Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Madaxweynaha Burundi iyo ciidanka Somalia

$
0
0

Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa guul ku tilmaamay ciidanka dalkaasi ku biiriyey howgalka Midowga Afrika ee Somalia.

 Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa ku tilmaamay in ciidanka uu
waddankiisa ku biiriyey howgalka Midowga Afrika ee Somalia ay ka mid
tahay guusha uu gaaray dalkiisa.
Waraysi uu siiyey BBC laanta
afka-Somaliga ayuu madaxweynuhu wuxuu sheegay in taageerada Burundi ay
wax badan ka badashay xaaladda ammaanka ee soomalia..
Arrintan ayaa
ku soo beegantay iyadoo Burundi ay u dabbaal degtey sannad guurada
50-naad ee ka soo wareegaty tan iyo markii uu xoriyaddiisu qaatay
1962-dii


Viewing all articles
Browse latest Browse all 47025

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>