Kismaayo oo dhinaca badda laga weeraray
Wax noqonaya xaajo ugub ah, maraakiib dagaal ayaa la sheegey in ay madaafiic ku ganeen magaalada shacabka badan ku dhaqanyahay ee Kismaayo, laakiin nasiib wanaag cidna waxbo kuma noqon. Dad...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo khudbad xasaasi ah u jeediyay shacabka ku dhaqan...
image: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu maanta uu khudbad uu u jeediyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo laga saaray Xarakada Al...
View ArticleSheekh Ibraahim Barre oo ka soo baxsaday Al Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya...
image: Sheekh Ibraahim Barre ayaa wuxuu ka soo baxsaday Xarakada Al Shabaab, oo dagaalo culus kala kulmeysa Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, Ciidamadda Amisom, Ciidamadda Kenya iyo kuwa...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo Booqday Afgooye
Madaxweynaha DKMG, Shariif Shreekh Axmed ayaa maanta markii ugu horreysay tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose kaddib markii ciidamada AMISOIM iyo kuwa DKMG ay halkaasi qabsadeen...
View ArticleShiikh Shariif oo ka badbaaday weerar
adaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa ka badbaaday weerar ay al Shabaab ku soo qaadday. Wararka naga soo gaaraya deegaanka calamada ee g/sh/hoose ayaa sheegaa in werar lugu qaaday wafdi ii...
View ArticleSawirkii Andulus oo Soomaaliya ka Muuqda - شبح الأندلس في الصومال
Sawirkii Andulus oo Soomaaliya ka Muuqda - شبح الأندلس في الصومال Muxaadaro ku saabsan شبح الأندلس في الصومال , waxaa soo jeediyey Sh. Max'ed Umal حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 1...
View ArticleSulxul Xudeybiyah Q1aad - صلح الحديبية
Sulxul Xudeybiyah Q1aad - صلح الحديبية Muxaadaro ku saabsan صلح الحديبية , waxaa soo jeediyey Sh. Max'ed Umal حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 1 0 ratings Time: 01:49:10 More in...
View ArticleLaba Walaalo ah oo lagu Xiray Denmark
Hay’adda amniga iyo Sirdoonka ee dalka Denmark ayaa sheegtay inay xidhay laba dhalinyaro oo walaalo ah oo Soomaali kuwaasoo looga shakiyay inay qorsheynayeen weerar argagixiso. Hay’addu waxay ku...
View ArticleMweyne Sharif oo ka Bad-baaday Weerar
Kolonyo gaadiid oo saday madaxweyne Sheekh Shariif ayaa lagu weeraray inta u dhaxeysa degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho. Madaxweyne Shariif ayaan waxba ku noqon weerarkaasi, hasse yeeshee waxaa ku...
View ArticleAmniga DKMG Somalia oo Adkeeyey Ammaanka Afgooye
Agaasimaha Hay'adda Nabad-suggida DKMG, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ammaanka waddada iyo degmada Afgooye labadaba la adkeeyey. Arrintan ayaa timid kadib markii maalintii shalay ahayd ay kooxda...
View ArticleShirka Istanbul Iyo Aragtida Wasiirka Dastuurka DKMG
Wasiirka Dastuurka DKMG Somalia oo dhowaan warsaxaafadeed ku dhaleelay meelo ka mid ah shirka Istanbul ayaa hadda si buuxda u taageeray. Wasiirka oo ka hadlaya waxyaabaha warsaxaafadeedkiisa ku qornaa...
View ArticleCharles Taylor oo 50 Sano oo Xarig ah lagu Xukumay
Madaxweynihii hore ee LIbrary ayaa xabsigan ku muteystay gargaarkii uu siin jiray kooxo falaago ah oo ka dagaalami jiray Searra Leone. Xukunka maxkamadda ayaa ka dhacay magaalada Hague ee dalka...
View Article3 Askari oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Gaalkacyo
Qarax ka dhashay miinada dhulka lagu aaso ayaa dilay 3 askarta booliiska Puntland, isla markaana dhaawacay ugu yaraan 15 kale. Dhimashada iyo dhaawaca ayaa dhacay kadib markii ciidanka booliisku uu...
View ArticleDhaqanka iyo Hiddaha: Sifaha Hogaamiyaha (Q-112aad)
Barnaamijka maantu waxa uu ku saabsan yahay dhalinyaradii SYL ee keenay xornimada Somalia iyo tilmaamihii hogaamineed ee ay lahaayeen. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View ArticleWar deg deg ah: Faroole iyo Caalin oo sheegay iney ka qeyb geliyaan shirka...
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa shaaca ka qaaday inay ka qeyb galayaan shirka Istanbul ka dhacaya horaanta bishan, kadib markii Axadii la soo dhaafay ay si wada jir u qaadaceen ka...
View ArticleDowladda Itoobiya oo ku fashilantay fadqalihii ey gelisay shirka Istaabuul...
Dowladda Itoobiya ayaa u muuqata mid ku guuldareysatay fashilinta shirkii lagu balansanaa in dhinacyada Soomaaliyeed loogu qabto dalka Turkiga kadib markii uu cadaadis ka soo foodsaaray xafiiska...
View ArticleMuxaadaro ha is liidina hana Murugoonina Sheekh Mustafa Q 2-aad
Muxaadaro ha is liidina hana Murugoonina Sheekh Mustafa Q 2-aad From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 10:24 More in News & Politics muxaadaro:
View ArticleMuxaadaro ha is liidina hana Murugoonina Sheekh Mustafa Q 1-aad
Muxaadaro ha is liidina hana Murugoonina Sheekh Mustafa Q 1-aad From: Ishabaydhaba Views: 1 0 ratings Time: 10:20 More in Education muxaadaro:
View ArticleMuxaadaro Ha is Liidina Hana Murugoonina Sheekh Mustafa Q 3-aad
Muxaadaro Ha is Liidina Hana Murugoonina Sheekh Mustafa Q 3-aad From: Ishabaydhaba Views: 0 0 ratings Time: 10:18 More in Education muxaadaro:
View ArticleShirka Soomaaliya ee Turkey ayaa furmay
Wakiilo ka kala socda konton iyo afar wadan ayaa ku kulmaya magaalada Istanbul si looga hadlo mustaqbalka Soomaaliya.
View Article