Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Dirawlkii Reer Boorama Ahaa Ee Shalay Lagu Dilay Hargaysa Oo La Aasay Isaga Oo Aan Wali Gacan Ku Dhiiglihii La Hayn

$
0
0

Maanta oo si ramsi ah loo aasay marxuun kii lagu dilay magalada Hargeysa oo gacan ka gardarani ay dishay ilahay ha unaxareestee hal kas Ilaa hadana aana la haan gacan ku dhiiglihii oona wali wax ramsi ah oo ka soo baxay xaga dawlada iyo xaga kaleba  oo la is k aasay uun ayaa  maata dadwayna  aad iyo aad  ubadan aya ka soo qabgaleen oo  Marxuun kas aaskiisa ay ku hadlayaa hadalo cabasho ah oo ay ku  Mujinaya in ilaa hada nini gacan ku dhiiglaha ahaa ayna soo  qabanin Dawladu  , oo sheegtay in ay dad badan ay uxidhiin dilkas sida badheedh Ah loo dilay , Mar kii aan wax ka wadydiiyay  suldaanka iyo in ta loo xidhay waxay ii Sheegeen ilaa hada waxa xidhay 9 qof oo is ku dhex jira gacan ku dhiiglihiina lagu daba jiro  in la soo qabto ,
Mar aan dhalin yaro ka soo qabgashay aaska aan shucuub tooda Waydiiyay iyo sida ay wax uarkaan ayay ii sheegeen in ay tahay arin tani Arin aana loo dul qadan karin  , Waxana lagu dilay ninkan lacag yar oona waxba ahaan oo dhan laba kun oo shilin somalilan ah tasoo ah hun guri in uu  ku dilay nini kas gacan ku dhiigluhu ,  Waxan  ugu baaqayno dawlada iyo shacabkaba  in ay wax ka qabato Arintan arintan  lagu dilay marxuunka oo ilaa hada aana la haan gacan Ku dhiiglihii dilay , Hal kas oo hore ay ujirtay dad ay dowladu ay ku daba jirtay oo ay soo qabanay say  waxa ahaan maalin dhaweed mar kii ay soo sareen dadkii dadka layay oo ay sheegeen in ay horkeenayaa sharxiga ,    
Reporter “ Cabdirisaaq sh cilmi mixile Hargeysa somaliland 
 
 
 
Source-Boramonline


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>