Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live

Galmudug oo qaadacday shirka Istanbul

idoo kale madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalami ayaa isaguna si la mid ah sheegay in maamulkiisu uu qaadici doono shirka Istanbul.

View Article


Puntland iyo Galmudug oo qaadacay shirka Istanbul

Madaxwaynayaasha Puntland iyo Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Iyo Maxamed Ahmed Caalin, ayaa qaadacay shirka Istanbul lagu wado in uu ka dhaco dhowaan.

View Article


Somaliland oo ka Qeyb galaysa Shirka Istambul

Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay ka qeyb gali doonto shirka toddobaadkan ka bilaabanaya magaalada Istanbul. Laakiins, Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland ay ka qeyb...

View Article

Xaaladda Afgooye oo Deggan

Xaaladda Afgooye iyo Ceelasha Biyaha ayaa maanta deggan kadib markii ay halkaas ka baxeen xoogagga Alshabab ee gacanta ku hayey. Sida uu VOA-da u sheegay Sareeye Guuto Caanood, waxa dhawaan magaalada...

View Article

Madasha Dastuurka: M. Goboleedyada iyo Kheyraadka

Barnaamijka Madasha ee toddobaadkan waxan kusoo qaadanaynaa hanaanka maamul-goboleedka iyo qeybsiga kheyraadka gobol walbaa leeyahay. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.

View Article


Shir Soomaalida uga Furmay Dalka Turkiga

Shirkan oo shalay furmay ayaa waxa qeybihiisa hore ka qeyb galay ururada bulshada, odayada dhaqanka, aqoonyahanada iyo dhalinyarada. Qeybaha siyaasadda ayaa shirkoodu furmi doonaa maalinta 31ka bishan...

View Article

Qarax ka Dhacay Magaalada Nairobi

Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in goor dhawayd uu qarax ka dhacay wadada Moi ee bartamaha magaaladaasi. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa banbaano lagu tuuray goob ganacsi oo ku...

View Article

Qarax ka dhacay Nairobi

Qarax ka dhacay magaalo madaxda Kenya ee Nairobi ayaa dab qabadsiiiyay dhismo tukaan

View Article


Natiijada Doorashadii Dalka Masar oo lagu Dhawaaqay

Guddiga Doorashooyinka ee dalka Masar ayaa sheegay in natiijadu aanay wax beddelnayn sidii horay loo maqlay, wax khalad ahina uu dhicin. Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhagesyo.

View Article


Kenya oo Sheegtay in Qaraxii uu ahaa Fal Argagixiso

Ra'iisal Wasaaraha Kenay Raila Odiga oo goobtii qaraxu ka dhacay booqday ayaa sheegay in qaraxu uu ahaa fal argagixiso ka dambeyso. Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.

View Article

Dab ay ku dhinteen 19 qof

Dab qabsaday Suuq ku yaalla Qaday ayay 19 ku dhimatay.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fiqhul Aqaliyaat - فقه الأقليات الاسلامية

Fiqhul Aqaliyaat - فقه الأقليات الاسلامية Muxaadaro ku saabsan فقه الأقليات الاسلامية , waxaa soo jeediyey Sh. Max'ud Shible حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 7 0 ratings Time:...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Axkaamta Furniinka - أحكام الطلاق

Axkaamta Furniinka - أحكام الطلاق Muxaadaro ku saabsan أحكام الطلاق , waxaa soo jeediyey Sh. Max'ud Shible حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 5 0 ratings Time: 01:51:02 More in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barashada Salaada - صفة الصلاة

Barashada Salaada - صفة الصلاة Muxaadaro ku saabsan صفة الصلاة , waxaa soo jeediyey Sh. Max'ud Shible حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 1 0 ratings Time: 01:40:40 More in Education...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guurka -

Guurka - Muxaadaro ku saabsan صفة الصلاة , waxaa soo jeediyey Sh. Max'ud Shible حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 3 0 ratings Time: 02:10:27 More in Education muxaadaro: 

View Article


Saxalladu suulimaayaan. Qalinkii iyo fikraddii Bashiir M. Hersi (Fikrad gaar ah)

Saxalladu suuli maayaan! Kala guur yaan ku jirnaa, kolkii horana ku meel gaar yaan ku jirnay. Waa kala guran, isu guran, wada guran, aan marna la kala guurin. Marar badan ma istiraa, sida wax u...

View Article

Ciidamadda Dowladda oo la-wareegay Deegaanka Calayaale iyo Degmada Balcad oo...

image:  Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay la-wareegeen qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo ay ka saareen Xarakada...

View Article


Soomaali lagu xiray Denmark

Booliiska Denmark ayaa sheegay in ay xireen laba Soomaali ah oo isla dhashay, kuwaasi oo looga shakiyay falal argagixiso. Waxaa lagu kala xiray labada nin magaalooyinka Aarhus iyo garoonka diyaaradaha...

View Article

Shirkii Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu taageeray Shirka Istanbul

29,May,2012 Gaalkacyo-sonna)Shir ay maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug ku yeesheen Golaha wasiirada Galmudug ayey ku taageereen Shirka Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ka socda ee looga hadlayo...

View Article

Soomaali lagu xiray Denmark

Laba walaalo ah ayaa lagu xiray Denmark. Waxay damacsanaayeen ayaa lagu eedeeyay weerar argagixiso.

View Article
Browsing all 47025 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>