Ciidamada XDS oo gacanta ku dhigay malleeshiyaad soo weeraray xaflad lagu...
Ciidamada dowladda ayaa gacanta ku dhigay malleeshiyaad ka tirsan shabaab iyo gaari ay wateen kuwaas oo doonayay in ay carqaladeeyaan xaflad lagu xusayay 1da Lulyo oo xalay ka dhacday degmada...
View ArticleFarmaajo iyo Nuur Cadde oo u hambalyeeyay Shacabka Somaliyed
Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaareyaashii hore ee dalka Soomaaliya ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xoryadda ay qaateen shacabka Soomaaliyeed. Max’ed C/laahi Max’ed...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo u Dabaaldegay Xuska 1-da Luulyo
Garowe (RBC) Xaflado loogu dabaaldegay munaasabadda 52 guurada ka soo wareegatay markii ay midobeen gobolada waqooyiga iyo koonfurta dalka isla markaana gumeystihii Talyaaniga laga saaray koonfurta...
View ArticleXisbiyo Shacabka ugu hambalyeeyay Munaasbadda 1-da Luulyo
Muqdisho: (Sh. M. Network) Xilli maanta ay ku beegan tahay sanad guuradii 52-aad ee kasoo wareegatay Maalinta ay gobolada Woqooyi iyo kuwa Koofureed ay ka xoroobeen gumeystayaasha Ingiriiska iyo...
View ArticleIndependence Day–Secretary Clinton’s Congratulations to Somali people
WASHINGTON (Sh.M.Network)-On behalf of President Obama and the people of the United States, I am delighted to send best wishes to the people of Somalia as you celebrate your 52nd independence day this...
View ArticleHillary Clinton Oo Ugu Hamabalyeesay Ummadda Soomaaliyeed Kowda Luuliyo
Hillary Clinton Oo Ugu Hamabalyeesay Ummadda Soomaaliyeed Kowda Luulyo Washingto (RBC) Xoghayaha arrimaha dibedda ee wadanka Mareykanka Hillary Clinton ayaa ummada Soomaaliyeed ugu hamabalyeesay...
View ArticleGuddoomiye ku xiggeenka labaad ee Hiiraan oo ka bad baaday isku dil ah
Baladweyne: (Sh. M. Network) Cadaawe Cilmi Nuur oo ah guddoomiye ku xiggeenka Labaad ee gobolka Hiiraan ee Dowladda KMG Soomaaliya oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu...
View ArticleGarissa: Qaraxyo lala Eegtay Kaniisado
Ugu yaraan 16 qof ayaa dhintay, 50-kalena way dhaawacmeen kaddib markii qaraxyo lala eegtay laba kaniisadood oo ku yaalla Garissa. Weerarada qaraxyadan ayaa dhacay maanta oo Axad ah xilli ay dad badan...
View Article17 ruux ayaa lagu dilay Garisa
17 ruux ayaa ku naf baxday laba weerar oo lagu qaaday laba Kaniisadood oo ku yaalla Gaarisa.
View ArticleMUXAADARO: AL-USTAAD SH. M. GURICEEL
MUXAADARO: AL-USTAAD SH. M. GURICEEL MUXAADARO From: wadaadyare7 Views: 0 0 ratings Time: 25:33 More in Education muxaadaro:
View ArticleYaa Ummatu Muxamed يا أمة محمد
Yaa Ummatu Muxamed يا أمة محمد يا أمة محمد Waa Muxaadaro uu Sheekh Khalid Rasid Allaha Dhowree Jeediyay , markii kuwa LIITA , ee Kuffaarta ah Nabigeena SCW , aflagaadeeyeey , Nacalat Haku Dhacdo ,...
View ArticleGuddiga doorashada Libya oo la weerarey
Dibed-baxayaal ayaa weerarey xarruunta guddiga doorashada Libya ee Benghazi, waxay dalbanayaan maamul hoosaad.
View ArticleCiidamada Kenya iyo kuwa DKMG oo soo furtay samafayaal la afduubtay
Dhooblay: (SONNA) Wararka ka imaanaya degmada Dhooblay ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Kenya ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan...
View ArticleXiisad Ka Taagan Deeganka Domco Ee Dhulka Soomaalida Itoobiya
Kaddib markii lagu guul dareestay colaad ka-dhextaagneyd labo maleeshiya beeleed oo toddobaadkii hore ku dagaalamay deegaanka Domco oo 90-km dhinaca galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood, ayaa...
View ArticleKENYA: Death toll in Garissa church explosion rises to 18, dozens injured
image: By; Abdalle Ahmed Garissa (RBC) The death toll of Garissa church explosion has risen to 18 as dozens injured lay in the local hospital, local media reports. On Sunday unidentified gunmen...
View ArticleDagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool
image: Muqdisho (RBC Radio) Wararka ka imaanaya degmada Xudur ee gobalka bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo dowlada Soomaaliya iyo wali kuwa Ethiopia oo...
View ArticleMadaxweynaha Burundi iyo ciidanka Somalia
Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa guul ku tilmaamay ciidanka dalkaasi ku biiriyey howgalka Midowga Afrika ee Somalia. Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa ku tilmaamay in ciidanka uu...
View ArticleShaqaale gar-gaar oo la soo furtey
Saraakiil ka tirsan ciidanka dowladda KMG oo ku sugan Dhobley ayaa BBC u sheegey in ay soo furteen ajnebi horey loogu af-duubey Dhadhaab.
View ArticleMuxaadaro Cusub Guurka By Sh Maxamed Idris (Xafidahullah) 29/06/2012
Muxaadaro Cusub Guurka By Sh Maxamed Idris (Xafidahullah) 29/06/2012 www.facebook.com barnaamijyadan oo kaleey sidaad ulaasocotiid kudarsoo ciwankaa facee boogaa From: AbdullahEspanol2 Views: 0 0...
View ArticleShaqaalihii Samafalka oo la soo Furtay
Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada DKMG iyo kuwa Kenya ayaa lagu soo furtay afar shaqaale ajanabi ah oo Jimcihii laga afduubay xeryaha Dhadhab. Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Kenya...
View Article