Culumaa’udiinka Ahlusuna ee Gobolada Dhexe oo sheegay in aanay ka qeyb geli...
Gudoomiyaha Golaha Fulinta Ahlusuna Wal-jameeca Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa sheegay in aanay marna ka qeyb geli doonin shirka saxiixayaasha Road Map-ka ee maanta uga furmaya magaalada Addis...
View Article63 ruux oo lagu dilay Sanca, Yemen
Qof is qarxiyay ayaa 63 ruux ku dilay Sanca oo ah caasimadda Yemen.
View ArticleYemen: Qarax Dilay Tiro ka Badan 90 Askari
Qaraxan ayaa ka dhashay markii magaalada Sanca qof isa soo miidaamiyey uu isku qarxiyey meel ciidanka dawladdu uu ku tababaranayey.Tababarkan uu ciidanku sameynayey ayaa waxa uu horudhac u ahaa...
View ArticleQodobada ay Puntland ka Diiddantahay Dastuurka
Waxa maanta magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ka furmay shir ay halkaas ku leeyihiin qeybaha siyaasadda ee Somalia, iyaga oo ka wada hadlaya qoddobada la isku diiddan yahay ee qaybo-qoraalka...
View ArticleCaalamka oo Soomaaliya ku bixinaya $11m
Beesha Caalamka ayaa $11 ku bixineysa hawlaha xilliga kala guurka.
View ArticleAdis Ababa: Madaxda Somalida oo Maalintii 2aad ku Shirsan
Hogaamiyeyaasha Kooxaha siyaasadda ee Somalia ayaa kulamo la leh dhex dhexaadiyeyaal caalami ah, si wax looga qabto arimo muhim ah oo ku hor-gudban yagleelidda dowlad bedesha Dowladdan KMG ah ....
View ArticleCiidamo ka Socda Uganda iyo Siiralyon oo saakay Gaarey Doolow Kuna Sii Jeeda...
image: Muqdisho (SONNA) Sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo ka tirsan taliska ciidanka AMISOM ee magaalada Muqdisho ciidankii ugu horeeyay ee ka socda AMISOM ayaa labo maalmood ka hor gaaray degmada...
View ArticleMeles Zenawi “Magaalada Kismaayo ayaa qaban doonaa dhowaan”
Ra’isal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in howl galkooda labaad uu nonayo magaala xeebeedka Kismaayo, kadib markii saraakiisha Itoobiya ee ku sugan gudaha Soomaaliya ay sheegeen inuu...
View ArticleCiidmada AMISOM oo la wareegay degaano ka tirsan degmada afgooye
Ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay la wareegeen deegaanno hor leh oo hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Sida ay xaqiijinayaan dad goobjoogayaal ah oo ku sugan...
View ArticleShirkii Addis Ababa oo la sheegay in la isku afgartay watigana loo kordhinayo...
Shirkii Madaxda Somaliyeed uga socday Adis-Ababa Xarunta Midowga Africa ayaa la wareegay in la soo gebagebeyn doono maanta gelinka dambe iyadoo la sheegay in muddo kordhin loo sameyn doono dowladda kmg...
View ArticleWanaajinda Guurka - السعادة الزوجية
Wanaajinda Guurka - السعادة الزوجية Muxaadaro ku saabsan االسعادة الزوجية, waxaa soo jeediyey Sheekh Cabdiraxiim Cabdullaahi (abuu cayneyn) حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 2 0...
View ArticleCaalimka Rabbaaniga ah - العالم الرباني شروطه وحقوقه
Caalimka Rabbaaniga ah - العالم الرباني شروطه وحقوقه Muxaadaro ku saabsan العالم الرباني شروطه وحقوقه , waxaa soo jeediyey Sheekh Cabdiraxiim Cabdullaahi (abuu cayneyn) حفظه الله تعالی وجعل الجنة...
View ArticleKu Xidhnaanta Masaajida - المساجد علاج للنفس وتزکية لها
Ku Xidhnaanta Masaajida - المساجد علاج للنفس وتزکية لها Muxaadaro ku saabsan المساجد علاج للنفس وتزکية لها , waxaa soo jeediyey Sheekh Max'ed Daahir Rooble حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82...
View ArticleDiintu waa Nasiixa - الدين النصيحة
Diintu waa Nasiixa - الدين النصيحة Muxaadaro ku saabsan الدين النصيحة waxaa soo jeediyey Sheekh Max'ed Daahir Rooble حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 2 0 ratings Time: 54:47 More in...
View ArticleMogadishu oo Guushii Chelsae Looga Dabbaaldegay
Taageerayaal Soomaali ah oo sheegay in kooxda Chelsae ee dalka Britain taageeraan ayaa xaflad ku qabtay magaalada Muqdisho. Xafladda ayaa waxa joogay dad da' walba leh, waxa, sidoo kale, joogtay qof...
View ArticleDrogba oo ka tegaya Chelsea
Chelsea ayaa ku dhawaaqday in Didier Drogba uu shaqada ka fariisanayo.
View ArticleCiidamada DKMG oo Sheegay inay Riixeen Al-shabab
Ciidamada DKMG oo taageero ka helaya kuwa AMISOM ayaa sheegay in ay dhawaan ay qaban doonaan deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho. Ciidamada AMISOM ayaa wararku sheegayaan inay adeegsadeen...
View ArticleRW Gaas oo ka Hadlay Shirka Addis Ababa
RW Cabdiwali M. Cali (Gaas) ayaa sheegay in shirku uu meel wanaagsan marayo, qodobadii badankoodana la isku raacay. Ra'iisal Wasaaraha ayaa intaas ku daray inay waajib tahay in go'aan la gaaro si...
View ArticleAmm. Maraykanka: Dibadbax Socda Sanadkii 31aad
Haweenay Maraykanka ayaa Aqalka Cad hortiisa ka dibadbaxaysay laga soo bilaabo ilaa sanadkii 1981, iyada oo diiddan siyaasadaha dalkeeda. Barnaamijka oo si faahfaahsan uga hadlaya qofkan dumarka ah...
View ArticleMuxaadaro Haweenka u gaar ah
Muxaadaro Haweenka u gaar ah Sheekh Umal Sheekh Cali wajiis Sheekh Axmed Daahir Aweys From: aqable77 Views: 0 0 ratings Time: 52:01 More in Education muxaadaro:
View Article