Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo sheegtay inay marti-gelinayso shir...
Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carbta ayaa sheegtay inay marti-gelinayso shir looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya iyo sidii xal loogu raadin lahaa, sida ay sheegeen Sabtidii saraakiil ka tirsan...
View ArticleUrur Siyaasadeedka Wadani Oo Noqday Ururkii Ugu Horeeyay Oo Deeq Lacag...
Urur Siyaasadeedka wadani ayaa maant deeq lacaga ku wareejiyay hay’ada horumarinta wadooyinka Gobolada Awdal/Salal ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano ASARADA. Deeqdan wareejinteeda oo ay...
View ArticleGaalkacyo: Nin Horey Dil u Geystay oo Galabta La Qisaasay
Gaalkacyo (RBC) Waxaa galabta dil qisaas ah lagu filey nin hore dil ugu geysteen nin gacansade ahaa oo ka mid ahaa ganacsatada gaadiidka soo dejisa ee gobolka Mudug. Ninka la qisaasay ayaa lagu...
View ArticleWaqtigaa Na Riixayee Ragoow Raalliyo Miyaa Lahelayaa”Qormo Xiiso Badan”
Dhalinyarada Soomaaliyeed kuwooda Ragga ah waxey isweeydiiyaan tolloow majirtaa gabar raalliyo ah, haddane ayagoo og in aay jirto ayey maskaxdooda waxey aaminsantahay in aan laheli Karin gabar...
View ArticleDhacdo Layaab leh oo aan hore oga Dhicin Dalka Soomaaliya
Wiil dhalinyaro ah ayaa wuxuu isku toogtay Koonfurta Magaaladda Galkacyo ee Gobolka Mudug, waxayna tani layaab ay ku noqotay dhamaanba dadka Somaliyeed ee dacalada caalamka ku kala sugan. Wasiirka...
View ArticleXarakada Al Shabaab oo galabta toogatay wiil dhalinyaro ah “Maxayse ka tiri...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay galabta ay toogatay nin dhalinyaro ah, kadib markii uu Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose uu dil ugu geystay nin kaloo dhalinyaro ah. Fagaare ku yaalla Degmada...
View ArticleArabs Discuss Syria Monitors Mission
The Arab League met on Sunday, January 8, to discuss the initial report by the pan Arab organization’s monitors on the situation in Syria since starting work two weeks ago and discuss ways for them to...
View ArticleBannaanbax ka Dhacay Beledweyne Iyo Maamulka Dooxada Shabeelle oo Hadalkii...
Beledweyne (RBC) Banaanbax balaaran oo lagu taageerayey maamulka Dooxada Shabeelle oo dhowaan la wareegay magaalada Beledweyne ayaa maanta ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne. Bannaanbaxan oo ay...
View ArticleSideey u arkan Culimada Soomaaliyeed dagalka kaa socda Somalia iyo isgaleysiga
Sideey u arkan Culimada Soomaaliyeed dagalka kaa socda Somalia
View ArticleBoqolaal dadweyne oo muqdisho ka dhigey dibad bax lagu taageerayo Madoobe Nuunow
Muqdisho-hobyonet)Dadweyne isugu jira rag dhalinyaro haween iyo caruur ayaa maanta isugu soo baxay wadooyinka muqdisho iyagoona muujinayey taagerada ay u hayaan gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka...
View ArticleRaysalwasaaraha Dawladda KMG ah iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray dalka...
Jabuuti[RBC Radio] Raysalwasaaraha Dawladda KMG ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Djibouti ee dalka Jabuuti,waxaana loogu soo dhaweeyey...
View ArticleDAAWO SAWIRRADA:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Kormeeray Raashiin Qeybin Ka...
Halkaan Waxaan Idinkugu soo gudbineynaa Sawirrada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kormeeray raashiin qeybin ka socotay xerooyinka Barakacayaasha...
View ArticleISKA DIL
Ciyaaraha aan ugu jecleyn yaraantii waxaa ugu muhiimsanaa laynta mulacyada, jiirka shinbiraha iwm. Sida badanna koox da’ ahaan isku dhow ayaan ahaanjirnay oo leeb iyo qaanso ley ah, inta badanna waxaa...
View ArticleDirawlkii Reer Boorama Ahaa Ee Shalay Lagu Dilay Hargaysa Oo La Aasay Isaga...
Maanta oo si ramsi ah loo aasay marxuun kii lagu dilay magalada Hargeysa oo gacan ka gardarani ay dishay ilahay ha unaxareestee hal kas Ilaa hadana aana la haan gacan ku dhiiglihii oona wali wax ramsi...
View ArticleDhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...
View ArticleIntaanad Shirka Taleex Ka Hadal Ee Aanad Awdalstate Ka Hadal Horta Somaliland...
Waxaa Dhegahayga ku soo dhacaayey weedho aan layaab igu ahayn, indhahaygu waxay arkayeen xayndaabyo iyo kulano aan mugga aragtiyda ku cusbayn, dood lafa-gurista maankayga iyo la-faqa garaadkayguna...
View ArticleSuldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Oo Ka Dayriyey Maamulka Goboleedka Taleex...
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka dayriyey Maamulka Goboleedka shirkii Taleex ee beelaha Dhulbahante uga socday deegaankaasi shalay lagaga dhawaaqay, kaas oo uu ku tilmaamay inuu colaad iyo...
View ArticleBanaanbax Lagu Taageersan Yahay Maamulka Cusub Ee Lagaga Dhawaaqay Shirka...
susoobaxan ayaa dadbadani ka hadleen waxaana dhamaan dadkii halkaasi ka hadlay siweyn u bogaadiyeen go’aamadii shirka Khaatumo2. Daawo Sawiradda Buuhoodle (GNS) Dabaal deg aad u balaadhan oo ay soo...
View Article