoosliska Puntland oo howlgal dad lagu soo qabtay ka sameeyey waqooyiga...
image: Ciidammada ammaanka maamulka Puntland oo xalay howlgal ka sameeyey waqooyiga magaalada Gaalkacyo, ayagoo gacanta ku soo dhiggay kooxo looga shakisan yahay in ay ka dambeeyeen Bam Gacmeed xalay...
View ArticleMadaxweyne Shariif Oo gaaray dalka K/Africa
Johannesburg (RBC) Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay gaaray magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha iyo wafdigiii uu la...
View Article